DAYAX BAND - HEES CUSUB SHAQO QARAN - 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • #FutureBrothersProduction
    Please don't forget to subscribe This Channel.
    facebook: Future Brothers Production
    Twitter: Future Brothers Pro

КОМЕНТАРІ • 44

  • @ahmedmursal1998
    @ahmedmursal1998 2 роки тому +28

    Waan ku faraxsanahay inaan ka mid ahaa dufcada 4aad shaqo qaran Hurinta 4aad kooxda 1aad unuga 1aad mahad ballaadhan baan u jeedinayaa dayax band iyo future brothers.

  • @abdiqani38
    @abdiqani38 Місяць тому +1

    SHAQO QARAN waa sharaf qaran, dufcaddii koowaad ayaan halkan ka salaamayaa, rejo qurux baxan oo Madaxweynuhu dhalinta u furey ayey aheyd. ❤

  • @ivroyuusof5419
    @ivroyuusof5419 2 роки тому +7

    5 Jeeer inta KuceshatAy😅isooRaaC
    💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤ DadkAygii Layga Beray GUUUUUUUUUUUUUIUUUUUUUUUUUL iyo goooooobonimmmmo 💪

  • @Janno190
    @Janno190 Рік тому +3

    Illahay hanoo kiin daayo oo illahay hanoo kiin barakeeyo geesiyada qaranka u kacaay noolaada hooyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohacawalle7929
    @mohacawalle7929 2 роки тому +8

    Laxanka 100%
    Midhaha 100%
    Music 100%
    Codadka 100%

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 2 роки тому +4

    Guul iyo mustaqbal ifaya ayaa u Rajayanayaa Barbaarta Shaqo Qaran gaar ahaan Dufcadaydii 4aad 2022

  • @mohacawalle7929
    @mohacawalle7929 2 роки тому +6

    Heestani way iga gadantahay

  • @abdifatahalidhere8687
    @abdifatahalidhere8687 Рік тому +1

    Masha Allah aad baan ugu faraxsanahey inaan maantaba ka mid ahey Ciidamada Keydka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland walibana gaar ahaan Dufcadii koowaad waanan ugu mahad celinayaa Madaxweynaha Qaranka oo uu himiladiisa aheyd inuu qaranku yeesho ciidamo keyda oo diyaarsan Alxamdullaah calaa kulli xaal

  • @ayoubisomali
    @ayoubisomali 2 роки тому +2

    Alhamdulilaah wa ilahay mahadi inan ka mid ahaa barbarta shaqo qaran dufcada afaraad.

  • @sacidismacil6800
    @sacidismacil6800 Рік тому +3

    muuse haduu tago walhi ciidan bu noga tagay raga wa dhisy

  • @mohamedhusseinsaid766
    @mohamedhusseinsaid766 2 роки тому +1

    Waxan ku faraxsanahy inan ka mid ahaa dufcadii 4aad ee shaqo qaran gaar ahaan Hurinta 3aad

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Рік тому

    DHALINYAROW CIIDANKA QARANKA IS QORA, GUUL SOMALILAND GUUL CIIDANKA QARANKA

  • @cabdixakiin4573
    @cabdixakiin4573 2 роки тому +1

    Masha allah aadbaanu ugu farxay horu marka qarankeena nabada iyo horu marka ninkii cadaw ahhaaa maanta ma arki karee indho doogsiga quruxda qarankeena iyo dhalinyaradeena mashaa allah

