j galadow iska daa qaranimada shacabka aya leh hadana ciidooda aanan ka ladeyn hurdada kuwa la heystaha ee somali ku abtirsada wa la xoreynaya insha allaah
Aniga xoolo ma dhihi karo waayo xoolaha nafci beey leeyihiin hilib iyo caano ilknse kan aniga waxaan ku matali lahaa naag la soo guursaday oo guri nin u dhaqda 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kan waa nucii Ethiopia kasocday muqdisho soo weraray marka laqabtayna dhihi jiray xooga nagula soo diray ee anaga werar manihin wanala qasbay dhihi jireen kan jawab mamudna
Aadan faarax waa daba dhan itoobiyo oo dadkii ayaa la gumaad maalin kasta asagaa ka mid ah dadka lagu gumaaday soomaali.galbeed oo loo soo adeegsaday isagoo gumaadkaa oo abii axmed ugu wakiil ahaa gumaadka soomaali galbeed
Merci 1000 mill foi jaamac galad Alaa yacisak alaah yacisak
Wa suaal wanaagsan ay tahey in uu ka soo jawaabo
Asc wariye.guul.waxatahay.mid.geesi.soomaliyeed.allahakuxafiido..waxatahay.weriye.qaran.guuleso.runtankugu.jeecelahay❤❤❤❤❤❤❤
Waa horgal u baahan in naasaha laga tumo inshaa allaah dabadhilif salkiisu waa hoog
WAXA SOO NOOLAANAYA OO TAAGEERADA UMMADA SOMALIYEED NAF IYO MAALBA HELEY HALGAMAYAASHII SOMALIGALBEED
Runbad usheegtay haduuyahay qof caadiya
Anigu uma aqaano ruux caadiyee
Mahadsanid jamacoow
Tank you dljir
Wr jaamacaw kan waxa dhaama xoolaha mayeedhaanka ah
Cisse waa walaldoon kaaliya ADEN ALALEH UU KAALEY kaani waa fourlabeh waa waada caayenka faan mooye
Waad aad aad baad ku mahadsantahay j'ai ta aad siisay aadan faarax
Qof maha Somli Ah Halganka Somli Galbedna Aqon Uma Laha
Tu as raison mon journaliste ❤❤❤❤
Maasha Allah ilaahayow afka hakaa goynin, jawaabtiisii dhabta ahayd ayaad siisay nacas kaan iska neefsaday
Waa runtaa jamac galad waa axmaq rajo lahayn
Daljir tv aad &aad baan kuugu Mahad celinayaa sida runta aad ugu Sheekty aadan farax waa dameer iska dhergay oon ficil & damiir aan Laheen salaan sare)
Thank you jamac galad
You right, this one is missionary
Horgal Ethiopië weeye
Waa xayawaan
Waa sax
Waa Janus lagu shaqesto wuuxuna kudanben sidii cabdi ileey xabsi xabashi jaajuus xabashi
Kkkkk MaashaaAllaah Jaamac Rabbi cadowga ha kaa qabto !
Excellent job
Saxsax mahadsanid
Nin aqli badan rag ah wax Fahmi Kara oo Somali ah.xil ma maloo dhibayaa itobiya..aan is weydino
Abadan lagama yaabo.
@@mayowomarr5123mya mya looma ogala car wakaase ogaden halaga dhigo
j galadow iska daa qaranimada shacabka aya leh hadana ciidooda aanan ka ladeyn hurdada kuwa la heystaha ee somali ku abtirsada wa la xoreynaya insha allaah
Wadameer ciyay adan farax
Masha aalah❤❤❤❤❤
Aadan waa qashin
Fadlan somaliyey toqonka namamatalo besha cise weyne
❤sax
fadlan somaliyeey toqonka muuse biixi nama matalo ogaada
Sax hakasoo jawabo ummaddana qaladny ha ku hogamin
Waa kabaqaadka abbiye
That’s true brother
ADEN FARAH OROM WEYE SOMALI RAAD KUMA LAHAN.
WAA GARAC NA SHEEGTA O JAJUS AH.
Aden Farax inaa qotiyoo Waa horgal bilaa asaal ah u baahan in naasaha laga qaraaco
Wallaalkey Afkaaga caano lagu qabay ❤
Dowlada degaanka soomaalida mar horuu xoroobi lahaaye aadan faarax oo kaluu ka xoroobi la yahay qashinkaas aan ka xoroobi la nahay hala laayo
Mahaad Allah Rouun u chgeeg waxa jooga djibuti
SOMALIDA GALBEEDEY MAALINTAD SUGEYSEN SAAKA WAALA JOOGA HALGANKUNA DIB AYUU UBILAABMEY HALGANKII FARMAAJO NIYAD JABKEEDA LAHAA
Adan F waa dhashii ciidamada Amharada ay ku dhaleen gudaha Ogden region,nin dhiig Somali ku jiro hadalkaa ma dhaheen.
