SURPRISE AYAAN UGU DHIGAY || I’M PREGNANT 🤰🏼 FARXAD AYUU ……..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 357

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 11 місяців тому +55

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please ❤❤❤

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 11 місяців тому +142

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 11 місяців тому +5

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 11 місяців тому +4

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @FartunMohamed-ot7ld
      @FartunMohamed-ot7ld 11 місяців тому +3

      Scw

    • @user-vj7ys1jg9b
      @user-vj7ys1jg9b 11 місяців тому +2

      Scw

    • @aamina5659
      @aamina5659 11 місяців тому

      ​@@QueenMuniiza11❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤11❤ďN

  • @ishraqsheikh5335
    @ishraqsheikh5335 11 місяців тому +31

    Qofkii uhoreeyo daawado waxay ii tahay sharaf ❤ masha alaah 🎉

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 11 місяців тому +29

    Adna prank kigan pregnant waa nagu badisay dhowr jeer ma ficna anaga iyo qalbiga saxaaf marka iska daah walalo mar kale hadaad xataa run sheegayso laguma aaminayo😢😢

    • @mustaqiim1893
      @mustaqiim1893 11 місяців тому

      Rer UA-cam ciyal ciyal naga dhigteen

    • @munabarre6738
      @munabarre6738 11 місяців тому

      Macala asaga amuu la ogyahay hee o qalbigiisa waxba gareeynin😅meesha bariis aa laga dhacsanoyaaye😂

  • @fariixa276
    @fariixa276 11 місяців тому +8

    Waa farxad oow laad laga dhargo intaan heysan alaha siiyo❤❤❤❤❤

  • @SalmoCiise-ii1hk
    @SalmoCiise-ii1hk 11 місяців тому +14

    Allaah ha kuu fuududeeyo aamiin yaarabi🤲

  • @ilhaanqaasim3288
    @ilhaanqaasim3288 11 місяців тому +12

    Abyo qarso nimcada ilahy ku siiyo❤

    • @RaxmoJeylani-ld1gv
      @RaxmoJeylani-ld1gv 11 місяців тому

      Wlhi urkaan sugaayey mabeen boo noqdey hada 😂😁

  • @rodaali169
    @rodaali169 11 місяців тому +17

    Mashalaa beautiful family

  • @marwada782
    @marwada782 11 місяців тому +35

    Asc asxaabta dhamaantiin illaahow intii owlaad ubahan illaah hana siyo insha allaah dhamaanteen si niyad ah aan iskuugu duceeyno insha allaah

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 11 місяців тому +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏

  • @SharafAbdi-og7db
    @SharafAbdi-og7db 11 місяців тому +5

    Anaga xataa waa kugu bashalnay intaan jiidnay video ga ayaa qaybta danbe dawanay😭💔🤣

    • @luulhussein9315
      @luulhussein9315 11 місяців тому +1

      Same wlhi sidaas sameye😭😂😂😂💔

  • @user-tx2pw1bj1m
    @user-tx2pw1bj1m 11 місяців тому +1

    Adno maxaa isticmaashaa cirbad maa ku gashan masha alah iskaka kala kori ilmaha ilmo dhalow ma sahlanee

  • @najaxxasannajaxnada859
    @najaxxasannajaxnada859 11 місяців тому +2

    Adno iskadaa WLL prank maficn nooqaacii qalbiga saxafna uilaali WLL allé hakudhaworo faamali AAD uquruxbadan tihiin waan idinjecelahay ❤

  • @buzhrayar5027
    @buzhrayar5027 11 місяців тому +1

    Mala yacni uurka mana ku uureyn waan dhalay wan walacay iyo waxa kama daashan talent la imaada

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 11 місяців тому +8

    HAMBALYO SAXAAF IYO ADNA WALAAL FROM SOMALILND ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sabooomar7120
    @sabooomar7120 11 місяців тому +7

    Masha allah asxbey iso doceya murad le yahay

    • @user-rm2iz5ob8h
      @user-rm2iz5ob8h 11 місяців тому +3

      Illaah muraadkaa hakuu sahlo

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 11 місяців тому +3

      ALLAAH kuusahlo muraadkaada aan macsi lahayn

  • @fuaadalfagi395
    @fuaadalfagi395 11 місяців тому +8

    😂😂ninka shaqeystey in aad gooni ugusheegto ma eheeno 😂😂😂saxaafoow see wax yeeshay

