Idinkaba laydinku caaya wadanka ciro xirsiina xaashi cukuse abdirisaq Khalifa balnqaadaysu San filin kanti boobaysha ins inakhaliif inti kulmiye wasiir ka ahan jiray
Waar waxaas cod uun buu ku waayayaa Cirro khubadihiisii caantaynka ahaa ayey ku hadaaqeen fanaaniinta marka horeba uu laabsaalax u yahay musdanbeed kkkkkkkkkkkk
Waa Nacas kani. Ma waxaad doonaysaa inay sidaada Muuse dabada u dhaqaan? Ma waxaad diidaysaa in lala xisaabtamo kuwii ciidanka shirqoolay ee badhna laayay badhna xoogagii SSC u loogay? Waad kululaatay ee iska naso oo ilaahay risiq kan dhaama weydiiso.
Wasaarada war faafinta fanka iyo suuganta waxa loo baahan yahay inay ilaaliso oo ay daba gasho oo ay kaantaroosho fanaaniinta dalkan ka hawlgala oo loo sameeyo shuruuc faneed oo aan xadka ka gudbi kari oo noqda kuwo xadhko goosta oo waxa ay meel kasta cadawgu ay duulaan qaawan kaga soo qaadeen wasaarad kasta iyo nidaam haayadeed oo j.somaliland ay leedahay ee waa in laga hortagaa oo laga dabatagaa lana sugaa dalka iyo dadkaba?mida kale waa inay wasaarada fanka iyo suugaanta loo sameeyo laan gaara oo leh hal akoon oo dhaqaalehoodu ku dhaco loona sameeyo gudoomiye fanka iyo suugaanta dar dar galiya oo u sameeya shuruuc iyo nidaam hal meel ku kooban oo laga daayo kooxo inba meel joogta oo qabiil hadhowna noqota oo kooxba dano kale lasoo dhex marsan karo?Hadaba waa in qofkii ama kooxdii lagu arko inay dalka gudihiisa ka dhex samaynaya koox faneed oo aan soo marin wasaarada warfaafinta fanka iyo suugaanta ee la arko waa in lasoo xidhaa lagana joojiyaa falkaa ay ku kacayaan oo la hoos geeyo halka uu fankoodu ku arooro iyo haayada uu hoostago? Markaasaa lahelayaa nidaam iyo kala dambayn dawladnimo oo shaqaynaysa?ee waa inay xukuumadu gacan bir ah ku qanato oo ay kaantaroosho dadkan is dhex yaacaya ee wax walba qabiilka ka dhex raadinaya ee ina soo dhex galay.?masaxwaynuhuna wuu ku sax sanyahay inuu soo wada xidh xidho cidkastoo la timaada sheeko qabiilaysan oo qaranka lagu duminayo iyo cida soo adeegsanaysaba ee fal dambiyeed kaa ku kacaysa?guul iyo gobonimo j.somaliland waxaana la doonayaa in lakala diro fanaaniinta ee waa in taana laga hortago oo waxa ladoonayaa inay fanaaniinta layidhaahdo kaalaya oo dalka iskaga soo wada dhoofa oo ay hadhowna ay sheegato dawladaa fashilantay ee somalia oo ay ka dhigaan fanaaniin somalia ka tirsan ama u dhashay dawladaa somalia ee fashilantay oo lasiiyo paasport kaa somalia leedahay markaa waa in fanaaniintaa loo sameeyo passaport somaliland oo haday yara tagayaan ama lasoo dalbado waa inay helaan passaportka j.somaliland oo ay ku dhoofaan kuna soo noqdaan meel kasta oo ay tagayaan?siyaasada ay somalia ay u isticmaasho j.somaliland na waa taa oo waxay hadhowna dhalinyarada ka dhaadhiciyaan laydinma aqoonsana oo dalba ma idinkaa ah waxaad ka tirsan tihiin dawlada somalia ee taasi oo ah been iyo wax ay iska dhaadhiciyeen markaa waxa laga doonayaa dawlada j.somaliland inay dalkasta oo ay saaxiibo yihiin j.somaliland inay safaarad ka samaysato iyaguna safaarad keensadaan j.somaliland si loo wada shaqayn karo?guul iyo gobonimo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xayawaan maxaad horta ciidanka ugu xoqotaan, ciidanka laga hadli maayo ee waxa laga hadlayaa cida sida xun u maamulay ee jebisay hadii la sheego ma ciidankaa laga hadlay. Aduunka way is deldelaan jananada iyo madaxweynaha ciidankiisa maamul xumadiisa uu ku jabay. Muse iyo Taani waa in la xukumaa.ciidanku waa dulmanayaan kuwii dulmiyaya joogaan.
Fananintu iyaga is cebeyey markee cidaanka nabad galyadooda illalinaya illahayna ku asturay .
