Liibaan Jigjiga TALEEX Directed By Abdirahman Somali | HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Ereyaii & Laxankii Daahir Calasow
    Music By Cujeri Cajami
    Directed By Abdirahman Somali

КОМЕНТАРІ • 113

  • @love30558
    @love30558 11 років тому +22

    waaaaaaaaaaaaaw masha alah wardher iyo jigjiga iyo lascanod taaleex waa magaloyinki daroodka masha alah isha baxark

    • @blueskytv5678
      @blueskytv5678 7 років тому

      samira salah
      too far
      daarood
      -------------------------
      #Soomaliyeeed

    • @Kingciska4
      @Kingciska4 4 місяці тому

      Asc wll ma nooshahay 😂

  • @farhanalihalane2457
    @farhanalihalane2457 10 років тому +7

    Abwaanka Miraha Sameeyey Dahir Abdulle Alasow, sxb waad ka baxsatay Heesta iyo laxanka aad saartay iyo waliba fanaanka aad u dhiibtay ee Liiban Jigjiga caadi maaha waa wada dhameeys ama dhamme, 23 sano kadib heestii ugu wacneyd ee aan ebid maqlo waa ayada masha allah

  • @Samiira87
    @Samiira87 11 років тому +5

    Buuhoodle ka guuxayoo jigjiga gabal iigu dhacay
    Buuhoodle meeshii aabahay gacaliye ku dhashay
    Asal ahaana ka soo jeedo ilaahoow cadaw ka dhawr aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Рік тому +2

    Still watching 5/feb/2023 after 10yrs my favorite song 💙

  • @user-jg9kn5mk1g
    @user-jg9kn5mk1g 11 місяців тому +1

    Guulayso sxb
    2023 bay Reer Taleex ku daawanayaan

  • @nastexonalka5089
    @nastexonalka5089 8 років тому +7

    war yaqe wuxu cod qurxAna masha Allah

  • @noloshamaanta
    @noloshamaanta 11 років тому +1

    Waw , wat lyrics and music! I'm Proud of Being Somali and Muslim!!!

  • @makiyahassan6937
    @makiyahassan6937 6 років тому +9

    Still watching 2018

  • @AxmedSaleban-wp7xg
    @AxmedSaleban-wp7xg 3 місяці тому

    Hadana gacaloy ku helin i am listening 2024

  • @blueskytv5678
    @blueskytv5678 7 років тому +12

    miyaad ilaaa iminka ku ceceshataa2013-2017 #haa 👍
    #Maya 🙉

  • @karaama1000
    @karaama1000 11 років тому +2

    abdirahman somali sxb kamarada aad ayaad u duubtay aad ayaan ku salaamaya adiga iyo lamaanahaba sxb wada dadaalkaga

  • @amaalahmed362
    @amaalahmed362 9 років тому +3

    Mashallah taleex wacan liban nolow fanan qaliya

    • @fahmoaadan4789
      @fahmoaadan4789 7 років тому

      sooooool l love you soool liiban noloow

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 4 місяці тому

    Still watching Liban jigjiga 2024. A historic population Daraawiishta and their beautiful environments. Goobaha Geesiga Lagu koriyo ❤❤❤❤😅😅😅😅

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 8 років тому +2

    nice song and golden voice my sami noolaw

  • @aadangamuure3481
    @aadangamuure3481 7 років тому +1

    waa kumahadsantihiin
    fanaan qaaliya liibaan jigjiga
    iyo xaaskiisa qaaliga ah
    qaaliladan heestan qaaliga ah
    ee aad daraawiishta uqadeen
    waxaan kaloo umahadcelinayaaa
    abwaanka erayada leh
    daahir cabdulle calasow

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 8 років тому +2

    Daahir calasoow hees uu sameeyay oo midaan ka jeclahay ma arag mana arki doono

  • @aymanfarah8069
    @aymanfarah8069 6 років тому +1

    masha allh hers shidan taleex buuhoodle wardheer dhulkaygiiH

  • @shahiidasharaf2591
    @shahiidasharaf2591 7 років тому +1

    libaan jigjiga i like when u said ilaa Nuugaal Galgaduud iyo mudug😍

  • @sscnaima
    @sscnaima 11 років тому +1

    WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW amazing song I love it keep up the great work

  • @ikhyaarali3159
    @ikhyaarali3159 4 роки тому

    Yaa dhegaysanaya Disember 5 /12/2019/isniin hees mcnbadan qaali lkn love so much raage abdi ilhy haisugudaro calaf

