Hassan Sheikh oo Qaaday wado la yaqaan dhamaadkeeda!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 94

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 3 дні тому +7

    Barlaman majire ilahay masibadan halaqabto umada insha allah.

  • @omarali4265
    @omarali4265 2 дні тому +3

    🎉run 🏃‍♀️ sheege ku soco saaxiib

  • @moallim1000
    @moallim1000 2 дні тому +4

    Kuwaan ma ahan Baarlamaan. Waa Calooshood u shaqysteyaal Dallaaley ah.

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 2 дні тому +2

    Xamse Waa gacan Yaraha kooxda DHIIQO GROUP

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 дні тому +2

    Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka halista Allaha ka Qabto 🇸🇴🙏

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 3 дні тому

      Halistu waa Dani iyo Ahmed madoobe calooshood u shaqeystayaal Emirateka leeyahey

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 3 дні тому +3

    Geele ,xasan iyo muse waxay ku heshiiyeen inay moqdaan madaxweynayaal aan dhicin oo somaliya ka iibiya yuhuud iyo cid kasta oo doonaysa badda iyo berriga somalia

    • @omarali4265
      @omarali4265 2 дні тому +2

      Hassan iyo muuse la garay ee geelle intuu ka socdaa

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 2 дні тому

    Xasan Sheekh boqorka imraatka ayaa kuyidhi xukunka adkayso anaga kaacaawinayna sidaan uga caawinay Abiy ahmedka Itoobiya.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 дні тому +1

    Xassan WA munafaq caqli xun wixi shalay diidana maanta yaa Ka yeelaya WA fashilan yahay waxa U wado wax soconaya maha 😮

  • @ubeydhirsi3217
    @ubeydhirsi3217 День тому

    Niyohow mucaarad waan ahay, Lkn midkaaga Waa macayb iyo qabyaalad, sidaan waxba lagumafalanqeeyo

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 дні тому +1

    waxuu ku socdaa dariiqii sadaam qadaafi. mubaarak oo asagpo kansar qaba uu aakhirkii joogo in maxakamada lagu keeni jirey wiljer kursigii curyaanka xasan tan mubaark ayuu aad ugu dhawyahay in kurisi lagu keeno maxkamada usbuuci. Ama bishii mar ilaa uu ka dhinto oo cid u naxariisata waayo

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 дні тому +1

    Mahadsanid

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 3 дні тому +2

    Waxa baar lamaanka lagu sheegayo ee Vila Soomaaliya umada Soomaaliyeed ku mesela waafaashiliin Duliyo ah oo Calooshooda u shaqayste yaala oo Maafiyo ah Ma Xishoodaan shameful naftiina u Xishooda wajigiin Gubayee

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 3 дні тому +1

    Maxasan baa wax qanci shaqo kuleeh shaarkiisa utolone.war xasan dalka halaga qabto xasan balaa dhegta wax ugu sheegtay aan somali ahayne.dansomali mahayo,

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 дні тому

    Somalida konfur reedey Walalaheen. Hawiye aan ka bedbadino 2bada kooxood aa isaaq kuwa khawarij ta ah iyo kuwa siyasiyinta ah aa xilibanada fadaralka ah 2ba daas koxod baa Hawiye maskaxda ka xadey oo somali kudirtey

  • @xoogsadeUK
    @xoogsadeUK 3 дні тому

    Mahadsanid in badan ustaad

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 дні тому

    Adeer Hussein dadkan Soomaaliyeed in aay dantooda garan waayaan waxaa u sabab ah qabyaalad qaawan baa indhaha kariday,wax aad kahadlaysana Ummadd fahmi karta ma’ahan.