Cidan jabayna mu jirin manta ayeba ka cudud iyo tayo badan yihiin .dorashadu marke dhamatana musee lascanood wu soo celinaya turxana hadeed majirto sida ula socda.
Wlhi w runtii waba qudabadi ciiro
kkkkkkkkkkkkkk
Masha alllah mustafe shiine nolow geesi❤
Dadkani. Waa dhuuni raac bes ma kala jecla. Kan jooga iyo mode imandoonaba. Malaga han daleedb.
Well spoken👏👏👏
🎉
intii ciro salaxlay ka lahaa ayay noogu heeseen
kkkkkkkkkkkkk
Waa kan oo miidhan kuwa ladagey muuse.
Hees baa wax laga wey diiyey markaas ayuu cirro nala doontey.
Tiinkaa la jiidhsiiyey
Laakiin run bay sheegeen
😂😂😂😂😂waar qaranka wali waan fahmi la'ahay 😅
Guruja is faaniyay oo iska dhigay abwaan markaasu hadalki ciro u dhiibay kuwii
Coo laha umada hadii lay waydiiyo ciidankaan Casha
Waa su'aale adigu mad kajawabtid😂😂😂😂
WAA DHAMAADKII BUDHCADA KULMIYE WADANI GUUUL❤❤
Idinkaba laydinku caaya wadanka ciro xirsiina xaashi cukuse abdirisaq Khalifa balnqaadaysu San filin kanti boobaysha ins inakhaliif inti kulmiye wasiir ka ahan jiray
Guul wadani Insha Allah
Heesso maaha waa ciidanka qaran ka oo la caayayo waa qalad aduunka waxaasi kama dhacaan waa in la xidho shacbku waa iny dilaan aduunka qof ciidaka wax ka sheega waala xidhaa
Waar waxaas cod uun buu ku waayayaa Cirro khubadihiisii caantaynka ahaa ayey ku hadaaqeen fanaaniinta marka horeba uu laabsaalax u yahay musdanbeed kkkkkkkkkkkk
😂😂😂😂 kulmiye aya doranaya wa lanacee
@@abdirashidhassan5027 ma kulmiyaad dooranay saa maxaad markaa ku qosli
biiriq biiriq dhalay ina quuja kaa meeya taagaten haadad nin raagtahy fuutada uu dhaaq muuse shani inta laagu imanayo
Su.aalaha ka jawaaba 😂😂😂😂😂
Ciidan ka fahiima quujaa jabisay hebelow
Waa Nacas kani. Ma waxaad doonaysaa inay sidaada Muuse dabada u dhaqaan? Ma waxaad diidaysaa in lala xisaabtamo kuwii ciidanka shirqoolay ee badhna laayay badhna xoogagii SSC u loogay? Waad kululaatay ee iska naso oo ilaahay risiq kan dhaama weydiiso.
Nabiga naxariis iyo nabadgalayo korkiisa ha ahaato
Hadii cidankiisa la jabiyo talaabo ayuu qaadi jiray
Lkn mouse talaabo kalimantan ilaa hadatalaabo muu qaadin wayku gudhaye
Cayda ciidanku waa dambi! Waa in jeelka lagu gaajaysiiyaa nijaasta; cadow kalkaalka ah. Barwaaqada iyo nabadda Somaliland ee ciidanku sugay ayay futada kula qaadeen.
maanta socon moyso .
Ilmada yaxaaska 😂😂😂😂😂
Cirro waa Donald Trump oo Ruushka la soo safta dagaalka oo kale kkkkkkkkkk
Saxaafada gaarka loo leeyahay sow kuwii ka baxay dhexdhexaad nimadii bedri koosaar maxay in agaasimahu warku siiyo?
Xukumadda fidnada runta ma jacla kkkkkkkkk
Waruntii caydii ciro ayuun bey calaf ku doneen kkkkhunguri baa meel xun la marey kkkkk
Agaasime intaa fanaaniintu sheegeenba soo run maaha Marka run laga hadlo
Heego 😂😂
Kani waa tuugii markii uu barasabka awdal ka noqday iibsaday dhulkii dawlada iyo xafiskiisi ee kadib saylici xilka ka qaaday kadibna madaxweynuhu soo celiyay.
Shinow tani hees ka wayn kkkkkkkk
Heestu kaliya waxay sheegtay in laysla Xisaabtamo wixii Dhacay!
