Wan dareemi karaa waxaa tihiin dad ku cusub #UA-cam, Marka Subscribe baan idin Saaray Ee Soo dhawada Insha allah waan idin dawan doonaa Wana idin dhiiri galinayaa madama aad tihiin #Lamaame UA-camr ah.
Nin facaa iska celi iyo meeshi ay waxa magaca lahaa ka bixi jiree ka yimid aa ku cayaaree lol inta aa rabin in la salamo halkan ayaa ka salaamaa.LOL😂😂😅👍👍 QARAAMI& NALKA ALLAH HA ISKU KIIN XAFIDO
Yes maanta waalagalay sahal guul baarliin nalka 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤👏👏👏👏💋💋💋💋💋💋😂😂😂😂😂😂Farxad lkn cimran heer jowhar maa dhuuni eh iishek saad war usooowaday her jowhar maad gashay wallhi asxabta her jowhar inta cimran meel aan saarno ok
intay casheenayaan wad ka bixi laheed o marku casheeyad e qolka fadhigga u tagaad ku sameen laheed hada ninkii ma casheen cimraan cunto yaraa hhhh from hargaysa caday
Cimraan iyo baarliin maad bilowdeen idinkuna waxan prank ma aha waa isku ogtihiin waayo dhe dhinaca kamaradu hayso maxaad ugu ururteen maa dhinacyada kale fariisataan
Inta iyagoo daawanaaya comentiga aqriyaaya liketa Igu qabta waa reerkeeniiye
Wlhl baaraliin waaya ka arsatay guuleysa nalka
Nin aan aarsan urki hooyad I aaya ku jira qaali
🤣🤣🤣🤣🤣sidaan inaa dhaanta ku moday kulahaa sahal👏👏👏👏👌👌👌baarlin wad ka baxsatay❣❣❣
Qofku markuu cuntada cunyo prank lguma aameeyo markuu cuntada dhameysto axsan
Maanta baarliin iyo cimraan waa team wey isla shaqeynaayaan😂😂👍
Wan dareemi karaa waxaa tihiin dad ku cusub #UA-cam, Marka Subscribe baan idin Saaray Ee Soo dhawada Insha allah waan idin dawan doonaa
Wana idin dhiiri galinayaa madama aad tihiin #Lamaame UA-camr ah.
@@mohamedbaraf ana waan usaaray sharaf korkaaga ha dhaaro sidaa walaalada usoo dhawaysay
@@ruwaydaayeeyo9870 waad mahadsantahay wlle
Waan Jeclaahy qof kasta oo Somalia 🇸🇴 ah in aan Garab istaago.
@@mohamedbaraf 💚🗯❤
@@ruwaydaayeeyo9870 Soo dhawaw Adiga Xataa, Markasta iyo Xili kasta
Kkkkkkkk jecliyaa jabkaaga sahalow waan Kula Rabay prnkgaan mahadsanid baarliin
Sahal qardhood waa reer barigii ilaah laga arki jirey 🤣🤣🤣 muxuu yiri naxdin baan la dhiman gaarey, dhabarkaa i dhididaya 🤣🤣🤣🤣🤣
Yes ad adeega waan kugu ogaa sis team nalka waan aarsaney💪💪💪💪💪❣️
Inta aan sahal salantisa rabin oo khasabka lagusalaamey aan ka mid ahy 💪waxkalena mahan oohintii barlinbaa iimuuqata paarlin💋❤❤❤
Muxuu Kaa Bi'iyey
@@cabdiqanidayib7976 qoralka sifiican uaqri xarashka loohayo isagaa kuhoreeyey🤣🤣🤣🤣
Ka aar waan ku gu raacsanahay❤️❤️❤️ abaaayo waan idiin salaamay
Laakaha media runti wan idinka helaa cimraan iyo baarlin one love
Ahhahaha inta khasabka aad ku salaantay baan ku jiraa lkn ilmadii waanu ka aarsanay legend baarliin yaan lagugu dayin mar dambe rageenu waa kaartoolataal😂😂😂❤️❤️❤️
Sahal Qardhood Nin culus 🙏 Cimran iyo baarliin Salan sare Abtiyaal 🌹❤
Lkn Sahal Qardhood In Ninkaaka Dhahay Waa 40 Jir Ee Gabar Yar Guurso
Waa Arin Sax Ah Sababtoo Ah Marki Aad Dhaday Telefanka Ayaa Sameecada
La Ii Furay Wuu NaxaY Nabee 😂😂😂
Sahal Qardhood 😅😅😅 waxbaa ku helay wallee baga wixii aad samaysay baan ogaa. Kkkkkkkkkkkkk weliba si fiican lagaagama aargoosan.
