Waxan Qiraya In Jamac Shabeel Yahay Geesi dhiiran oo Indheerad Garda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 19

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan Рік тому +1

    FULAYGU LABA MAR BUU DHINTAA GEESIGU MAR BUU DHINTAA DOQONTUNA TIRO BEEL BUU DHINTAA

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il Рік тому

    Waaryee meeday culimadii xasan sheekh baa iibsaday soomaaliya oo dhan berina sangadhuudhi baa qabsanaya xeebaha soomaaliya oo dhan ilaa jabuuti idinkuna reeraad ka hadlaysaan ee 🙃🙃🙃🙃🙃🙃 waar kagaadha intaanu saxeexin 📢📢📢📢📢📣📣📣⛔⛔⛔⛔⛔⛔⛔⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️

  • @ismailaden6939
    @ismailaden6939 Рік тому +2

    Jaamac Galad runkahadlah xaqiiqada jirta thanks bra ❤❤❤

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il Рік тому

    Adeer heego cadhooley malaha oog ee waa magaalo garxajis leeyahay ogow midhkaasna anagu beri baanu kanahay dagaalkaas dulmiga ah ilaa maalintuu bilowdayna waanu abhinaynay heego cadhooley jeegaan marya.alool 🤨🤨🤨🤨

  • @mahamudmahamud-93818
    @mahamudmahamud-93818 Рік тому

    Jaamacoow Adiga iyo jaamac shabeel Maydaan Garan Hadalkii maxamuud xaashi ee Ahaa Nabadda iyo Colaadu Waxay taal laascaano,.

  • @شمسالدينإبراهيمآدم

    اللـهُـمّ إنـي أبْـرءُ إليْـكَ مِمـّـا صَنـَعـَـا مـوسـی بيح و غراد جامع / اللهـم صلّ علـى محمدِِ وعلـى آل محمد

  • @mahamudmahamud-93818
    @mahamudmahamud-93818 Рік тому

    Waayo Maxamuud Xaashi Waxuu ka wadaa 1-Haddaad Soomaaliland Soo Raacdaan Waxaad Qaadateen furihii Nabadda, Haddaad Diidaana Waxaad Qaadateen Furihii Collaada.

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 Рік тому

    Waa nin wxa garada jamac shabila hore ayu uyidhe walige muse kamo adkanayo ragu guryhoda ugu tagaya

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan Рік тому

    Balaayo iyo baas baa ku dhacay

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Рік тому

    W.m.santihiin .

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan Рік тому

    Maashaa'allaah ssc

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому

    Jaamac shabeel waa khabiir amni oo si fican u yaqaan reerka Harti ❤

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 Рік тому

    Siil baad tihiin labaddiina dameer ee caano boodhaha lagu soo koriyey marba lugta la qaadaa raaxdaan weji ma lihidin
    Jaamac shabeel oo diaper xidhan.
    War nooga dhigay Saan.
    Shame on you. Idiot.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Рік тому

      Hooyada iyo walaasha alaabtoodii markaad iskasoo hormarisay sifiican baad u cadeysay cidda aad tahay. Hadaadan Tirin ood katowbad keenina waa Utun kaaga horeysa Ilaahay hortii. Magac Ragg baad wadataa Raggna inaad iska celiso ayaad rabtaa markaasaad iskaso hormarineysa alaabti Muxramkaaga. Subxaanallaah.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Рік тому

      Jaamac Shabeel waxaan u aqaana Jaamac Towxiid Allaha Caafiyo Allaha Unuuriyo Qalbiga iyo Qabrigiisaba. Anigu mar horaan usheegayo ku idhi Muqdisho iska Xaadiri oo dhis Urur ama Xisbi oo kaso qayb gal doorashadda ugu horeyse Qof iyo Cod ah. Hilib waa nin waayay iyo nimu kalusha. Jaamac Shabeel waxuu noo yahay Hogaamiye Ruuxi ah oo hadana Geesi ah oo waaya arag ah.

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il Рік тому

      ​@@hafsaali4297waa nin garxajis ah oo ceelkuu udhashay fadhiya ee muxuu kadoonayaa xamar

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Рік тому

      @Ali-xw9il dee hadaanay Reerku kadhashay kafaaiideysanaynin Iimaankiisa iyo Caqligiisa iyo Cilmigiisa oo waliba ay caayayaano diaper buu Xiran yahay iyo aflagaado Been ah ay kudaba wadaan HA yimaado Soomaaliya Soomaali waa Qabiil Qura Shaydaan uunba isku diray. Midda kale Maxaad uqariibsaneysa in Isaaq Muqdisho uu joogo Muusahan miciyaha waawayn sow Soomaaliya wax mabarin bacdallaahi isaga iyo Snmtan naar afuufka wada noqday. Midda kale Mahdi Guuleed mee, oo Cabdi Xaashi iyo Fowziya meeye. Horaan usheegay Isaaqow intiina fiicfiican inooso dira. Inta kalena Allaha tuso Xaqa.