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Рік тому

    SOMALILAND GUUL CIIDANKA QARANKA GUUL

  • @Janno190
    @Janno190 Рік тому +1

    Waxan la ooyqy farxad maasha Allah tabaarakalaah ❤️❤️😍❤️

  • @shafieebrahim3246
    @shafieebrahim3246 2 роки тому +3

    ALHAMDULILLAH
    SOMALILAND
    #DIYAAR_DIFAACA_QARANKA
    💚🤍❤

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Рік тому +2

    Somaliland, Ciidanka Qaranka, iyo kuwa Ammaanka Guul

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Рік тому

    MAANTA WAA MAALINTII KALA HUFKA IYO KALA HAADINTA, CIIDANKA QARANKA GUUL SOMALILAND GUUL

  • @AbshirHussein-t7g
    @AbshirHussein-t7g 11 місяців тому

    Sidaan. Ujeclaa. Shaqo qaran
    Iyo. Say. Ujabeen. Soo celiya
    Libinta

  • @Janno190
    @Janno190 Рік тому

    Maasha Allah tabaarakalaah ❤️ illahay cadawgiina ha jabiyo 💪💪💋💋😘💋💋😘

  • @najiibcabdisamad4823
    @najiibcabdisamad4823 2 роки тому +2

    Mnsha allaah somaliland guul ❤💟💚👍👍👍👍👍🙏

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 роки тому +4

    Viva dalkeena jamhuuriyada somaliland

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Рік тому +2

    We Love you

  • @omermohamedshire7949
    @omermohamedshire7949 2 роки тому

    Waxan ilahay ugu mahadnaqayaa inaan Ka mid ah barbaarta shaqo qaran ee dufcada 4aad gaar Ahaan hurinta 4aad

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Рік тому

    CIIDANKA QARANKA GUUL, CADAWGA SOMALILAND HOOG...

  • @hindaabdirisaq2010
    @hindaabdirisaq2010 2 роки тому +2

    Mansh allh 💖💖❤

  • @deeqagobsan7986
    @deeqagobsan7986 2 роки тому

    Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland ciidan qaran hambalyo hambalyo

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Рік тому +1

    Eshcalaa hees waxtar leh, Dhiiri gelin

  • @nimcosiciid7000
    @nimcosiciid7000 2 роки тому +2

    Eeshcalaa hees

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 2 роки тому +1

    asc
    hablahu ma walaalaa. mise waa isku miduun.
    toban jeer baan iskaga ceshaday walow aanan jeclayn muusigada.

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Рік тому

    Dayan Band guul

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому +2

    Woow so nice and beautiful

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Рік тому +1

    DHALINYARADA SOMALILAND HA KACDO..CIIDANKA GALA..

  • @moparicapdizamett2123
    @moparicapdizamett2123 2 роки тому +1

    Dhabuu noqday Horumarkii❤️🤍💚💪

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 роки тому +1

    Heesta laxanka waxa lagaso xadey hees 🇸🇩 Sudanese ah ♥

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 роки тому

    Guul

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 2 роки тому +4

    asc
    musse hanoo hayo xilka ilaa amar danbe waa ka timi shacabka somaliland.
    walaahay barri fog baan ka soo jeedaa means isku xaafad ma nihin madaxweyne haaji muusse xil haye.
    wax dhaamama ma hayno iyo wax u dhow midna.
    waa rayigayga haygu qabsanina.
    maryoolay land.

    • @Zirilkacade
      @Zirilkacade 2 роки тому +1

      Wllhi anba wax dhaama ma is muuqdaan anoo Ka soo jeeda reerka la dagaalamaya we kursiga ku haysta

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 2 роки тому +2

    asc
    nin waliba wuxuu beertuu gurtaa ma aqbali doono nimaan aragti dheer lahayn
    oo reeraha iyo caruurta ka dhex mudaharaadaya. oo hore loo soo tijaabiyey oo aanu hankiisu reer hebel dhaafayn
    .

    • @najiibcabdisamad4823
      @najiibcabdisamad4823 2 роки тому

      Mnsha allaah somaliland guul 👍👍❤💟💚👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏

  • @saffsuff
    @saffsuff Рік тому

    Laascaanood tacab looma hurin
    That's why we find ourselves in this situation..heesaha wadaniga ahi ma xuma lkn dal kuma dhismo

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 2 роки тому +1

    asc
    hablayaga xoriyadda haysta ee happyga ah ayaa nagu filan.
    nin nabad haystaa qosla. dhalin yaro wada faraxsan
    somaliland waa markii ugu horeysay.
    wixii la soo maraan garanayaa
    ciil shalay baa maanta media inagu qasaaya.
    la soo adeegsaday.
    weligaa dhibaato kasta oo ku haysata how adeegin cadowgaa hana ka farxin.
    farxadu adba kaama foga hadaad dedaasho ilaahayna talo saarato.