barliin best pranks 💪guul boqorada barakowday 😍
Baarliin prank samee baaa is tiri lkn adigaa taariikhdaadii ka sheekeyey 60 baan jiraa iyo naag yar guurso yacni aniga xiligii dhalitaanka waan kasii baxayaaye naag guurso cml u fahmay ani taaas🤣🤣🤣🤣🤣
Wlhy waad ka argoosady barliin sidaas kugu ogahy nimn gaarsan ma jiro sahal waad naga oohsisaye manta waa markaga adgayso 😍🌹
sahal laf jecela ma reer cali dabjoogba🤣🤣
Baaliiney WllHi gacanaa kuu taagay wlshy maanta wxii ka danbeeya subscribe ayaan kuu saaray Horey u soco qof ilbaxaa tahay waliba funny ah 🤘🙏
,,,,,, Xx
Walaalo waa ceeb nin marti kuu ah oo cunno cunaya inaad saan u gasho jooji prankiga
Noolaada baarlin waan ku taageeraa 🥰🥰🥰🥰🥰
Barliin washey mcn beerlula love u jecliyaa wanakga ❤❤❤❤❤❤ Quruxdada iyo dabecadada i.a wan smaqli donaa alpu barliin ❤💋❤💋
Hhhh wlhi ina macalimad kutahay ayan ku prank wad ku horesa Eee hormar wacan
ilaahy Dartiis subscribe igu saara
👉👉👉👉💕💕💕💗❤💓
Waaku saare iisar bro
Waan kuu saaray alle dartiis
Haye anigana ii saar Mnx show
@@canabmukhtar9545 waa kuusary
PARLINEY mxan fanis dhab ah ku'ahay wlshy qaliyey ninkii naga ohiyay wad nogaso arguday runti Cimraan nodhiman wll qali
Dariskaga ahay one day wan ku'imani anigo hadiyad ad ku faraxdo kuwado familka qarniga farxad idinku ogahay Insha'Allah
Waka aarsatay walee geesiyad iga dhee🙌🙌🙌🙌
Walaalyaaloow 😄😄mardhaw waxaan sugeeynaa lamaanayaal isku furo prank hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣allha oohin uun ayaa sahal udhinayd baarliin sir haween lagama salgaadho🤣🤣🤣🤣🤣
Odoyguu adaa ayuuu unaaxay wlhy baarliin tnkz sister
Lkn waxa qurux badnayd wilka intuu wax cunayo ina dayso wayo gurigagu jogaa
Subscribe isar cdy
Waa sax marti ayuu uyahey
Ben maha wlhy tasay kuqaldanayd barlin
sowdo abdirzaak Haa dabcan
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 sahalku waaba qosol soconaya
Boqoradeey magacaa hajiro barliin
#Team barliin 💪
OdayGa sahal aH mrka hore wn ka rali galinaYna prankiGa cwa lagu sameeYaY lknseH adeer mcn horaY ada ka oo hisiiyay mamo baarliin
Wana idin salamaya dhamantiin ader cimran iyo mamo malyuum iyo ader sahal ilaHy ha idin daayo walhi cwa wn qozlaY 😂😂
Video ga aaad kusoo Celinaysaan Reply ga Ka dhaafa. Sida kale waa Topp
Sahal reer qoryacad wayey sabta qolada lafta hawada kula baxda wayey
Abdirisak Mohamed kkkk Macfalkii buu Cali Tawasal Alle how naxariistee lafaha kala carari jirey oo qoryacad lageli jirey illaa xera dhiigta
Best prank baarliin cadey we love you qali
Nin facaa iska celi iyo meeshi ay waxa magaca lahaa ka bixi jiree ka yimid aa ku cayaaree lol inta aa rabin in la salamo halkan ayaa ka salaamaa.LOL😂😂😅👍👍
QARAAMI& NALKA ALLAH HA ISKU KIIN XAFIDO
😂😂😂😂😂😂 kal iyo laaab u qosly wllhi
Family qurux badan😘😘😘
BARLIN WN ISKA JECLAHAY ILLAH AMARKIIIS KEEP GOING ❤❤❤
Baarliiney waan ku salaamay naag adag 😂😂😂 cimraana waa kula shaqaynayaa prank guulaysanaya iga dheh🙄🙄👍👍
