KAAFI SIXIROOLE SIRAHA U QARSOON IYO YASIN HALYEEY OO CASHAR U DHIGAY😡

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 171

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 6 місяців тому +5

    Mashallah. Thank you for defending somali women. Madaxa ayad no saraantahay. Respect yasin

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 6 місяців тому +6

    masha allah jah alla geesi wiilasha ❤waxan jecladaa markan arko yasin halyeey ookale markan kafi oo kale arkana wn nacaa nolow walal adokale intaa dunida jogto gabadh mawayanso geesi garab istaaga❤🎉🎉❤❤❤

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr 6 місяців тому +31

    Pls #Yasin #Halyey 200k aynu Gadhsino🙏 Wayo wuu uqalma inta & Kabadan😢wllhida Mansha allh Xaqu udirir hadad maqasho wa Yasin 🥰pls rer Comment my friend and Family❤

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 6 місяців тому +12

    Woow yasiin wa xaqiiq dii wa ku sugayay libaax bilax dhay alle ha ku dayo isha nacabkana kaa ilaliyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasmiinanas6303
    @yasmiinanas6303 6 місяців тому +6

    Mashallah thank you for supporting us king 👑👑👑👑❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏

  • @shukrixasa123
    @shukrixasa123 6 місяців тому +12

    Wllow waligey waa iska kaa jclaa waliba anoo abgaal ah waligeyna wanku jclaani wll qaaliya tahy dhiig iyo danqasho leh nolow🙏❤️

    • @yaasiinhalyeey2317
      @yaasiinhalyeey2317  6 місяців тому +8

      Darisnomo abgaal baaleh gabarkasta oo somaliyedna waa queen ❤️🙌

    • @farhiahusein6591
      @farhiahusein6591 6 місяців тому

      ​@@yaasiinhalyeey2317اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته walalkey Halyey maasha alah waxad caan ku tahay wanaag iyo taagerida gabdhaha la dulmiyo جزاكم الله خير lkin mid so hubi waxani armey tahay parank sababto ah dhoor jeer ku bahdilay gabadha media marki kowaad u bahdile dareemi lehed bananke ka mari lehed lkin muzalzal noqotay bahdilka marka arinkas hubi

  • @shiksh742
    @shiksh742 6 місяців тому +8

    ILAAH BAA GARASHO KU SIIYEY,, MAANSHAA ALAAH

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 6 місяців тому +12

    Uma maleynayo inu sixray xaasidnimo ayu u bahdilaaya. Jaceylku dadka doqon bila damir ayu ka dhigaa ee ilahay qalbigeeda Ha uga reebo

  • @isxaaqboorow3457
    @isxaaqboorow3457 6 місяців тому +6

    Waaaw Raga Harti waan ku oga dhiiga iyo midka sibadan

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 6 місяців тому +5

    Maansha Alaah hazal ilaahay hacaawiyo waa maskiin daacada ah ilaahay hakababi iyo jacelkiisa qalbigana Alla ha uga masaxo aamiiin♥️♥️♥️

    • @suadyork9151
      @suadyork9151 6 місяців тому

      Maskiin maahee waa dhookhonimoo😂

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 6 місяців тому +7

    M.a magaca halyeey Wllhi bilash uma wadatid illhyba halyeey kadhigay nin raged raga kiisa adag baad thy abowe Allah ku sharfo saad nokaramayso illhy haku karameeyo❤ dadka dulman bad u hiilisa😍😍😍😍

  • @bish_hassan
    @bish_hassan 6 місяців тому +4

    Yasin wll allah kafarxiyo wll gabdha mankeda Iney kusoo laptey wan uwada jedna❤👏🏻