  • @ganeyjamac4924
    @ganeyjamac4924 11 років тому +2

    WOOOOOOOOOOOOOOOW WAXAASAAAAAAA KAA HEESA

  • @Bintimohamed-4
    @Bintimohamed-4 3 місяці тому

    After 10 years ban ku fiirsan❤

  • @sacdiyosiman9676
    @sacdiyosiman9676 5 років тому +2

    HEES XASUUS 2019/2/10(axad) mudane wlhi 😢😢😢 mxaan gaaridaa haween hunoy
    boqol gabdhaad qimaad bdn
    sealants ka goostayo
    adiga kuu gaaridaa ahy😢😢

  • @riyaqadan8940
    @riyaqadan8940 8 років тому +3

    eshqiyasak mypro libaan jigjiga walee halkeedaad dhigty maxaan
    goonyaha taleex
    lascaanod
    dhexgaambiyo
    ubaxsool kaaga guray
    maxaaan goobaha
    qurxoon galinsoor iyo wardheer
    buuhodle kaguuxayoo jigjiga gabal iigu dhacay waleee waanku taagerna viiva walalhyo jigjiga iyo sang.

  • @abdifatahadenabdullahi7687
    @abdifatahadenabdullahi7687 6 років тому +1

    woooow eesh calaa heees Al fanaaan jira ii nolow sxb

  • @Faaisa24
    @Faaisa24 11 років тому

    Buuhoodle ka guuxayoo jigjiga gabal iigu dhacay wwwwwwwwwwwwwwwwwwwww viva buuhoodle my city and jigjiga kilinka 5aad thank u very much liibana jigjiga inaadeerkiiis and abtigiis long life

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 років тому

    nafta meeshi roon racaadaay halkaan quurux waan jeclaahay inaan taago ishaa naabaad idiin fiiriiso qaali laadaan waan jeclaahay iyo liibaan

  • @abdlahida4424
    @abdlahida4424 11 років тому +3

    maxaa goonyaha taleex laascanod dhex gaambıyo gamaan faras anoo wata ubax sool kaaga guray maxaa goonyaha nugaal sanaag kaa goobayo axya hees lıban thanks bro alot ıyo abdırahman somalı

  • @abdurahmanhajji2138
    @abdurahmanhajji2138 11 років тому +1

    Waa fanaan soo baxaya caadi maha Welcome Bro Libaan jiga

  • @frontiermedia8772
    @frontiermedia8772 2 роки тому

    Maraxaladan maanta ayn taganhy gabadhana hablaha ugasomay awgeed mahayo hada 😭😭

  • @fatmamohammed1115
    @fatmamohammed1115 11 років тому +1

    Wooow cadi maaha we love u

  • @ahmedgureyabdikadir7761
    @ahmedgureyabdikadir7761 5 років тому +1

    Masha allah waa cod hallaasi leh oo loo bogoyo

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali  11 років тому +1

    Thanks Bro

  • @shahiidasharaf2591
    @shahiidasharaf2591 7 років тому

    waaaw Liiban cadiman heestaan wiilkan waxu ku fiicanyahay xaaskiisa qaali.ladan un bu laheesa nagaha kale iskumadhajiyo sida nimanka kale noolaada liibaan iyo qaali ladan

  • @Kingciska4
    @Kingciska4 4 місяці тому

    After 7 years ago mantana 8/5/2024❤

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 6 років тому

    YAA ILAA DAWANAAY 2018 LIBAAN AAH NIN ASAL AH AH WALHY

  • @muhamedhirs1465
    @muhamedhirs1465 10 років тому +2

    heeees qatar ah wayo

  • @abdirashidadan5523
    @abdirashidadan5523 9 років тому

    I love this song liban jig jiga

  • @MohamedAbdi-gz6uu
    @MohamedAbdi-gz6uu 11 років тому +1

    Waaaaw caadi ma ahan

  • @sainemodoulamin9235
    @sainemodoulamin9235 7 років тому +1

    mnsha alh alow idaaaaa lascanned

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 років тому +1

    beeraahii awoowahaay ayaan soo xasuusaanii markaaan ku cayaari jeraay aaniigo hadabo geesa u caraaraayo

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 10 років тому +1

    nice song Liibaan jigjiga

  • @nafisadiriye8298
    @nafisadiriye8298 11 років тому

    Woof illahow wadankayaga khaatumo ka hay isha cadowga Ameen liban jigjiga axsan yaa fanan well done