Mashalah family qurux badan adeeer cimraaan alllah cimrigaaga ha dheeroyo adigaaa iyo edo noqdaaaa kuwiiii isku waraaaa abid 💕💕
Kkkkk
Mansha Allaah barliin _ asaxabta salan sare
Ala cawa markn firsady wn qosly wlhi wana ka arsany sahal 👍👍👌👌
Walahi way ka arsatay balin wlashay wan kutagera 💓💓💓
Yes maanta waalagalay sahal guul baarliin nalka 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤👏👏👏👏💋💋💋💋💋💋😂😂😂😂😂😂Farxad lkn cimran heer jowhar maa dhuuni eh iishek saad war usooowaday her jowhar maad gashay wallhi asxabta her jowhar inta cimran meel aan saarno ok
intay casheenayaan wad ka bixi laheed o marku casheeyad e qolka fadhigga u tagaad ku sameen laheed hada ninkii ma casheen cimraan cunto yaraa hhhh from hargaysa caday
Hhhhhhhhh abwanka kuwet
Asc
Waan idin salamay lamanaha qarniga
Horta caruur maleedihin wllo
Hadad haysatan ilahay haidin xafido hadii kalena Allah hainawada siiyo
WLL WAY MAQAN YIHIIN
Sowdiga iso jawabaya malas walaa kkk
@@hindaahmed6588 KKKKLKKLKK MAYA WALAAL CARUURTII WAY MAQANYAHIIN
LAAKAHA MEDIA PRO
Kkk
Ilahay haino kiino dhamanten
Kkkk wllhi baarliin way iga qoslisay
Baarliineey waa inoo tahay haddaan mar labaad kaa oohinwaayo waad arkidoontaa laftaydii baan kaa quudan waayey kkkk
masha alh wlshy wa idinsalamy adiga iyo xaajigaga si fiicn bad u hashay ninkii i naga ohoyey hhhhh slan sre
Saas ba loo baahan yahay Reer Qoryacad saas isu raadsada"well done"""Casho wanagsan🤣🤣🤣🤣🤣
amina jafar aamina Maxamad Jacfar miyaa mise waa gabadheedii??
@@ramlamohamed6309 waa Aamina Abaaye
Hhhh sahal bide meeshu garihel maaha kuma lahoo inta garihel taqaan ismuujiya hhhhh
Sahla qardhood waa isdhaafiskaas caadi mahan reer barigaan
Barlin qof ladhaho oon karti laheen hore loo wayey ma Sha Allah
😂😂😂😂😂😂😂 wallahi sifiican ayaad ugashay Cimraan qosol ayuu isku celinaayay
Wuu qoslaaa 😆😆barliin👍
Barliin iyo cimran horray usocda
ilaahey daweecad buu siiye wiilkaas
pranka Kuluhaa nalka kaamirada waaanba aragnaaaa 😂
HAA LAAKIN WLL WAXKALE INAAN MEESHA KUDUUBNO BAAN ISKU OGAYN LAAKIIN KAAMAROOYIKU MARKAAS MEESHA MA OOLIN WAA LAGU XADAY MHDSNID
😀😀😀😀😀😀Barliiney sahal waa nin ruwayda ee kusoo badi prank
Cimraan iyo baarliin maad bilowdeen idinkuna waxan prank ma aha waa isku ogtihiin waayo dhe dhinaca kamaradu hayso maxaad ugu ururteen maa dhinacyada kale fariisataan
Walalahayga somaliyeed fadlan igu so biira walaashinban ahaye
Zukayna waku saray adna iisar sis
Isaar wakuu sary
Cajeelo iyo suqar atar macaa hadana sameesanaha
@@tiinaali5560 waaku saray wlo mcn adna dhac iigusi
Nin karameed meel Nin iyo naagtii dhexda gashteen maxaa joojiyay
Naag nool baa thy ka aarso byo😂😂😂
Wlh waa yaab...wa inan iskaxadiraa prankigan wayo martithii xita walagacabsihoyaa....layaab wey wlh😎😎 cimran iyo xaskisa rer prank ba tihiin moyaane martiqaad matihiin..anagaa cabsi nagilisen ba😢😢
Wan idin tageraa family qurxoon😘😍
ka aar abaayo waanku taagersanahee
Anaaba naxay wlhi.
