Tani waa maafiyo Cabtooy yaa ku soo diray ninka waxa loo celinayaa xaaskiisii hore beenlay $3000.00 buu ku siiyay magacaaga lana lagu bahdilay. Marka gurigiisii hore lagu celiyo ayaan siinaynaa lacag sun iyo waabeeyo ayay kaa tahay!!! Iminka waad afduubteen shilin kuma siinayno urto. Hanagu soo caan bixin.
Waxaas oo dhan waa sheeko maxaad ninka u kufsatay ma adiga laguu dawarinayo ayaa isaaq caynaysaa shufto. Maxaad inka u kortay iyadoo lagu daawanayo waalib ma taqaanid ee indho adkidaa diintee ayaa kuu banaysay in aad wax xun samayso uff.
Marwada xishood ninkan adiguu kula joogaa Reer dumaashidaa ka xishood Subxanallah
Baahiyeey aabahaa wass
😂😂😂😂😂😂 aabo iga dheh
Adeer waa sax inuu yiraahdo Laakiin noo
Aabo 🚫
😇😇😇😇😇
Dahir caashow goormow daarood noqday mka baxay hg sacad😂😂😂😂
Wll marwo sharafleh.Ayaad.tahay ha ubixin dadkan.aan diin iyo dadnimo midna garanayn ee khaldan
Subxnallah Aabo kute ma Aabo la.an ba hysa 😂
Aboo is only your father
She called dad to her mother's husband n knew her father was still alive now 😂😂 now her husband calling Daddy to dahir
Ayay la hadlaysaa gabadhu???? Naa warka iska daaye soo dir ninka suxran😮😮😮😮😮
Lacag inuu siiyo rby aabo dhahy😀😀
Somaliyay wiilka xaasaki kaxiishod was ceeb waxa dhibah maga aduu dho abo dhaga caraba siida qofkas kawan walid u guyadha
Aabihii waa nool yahay 😢Subxanallah
Ani aabe iima aho
Khadiija marwo fiican baad tahay dadkan kan ha la sheekaysan mida kale waa Garxajis
NAAGTAAN NINKAN XANUUSANAYA WAY KU SHAQAYSANAYSAA HA LAGA GAADHO 😂😂😂
Aabo yuusan dhihin waa qash
ilmuhu wuu odhan karaa qof ka wayn aabo laakiin.waaludku ilma aanu dhalin aabo ma odhan karo
Tani waa maafiyo Cabtooy yaa ku soo diray ninka waxa loo celinayaa xaaskiisii hore beenlay $3000.00 buu ku siiyay magacaaga lana lagu bahdilay. Marka gurigiisii hore lagu celiyo ayaan siinaynaa lacag sun iyo waabeeyo ayay kaa tahay!!! Iminka waad afduubteen shilin kuma siinayno urto. Hanagu soo caan bixin.
Walashay adigaa naagtiisa kala baxay
Iminkana ku qabaa
Xishood reer dumaashigaana social media Adigaa keenay oo ku dawarsada Ceeb 🤨🤥🤥
Adeer muu dhaho laandheero maxaa ka wadaa tan oo kale manoo danbaysay. Markaa malahaysto ayuu kuu yahay
Waxaas oo dhan waa sheeko maxaad ninka u kufsatay ma adiga laguu dawarinayo ayaa isaaq caynaysaa shufto. Maxaad inka u kortay iyadoo lagu daawanayo waalib ma taqaanid ee indho adkidaa diintee ayaa kuu banaysay in aad wax xun samayso uff.
Nahabad xoolo ayey magacisa ku radsanaysa
Ninkeeda ayay wax ladoonaysaa adigu xaasidnimada jooji ma adaa caawinaya Akhlaaqxumada joojiya
Walaahi waa yaab tiibaa wax caynaysa ahahahahah baahi baa noo gaysay in aanu isku fuul fuulno dadka hortiisa! Dowlada Somalia kuwan qabyaalada iyo qurunka wada ha la xiro waa haddii xaq jiro kuwii hore halaga daba geeyo dad bay isku gubayaan. 24 saac ayaa loo qabanayaa kuwii xaniisiinta kuwan ayaaba ka daran.
Indrtii dibada waxay u dhigtay waa adiga dartaa markii hore aanad soo dhexgalin rewraha islaameed ayaa layska eryay waayo aduu kula tumanayey dibjiradyahay adigu nin reer leh maxaa kuu geeyay oo guriga hooyafaa ugu xaraysatay balaayaba adiga kaama horayn qudhumadyahsy adaana waalay ninkan uskagadyahay yaa ku yidhi isaaq ka hadal adiga isagu muxuu u hadli waayay ma afhayeen baad u tahay waad baabatay sidaa darteed baanu u hadli karin waxaad naanabisay weeyan
Horta dahir ma dadka dhaqanka xuun buu cawiya
Ma dhihi karo ixtiraana maaha waana dambi nacas weeyan diiniyana maaha
Abyo wax daliil ma u heesa ilawadag hada u hesid waa maqly Qofan ku dhalin inadan Abe dhihi hada kohor gabar aptigey dhalay ishegty habryarte hooyo la dhalty ayaa odaygeda Abe ku dhihijiry waxa kalifay inaa Abe dhoho anoo markas 11 jir eh ayaa u imady ilaa an kaso weynanay Apti Io habryar ayaa dhihi jiry saa malinti dambe wuxu idhahay Ali Io zeynab mexe ku yihin San iri waa hydey Io abehy su yiri sidas o kale ayaan kula mid nahny kadib wixi ka dambeysy Abe Io hoyo ayaa dhihi jiry labadooda sa gabadha aptigey dhalay ayadane weba laso korty wey dhihi jirty saa diniyan maba nano ayee tiri
Adiga sidan u caytamaya miya ixtiraam ka hadlaysid. Yaaaahuuuu