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 3 дні тому +1

    Soomaali maantay god ayaa lagu shubay mana hadli karaan ilahay baan leenahay 😢

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 дні тому

    Qadiyada aad Sheegeysid Orodoo Xassan dhiiqo oo Ayax ah isaga dhici Viva Sheekh Axmed Madoobe

    • @Youmumshouse
      @Youmumshouse 3 дні тому

      😂😂😂dood maqabno mareexan hadanahay bro sheikha meesha hajoogo dagalkena hanoo danbeeyo lkn hassan dhiiqo hayska celiyo afkana ciida hageliyo

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 3 дні тому +1

    Waryaara kala maaneey birmade xasan shiikh ma wuxuu isu bedelay kala dire xasan shiikh?

  • @Bellacadeey1808
    @Bellacadeey1808 День тому

    Dhibaatada dhan waa shacabka iyagaa dulinimada raali ka ah

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 дні тому +1

    Baarlamaan dhafoorka xabad lagaga hayo oo AS loo adeegsado qaarna muuqaalo laga hayo waxba ma diidi karaan, waxayna ogsoon yihiin wadada sheekadaan ku dhamaanayso

    • @shh56726
      @shh56726 3 дні тому +1

      Taasa runn mesha waa la ogyahay inn rakad lagu heysto.

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 3 дні тому

    Somalida illahay aa umaqan runtana ma arkaan qabiilka aa lafaha ka galay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 дні тому +1

    asc HUSSEIN waaba kuwaayey aboowe khayr weeye hadan kuhelay oo soonoqotay

  • @hirsiomar5638
    @hirsiomar5638 2 дні тому

    Mudane Husein Jama asagoo ku mahadsan dadaalkiisa aan kalago'a lahayn ee ku aadan sidii Soomaaliya godka ay ku dhacday iyo dhibta haysata looga saari lahaa, dadaalkiisa hagar la'aaneed iyo qaraar qaadashadiisa aan waqtiyeesnayn ee Mudane Husein wado waxay ixasuusisay nin rati raraya (ku salsalaya) oo leh (ama kugu saloognaa ama kaa sadcaal tagay ama layga samiryoo sooma noqoto laygee)oo ula jeedo intaan noolahay waan is hudhanay .
    Dhinaca kaleeto falanqayntiisa ku
    aadan soomaalidu sida ayna u lahayn yool
    dawladnimo iyo hadaf siyaasad dan guud ka shaqaynaysa buu sabab oga dhigay soomaaliya in ay afartan sano ku dhawaad burbursanaato .
    Anigana aragtidayda asbaabaha soomaaliya
    dhibtaas ugu jirto mudada la xusay oo dhan waxaa ugu weyn in soomaali Dir iyo Daarood cid kasta ha ahaatee waxaa hor mood u noqday dawladdii kacaanka ka dib cid aan lahayn aragti guud ee wadaniyadeed ee wax kasta ay kala wayn tahay danta gaarka ah ee qabiilkooda .

  • @Bellacadeey1808
    @Bellacadeey1808 День тому

    Madoobe shalay mudane farmaajo marabin ee ma mudane xasan ayuu rabi doonaa

  • @abdulwahabdhudhi
    @abdulwahabdhudhi 2 дні тому +1

    Hussien waxaan layaabanahay magaalada Cabudwaaq Snapchat ka wuxuu sheegayaa in ay tahay Ethiopia bal makawardooni kartaa. Caku hadaan kuwaaayo xagee kukala harnaa

  • @osmansharif3115
    @osmansharif3115 2 дні тому

    After 5 years yan somali ahen o qeylin kara yahu

  • @Abdullahiiraad
    @Abdullahiiraad 2 дні тому

    Darbigii asaga ahaaa buuu rabaaa inuu soo taabto.