Waxaa camal iska iLaaliya.
Guul iyo caafimaad waara
Lamaanaha qarniga.
Sax sax sahal qardhood nooga aar bagah bagah
Kan xaraabada malinksta ku soo dara barliin fariisa layiri kana ka qosol badan😂😂😂😂😂
Salanta. qasabka waan kaa qadna 😂😂🤣🤣 walhi sahla waa. xaraabo kalia mar. mar. noo keen dee barlinee. wana kufaraxsanaha inaa noga soo arto😍😍👏😘
Baarliin fariid waa geesiyad lkn cimraanbaa ku falin gaadhay waa nin qosol badan kkkkkkkk
Baarliin waad guulaysatay laakiin qofka cuntada cunaya waxba laguma sameeyo cuntada korkeeda
Hhhhhhh wllhi waan qoslay war dee nagakala hadal kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
alla maxaan soo orday baarliineey qaali
😁😁😁😁😁👍👍👍baga nalka waad noo aartey geesiyad
Qassbaa idinkusalameynaa kulaa wlhi cadi mahan 😂😂😂
hormar iyo cimri dheer baanidiin rajaynaya wllo qliah 💓💓💗💗❤❤💚💜💜💛👏👏👐👍👍👐👍👍
cawa baa noo aartay waan ida jeclhy hormar wacn
masha.alh dabeecad wcna
Abwaan-ka Cunnadii baa ciriiri ku noqotay🤣
🤣🤣🤣🤣odyga dhexdada gashateen waa xanuun sidaan 🤣🤣🤣😜😜😜
Family markasto inaan dawado wan jeclhy allaha idin barakeyo
Kan isagoo dumashidii jooga cunada xayaysiinaya muxuu ahaa abwaanimadii buu ceebeyey.
Canjeelo & maraq aduunka ugu jeclhy
anaa ugeheeya kwrn lamanahan inan jeclahey daah igama saarn♥️♥️
Qof cunto cunayo gurigaagana joooga prank lagumasameeyo waanka naxay 😭😭😭
I love this family ❤️👍
Dumaashiday waa Salamay%
Naag noool barliin nalka 💯👏👏👏
Ana wasalamaya intii laf jecel😂😂
Ka aarso kaas ciil anba uqabnaaayeee waa kii telephoneka loogala hdlaaye sax kaas ciiil uqabnaa yes wan ka arsanay
Beautiful beautiful family
Inta iyagoo dawanaya qoralka siqora isiiya like kkk
Baranki. waa.warer.kadhaf.dadka👍👍👍👍👍👍👍👍
Barlin Asxabta kutagerto ayan kamid aahay nh wad nogaartay yaqe
Hadiiba 900 laaa laakahayga xalaleed❤
Baarliin baalaha ka rif ninka hhhhh
Alla ragu gobsanaaa😂😊 asago wax loheysto ayuuba ruxii wax uheyste waxay karise cunayaa😊 lkn hdey dumar ahan lahed boskas eney cunto iskadaye xili ey ku bodo aba lagaran weyn laha😂😊
Wuu arkaa kamirada hhh anagaa nagadaysaaa