КОМЕНТАРІ •

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 Рік тому +3

    Waaaw cabdulkdir shig shiig heestan wa waxkale ok lajan guleyso💯💯💐💐💐💐👍👍👍🎷

  • @hanadsare4258
    @hanadsare4258 5 років тому +9

    Heesahan Xamariga ah kaliya heeso macaan ma ahan, waxaad dareemaysaa naxariis iyo jaceyl, Soomaalida hadii ay Xamariga uun dhagaysan lahaayeen dad jilcan oo nabadeed ayay noqon lahaayeen.
    Go ahead Sxb Shik Shik, laakiin heestii hud hud waan waayay sxb maxaa loo tirtiray

    • @salmanosman2607
      @salmanosman2607 5 років тому +1

      Heesta Hud-hud lama dhaho bro Hani ayaa la dhahaa UA-cam-ka way kujirtaa ka raadi tnx.

  • @hamadakingston9808
    @hamadakingston9808 6 років тому +11

    Dhawaqooda dhameeninaa dhagtee iigudhacdee madhaafaa dhinacee mise waaooladhintaa axsan hees my bro shikshik noolaw

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 5 років тому +4

    Alfanan shik shik waa ka baxsatay ereyada iyo laxanka Abwan GABYOW bye Osmaneto sxbkeena DOSTANA MAHADI HAKA GAARTO

  • @intizaarabdiqadir4597
    @intizaarabdiqadir4597 7 років тому +10

    KING OF BANAADIR WAAN KU AAMIN SANAHAY THNKS AL FANAAN SHIKSHIK 💋💋👄💗💖💞💝💜💛💙💚💟❣

  • @nomashquulAhmed
    @nomashquulAhmed 7 років тому +9

    www😍😍 yasalaam fanaan cadimaha

  • @حمودي-ك4ه
    @حمودي-ك4ه 3 роки тому +2

    فنان كبير انا احبكك 😻😻😿😿🤧

  • @miskihaji6150
    @miskihaji6150 5 років тому +4

    yaa salaam, shikshik, walalka king banadiir waaberi

  • @saacomngo5441
    @saacomngo5441 5 років тому +4

    waaw fanaan cod macaan heeso cusub ayaa lagaa sugaa

  • @KingAli-rz4bd
    @KingAli-rz4bd 7 років тому +10

    Best Of The best Masha Allah Shikshik Allah Ku Dhuuro My Bro

  • @abwaanbulchinaofficial3638
    @abwaanbulchinaofficial3638 3 роки тому +2

    Horumar Wanaagsan Oo Wacan bro.

  • @أروىالجباوي-ب8م
    @أروىالجباوي-ب8م 3 роки тому +2

    Legend always legend brother keep going l m banaadir

  • @Abdisatar
    @Abdisatar 7 років тому +6

    Shikshik King of banaadiri

  • @muzamilmuqtaar5114
    @muzamilmuqtaar5114 4 роки тому +1

    dhacdo taal adun nina wadhibkis nina waku dhefsahaa dhagar marone dhab iyo dhel midi ahato

  • @intizaarabdiqadir4597
    @intizaarabdiqadir4597 7 років тому +13

    DHACDO TAALO ADUUN NIN WAA DHIBKIISEE NINA WAA KU DHEEFSAHAAYEE DHGAR MAROONEE DHAB IYO DHEEL MIDEEY AHAATABA

  • @sahraqaali1247
    @sahraqaali1247 6 років тому +5

    Iga hadan👌

  • @adamali579
    @adamali579 4 роки тому +3

    Waaw

  • @muzamilmuqtaar4121
    @muzamilmuqtaar4121 4 роки тому +1

    madhafa dhinaceed mise waola dhintaa

  • @sundusmaxamed9558
    @sundusmaxamed9558 4 роки тому +1

    Woow eshacal fanan iyo hees mcn

  • @yarkahaji6247
    @yarkahaji6247 7 років тому +5

    Wwww Nice Song Shik Shik🏖️🎸🎸

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 7 років тому +7

    The best song shikshik 😍😍😍😍

  • @chefimsa
    @chefimsa 4 роки тому +1

    Heestoon laka qeyliyi

  • @abdirahmanm6177
    @abdirahmanm6177 5 років тому +2

    Shik Shik dhacda taalo afuufka.ka badan .

  • @zakariyaosman5881
    @zakariyaosman5881 5 років тому +2

    Best song cadi mhn

  • @bilaal712
    @bilaal712 4 роки тому +2

    Sheeko

  • @diamondladyofficial7966
    @diamondladyofficial7966 5 років тому +2

    en en en iga daa hee

  • @osmanabdi4032
    @osmanabdi4032 7 років тому +7

    Bashaal saaxibkay.

    • @hanafimohamudmohamed8316
      @hanafimohamudmohamed8316 7 років тому +2

      Masha allah wllkey fanaan dhan walbo ka dhameestiiran ayaaa tahay waa kugu fanaa roonti the best fanaan nooleyaha fanka banaadiriga Abdiqadiir shik shik ilove you bro

    • @abdullahimunasar532
      @abdullahimunasar532 6 років тому +1

      Osman Abdi axsa

  • @kadiri5805
    @kadiri5805 Рік тому

    Waikagadan yahay

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 7 днів тому

    ❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊

  • @ismaelosman9848
    @ismaelosman9848 Рік тому

    Wow your the new aun sulfa

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 6 років тому +4

    shikshik best of banaadiri