Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maxay 80% Sucuudiyaanku ugu Noolyihiin 2daan khad inta u dhaxayso ? Xalaqo Juquraafi ah .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 вер 2023
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 218

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 11 місяців тому +42

    Ma aqano qofka akhrin doono qoralkayga balse waxa ku shegaa ruxii ugu wanagsanaa Caalamka Wuxuu ahaa ruxii ugu naxariista badnaa abid nabi mohamed scw 🥰🥰kusali nabigeena mohamed scw 💚💛💚💛

  • @ogaansho
    @ogaansho  11 місяців тому +14

    Koorso dhamaystiran barashada carabiga : sheerxirfad.com/courses/arabic-for-non-native-speakers/

    • @ibtasamahmed7321
      @ibtasamahmed7321 11 місяців тому

      Taariikh ahaan madina ahaan jirtay caasimada xitaa makka madina laga xukumi jiray dilki cusman kadib waxa laqumanaatay muslimiinta in meelaha santarka ah loowareego sida Dimishiq Baqdaad kufa madama muslimiinta aybaten cabdulahi binu zabeir aya Makka kadhigtay caasimad qoladi amawiyinta shuruud beylagalen iney ictiraafan sida inuu dhibki kadhacay madina uucafiyo madaama shacabki oo kagadooday dilki Xuseen loogu jawaabay dil boob iyo kufsi iyo inuu meelaha bartamaha tago OO uu kasoo tago Makka labadiba wuu kadiiday mucaarad sidey u ahaayen wey ka adkaadeen

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 11 місяців тому +7

    Wcs mahad sanid masul
    Dhulka sucuudiga waa wadanka ugu jeclahay sabbtuna waxaa kuyaalla makkah iyo madiina kuna dashay subanahenna scw ♥️
    Insha Allah wan tagaya ❤

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 11 місяців тому +12

    Muuqaal aanka daawaday oonan wxba ka faaiidin malaha wlhi 😊allaha ku sharfo ustaad ❤

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane 11 місяців тому +52

    Allh is one ☝️ 😢😊

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 11 місяців тому +66

    Ku sali saliga nebigena muhammed scw The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw🕋❤🥰☝️👍😍

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 11 місяців тому +5

    Mahadsanid ustaad cumar Mowduucyada Juqurafiga iyo Tariikhda la xiriira ee aad soo gudbisid aad baan uga helaa wax badanna waanu ka faa'iidnay M.a❤.

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy 11 місяців тому +8

    The best person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Mohamed ❤❤❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 11 місяців тому +1

      Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 11 місяців тому +2

    Mahadsanid ustaad inshaar mowduuc aad u muhiim ah aad na loo diyaariyey weye wax badan baan ka bartay ❤

  • @hindamoha8357
    @hindamoha8357 11 місяців тому +10

    M.a anigoo muqalkaa dawaan baa like taa iskasaara hore usoco

    • @daruur0261
      @daruur0261 11 місяців тому +3

      Walaahi wuu uqalmaa ninkaan Mansha.allah

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 9 місяців тому +1

    ASC waa geesi ilaahey xiftiyo edo❤️🇯🇴🇸🇴

  • @daarta_sheekooyinka
    @daarta_sheekooyinka 11 місяців тому +5

    Ku salin Nabigena the best person ever the most knewledge able and The most shine all created prophet muhammad (صل الله عليه وسلم ❤) 🙏☝❤🕋😅

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 11 місяців тому +3

    Mahadsanid cumar inshaar Allah ha kaa ajar siiyo cilmiga aad inoo soo gudbisay

  • @saamicade7382
    @saamicade7382 11 місяців тому +21

    Maxeey Somaalidu🇸🇴 ? ugu noolyihiin Gobolada Wax soosaarka Laheeyn Oo eey ku naceen ineey dagaan Goobaha leh Beeraha Badaha iyo Wabiyada Ineey Dagaan📢

    • @xulufeyshow
      @xulufeyshow 11 місяців тому +1

      Wall soomalidu waa xoolo dhaqato

    • @xulufeyshow
      @xulufeyshow 11 місяців тому +1

      Wall soomalidu waa xoolo dhaqato

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 11 місяців тому +2

      Soomaalida waa dad caamo ah. Wax u fican iyo waxa aan ku fiicneen kala garan maayaan.