  • @abwaandhuux5517
    @abwaandhuux5517 5 років тому

    Dhamays weye hestani 🇸🇴
    Dhankastana xul weyen🇸🇴
    Dhaliil iyo wax sheeg maleh🇸🇴
    Dhalinayariyo wayeel sharaftina dhowrto Dawladina +Qarankina dhinacyada u adkeeya dhidiibada 🇸🇴
    Dhulkeena amanta lehee wadanigu ku dharta 🇸🇴 Calankisa dhowroo
    Dhawaciyo xumatada dalkinana ka dhaafo wanagisa dheefsada🇸🇴
    Dhibta iyo qoxoontiga hamigeena dhalan rogay da'yarti u dhoofeen manu naga dhamamayn🇸🇴
    Dhararti timadaba qarax aan dhamaniyo dhimashiyo halaagbaa Haldoorkii dhameeyaye maxan dhaadan doona wadamada dhigeena ah umadooday dhowrtaan ma dilan dhalankiyo Hooyadiyo Halyeyda Hurmuudkoda nolasha ah🇸🇴
    Dhamantin ilahay dhankisana u laabto ISLAAMNIMO DHAMAYSTIRA🇸🇴
    ABWAAN JAMA DHUUX

  • @jiimbaaroow
    @jiimbaaroow 11 років тому +2

    being a Somali is no1

  • @munaloveburco2206
    @munaloveburco2206 8 років тому

    waaw solo where I was born viva sool

  • @ceelasha100
    @ceelasha100 11 років тому

    i like this very nice one keep it jigjiga and qaali ladan

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 років тому

    ilaahoow wadaankeeygii nabaad nagu geeya meelo quuruux badaan ayaan ogaahaay

  • @saeedali3129
    @saeedali3129 11 років тому

    Woow... rageedii ... erayada wax loo dhigan jirin

  • @soomaalia143
    @soomaalia143 11 років тому +1

    wa xaas ayaa hees ka ah alla yaa cizak

  • @waawalalahafilims3073
    @waawalalahafilims3073 7 років тому +1

    liiibaaan talaahi waaad kabax saty

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali  11 років тому

    Thanks Sxb M Rahoy

  • @nashadmohamed2055
    @nashadmohamed2055 4 роки тому

    2020👀👀👀

  • @akramjaliner4493
    @akramjaliner4493 11 років тому

    wooooooooooow lii jigjiga muqaal qurux badan

  • @mxjibriil
    @mxjibriil 11 років тому

    waa haastaan ugu jeclahay heeesa libana jigjia

  • @abassabuudir6694
    @abassabuudir6694 11 років тому

    this is it nice songs bro wakawadataa

  • @farhanalihalane2457
    @farhanalihalane2457 11 років тому +1

    Camera man thank you sxb , sidookale Liibaan bro codkaada laga dhargi mayo alaha ku caafimaadiyo markasta

  • @abdlahida4424
    @abdlahida4424 11 років тому +1

    thnks bro

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 років тому +1

    caaku haadaay gabaadha gaabo ahaayaan

  • @samsamsuuraleyda8223
    @samsamsuuraleyda8223 5 років тому +1

    2019 ilaahow isusoo kiin celi😂😂😂😂

  • @fan2051949
    @fan2051949 11 років тому +1

    foarte frumos!

  • @fadxiawmaxamed3576
    @fadxiawmaxamed3576 8 років тому +2

    maxaan goobaha qurxoon buuhoodle kaguuxayoo jigjiga gabal iigu dhacay

  • @farxaandaahircali5806
    @farxaandaahircali5806 4 роки тому

    Alla abtigeyga mahad xuseen cagey abti maxaa ku xiisey heestaan asaa ibarey mahad marne sxbkey marne abtigeyga

  • @sagaldiriye5106
    @sagaldiriye5106 10 років тому +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw caadi ma ahan

  • @somalidaashidan7713
    @somalidaashidan7713 11 років тому +7

    I only like when say galgaduud and mudug kkkk

  • @cumarsaaney6727
    @cumarsaaney6727 Рік тому

    Intii iga dambeyn donta salaaman

  • @mrmaguurefarizi9960
    @mrmaguurefarizi9960 11 років тому

    WOOOOOOOOOOOOOOOW INABA CAADI MAAHA

  • @user-kq1no9pe7v
    @user-kq1no9pe7v Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @liibaannuur5604
    @liibaannuur5604 7 років тому +1

    Www waan kutaageeraa sxp

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare9770 5 років тому +1

    like saara inta daawaynaysa 2019

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 років тому

    dhulkeeyga hadaan taago kabaaahaa waan siibaan laahay aniigo lugeeynaaaayo

  • @abassabuudir6694
    @abassabuudir6694 11 років тому

    this is it nice congs wakawadataa bro

  • @jamacilmi1770
    @jamacilmi1770 8 років тому

    noolow liibaan jig jiga

  • @amaalahmed362
    @amaalahmed362 9 років тому

    Laascaanood dhex gambiiyo eesh cala hees miss my magaladeyda laska indho uroon

  • @Geessi571
    @Geessi571 11 років тому

    olaaaaaaax Buuhoodle ka Guuxayoo Jigjiga Gabal iigu dhacay, heesta iyo Editing kuba Inaba caaaadi Maaha