@@Somfox1 oo ma wax qarsoon ayaa jira maxaynu isu indho tirna buur madawgan amika xaqiiqada soo taabty maanu lahayn ciidankaan furfuraynaa oo lacag ayaan adeegsanayaa hiilna ku siin dhinicii kale buuro maynan fuulin ciidanka dhexdiisa reer hebal maan la galinin dawladnimadu waa shicibka hiilna ciidankooda umaysamayn
Kani waa faruuq adiga xaar xaar loo wayay
Inaadeerka haduu madaxweyne noqonaayo maxaad ku diidi shiinow
Wasaarada war faafinta fanka iyo suuganta waxa loo baahan yahay inay ilaaliso oo ay daba gasho oo ay kaantaroosho fanaaniinta dalkan ka hawlgala oo loo sameeyo shuruuc faneed oo aan xadka ka gudbi kari oo noqda kuwo xadhko goosta oo waxa ay meel kasta cadawgu ay duulaan qaawan kaga soo qaadeen wasaarad kasta iyo nidaam haayadeed oo j.somaliland ay leedahay ee waa in laga hortagaa oo laga dabatagaa lana sugaa dalka iyo dadkaba?mida kale waa inay wasaarada fanka iyo suugaanta loo sameeyo laan gaara oo leh hal akoon oo dhaqaalehoodu ku dhaco loona sameeyo gudoomiye fanka iyo suugaanta dar dar galiya oo u sameeya shuruuc iyo nidaam hal meel ku kooban oo laga daayo kooxo inba meel joogta oo qabiil hadhowna noqota oo kooxba dano kale lasoo dhex marsan karo?Hadaba waa in qofkii ama kooxdii lagu arko inay dalka gudihiisa ka dhex samaynaya koox faneed oo aan soo marin wasaarada warfaafinta fanka iyo suugaanta ee la arko waa in lasoo xidhaa lagana joojiyaa falkaa ay ku kacayaan oo la hoos geeyo halka uu fankoodu ku arooro iyo haayada uu hoostago? Markaasaa lahelayaa nidaam iyo kala dambayn dawladnimo oo shaqaynaysa?ee waa inay xukuumadu gacan bir ah ku qanato oo ay kaantaroosho dadkan is dhex yaacaya ee wax walba qabiilka ka dhex raadinaya ee ina soo dhex galay.?masaxwaynuhuna wuu ku sax sanyahay inuu soo wada xidh xidho cidkastoo la timaada sheeko qabiilaysan oo qaranka lagu duminayo iyo cida soo adeegsanaysaba ee fal dambiyeed kaa ku kacaysa?guul iyo gobonimo j.somaliland waxaana la doonayaa in lakala diro fanaaniinta ee waa in taana laga hortago oo waxa ladoonayaa inay fanaaniinta layidhaahdo kaalaya oo dalka iskaga soo wada dhoofa oo ay hadhowna ay sheegato dawladaa fashilantay ee somalia oo ay ka dhigaan fanaaniin somalia ka tirsan ama u dhashay dawladaa somalia ee fashilantay oo lasiiyo paasport kaa somalia leedahay markaa waa in fanaaniintaa loo sameeyo passaport somaliland oo haday yara tagayaan ama lasoo dalbado waa inay helaan passaportka j.somaliland oo ay ku dhoofaan kuna soo noqdaan meel kasta oo ay tagayaan?siyaasada ay somalia ay u isticmaasho j.somaliland na waa taa oo waxay hadhowna dhalinyarada ka dhaadhiciyaan laydinma aqoonsana oo dalba ma idinkaa ah waxaad ka tirsan tihiin dawlada somalia ee taasi oo ah been iyo wax ay iska dhaadhiciyeen markaa waxa laga doonayaa dawlada j.somaliland inay dalkasta oo ay saaxiibo yihiin j.somaliland inay safaarad ka samaysato iyaguna safaarad keensadaan j.somaliland si loo wada shaqayn karo?guul iyo gobonimo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxan loom dul qadan karo waa dibjiirin ha indhaafan iyag iyo saxafad barafadka ha waa huwan mal eeg suasha uu wadiinayo masuulka ciidanku waa birmagado adiga iyo
WAAR WUU JABAY CIIDANKU EE WAXAD DIIDEYSAAN SU'AASHA AH YAA JABIYAY
Ciidanku hadu jabay maxaad gabanaysa adigu ma farraha ayad xiine ku leedahay.
Yaakuu ciidanka qaranku muu jabiiin ciidanka somaliland is power af xuma dadkani somaliland waligeed am liicayso😂
Fanaaniintu xaqaaiqa dhabta ah ee wadanku ku jiro ayay suugaan ku cabireen
Xayawaan maxaad horta ciidanka ugu xoqotaan, ciidanka laga hadli maayo ee waxa laga hadlayaa cida sida xun u maamulay ee jebisay hadii la sheego ma ciidankaa laga hadlay. Aduunka way is deldelaan jananada iyo madaxweynaha ciidankiisa maamul xumadiisa uu ku jabay. Muse iyo Taani waa in la xukumaa.ciidanku waa dulmanayaan kuwii dulmiyaya joogaan.
Ciidanka idinku miyaydaan jabin xayawan yhow
@@WarsameAbdi-ii8grWell done! Waa huwanta kan madaxda caayaya