  • @Mohamed-ey3qe
    @Mohamed-ey3qe 6 місяців тому +4

    Masha allah

  • @caashacuud3633
    @caashacuud3633 6 місяців тому +9

    Yaasiin halyey wa gob gabdhaha u tura❤

  • @MarwaMarwa-qr5rp
    @MarwaMarwa-qr5rp 6 місяців тому +2

    Yaasin walle bas intaa kabadan iska dhaaf video yada badan gabdha si gaar ah wax ugu sheeg una waani shekda hadii lasii wad wado way halawdaa ramdan baa galaynaa hadalku haduu batana wuu micno beela xaramka aaday iyo mesha adunka ugu qimaha badan baa tagtay marka danbi maahane wax kale lagama faidayo haduu buuqo bato anaka waxa noo tahy halyey walalken ah marka naga soo xir shekdaan waa iga codsi mahd znid 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @lulmohamedjama9497
    @lulmohamedjama9497 6 місяців тому +4

    Maansha Allah guul iyo gobanimo yaasin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 6 місяців тому +4

    YAASIIN HALYEEY """ LIBAAX LABO MAAHA"""NOOLOOW 🙏🙏🙏🙏✅️

  • @cartoonxasan5020
    @cartoonxasan5020 6 місяців тому +5

    Yaasiin qof wanagsan aatahay m.a guuleyso wll❤🎉

  • @raaqiyasalmaan9226
    @raaqiyasalmaan9226 6 місяців тому +2

    Noolow yaasiin,ilahay cimrigaaga ha dheerayo, lkn marka hubka inoo dhig waa bil barakaysan iyo meshii barakaysnayd aad joogto ajarka ha iska siin

  • @ifraaxahmed9504
    @ifraaxahmed9504 6 місяців тому +4

    Guuleeso wll gabadhaaasna Allah xafido❤❤❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 6 місяців тому +4

    Wlhi si wanaagsan baad ula hadashay habeenkii waan daawanayay .

  • @nasramohamud2422
    @nasramohamud2422 6 місяців тому +4

    Yaasiin gob baa tahey soomali geesiya halyey qaaliya tahey ❤❤❤❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 6 місяців тому +5

    Gabadhaa halaga badbaadiyo.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 6 місяців тому +4

    Mahadsanid walal yaasiin ❤❤❤

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w 6 місяців тому +3

    Mashallah yasin halyey boqorkena harti noolow wll qali❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimahassan8538
    @halimahassan8538 6 місяців тому +2

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @muhuboadan7999
    @muhuboadan7999 6 місяців тому +3

    Ahmed Harti cabsi cabsi thanks inadeer from mj

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 6 місяців тому

      Ma warsangalibaa axmed

    • @muhuboadan7999
      @muhuboadan7999 6 місяців тому +1

      Maye Maya waa dishishle weye Ahmed harti

    • @iidsalah1989
      @iidsalah1989 6 місяців тому +1

      axmad harti afar buu dhalay dashiishe tiinle maganlabe iyo gabtaanle balse yarku waa Dashiishe saas weeye

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 6 місяців тому

      @@iidsalah1989
      Waa mahadsantihiin waxan maqlay uunbdhashiishe sadexdakale hadaad iigu horaysa dhashiishe waxan ku bartay reer aanu jaar ahayn oon markiihore moodayay majeerteen ayaa la igu tidhi reerku waa dhashiishe laga yaabee in aan kala Baran lahaa hadaan ahay dadka qabiilads kala yaqaan isaaq oo. Ahayna ma kala aqaanbreer abtigayna waxan ka aqaan reer sheekh abayoonis onana iyaga laftoods kala aqoon ma aqaan waxan afka idiinka soo galay anoon dadka i dhalayba kala aqoon aad baad u mahadsantihiin

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 6 місяців тому +4

    Yasinow inader gacaliye wlhi magaca halyeey bilasha kuguma bixin gabdha wad u hiilisay god madow bad kaso saartay asagu in ay 90kaba sa uga daba oydo bu rabay lkn waxan ka baqaya in ay inan gumeedkas ku noqoto ay hiilkaagu khasaaro noqdo ilaahay kama dhigee

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed 6 місяців тому +2

    Waw mash allah ❤

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 6 місяців тому

    Masha Allah wa Halyey ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 6 місяців тому +3

