Mucjisada Dad Caqligooda Kordhay I Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyadda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 кві 2024
  • Mucjisada dad caqligooda kordhay! jug & jirro ku dhacday awgeed
    Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyadda
    #biletv #Somalia #technology#bilemedia
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 34

  • @xamiidali7615
    @xamiidali7615 Місяць тому +19

    How About 🇸🇴 Somalias Memorized The Holly Quran 114

  • @CODKADAHSOON9554
    @CODKADAHSOON9554 Місяць тому +9

    Talent-gaas waa leenahay haddaanu nahay soomaali !!
    Gabayadda soomaaliyeed, ee sayidka, ismaaciil Mire, Cali dhuux iyo raggii qoriska af soomaaliga ja horreeyay ay tiriyeen see nagu soo gaareen, soo maahan nin xifdiyay ammintii la tiriyay.
    Tusaale nool, aniga hooyadeey Cimrigeeda Allaha raajiyee, waxay xasuusan kartaa gabaydii yaraabteeda fagaare yaasha laga tirin jiray !!

  • @cabdulahinuurwarsame9944
    @cabdulahinuurwarsame9944 Місяць тому +8

    Jug hadii wax lagu noqaa somalida wax ku naqon ladeed😂😂😂

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +4

    Ha la is hormariyo sxbayaal

  • @farhaanaswdsheeqali8132
    @farhaanaswdsheeqali8132 Місяць тому +5

    M. Wax badan ka faaiidy ❤

  • @suldanabdulahi4132
    @suldanabdulahi4132 Місяць тому +4

    Wabarnamij an ad ugu xidhanahy kana helo

  • @abdullahiahmedmohamed1670
    @abdullahiahmedmohamed1670 Місяць тому +2

    Ka waran ragii xifdisana 30k xadis
    Iyo 1 million xadiis

  • @mabsomalitech
    @mabsomalitech Місяць тому +2

    Layaab iguma aha sbbto ah waxan arkay gabadh xifdiday quraanka
    Iyo dhawr boqol oo xadiis
    Da,deeduna ay ka yar tahay 15 sano.

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS Місяць тому +3

    Golden voice❤😊

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Місяць тому +2

    Bal ka waran abwaan Hadraawi ahun heesta uu hooyada u sameeyey?

  • @abdiabdilahi5471
    @abdiabdilahi5471 Місяць тому +2

    My beloved one respectful to you master

  • @Farhanhusseinhirey
    @Farhanhusseinhirey Місяць тому +2

    Mohamed Azhari thanks sxb

  • @HujaleDaBoss
    @HujaleDaBoss Місяць тому +2

    Xaaji, ok. i caqli miyaa sacda

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan Місяць тому +3

    Text syndrome wa cuddur ku dhaca qoorta waxaana sababa Isticmaalka faraha badan e talpehnka ❤ savent syndrome inaba caadi ma aha dadka qaar hibo ahaan aye ula dhashaan

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 Місяць тому +4

    Waxaan rajaynayaa inu fidiogan sabab u noqon dono isbadalkayga

  • @amsediting5768
    @amsediting5768 Місяць тому +3

    Amharic ninka kaliya aan ka daawado bile TV he gives latest tech news

    • @Abdullahixoosh
      @Abdullahixoosh Місяць тому

      😂😂😂Amharic aaa😂😂 war ninka magaca ha ugu ciyaarin😅

  • @maxamed-fu6up
    @maxamed-fu6up Місяць тому

    mahadsanid wll

  • @SalaadHero-kn2db
    @SalaadHero-kn2db Місяць тому +1

    Bile Tv Arday noso daaya please

  • @user-ln1qn7wr2r
    @user-ln1qn7wr2r Місяць тому +3

    Cajiib

  • @buunkahasancade-fe3yr
    @buunkahasancade-fe3yr Місяць тому +4

    Not impossible waa labaran karaa

  • @warkayo6821
    @warkayo6821 Місяць тому +2

    Ok

  • @IbraahimXusen-nn5to
    @IbraahimXusen-nn5to Місяць тому +4

    😂somalida siiga masaxda Tirtay

  • @user-mw6ej1lc7o
    @user-mw6ej1lc7o Місяць тому +3

    😳😳😳😳😳😳😳😳😳

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Місяць тому +3

    😂😂😂

  • @Abdullahixoosh
    @Abdullahixoosh Місяць тому

    Ninkaan hadaan hadda ka hor fiirsan waa u xiisi doontaa

  • @lyrics-fk5os
    @lyrics-fk5os Місяць тому

    3.4❌
    3.14✅