    • @hafsayshekow6547
      @hafsayshekow6547 11 місяців тому

      Diintawa nafareyso kawaran heee

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 11 місяців тому

      Oo ma keligiiba shaqeysteyna 💀

  • @user-uj7su6be5j
    @user-uj7su6be5j 11 місяців тому +11

    M.a wll Allaha uwad baari hagaka gadhigo🤲🤰🙈

  • @hodanabdulahi6680
    @hodanabdulahi6680 11 місяців тому +2

    Dadka hampalyo kuhayo wamaxay war waa prank baby

    • @faizacali
      @faizacali 11 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 11 місяців тому +1

    Hada wax ledahy xita so sheeg le bisinka nimcada alle idin siiyey xa uqarsan la dihiin wax ilahe kusiiyey m.a ninkaga parvty uga shegtid hada prank waye dhahday hadu run yahy xita qarso 🙏❤

  • @samraamo8912
    @samraamo8912 11 місяців тому +1

    Waxas o kale prank ma noqdaan waa ceeb isku xishooo walaley. Allane xasuus

  • @ahlaamqueenn841
    @ahlaamqueenn841 11 місяців тому +21

    Prank aaa 😂😂 dadka masha allh ka dhamaatay

    • @SumayaMohamed-lv3pr
      @SumayaMohamed-lv3pr 11 місяців тому

      Prank ma ahan sis🖤👸🏻😩

    • @Bayula-uj7ur
      @Bayula-uj7ur 11 місяців тому

      ​@@SumayaMohamed-lv3prwuu yahay 💀

    • @ahlaamqueenn841
      @ahlaamqueenn841 11 місяців тому

      @@SumayaMohamed-lv3pr13:56 tag dhamayso wll kadib iso jawaaab dhib malehe

    • @SumayaMohamed-lv3pr
      @SumayaMohamed-lv3pr 11 місяців тому

      @@Bayula-uj7ur aww waa ilaabay

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas 11 місяців тому +1

    Abaayo qalad ha ifahmin Adna lkn waxaan odagada qaas oga dhigo yax yax walaahi mugo il adeeg social media ugu imaaw

  • @shugriaxm3d214
    @shugriaxm3d214 11 місяців тому +1

    Walhi anaba farxay sidii waxay tahay ilmihii idinku horesay lakin gadala ka naxay abayo saa ma ficno

  • @faadumoabdulaahi
    @faadumoabdulaahi 11 місяців тому +2

    Hambalyo hambalyo abAyo alaah kuu barakeeyo inta heeysanina alaah siiyo

  • @mameyare3192
    @mameyare3192 11 місяців тому +16

    Congratulations 🎉 my family ❤😢

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 11 місяців тому +3

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @fm2005x
    @fm2005x 11 місяців тому +7

    Mashallah tabarakallah mabruuk gacaliso ❤❤❤❤

  • @israchanell4296
    @israchanell4296 11 місяців тому +5

    ilhy hakubarakeeyo ana ilhy haisiiyo aamin

  • @cadeyiquursh4764
    @cadeyiquursh4764 11 місяців тому +1

    Ilmah sandkaan wx wlbo iney ogadan raban kwrn kute mxa wye Im sick mrkey tiri kute tii kle waa sharobo msha allh alle hku dhfo ❤❤

  • @aminacadow8841
    @aminacadow8841 11 місяців тому

    Abaayo qarso nimcada alle ku siiye inta heysato alle u barkeyo inta hesan na alle siiyo Ana isoodu ceeya waan jecel lahay catuur

  • @user-di9xm9xz4k
    @user-di9xm9xz4k 4 місяці тому

    Adna wllhi Run aan modayeey wllhi abayo wan ku farxay wllhi lkin gadal aan ka naxay abayo😢😢

  • @qadrayuusuf1803
    @qadrayuusuf1803 11 місяців тому +2

    M.a m.a allaha kuu adkeeyo nadiya io nahida markii saan surprise ahan saxaf logu shegaye ano qangar ah joogay walina wa jogaa hello farax aa suprise kaan cml usameyo😂❤🎉anyway hambalyo mcnto

    • @qadrayuusuf1803
      @qadrayuusuf1803 11 місяців тому +1

      Waa icebesay adnoooy wxaso qoray leee fudeed badniyee😢😂😂😂

    • @user-ht3dk9lx8w
      @user-ht3dk9lx8w 11 місяців тому

      😂😂😂😂😂

  • @user-yc7cl6gv9o
    @user-yc7cl6gv9o 11 місяців тому +1

    Oo sowta mar hore combuter isasosrysy oo lhyd uurba leyhy

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 11 місяців тому +1

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @AmalAbdikariim
    @AmalAbdikariim 9 місяців тому