    The legend YASIIN halyey 🎉

  • @samiirsaciid-pw3xv
    @samiirsaciid-pw3xv 6 місяців тому +2

    Illahow raga soomaliyeed yasiin oo kle inaa nooga dhigto waad awoodaa😭💔

  • @hodansomaliahmed8661
    @hodansomaliahmed8661 6 місяців тому

    MANSHA ALLAAAAAH HABLOW YASIIN CHANELKA HALOKALA KICIYO HIILBUU INOO YAHYE❤❤❤❤❤❤

  • @degayassin
    @degayassin 6 місяців тому +2

    Maashalaha

  • @ifrahfarah4224
    @ifrahfarah4224 6 місяців тому +3

    Maansha allaah Yasiin ninrageed❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan8272 6 місяців тому +1

    Abti Masha'Allah kaceli doqonka gabadha yartaa aad baan uga naxaa markaan arko gabadhaas yartaa suu ugu cayaarayo

  • @umuadna9073
    @umuadna9073 6 місяців тому +1

    Thank you soo much brother for your support ❤❤❤

  • @JamiilaSaidHerse
    @JamiilaSaidHerse 6 місяців тому +4

    Aniga waxaan rabaa kalaan fariin inan oga diri hazaal familj walaal iyo waalidow gabadhiina qabsada aniga wey I dhibeysaa hazaal oohinteeda waayo gabadho ayaan dhalay marka gabadhan ha loo taliyo.

  • @zamzammursal6814
    @zamzammursal6814 6 місяців тому

    Indr ragsanidaa runtii waxad u hadashay qalbiyo kumanaan dhibane ah thank u alote bro❤

  • @halimamohamed8897
    @halimamohamed8897 6 місяців тому

    Maashaa alaah yaasiin ilaahey hakubarakeeyo adigookalana ilaahey hanoobadiyo ninkaas horaybaan ugu dhibsaday gabadhaas Arinteeda markaan kalahadlayna uu igu xanaaqey

  • @happyfamily6993
    @happyfamily6993 6 місяців тому

    Mansha allah noolow halyey somaliyed❤❤❤❤❤

  • @munoahmed9612
    @munoahmed9612 6 місяців тому +2

    Ilahow wiilashayna no daah jah ❤yasin ina ader

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 6 місяців тому

    Masha Allah tabarakAllah Allahumma Bariek Our King Hero’ s thanks inaader qli 👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏qhair Allah kuu siyey Ameen🤲🤲🤲

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 6 місяців тому

    Mhdsanid inader qali yaasiin halyey goba thy alle hku xafido ❤

  • @najmaabdullahi-cg6ib
    @najmaabdullahi-cg6ib 6 місяців тому

    Dulmiga feruhu ka dilaca walahi yasiin wll xushmad bdn hore usoco❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 6 місяців тому +4

    Gabadhaas wuu jaanjaamay miskiinta

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 6 місяців тому

    Waa runtaa wllo yaasiin halyay ilaahy haku darjeeyo form hargaysa wllo❤

  • @mamasuperk4001
    @mamasuperk4001 6 місяців тому

    Masha ALLAHA 💚💚💚🕋🕋🕋🤲🤲🤲

  • @cibadoyusuf2414
    @cibadoyusuf2414 6 місяців тому

    Halyeey harti manshallah

  • @lulnur1150
    @lulnur1150 6 місяців тому

    Guulayso halyeeyoow🎉🎉🎉

  • @SamsamAbdi-f7k
    @SamsamAbdi-f7k 6 місяців тому

    Woooow halyey 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hafsoabdisamad6583
    @hafsoabdisamad6583 6 місяців тому

    اليحميك من عين والحسد يارب ❤🤲🏾

  • @haniya_5600
    @haniya_5600 6 місяців тому

    Guuleyso indr ❤❤

  • @niema5404
    @niema5404 6 місяців тому

    Absolutly yaasiin halyey sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato 🥰 ninkaasina ogaaden mamatalo gabadhaa walashay ahna waankaxumahay waxa kudhacay

