MAXAA KU DHACAY OMAAR MA RUNBAA ARINKA UU SHEGAYOJL 😭😭😭💔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 74

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b 2 місяці тому +3

    Illahay ha caafiyo wiilka qof xanuun dhimirka ah hayo ayuu u eegyahay oo shakisan

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 місяці тому +1

    illhey hakabadbadiyo yrabbii shartoda allaha kaxijabo kuwa shegeyso calosha ihurtay aqon fanka ah moye aqonkalana iskumalihin lkn wllkey oo muslim ah oo somalia 🇸🇴 ila ahbathy

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 2 місяці тому +1

    Mingiskii ayaa waalayaa, waakii lahaa xuur baan ahaan jiray,

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 2 місяці тому

    Sahra isheeda baa ku dhacday subxanaAllah. Fanka iskaga baxa Soomaliyeey.

  • @macalincabdulahimacalincal4604
    @macalincabdulahimacalincal4604 2 місяці тому +3

    War wiilkaa hala gaaro ilaahay ha ugargaaro

  • @SaadiaFarax
    @SaadiaFarax 2 місяці тому

    Wiilkaan wuu dhuftay dhaqtar hala lala gaaro xanuunka dhimirkaa ku dhacay ilaahoow caafi

  • @Najax-n1o
    @Najax-n1o 2 місяці тому

    Alla omaar illahow caafi wuu xanusanaya

  • @knucklescousin3259
    @knucklescousin3259 2 місяці тому +2

    Alla maskiinka armuu xanuunsaday oo la taagay😮

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому

      Casumadi 2bari kahor lasiiyay ugu dambeysay caafimaad

  • @Abdi-f4p
    @Abdi-f4p 2 місяці тому

    Ayaan ciisada oo shegaayo amee sixirtay subxan Allh😢

  • @MssMugdi
    @MssMugdi 2 місяці тому

    Depression baa haya wa xanun maskxda qofka isaga khaakhiyariya oo modayo in la dliyo midna qofka nolashu kasii rajo dhigaya wuu is dilya😢 wlashy iga yar ku dhacay heer ay is dili gadhy alx imka dawo ayay qadataa 😢 oomar wa inuu nastaa somaliyau wax sixir la jiro maha wa isku buuq pleas 😢 dawo dajina siiya oo qabta oo wuxu dhahaba wa runta ku dhahaa 😢

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 2 місяці тому

    Maxa ku dhacayi oomar barbar allah cafiyo war somali ayada is cunayisa

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 2 місяці тому

    Beryahan waxa soo baxay wax layiraahdo buufin .qofku hadu isticmaalo sidasuu noqda .maskaxda ayuu waxyeela ,haduu qofku mudo isticmaalo

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 2 місяці тому +3

    Bags

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 2 місяці тому

    Miyaa la afduubay!

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 2 місяці тому

    Waa runti dadka maskaxda badan wey mishiman

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 місяці тому +1

    Darooga ayu isticmaaley maskaxda aya qaraxsan waxba is tusaya

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 місяці тому +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Wuu Waashay❤

  • @WardaLaki-u5f
    @WardaLaki-u5f 2 місяці тому +2

    Waa ruuntiisa baaburka ayaan laleeyahay maxaa soceel celiinaya talabaadna gadhiiga madaau marku camaarda ku qaa to muxuu barkiinka ugaalaya

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql 2 місяці тому

      Nin Ka inuu meel cidlo ah ugu tago ayuu diidan yahay masuuliyad ayaa Ka saaran
      Nin kaan waxbuu cabay ama xanuun ayaa Ku bilowday

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 місяці тому

    SOMALIYEY SAARA JECLAYD AMEY SIXIRTAY ALAA IGA OG

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 місяці тому

    Omaar isn’t well. Ilahay ha cafiyo.
    Somali waxa miskaxda kuduftaay wa drugs.

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 2 місяці тому

    Ma hal nin ayuu ka cararayaa reer ordaaye cidaan markii loo bixinaayey waa lala heley walaahi waxa fuley Sanaa ma halnin ayuu ka cararayaa

  • @SamramaajidSamramaajid
    @SamramaajidSamramaajid 2 місяці тому +1

    Views haduu eheen dadka wllaha la hadal

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 2 місяці тому

    Omar waa runti gaalo wey dhagar badan tagay

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 2 місяці тому +2

    This is called Hallucination from drug use

    • @june6206
      @june6206 2 місяці тому

      Could be something else too

    • @Layla6793
      @Layla6793 2 місяці тому

      Stop this nonsense please

  • @abdullahiisseabdi1987
    @abdullahiisseabdi1987 2 місяці тому

    Kan waa waalanyahay waa fiyuus raadis

  • @AbdiGoureisha
    @AbdiGoureisha 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @mariyam923
    @mariyam923 2 місяці тому

    Allow cafis😢

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 місяці тому

    Ayaney wilka ka har

  • @xamralive
    @xamralive 2 місяці тому +1

    war wiilka mala sixray ayaan ciisadu maxay ahayd

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому

      Isaaq waayu leyahay isaaq iyo harti xabad ka dhexeysa allaa iga og

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 2 місяці тому

    Aleha caafiyo

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 2 місяці тому

    Ninkan hurda laaan ayaa ku dhacday

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 2 місяці тому

    Wuu waashay walaahe

  • @xamralive
    @xamralive 2 місяці тому

    bisinka ee wiilku miyuu xanuun saday ?