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 дні тому +1

    xasan dhurwaa iyo mooryaantiisu dalka somaliya waxay u yaqaanaan intayar ee hiraab degaan 😂 shacabka somaliyedna waxay u yaqaanaan hiraab keliya 😂 dawlada somaliya waxay u yaqaanaan xasan dhurwaa iyo mooryaantiisa 🤣 sidaas darteed xasan dhurwaa iyo mooryaantiisu waxay doonayaan inay doorashada ka sameeyaan intayar ee hiraab degaan oo 80% argagixisadu haysato 😂😂😂

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 2 дні тому

    Husseenow taageer Ahmed madobe oo qabiil Ku raac

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 2 дні тому

    Xasan reerkiisa ayuu u qabanayaa doorashada

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤👏💯

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 3 дні тому

    War ninkaan waa koobi farmaajo wuxuuna Rabaa mudo kororsi farmaajaba hal sano iyo ayuu ku darsadaye ana waanku darsan

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 3 дні тому

    Xuseenow anigu waa ku
    Taageeraa laakiin madobaha
    Juba laan iyo xasan waa kaaga soo horjeedaa waayo
    Xasan sharciyadii wadanka
    Xasan baahaya ee axmed mahayo tii guud meeday 1poynti maka hayaa waamaya
    Deni madobe waxa kaliita
    3 nin ee iska daba taagan
    Iyo baarlamaana noqday
    Kuwo xasan wax uyeedhiyo
    Aaway dawladii qabiil bay
    Isu bedeshey iyo kuwa
    Dayro umada somaliyedba
    Ka ah xasan cambaaree
    Sida uu wax uwadana meel
    Xun buu kudhimanayaa
    Waxan ookalena wali uma
    Soo taagneyn war cid inta keensado wadanka haduu
    Xoig kula wareego waaraga
    Nimo laakin dhil buu kusoqatay somali in aan dib
    Loo arag

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 2 дні тому

      Wadanku wa federal sharciga wa lo kala qabiyey xasan kaligii ma xukumo oo akhri tastuurka wadanka kaligi taliye ma xukumo bal akhri tastuurka xasan xaq uma leh xamar bu xukuma gobol kasta isaga xukuma gobolkisa dowlada dhexe waxay xukunta lacagta inta kale wa wada tashi

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 3 дні тому

    Hassan is a drama king but his illusion dream will be no long lasting😂

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 2 дні тому

    Waxaas oo dhan Xasan dhiiqo ka wakiil waayo shati uu kaligii uu toshey rabaa dal dhan inuu KU maamulo dalkina isagaa kala erdheyey ilahow badbaadi 🤔🤔🤔

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 3 дні тому

    Inangumeed inangumeed dhalay oo aabihii weligii aanuu dhergin oo xaarantii wejigu bararay oo dawladii dhamayd jeebkiisa geliyry baarla’maan xaaraana godoomiye weligii musuqmaasuq dalad badhkeed alshabaab yihiin Umad wada nijaasa umad kitaab beena madaxay jaray hada ogow Hal xaaraani meelkasta ayaanu geynay maraykanka waanu geynay waxaanu nidhi hashan nirig xalala inay dhasho ayaanu karabnaa ka dhaliya way nala yaaben sidaa Uma shaqayso ayey yidhaahdeen hadana dabadaan kaga soo dhacnay waxaanu soo Erino the great British ayaan daf soo nidhi waar salama culaykum iyo Wacalaykuma Salam intaa markanu is nidhi kuye hashan ayaanu wadnay hashu waa xaraan lakin waxaanu ka rabnaa Inay noo dhasho nirig xalaala inaalilaahi wainaa ilayhi rajicuun waar naga baxa xagee ku aragteen xaaraan xalaal dhasha waar naga baxa ‘ Hassan gurguurte waxani shaqynmaysee Dee saaka Dee saaka gurigii ayey daa dee gee

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 2 дні тому

    Xasan wuxu ku dayan beesha somaliland somali ma oga halkq laga keenay

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 2 дні тому

    ALXAQIIQA ..DANI XASSAN BUU ISKADHICINAYA WAA NIN DAAROOD KKK WAXLALAYAABO UMMADAN HALAAG BEYKUSOCOTAA AYNU ARAGNO MEESHEY KUDANBEYSO

  • @moallim1000
    @moallim1000 2 дні тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 3 дні тому