  • @saynabaiddid1914
    @saynabaiddid1914 6 місяців тому

    ما شاءالله ياسين بارك الله فيك 👏👏👏

  • @Lakihinda-ib5qx
    @Lakihinda-ib5qx 6 місяців тому +2

    Qabiil hadii laa sheego waxan ahay gabadh isaaqa wayna I siman yihiin habalah soomaliyeed waa jidhkayga nacaska qajah waylee dhiigaygu dhaqajiyaay inaanta yar haloo caqli celiyo yaasiin itu inaanta ku dhiiri galinayaana anigu qabiil wama arko niinki u arka inuu qabyqladaynayana waa doqon isago kale ah

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 6 місяців тому +1

    Nin xaaskiisi iyo ilmihiisi dayacay oo social media ka oyaysay awal ba in usan nin buxa ahayn 😢

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 6 місяців тому +2

    Asc Yaasiin ilasoo xiriir

  • @maryanhaji1053
    @maryanhaji1053 6 місяців тому +1

    Yasiin legend ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 6 місяців тому +1

    ❤❤❤❤

  • @faya786
    @faya786 6 місяців тому +1

    Yaasiinow intaa aad sheegtay waa run haddana foolxumo usii dheer. Dooqu waa cajiib!😢

  • @ruuneyjm
    @ruuneyjm 6 місяців тому

    Gabadha Ka kaxee kenya

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 6 місяців тому

    Well done 👍 Yasiin aniga Ogaden ah oo ninka ku qabiil ah hadana wuxu sameynayo mahan dhaqan Ogaden iyo mid darood midna wlle, gabdh Somaliyed in sida loo bahdlilo kuma tagersani ninku waa nin u eke karbaash ✔️

  • @SamsamAbdi-f7k
    @SamsamAbdi-f7k 6 місяців тому

    Halyeyga kuru qaada walal yaal sibiskarab ka siiya please 🙏 ♥️

  • @randomin8390
    @randomin8390 6 місяців тому

    maaaaaaaasga allaah haloo ‘cok gabadh
    halgar gaaro gabadh
    hanoo loo hiiliyo
    😮😮😮😮😮

  • @omarmohamed-vn7zs
    @omarmohamed-vn7zs 6 місяців тому

    Bro u r right waxan nin rag mahan walahi kaan hadan agtijogo ilkaha ayan kuqadan laha raga magicisa ayu nogadala

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 6 місяців тому

    M.a❤❤❤viva my bro🙏👑🦁

  • @daganahmedbolisoficial
    @daganahmedbolisoficial 6 місяців тому

    Yaasiin halyeet❤❤❤

  • @khadracarara4058
    @khadracarara4058 6 місяців тому

    Nolow yaasin halyey waaa u hiiliisay walasheen

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 6 місяців тому

    Yasiin halyeey guleyso walalkey ninka raga ah wakan dumarka la xanun sado dhibatadeydana ay dhibeyso m.a walalkey guleyso

  • @warissaid7379
    @warissaid7379 6 місяців тому +2

    Yaasin walal gabadha maysku hubtaa? Hubsiino halbaa siistaa

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 6 місяців тому

      Jaceyl baa waalay gabadhu oo kalsoonidi ka qaaday isna waa doqon bila arxan ah.

    • @mjama7664
      @mjama7664 6 місяців тому +1

      Isku hubitaankeda macno samen mayo lkn wa in dulmiga lgu hayo laga qabto

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 6 місяців тому +1

    Yaasin halyay ❤❤❤❤

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 6 місяців тому

    Yaasiin halyeey allaha ku batakeyo❤❤❤❤

  • @SamsamAbdi-f7k
    @SamsamAbdi-f7k 6 місяців тому

    Alow yaasiin nodaa ragoodhana isga nooga dhig❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 6 місяців тому

    Raggi runta ahaa waa kuwan nimanka kama hadlayo ragg ayey maraysaa ninkan yaasiin waa halyey

  • @muhuboadan7999
    @muhuboadan7999 6 місяців тому +1

    ❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @zuzuqurux6828
    @zuzuqurux6828 6 місяців тому