    • @dewinner3554
      @dewinner3554 11 місяців тому +2

      Qabiilada iskuma darsami karaan cidkasta geeleeda meel abaar leh ayay u rabaan 😂😂😂

    • @AxmadNuur-yj1bc
      @AxmadNuur-yj1bc 11 місяців тому

      Waxay ila tahah
      1 ayadoo qabiilkii usoo dhawan lahaa badda ama wabiga kabaqayo midkii daganaa
      2qofkastaa wuxuu aamin sanyahay meeshii uu ku dhashay
      3 waa la is ku caayaa ree wabi aa tahay

  • @MohamedNaasir11
    @MohamedNaasir11 11 місяців тому +2

    Janis ma,uhesa saliga nabiga scw 🥺

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 11 місяців тому +4

    Macquul dhulkaan inuu Suudiga ku yaalo
    It's incredible ❤❤❤

  • @yunisyonka8462
    @yunisyonka8462 11 місяців тому +3

    Aniga comment ugu horeya manta ❤ like Sara Hee 🥺

  • @user-hs6ki8jj9c
    @user-hs6ki8jj9c 11 місяців тому +2

    Ustaad maalmahan muuqaallada si fiican baad u soo diyaarisaa mahadsanid ❤

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 11 місяців тому +1

    Mowduuc aad aan ugahelay Mahadsanid omar

  • @CaliGurey-uj4hv
    @CaliGurey-uj4hv 11 місяців тому +1

    Mahadsanid sxb somalidu waxba maqorto lkn dhegtaa u dheer

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 8 місяців тому +2

    Mahadsanid

  • @mawlidhussein
    @mawlidhussein 11 місяців тому +1

    Maashaa Allah shukran omer inshar jazaka Allahu khayraa
    Aad ayaan ujeclahay geography ga

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 11 місяців тому +4

    صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ

  • @Ibnunucman
    @Ibnunucman 11 місяців тому +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🌿

  • @hodman1220
    @hodman1220 11 місяців тому

    M.a wlhi cumarow soomali intaan ku dhex jiray ruux aan uriyaaqay afkaarta iyo tabinta wanagsan ee kusaabsan umadeena muslimkaa iyo wax usheega dadka muslimiinta ma arag ruux somalia ah oo kashaqaynaya jiritaan iyo sharafta diin teenu ay leedahay alle hakugu abaal mariyo shaqadad hayso walal mcne

  • @mohammedaliomer2424
    @mohammedaliomer2424 11 місяців тому +2

    Waad thy waad ku mahad santhy sxb nala wadaagida xaqiiqooyinka
    Lkn waxaan ku leeheehay dadka aadka udanbeyo ee commentiyada doqonimada ah la sootaagan waxba ha uqaban
    HOREY USOCO

    • @A...A09888
      @A...A09888 11 місяців тому

      In uu remove dhaho ayay ku fiicnayeen

  • @ammadcade
    @ammadcade 11 місяців тому +1

    sacuudiga waa wadan kale oo another level

  • @user-fc2wh2ex5c
    @user-fc2wh2ex5c 11 місяців тому +2

    Ninka kaliya eeen codkiisa ku raxaysto cumar iinshar wan ku salamay bro🥰

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 11 місяців тому +3

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 11 місяців тому +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial 11 місяців тому +1

    Manshllaah wll noosoo badi armhaan ama qisyonkan

  • @shacbiyare3945
    @shacbiyare3945 11 місяців тому +1

    Maan shaa allaah🎉🎉🎉

  • @cabdulaahimaxamed6247
    @cabdulaahimaxamed6247 11 місяців тому

    Kusali Nabi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 11 місяців тому +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @abdiwalia8989
    @abdiwalia8989 11 місяців тому +2

    اللهم صلى على سيدنا محمد عددما في علم الله صلاه دايمه بدوام ملك آلله واءله وصحبه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanhusein2244
    @abdirahmanhusein2244 11 місяців тому

    Ustaad waad isweydaarisay tirada Ragga iyo dumarka oo waxa badan dumarka waqtiyada qaarkood waxa lagu sheegi jiray in dumarku ay yihiin 70% waana halka ay ka timid guur la'aanta hablo badan taas waxa u dheer kharash guurka oo aad u badan oo in badan oo Ragga ka mid ahi aanay awoodin