More than than 2000 and above genocide innocent people children and mothers 😢old people 😢😢😢never 😢he's not a Somali
JAMAC GALAD. WAA GEESII GEESII DAHLEEY. OO. SOMALIYEED. OO. UU WADAA . HADLAA. 5TAA. SOMALIYEED. KAGAA. QABOO. DALKA. AAN KU DASHEEY. EE. AAH. 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. DJIBOUTI. OO. AAH. DALKAA. LABAAD. EE. SOMALIWEYN. WADAA. LEE DAHAY
Jamac galad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa jaajus ethopia
😢😢😢😢 c'est vraie Djamah
Jaamac Galaad waxaad tahay nin geesi ah, Somali ah.
Aawey dadkiisii doqonkan p.s waxa uu sheegayo Horgalkani
C'est vrais wlhi
Waxa waydisa yaa ugalnay hagankii somali galbed maseh ugyahay maqo wiil oo Somalia ku dhimata maqo ku nafowday 1977😢😢😢 hana xasusin
Galad geesi geesi dhalay❤❤❤
Waa toog daba dhiilif ah.. hadaa loo ogoladay ino hadloo.
Ninkani Somaali ma'ahaa dhulkana isagaa iibsaday
Waa adoon waxaa uu qaday oronimo
DOWLADA FEDERAALKA SOMALIYA AYAA LAGA RABAA IN AY TILAABO KA QAADO QOFKA SOMALIGA AH KA HOR YIMAADA DOWLADNIMADA SOMALIYA....
This Guy Somaali Maaha. Waa Slave for his stomach.
Bisiq Sarmaan
Asc. Saxib. Jaamac. Galad. Aniga. Kan. ILaa. Hada. Wax. Aan. Ku. Sheego. Ayaa. Kasi. La ahay. Adan. Faarax. Ma. Nin. Baa. Ma. Naag. Baa. Ma. Khaniis baa. Ma. Abii. Buu. Qabaa. Ma. Nacas baa. Ma. Dhimane. Dhimanabaa. Hadaba. Waxaa. Kuugu. Leeyahay. Adan faarax. Doqon yohoow. Somaliya. Waa. Somaliya. 5. Somaliya. Wariyaa. Adan faarax. Please. Waa. Ku. Baryayaa. Mogdisho. Taq. Halkaasaa. Lagaaga. Baahan yahay. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Saxib. Jaamac galad. Guuleeyso
Ciise wuu sheegtaa ee waa Oromo ninku!
Tabadilif like that
Welkom 🤗 Jaamac Galad
Asc.wariye sarre jamac Galad sxb. Sifiican baad u karbaashtay Cawaanka.
Amxaar la daaq ah.
Sxb.Geeridaa been,
Kugu maalnay.
Noolow.
Ninkan waa nin daacad u ah calooshiisa ee yaanan lala yaabin
Hhhhhh wallaaaahi waaruntaaa
Jamac saxbaa tahay waxaa sheegtay farax run waa camiil illaha ka fogaaday kalsoonidii ka dhimatay Ethiopia kaas fareey ka haystack waa xaqiiqo
Nin matagay waxba doorsho , Aadan sac city ka soo jeedawaaye , was dabadhilif , calooshi u shaqeyste , gumeysigu ku shaqeysto
Doqonimada wuu ku dhashay. Xoolihi ayaah dadka u taliya
Waa aqiro samaan
SAX ❤❤❤❤❤❤❤
JAAMACOW AFKU KUMA GO´O😊
SOMALIYEEY CARUURTA JOOGTA KUWA DHALANDOONA KUWA AY SII DHALIDOONAN WAXAD USHEEGTAN AADAN FARAX IYO WAXA UU DHALO IYO WAXAY SII DHALAN INEY SOMALI AHAYN NOQONA DOONIN
Itoobiya waa in la iska dhiciyaa .waa in laga xoreeyaa dadka Muslimka ah gaaladan naxariista daran.
Waad saxantahay
Jamac galad
ninkani waa nagad dhitey maha Cissé ma matali karo deganka Somalida waa amxari runti waxa uu nagasoogo waa xaabad Adi anahey Cissé wayn somaliyee naka rali noqda runti manta waxa idhii xaqijinaya in uu naga dhintey Aden farah Ibrahim
waa jawaab ku fiican waxaad ugu jawabtay
kuwa badan oo sidiisa ah way badanyihiin
nama matali karo isse waa soomali.