    Gabadhi caruurta uu dhashayne kaso hadal walal oo dhibanaha uu eheed

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 6 місяців тому

    YASINOW WLSHAA ISKUMA HUBTIDE SEEDIGAA HA COLEYSAN

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 6 місяців тому +1

    Nin wax garad ayaa tahay Wallhi nin wuu bahtilaa Wallhi ha iska dhaafto

  • @ShukriKabtan
    @ShukriKabtan 6 місяців тому +1

    Yaasin halyeey walaa nin rageed tahy

  • @zeinabali-cl5lr
    @zeinabali-cl5lr 6 місяців тому

    Yasiinow waxa Layiri Seedigaa hacoleysan Wallasha iskuma Huntide waxan kudhihi iska daay Dadkaan waayo

  • @user-pc4tc7sv5w
    @user-pc4tc7sv5w 6 місяців тому

    Maaashaalaa ❤❤❤❤ yasiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaadaqKaraama22
    @SaadaqKaraama22 6 місяців тому

    👉200 K Ma uqalma yaasin

  • @AyaanAbdullahi-p5y
    @AyaanAbdullahi-p5y 6 місяців тому

    Wlh nin rag ayahelay kii gabada duley o inkar qaba ahay

  • @saidma1683
    @saidma1683 6 місяців тому +2

    Yasiinow...waa..xoolo..Don...kaafi..waxu.ku.yiri..Hansaley...Harti..baa.tik.toka.ugu..gift.badan..hadan.kugu..xumeyo..way.xanaqi..o.lacag..badan.o.gifti.ah..Bay.ku.siinayan...inuu..ku.qarabto.gabadha..waa.shaqadiisa..

  • @AyanMohamedhassan-np2id
    @AyanMohamedhassan-np2id 6 місяців тому

    Mahasanid yaasin waad mahad santahay Saad uu caa wisay wallsha

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 6 місяців тому

    Gabadha jileeca hayska deyso weyna dhibeysaaye ❤

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 6 місяців тому

    Waan u saaray awalba waa arki jiray inuu halyaygu yahay halyey

  • @hanuundoon8342
    @hanuundoon8342 6 місяців тому

    Sixirki miyaa guulleestay mise ?! Maxaa qaldan.
    Sixiroole in qof lagu tilmaamo tuhmo yar maahin

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 6 місяців тому

    👍👍👍👍👍👍

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 6 місяців тому

    Wlhi ninkaas inuusan waji laheen balaayada harag ku duu duub badane

  • @shaaficiabshir9400
    @shaaficiabshir9400 6 місяців тому

    Iskahadle mamoodaa mid hablaha xurmeeya taad kuciyaarty miyayna gabadh somaaliyeed ahayn markaad wax sheegayso horta waalays fiiriyaa

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 6 місяців тому

    Yaaseen wlle wiilka saas ha u caayin. Sixiroole ha dhihin. Gabadha ayaad jeclayd.

  • @mukhtaryusuf2129
    @mukhtaryusuf2129 6 місяців тому +1

    Hadal nin rage waa midke 🙌✌️🫡

  • @SafiyoMaxamed-p5y
    @SafiyoMaxamed-p5y 6 місяців тому +1

    Geesi geesi dhalay batahay

  • @kubra8
    @kubra8 6 місяців тому

    I don't think in uu sixdhay, lkn gabdhaha yadhyaru qaadhkood ayaa madhkay wax jecladan u ekaada in sixdhanyihiin ama waalan yihiin.
    Anyway Yaasiinow inanka haku fogaan waa ina adeerkaaye.
    Midakale tan yadh runta u sheeg waa in ay aadaa rerkedi, okay!
    Waaba hadsy reer io walaalo leedahaye, 2 dhangadoodna lagu dhiftaa jecayl haduu jiro waa ka duulayaaye.

  • @farhiyomohamed9030
    @farhiyomohamed9030 6 місяців тому

    Gob gobi dhashay tahay walal Yasiin Halyey.

  • @mohaahmed2679
    @mohaahmed2679 6 місяців тому +1

    Be man gob gob dhalay 😊

  • @msssafa
    @msssafa 6 місяців тому

    yasiinoow ina adeer Guuleyso

  • @yassinqoje6785
    @yassinqoje6785 6 місяців тому

    Gabdhaha waa lala qoslaaye miyaa lagu qayliya