INTRODUCTION TO COMPLEX NUMBER || PART ONE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 жов 2024
  • Welcome to our educational video on complex numbers! In this video, we will introduce you to the basic concepts of complex numbers, including standard form, graphing, operations like adding and subtracting, multiplying and dividing, imaginary numbers, and solving equations. Whether you're new to the topic or looking to refresh your knowledge, this video will provide you with a solid foundation. Don't forget to subscribe for more educational content!

КОМЕНТАРІ • 6

  • @MaxameddeeqFanax
    @MaxameddeeqFanax 13 днів тому

    Thanks ustaad ❤❤

  • @Physixfixer1
    @Physixfixer1 13 днів тому

    Yes sir 👏

  • @-Cirro.
    @-Cirro. 13 днів тому

    ENG idris waan ku salamay ugaas
    Waan kula socdaa allaha ku sharfo
    Waxad noloso dhoqsotaa adoo raaliya SQUARE ROOTE OF COMPLEX NUMBERS f4 chapter 2

  • @YaataqaanaCabdi
    @YaataqaanaCabdi 5 днів тому

    Sxb hadaan mid kugu darsado, markii laga hadlayo Irrational numbers ka, shardi ma'ahan bay ilatahay in ay a/b uqormayan iyo inkale. Waayo, π waa irrational balse waxay uqormaysaa 22/7.
    Mahadasanid❤

    • @engabdiidirisscientificchannel
      @engabdiidirisscientificchannel  4 дні тому +1

      Ustad waa mahadsanthy horta pi waa approximate value . Tan kale irritional number waa number kasta oo an loo qori karin simple fraction waxay caksi ku tahay definitionka rational numberka lkn Pi food bey dhalisay oo xisaabyahanadu wey ka doodeen iney rational ama irritional tahay. Qaarba ku dooday maadama ay u qorontay a/b waa rational ama rational kasta muhiim ma aha in loo qoro a/b ayago xal u raadinayo pi lkn wey ku dheceeb rational number waa number kasta ee loo quri kara simple fraction lakin pi laguma saleynkaro waa approximate value waa na la cadeeyey ayado la isticmaalayo contradiction. Sidaa darteed markii suashan oo kale imaato waxaa la fiirina astanta ay leeyhiin, rational waa non-repeating and recuring decimals halka irritional ay tahay non-repeating and non-recuring marka astamaha hadabo hesho waxa gobaamin karta inaad u qori kartid simple fraction ama inkale mahadsanid. Wixii dheeraad ah WhatsApp number Kan +252618998163 igala soo xariir mahadsanid

  • @abdiwaliahmed5371
    @abdiwaliahmed5371 13 днів тому

    Xisaabta maxa u ismaa laysaa ustaad