🦍🦍🦍🦍🦍🇪🇹🦍🇪🇹🦍🇪🇹🦍🇪🇹🦍🇪🇹🦍🦍🇪🇹🇪🇹🦍🇪🇹🦍🇪🇹🦍🇪🇹🦍🦍🇪🇹🇪🇹🤮🇪🇹🤮🇪🇹🤮🇪🇹🤮🇪🇹AAADAN FAAARAX AKHAS CALEEG🤮🤮🤮🇪🇹🇪🇹🇪🇹🤮🤮🦍🦍🦍🤮🤮🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🤮🤮🤮🦍🦍🦍🦍🦍🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🤮🤮🦍🦍🦍🦍🦍🦍
Aden Farax waa calooshy u shaqaystee biilaa asaal ah xoolaha ayaa damaa
Jama waa kkkkk aden oromo
Jaamacaw maxad hadalka ugu khasaarin?
Anigu ciise hadan ahay hadana somali iyan kala meel jogaa kami madhan ee macna laawaha ah
Soomaali maaha waa garac hooyadii bas isagoo uurle ulatimidcabihii waslaisuqabsadsy
adan farax waa danyer nin rag ah maha waa wax liita oo anan damiir laheyn
Jamac galadow waxan taageersanahay sida aad isugu mashquuliso arrimaha somali wayn oo dhan, inkasta oo marar badan fakarka lagu kala duwanaan karo. Anigu waxa aan waafaqsanahay in ninka wax falany uu ujeed cad iyo hadaf wadaninimo uu xambaarsanyahay. Siyaasadda iyo siyaasigo waa danlay waqtiyasan. Umadnimadu iyo wadaninimadu waa soo yaal iyo sii yaal.
Runtii aniga laftigayga waxa can dhuufo kuwayay 6 caruura iuo 5 aan ila abtinahay 11 aadan orom namamatalo
Somali waa Somali meelwalba eyjoogto
😢😢😢😢
AADAN FARAX CIISE MA MATALO SOMALI MAMATALO SOMALI MABA AHA
Aniga xoolo ma dhihi karo waayo xoolaha nafci beey leeyihiin hilib iyo caano ilknse kan aniga waxaan ku matali lahaa naag la soo guursaday oo guri nin u dhaqda 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Jamac waa runtaa waa caadqaate calooshii u shaqayste basaasa uf ayaa ku nirir
Uma Adan gafin ee run bad u sheegtay.
Ninkani waaa orom ee maaha Somali waa lagu khaldayaaa uun waaa doqon weyaan xoolaha ayaa dhama kan
Waa socal daween oo Madaxa dalinese hort kuma tahay
Kan waa la heyste magac u yaal ah, oo loo quudiyo si maanto kale Isirkiisa afka ka caayo.
Nin cunno dheh
Kan waa nucii Ethiopia kasocday muqdisho soo weraray marka laqabtayna dhihi jiray xooga nagula soo diray ee anaga werar manihin wanala qasbay dhihi jireen kan jawab mamudna
Aadan faarax waa daba dhan itoobiyo oo dadkii ayaa la gumaad maalin kasta asagaa ka mid ah dadka lagu gumaaday soomaali.galbeed oo loo soo adeegsaday isagoo gumaadkaa oo abii axmed ugu wakiil ahaa gumaadka soomaali galbeed
Asc jaamac
Kama soo jawaabikaro wuu ogyhy inuu aad uliito
Nin liita oo bilaa damiira in laga hadlo ayaaba xaaraana dadkiisi lagu horlaayay.
LAGA ROONE AADAN FAARAX MALA DABADA UDHIGO ABIY SOMALI GALBEED NOOCAAGAN OO KALE WEY ISKA CALAAMADEEYEN
Jamaicaw ninkaan sawira laga hayaa!!
Waa nin ku,abtitsanaya nin aan dhalin,waa nin dilaya ninkii dhalay.
Hhhhhh adanfarax horta moxow yahayna horta hadii ow noqday masulsare oitobiyanah moxow wxuguQawanwayay shacbka siti omilitiriga xasuuqay dhiga dadkiisa inowkubedeshay
😂 xoolihi. Cabdi ileey waxbo ma dhamo
War kan waqti haku qasaarin waa nin shilinka lasiiyo ku eg wax ka gudubsan makaha
Adan bustaha gumaysiga madow Allaha Ka dulqaado
Cidna waxba uma qaban Karo
Aamuska ayuu Ku fiicnaa
MAXAMUD CABASKA FALASTIIN AYUU LAMID YAHAY QOMKASTANA LAGAMA WAAYO DABAQOODHI HALA YAABINA NOOCAAN
Somaliyed wiilku waa keena lkn la haysta suga wuu xoroobiye