Alle ha inoo siyaadiyo hantida waa u muhiim dhaqaalaha soomaliyeed ee anfaca hadaan nahay soomalida rabta barwaaqadaas waxay nagu hogaamisaa horumar wanaagsan
Waxaan leenahay wada noolaansho had iyo jeer waxaan u taaganahay in aan caawino dadkeena hoos yimaada meelaha kaabayaasha laga dhisay ee aan la dumin dhaqaalaha waa in uu soo noqdaa mar kale si looga hadlo.
Waa in aan bilownaa in aan u yeerno dadkeena oo markii horeba qaati ka taagnaa Xasan Sheekh waxa uu qorsheynayo in uu dowladda kaligiis talisnimo ku rido Xasan Sheekh dadka Soomaaliyeed waa in ay arkaan qofka ay u sacbinayaan Xasan Sheekh oo ku ciyaaraya. dadkeenii wax badan baa jira Hasan Sheekh ma rabo in dadku ogaadaan in la joogo waqtigii ummadda Soomaaliyeed ay qabyaaladda dhinac iska dhigi lahaayeen si ay dadku wax uga qabtaan.
Sayid cabdiraxmaan thanks brother ❤❤❤🎉ilaahey cilmigaada iyo cimrigaadaba habareekeeyo thanks brother ❤🎉
dowladaa qaldan waa mooryaan ma ahan kuwaas dowlad
Salaan sare boss
Asc Adam waakusalaamey ❤
Subaxanallah
Xa
Masha allah alxamdulilah somali midnimo u istaga 143❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle ha inoo siyaadiyo hantida waa u muhiim dhaqaalaha soomaliyeed ee anfaca hadaan nahay soomalida rabta barwaaqadaas waxay nagu hogaamisaa horumar wanaagsan
Haa.waa.mateerey.agteeda.hatgaysa.yarey
macalim aden wsc salamulaahi walalkey webka waxaan ka waaye shaley ilaaa xaley waaba layga xirey kuwii fayruska igu soo shubey waxay diidan yihiin like aan saarayo iyo dhageysiga aan ku dhageysanayo waxaa la diidan yahay runta aad sheegeyso
Shawaab ayaa jokta
Waa jirtaa
Kkkkkkkkkkkmkkkkkkk ilaahoow dubka hanaga qaadin
Weey jirtaa gosha kismayo
Scw
Qarirad kasta oo damulqushash keento fashil ayuu ku dhamaadaa waayo aqoon malaha
Kaabe guryo lagubayo inaa dhahdo kuraxeyso ma qurxana
Hargeisa waxeey kuraala jubada dhexe mareerey agteeda
Way jitaa
Yaab weeye
Ayakabs ma qaataan inteey ka keenayaan
Hargeysa yarey waa jilib agteeda
Waxaan leenahay wada noolaansho had iyo jeer waxaan u taaganahay in aan caawino dadkeena hoos yimaada meelaha kaabayaasha laga dhisay ee aan la dumin dhaqaalaha waa in uu soo noqdaa mar kale si looga hadlo.
Holwadaag buukuyaalaa masaajidka biyomaalaw
Asc
Massakiin dhib ku dhacay
☝️👇🏿😡 👉🇩🇪JARMALKABA 👈🏿 W'xay YIRAAHAAN PASS'-K00DA, LEYSMA SIIY0'E , DADKA waa LA ⚡AMAAHIYAA💥🌬️🌊 (UUN)💥☝️😡✍️👀🧠
Waa in aan bilownaa in aan u yeerno dadkeena oo markii horeba qaati ka taagnaa Xasan Sheekh waxa uu qorsheynayo in uu dowladda kaligiis talisnimo ku rido Xasan Sheekh dadka Soomaaliyeed waa in ay arkaan qofka ay u sacbinayaan Xasan Sheekh oo ku ciyaaraya. dadkeenii wax badan baa jira Hasan Sheekh ma rabo in dadku ogaadaan in la joogo waqtigii ummadda Soomaaliyeed ay qabyaaladda dhinac iska dhigi lahaayeen si ay dadku wax uga qabtaan.
Shacabka.muqdisho.ayaa.qaldan
Ilaahow laftagreen caafimaad taam ah sii ee doorashadiisana uhirgali ee fududeey yaarabi cadawgaan viilada fadhiya nagakhabo yaarabi yaa alaah
Waa iskumid somalidu
War.rer.juba.lan.makurabaan.ee.kahorleeho.ahmadoow.kumarabno
Axmed Madoobe waa libaax banaan degay loomana tagi karo! Isniintana doorashadiisa ayuu dhiganayaa kkkkkkk weyna u salaxan tahay oo raggii mugga lahaa ee la tartamayey wey tanaasuleen already kkkkkk
Baro Afka-soomaaliga, JAAHIL aan aqoon u lahayn, naxwaha ayaad tahaye. Waxaa kaaga fiican qoridda iyo ku-hadlidda Afka soomaaliga, WIIL ama GABAR waddan shisheeye u dhashay sida Maraykanka, oo muddo labo sano ah kaliya ku barteen.
Macalin aadanow magaca culimada lugeeysa ku badal qawaarijta lugeysa kuwaas culimo in lagu magacaabo ma istaahilaan
Waa jirtaa