    Wcs

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 дні тому

    😂 Adhigaba Ahmed waxaad ula dagaaleysid waa qabyaalad My enemy enemies is my friend 😂😂😂😂

    • @Youmumshouse
      @Youmumshouse 3 дні тому

      😂😂😂Nah bro as mareexan man I want Ahmed madobe to stay in power dagalkena waa danbeya lkn gurgurte hayska celiyo sharibahana dhulka hawgu xiro 😂

  • @BashiirAhmed-x6n
    @BashiirAhmed-x6n 2 дні тому

    Allaha badbadiyo kaliya ma ahe rag u kaco bu raba - ,,,,

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 дні тому

    Wuu Fashilmay Hassan Culusow

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 дні тому

    axmad madoobe wuu ka caqli badan yahay xasan iyo daniba markuu arkey inuu khald iyo khald ku socdo ayuu u yimid si uu sababta u tuso soomazli oo dhan

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 3 дні тому

    Xasanow vilada kasoobax.

  • @AbdiqaniFarah-e3l
    @AbdiqaniFarah-e3l 3 дні тому +1

    Anigu waxa Aamin sanahay .inay Dambi tahay in Somalia Dal loogu yeero... ... umad 60 sano aan khaladadki somaray waxba ka baran. Waa wax shucubta kale ee Caalamka ku nool aysan Fahmi karin

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 3 дні тому

    Xamar Soo caasimadii Soomalliyeed maaha?

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 3 дні тому +1

      AANIGO KU DHASHEEY AYAA KU LEEH MAA AHAA ILAA UMAADA LOO CEELIIYO GURYOHOODA LAA KALA SAARO XARAANTA IYO XALAASHA

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 дні тому

    Wcs wr wb

  • @caliygoley
    @caliygoley 3 дні тому

    kkkkkkkkkk

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 6 годин тому

    Dalka meel

  • @mohamudbullemohammed3932
    @mohamudbullemohammed3932 3 дні тому

    Hussein qof dood macno leh la shirtagaad aheyd xagee lagaa hayaa , anagu ma aragnee, layaabka aad sheegeyso waa kuu gaar , umada caqligooda haku gafin xanuunka ku hayaa danguud iyo Somalinimo kama dhex aragno

  • @abdiali2478
    @abdiali2478 3 дні тому

    Adiga xasan qabiil aaku diidan tahay sxb please

  • @KhaalidAhmed-v1w
    @KhaalidAhmed-v1w 3 дні тому

    Qabyaladii ku qaaday kuma dhigto

  • @MohamedmuuseJilacow
    @MohamedmuuseJilacow 3 дні тому

    Adiga youtuber ayaa tahay siyaasi ma ehide maa iska deysid dacaayada qabyaaladeysan

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 3 дні тому

    Dhibtiinu waa Qof iyo Cod
    Waxad Rabtaan Doorashadii lagu iibsanayay xildhibaanada lacagtii laga soo qaadayay carabta.

    • @SomaliPatriote
      @SomaliPatriote 3 дні тому +1

      Xassan wuxu raba inu muda korarsi sharci dara ugu daro mamul goboled Yada si hada iyago mandate ki ka damade oo Bila awooda uu isagu kursiga iskaga si fadiyo

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 3 дні тому

    Madaxweynnaha Dalka waa dhisay ee reactionkada ku ekaaw

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 3 дні тому

    Somalia hada nahey Guul weeye doorasho qof iyo cod ah

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 2 дні тому

      Ilaahay ma taqaanid ma nabigi bad garan xoolayahow

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 2 дні тому

      @hamdijama4508 qof waalan miyaa tahey maxaa nabi meesha keeney ?

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 дні тому

    xasan iyo madoobe waa kud iyo khanje

  • @SOMALISAHAN
    @SOMALISAHAN 2 дні тому

    Aduguna cida ad ushegeyso farmajo halyeybuu aha mantana Hasan wa munafaq war sheko baraleyda nagalatag

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 3 дні тому +1

    Wajigii qabyaalladda haddana xasan bay ku dheggan tahay

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 3 дні тому +1

      Dofaar ma daahir ma maqashay ,, si kasto isku qariyaan banaaka iskeenayaan!