  • @SamramaajidSamramaajid
    @SamramaajidSamramaajid 2 місяці тому

    Caano cab hadad qamro cabday,
    hadad sixran tahay ilaahey ha ku caafiyo insha allah Aamiin ♥️

  • @KaltuunYasiin
    @KaltuunYasiin 2 місяці тому

    Xasbulaha wancima wakiiln

  • @macalincabdulahimacalincal4604
    @macalincabdulahimacalincal4604 2 місяці тому

    Oomaar mcaa kakhaldan

  • @SakinaRoble
    @SakinaRoble 2 місяці тому

    Woowaashay odagu

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 2 місяці тому

    Saaxiibo yaal fanka wa dhib ceeb magac xumo weji dhagax ugu dambayn wuxu u dhiman foolxumo

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 2 місяці тому

    aad ayuu ubukaa maskiin

  • @janira7480
    @janira7480 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢

  • @hafidmohamed862
    @hafidmohamed862 2 місяці тому

    Kkkkkkkkk. Kan wuwashay I'm

  • @sahrajelleali414
    @sahrajelleali414 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 місяці тому

    BALAAYO HADII AAD CABTO WA SIDAA

    • @Abdikadir1984
      @Abdikadir1984 2 місяці тому

      Sxb Uma eka nin wax cabay ee waa sidii qof isku buuqay oo kale

  • @MustafeCoke
    @MustafeCoke 2 місяці тому

    Ax

  • @DhdhdjDbdbjs
    @DhdhdjDbdbjs 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @macalincabdulahimacalincal4604
    @macalincabdulahimacalincal4604 2 місяці тому

    Bisinka

  • @xamralive
    @xamralive 2 місяці тому

    oo muxuu kuu sheeganayaa oo uu kuugu dilayaa?? Soomaali Qofbay dilayaan Waxay u Dilayaana ma yaqaanaan

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 2 місяці тому

    Inanka ilaha muu cadayan suus baa ka galay mudo ayuu u eg yahay in uu xanuunsanyo. inanku ma iluminati ayuu ka mid noqday bisinka

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 2 місяці тому +1

    Ar ninka nosoo tarxiila. Dibada kuwaalo waa musiibo kale. Asagoo waalan Somalia hanoojoogo.

    Yaa rabi caafi.

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 місяці тому

    Maxaa kudhacey

  • @AbdulahiOsman-j1x
    @AbdulahiOsman-j1x 2 місяці тому

    Ninkaan in uu xanuunsanayo ma ogtihiin

    • @11naa44
      @11naa44 2 місяці тому

      Mxa ku dhacy

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 2 місяці тому

    Waa waashay🤣🤣🤣🤣

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 місяці тому

    Bufintan baas ma iska dayano 😢

    • @11naa44
      @11naa44 2 місяці тому

      Buufintii wx ma laga bedely

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 2 місяці тому

      @@11naa44midi caruurta ba daroga logu shuba maqly

  • @CAGMADHIGETR-ju4lh
    @CAGMADHIGETR-ju4lh 2 місяці тому

    Kkkkkkk

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 2 місяці тому

    bool baa dabcay

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 2 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 2 місяці тому

    cajiiib😢haweenkan beer jilicsanaa istaqfurulah nin balo cabay

    • @hamdishiigdon2044
      @hamdishiigdon2044 2 місяці тому +1

      Walal mar hore ayuu waalnaa jirey wiilkaan asagaa mar hore shegey

  • @mahaddaahir2897
    @mahaddaahir2897 2 місяці тому

    Adaa is dilaye cidna kuma dilin adays dilay

  • @mahaddaahir2897
    @mahaddaahir2897 2 місяці тому

    Buufinku I nuu rag badan bananka keenayo waan ogaa stop drugska sharafi dhimatay

    • @11naa44
      @11naa44 2 місяці тому

      Buufin tii la oga wx ma laga bedely

  • @shiin7483
    @shiin7483 2 місяці тому

    bufinka macana kkkkkkkkkk

  • @mahaddaahir2897
    @mahaddaahir2897 2 місяці тому

    Nacas nacas dhalay iska daa buufinka iyo k2ga sumcadadii dhimatay qashin qashin dhalay