  • @nashaadnalkadaara7997
    @nashaadnalkadaara7997 8 років тому +1

    maxaan gobaha qorxoon talasiil iyo wardher buhoodle kaguuxayoo jigjiga gabal iigu dhacay

  • @somaligameschannel4481
    @somaligameschannel4481 6 років тому

    Hesta libaan jigjiga an Ku bartay inuu yahay fanan so baxay

  • @samsamaragsan3615
    @samsamaragsan3615 6 років тому

    Maxaan guuraha riyada habeenimo gooreey tahay galiilyo iqaadayoo qalbigu naxariis godladay daaahir calasoow waa romantic haduba heestan alofay

  • @xamdaabdulkariim6519
    @xamdaabdulkariim6519 11 років тому

    Mnsha allah laascaaanood n teleex.my home town I qish to see abdirahman thnz for ur wonder full clib liiban noloow cade adna illahay no kaa daaayo

  • @SuperXariif
    @SuperXariif 10 років тому

    caleek waa abdi tahliil oo yar

  • @duqowpoiofficiall9237
    @duqowpoiofficiall9237 4 роки тому

    Jigjiga gabal iigu dhacaY

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 років тому

    what does a[score] mean and how can it be improved

  • @handsome3able
    @handsome3able 11 років тому +1

    sxb Abdirahman Editing wad igu dishey caadi ma ahan iyo heestan ninka alifeyba

  • @yasminawil609
    @yasminawil609 8 років тому

    mxan gonyaha taleeex l azcaanod dhex ganbiyoo dhaman:anoo faraz"wataa"ubax"zool"kaaga:gurey:mxan:goonyaha:nugaal:😍😍😍😍😍 fan an Zare inaad: halkaa:heezta:ku:ekiizey:ahayd:wad lafogaatay shet

  • @Ramzi572
    @Ramzi572 10 років тому

    sxp hesta cadi maahan...salute.wardheer

  • @AliAli-if1dc
    @AliAli-if1dc 7 років тому +1

    hees iga dhe

  • @warsamecabdi5613
    @warsamecabdi5613 5 років тому +1

    sxb heestan dhiga ayah idhaqa xaqdi

  • @umuamiira4843
    @umuamiira4843 6 років тому

    hees shidan iga dheh

  • @suleekhaaxmed6006
    @suleekhaaxmed6006 7 років тому +3

    ubax sool kaga guray

  • @user-xp8pp3lc9z
    @user-xp8pp3lc9z 8 місяців тому

    Ali Yere Ali

  • @ahmedise4600
    @ahmedise4600 11 років тому

    buqoorka qabilka dimo somali wax uma haystid

  • @jamalelmifure8652
    @jamalelmifure8652 8 років тому

    ubax soool kaaaga guray ax ax taleeex laascaanood dhex gaanbiyoo nooolooow

  • @mohammedrahoy3064
    @mohammedrahoy3064 11 років тому

    wlhi sxb camera man waxa ad is taahishaa in bilan lagu siiyo sababtoo ah I realy liked how u edited all your videos kep it up bro

  • @fadxiawmaxamed3576
    @fadxiawmaxamed3576 8 років тому

    maxaan gaarida haween boqol gabdho qiima badan salaanta kagoostayoo adiga kuugooni ahay

  • @axmedali9798
    @axmedali9798 11 років тому +1

    cano wayee gabadha weey iga dheex baxdee bal usheek iinan udhimanayo walee jacelba gabadhas arageedi ar eegey kobtas ayaban kajeecladeey war gabadha wa nin dheero cad oo lafleh dhaha ii xayeysiya gabadhuu weey isaqdee bidhan wax lagu jeecladey igu horeyso wana inantas na qabridahar ban kugeeyn laaha ilkacaseey xafada riigan kusomarin laha qoraxey iyo sheygosh ban ku arabi laheyn ,,,,,,inantas wan cashaqey tolayey war dee msg isoqora meeshey jogto intan australia kaso dulan europ oogu iman laa

  • @SurprisedBiscuits-kd6ww
    @SurprisedBiscuits-kd6ww 6 місяців тому

    🎉😢😢😮😅❤

  • @abdikanimqoje3768
    @abdikanimqoje3768 8 років тому

    hees dhinacwalba ka dhisan caleeek

  • @Mfarhansom
    @Mfarhansom 11 років тому

    OMG....his arms could be used as a toothpick..

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 4 роки тому

    ilaa galgaduud iyo mudug sanaag kaagoobayoo hadana gacalooy kuhelin🇸🇴 dhulkeenu amaanta kuwacanaa

  • @duqowpoiofficiall9237
    @duqowpoiofficiall9237 4 роки тому

    Buhoodle kaa guuxaYoo