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 2 дні тому

      ​@@beryalex1798xoolo aan wax fahmin oo dhago xiran hada tahay wa sidaan

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 3 дні тому

    Intii uu fahad yaasiin kasheegay madoobe iyo garguurte ayaad noo sheegtay😂😂😂😂

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 дні тому

    Qabyaaladaadii miyaa la soo aaday masiirkii umadda...
    Maxaa siyaasad ka taqaanaa? Aqiintaada inoo sheeg?
    Nacnacdaada la joog dibada...

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 2 дні тому

      Magaca aad wadato xage ka shaqeya xoola yahow aan caqliga lahayn

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 3 дні тому

    Xassan shiekh waa madaxweynaha ku haboon waqti xaadirkaan la joogo why soomaalida waqtigan nool waa wada munaafiqin,ilaah ka furtey, ilaah wuxuu ku salidey madaxweyne aan naxdin iyo xishood midna aan aqoon.

    • @CabdixamiidCali-pq7uh
      @CabdixamiidCali-pq7uh 3 дні тому

      Inaad dhahdo soomaalida waqtigan nool waa munaafiqiin Allah kafirtay(gaalo) jawaabteeda qiyaamaha diyaarso zxp maadaa wada tirakoobtay

  • @mohamedadan7867
    @mohamedadan7867 3 дні тому

    Sxb waan ku dhagaystaa anigoo ah reer Somaliland ah .
    Doorshadii Somaliland kamaad hadlin kkkk . Dhimashadii siilaayo kamaad hadlin .kkkkk waxaan kuu dhegaystaa in Somalia in aad ku dhegantahay .
    Ku soco uma baahnin in aad Somaliland wanaageedu koleyba waad ka xuntahaye .
    Daaroodkii ku qaatay kuma dhigo kkkk bye sxb

  • @shukriqalo5913
    @shukriqalo5913 3 дні тому

    Waa la arki doonaa dhamaadkee waxba ha dambaabin adigu… kuna soo gabagabee warkaaga inuu yahay say kula tahay.

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 3 дні тому

    Waa xuseen iyo sheejoyinkiisii. Mucaradka qabiileysan EE uu dacaayaden jiray xasan shiiq madx weyne noo dhaama miyaa Jira xasan waa dadaalay jubaland iyo puntland waa lg maarmaa. Cida dambe Uma joojin doonto aseer

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 3 дні тому

    Xasan iskadhicin qaxba noosiyaadin meeyso,maxa dagaalkoida naga galay midwalbaa waa dambiile ubaahan in dalka laga qabto,haduu rag nool oo iska qaban karaa hareen labadaba oosomali shiigeed kujira.

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 3 дні тому

    Dani iyo Madoobe waa Hogaamiye kooxeedyo ay Dowlad waajib kutahay iney Soo qab qabato oo ay kufuliso sharciyada iyo Dowladnimadu.

  • @LST25
    @LST25 3 дні тому

    Hussein adiga doorasho Qof iyo Cod ma rabtid miyaa ?
    Misa farmaajo markuu imaado aa rabtaa in la qabto
    La soco aniga maahi Abgaal

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 3 дні тому

      Adigu ma shegi sannad iyo bar sida dorasho qof iyo lo samayn karo iyado an waxba diyarsanayn

    • @LST25
      @LST25 3 дні тому

      ​@@cabdishukridiiriye8857
      Sanad iyo bar ma waxaa u qabtaa laba maalmood?

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 2 дні тому

      Ayado xamar dukankaga dowladu ku tiri ku xir kaamero alshababna ku leeyihiin ka fur hada ka furious wayso aad dhimanayso oo hada shacab badan lagu dilay kaamera lo xiray xaqee ka taliya xasan oo halqof iyo hal cod lagu qaban wa iga su,aal