  • @XasanYuusuf-oh9pv
    @XasanYuusuf-oh9pv 11 місяців тому

    Magaceyu waa xasan
    ❤❤❤❤❤❤

  • @Cr71251
    @Cr71251 11 місяців тому +2

    Keep going ustaad 🎉❤😊

  • @mohamudsaleban669
    @mohamudsaleban669 11 місяців тому

    mowduucyada juqraafiga ah xogaa yara dheeree cumarow

  • @ABDIHAKIMPRO
    @ABDIHAKIMPRO 11 місяців тому

    Masha allah si wanaagsan ayaad u diyaarisey

  • @ismacilmaxamud9722
    @ismacilmaxamud9722 11 місяців тому +1

    From South Africa 🇿🇦

  • @mohammedbaashe319
    @mohammedbaashe319 11 місяців тому +5

    First comment like🎉😂

  • @KoKoBulleFuns185k
    @KoKoBulleFuns185k 11 місяців тому +1

    Allah is one ☝️

  • @mohamedbashirgedi7344
    @mohamedbashirgedi7344 11 місяців тому +1

    Salalahu caleyhi wasalam ❤

  • @YaxyeAbdikaadir-wn7nc
    @YaxyeAbdikaadir-wn7nc 11 місяців тому

    Waad mahadasantahay cumar inshar

  • @cashocabdulahisicii6500
    @cashocabdulahisicii6500 11 місяців тому

    Masha allh

  • @kamal-hassan
    @kamal-hassan 11 місяців тому +3

    Wow! I never thought Ogaansho copies from others until these videos!

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 11 місяців тому +18

    الحمدلله على نعمة العقل ❤

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 11 місяців тому +1

    mahadsanid ustad plz vedio yada geography no so badi

  • @cabdirisaqfarah9
    @cabdirisaqfarah9 11 місяців тому

    Mawduuc xiso leh
    Wax badan aan ugeyn ayaan ka o gaaday KSA. MAHADSANID

  • @cabdulahiaxmed8660
    @cabdulahiaxmed8660 11 місяців тому

    xasuusnaw mar walba allah☝️☝️☝️😭😭😭

  • @MaxamedManuur-kl5c
    @MaxamedManuur-kl5c 11 місяців тому +1

    Jasaaka الله kheyran

  • @abdisametyassin9880
    @abdisametyassin9880 11 місяців тому

    جزاك الله خير الجزاء اخي

  • @N44videos
    @N44videos 11 місяців тому +2

    Asalama clykum dhamaan ❤️

  • @MaxamadAxmad114
    @MaxamadAxmad114 11 місяців тому +4

    Qofkii 14 ee vidio gan like saara😅😂❤

  • @MohamedAmiinAli134
    @MohamedAmiinAli134 11 місяців тому

    Soobadi barnaamijyadan Geo

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 11 місяців тому

    Muuqaalka xiga iyo yemen✋️

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 11 місяців тому +8

    سبحان الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته ❤

  • @abdiazizmuse567
    @abdiazizmuse567 11 місяців тому +4

    Asalama alikum omer,
    Arinkii Neymar ee imaanshiyihii sucudiga xalqad nooga soo samee. Mahadsanid wll

  • @cabdikariimxassan9817
    @cabdikariimxassan9817 11 місяців тому +3

    Nio wax cusub noo keen oo ku saabsan waxyaabaha hada ka dhacaaya aduunka

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 11 місяців тому

    Dad aan muslim ahayn mise GAALO
    Quraan ku muslim iyo gaal baan ku arkay inta aan ogahay .
    Hadii tacbiirkaagu sax yahay nala qadaag

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi7099 11 місяців тому

    Mahdsnid uataad cumar

  • @user-ov4nj4uf5v
    @user-ov4nj4uf5v 11 місяців тому

    Allah is one😊😊

  • @pdf5_
    @pdf5_ 11 місяців тому

    Aad io aad omarow wadamada carabta oo dhan inaad saa ugu soo hadashid ayaan rajeynayaa

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 11 місяців тому +2

    Spectacular 🔥

  • @hanefa283
    @hanefa283 10 місяців тому

    You tuberka ugu macquulsan😊

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 11 місяців тому

    Masha Allah

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 11 місяців тому

    Wcs thanks sxb

  • @user-yg6rw3ey7v
    @user-yg6rw3ey7v 11 місяців тому

    markaaad dhaqamada iyo Dhulalka ka sheekaynaso muuqaaladaadu xiiso gooni ah ayay leeyihiin ee soo badi

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 11 місяців тому

    Shukran ustaad

  • @abdirisaqkuule8756
    @abdirisaqkuule8756 11 місяців тому +1

    From twitter X😉

  • @Mahad332
    @Mahad332 11 місяців тому

    Mahadsanid wll omar inshaar

  • @awilauthor5769
    @awilauthor5769 11 місяців тому +1

    Geographical location 😊

  • @user-lq3ov3ft7d
    @user-lq3ov3ft7d 11 місяців тому +1

    Asc omar waxaan ahy wiil sanadkan ka baxay F4 waxa ku Bassey darajada {A-} waxan qhy 17 jir sxb ama walkey waxan raba inaa ila taliso oo aad ii shegto fahanka jaamacada iyo wax yaabah la iga rabo xili aa gali Karo please isoo jawaab

  • @Ahmed_edits_23
    @Ahmed_edits_23 11 місяців тому

    ကျေးဇူးတင်ပါတယ် သူဌေး

    • @Robot_B
      @Robot_B 11 місяців тому

      Waa maxay luuqadaan !!!!????

  • @albaaniyare-lo3zy
    @albaaniyare-lo3zy 11 місяців тому

    Muuqaalkan asoo af carabi ah ayA soo dawady

  • @zuldanyare3335
    @zuldanyare3335 11 місяців тому +2

    Zxp go,an ayaan qaatay ah Inan sucuudiga u shaqo tago waxan ogahay in aduunku ku danbayn doono dhanka bariga dhaxe 2030 vision ka bal iiga waran zxp Sacudiga

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 11 місяців тому

      Waa runta balse strong educational background waa inaad leedahay

  • @Ibrahimcago
    @Ibrahimcago 11 місяців тому +1

    omarow waan ku saalaamay waxad kasoo hadasha Mashruuca magaalada Neom line oo uu sucudigu doonayo inuu dhiso 2030 ka

  • @leaderzachariachannel9691
    @leaderzachariachannel9691 11 місяців тому +1

    900k coming soon

  • @user-oo1uk8zs9c
    @user-oo1uk8zs9c 9 місяців тому

    Waa meeshi khlid maarku ciidanka waatey kuu soocden ardul shaam eeyi omen biiya kaaheellen laaga yaaba

  • @MaxamedCabdikarim-fx1nm
    @MaxamedCabdikarim-fx1nm 11 місяців тому

    Asc haa waa dhulka sare eeqabooba ah

  • @Abdikariinaadan
    @Abdikariinaadan 11 місяців тому

    Alle ayaa dhulkiisa midba cimilo kadhigay waana cibro qaadSho

  • @omarmediashow2765
    @omarmediashow2765 11 місяців тому

    Noo soo badi juquraafiga omaroow

  • @Dawlad77kDawlad
    @Dawlad77kDawlad 11 місяців тому +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍⚧️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏

  • @abdikadirweedow7787
    @abdikadirweedow7787 11 місяців тому

    Cumar ha illoobin najraan waa dhul yemen

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 11 місяців тому

    Mahadsanid ❤

  • @idilc.rixmaan2519
    @idilc.rixmaan2519 11 місяців тому

    Allah is only

  • @AnasMahamoud-lg2kh
    @AnasMahamoud-lg2kh Місяць тому

    M.a

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi 11 місяців тому

    Waa meesha aan ku dhashay m.a

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 11 місяців тому +1

    Asxbta ku xiran wll cumar groupkii wn sameeyey fadlan ku qor taagerayasha ogaansho iyo sahanka xogaha kadib join dheh

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag5699 11 місяців тому

    AAD BAAN KUU JECLAHAY USTAAD CUMAR

  • @Unknownjhggr5678
    @Unknownjhggr5678 11 місяців тому

    Mahadsanid kuyeh war ninka isgaa shaqeysanaya ee mxaa uga mahadcelin😅

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 11 місяців тому

    سبحان الله

  • @cnaasircqaadir1737
    @cnaasircqaadir1737 11 місяців тому +1

    Sxp Luuqada English ka meel sifiican looga barankaro iisheeG
    Mht🙏

  • @MOHAMED_ALI___2004
    @MOHAMED_ALI___2004 11 місяців тому +1

    خليج العربي

  • @khalidmohamud928
    @khalidmohamud928 11 місяців тому +1

    Asc❤

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 11 місяців тому

    Saxaraha rubci khaali baa inta badan kaga fadhiya dhulka

  • @user-oc9mg2ts8j
    @user-oc9mg2ts8j 11 місяців тому

    Asc shigshig ayaaku dhibqabaa eekasoohadal fadlan

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 11 місяців тому

    Allah is one😢

  • @Lander6656
    @Lander6656 11 місяців тому +2

    Rag: 61%
    Dumar: 38%
    1% So HadhY MaxY waYeH Ustd 😂