    Habo mafeecno adeer ishiisa yeekaasoobixin uur ama cunug ayaa leeyahay malaka kaftamo eeiskadaa ❤

  • @Ziizuu-xd2rh
    @Ziizuu-xd2rh 11 місяців тому +3

    Masha allah❤❤ family qurux badan❤

  • @user-lb3po4cl6e
    @user-lb3po4cl6e 11 місяців тому +1

    AdnaYy faji BaD nodhigtaYy walaahyyy waxan dawan jirayy dad prank lagu zameYyo maNTa ma anad iGuzamaYyzayy 😂😂😭😭😭

  • @user-mu4cd1tm7z
    @user-mu4cd1tm7z 11 місяців тому +6

    Maasha Allah walasheyda Adna❤❤❤

  • @AdamAdam-pd5oh
    @AdamAdam-pd5oh 11 місяців тому +2

    Maashaa allaah xaamilobashalaq ilaaheyhakuubarakeeyoilmahaadadhaantoot anakaiyo adigabo

  • @MaryamaabuukarXaaji
    @MaryamaabuukarXaaji 6 місяців тому

    Allaha Ukaxido Xabiibti

  • @Nasab803
    @Nasab803 11 місяців тому +1

    Adna why why why Ana wan farxayey baby ba so kordhey yurrr❤❤

  • @samiyazeytuni8658
    @samiyazeytuni8658 11 місяців тому +2

    Adna waa ikanaa video yadaada ima dhaafaan😅😅

  • @user-xx9nj7xq2l
    @user-xx9nj7xq2l 11 місяців тому +5

    M.a m.a m.a allaha kuu barakeeyo awladaada wll❤❤

  • @marianashariif4479
    @marianashariif4479 11 місяців тому +5

    Waxaan prank lma dhhi kro wlh😂💔

  • @fatimaahmedsaid4555
    @fatimaahmedsaid4555 11 місяців тому +3

    Masha allaha allha ku siyadio frxdada abyo ❤❤❤

  • @XanaanCali-ty9jn
    @XanaanCali-ty9jn 11 місяців тому

    Wlhi run umaleyay xitaa video aan biloday so qory hambalyo io dico😅😅😅

  • @missjano8249
    @missjano8249 11 місяців тому +1

    Waa 4 jer waxa prank uga dhigtey pregnant 😁isagu ma fahmo prank

  • @arfornhade1598
    @arfornhade1598 11 місяців тому +7

    Masha Alah Abayo ❤❤❤❤❤❤

  • @haala552
    @haala552 11 місяців тому +2

    Maxq ayaan hore uura leeyahau laheeda aaway mse been kale wayw

  • @Hadiyasuliemaan
    @Hadiyasuliemaan 11 місяців тому +1

    Mnshallah allow ku barkee kuwan hysna sii ishana kaa du wlalo❤

  • @Fartuunmaxamedjeelan-nt9oj
    @Fartuunmaxamedjeelan-nt9oj 11 місяців тому +2

    Hhhh anaa ba isku naxay mraa dhahday prank waaye😂😂😂😂

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 11 місяців тому +3

    Mansha allah congratulations 🎊 👏 💐 🥳 💖 ✨️ 🎊

  • @Dhelitira
    @Dhelitira 11 місяців тому +1

    Dadka vedio ma dhameystaan miya 😂😂😂😂 masha allh io hamplaya kadhamatay😊

  • @maryan3892
    @maryan3892 11 місяців тому

    Cadadiina inaad iska dhigtaan gabar ugub ah sidii atariisho badiyow waxaa iga nuuxsayow aan weydiiyay eedadiis 😅😅😅😅😅

  • @Umoqlimahamed
    @Umoqlimahamed 11 місяців тому +2

    mash Allah ilahay haku xafido qli ilahay haku atakayo ❤❤❤

  • @AmalAbdikariim
    @AmalAbdikariim 9 місяців тому

    Soori adeer saxaaf ama abti ❤

  • @hashinimcoali-fw5uw
    @hashinimcoali-fw5uw 11 місяців тому +1

    Wlhy ruun ban moodayay ednooy dhib badniida

  • @deeqajawaase9941
    @deeqajawaase9941 11 місяців тому

    Mash alleh ilahay walal haa ku adkeeyo kuwa kale haa ku barakeeyo

  • @hassanhassandahgo4790
    @hassanhassandahgo4790 11 місяців тому

    inshallah 1M hn adna waa rere Djbouti welcome

  • @user-mb6eu7rm1s
    @user-mb6eu7rm1s 11 місяців тому

    Deeq illaah kaftan makasho illaah hakaa raali noqdo

  • @user-ts7gt6bp2l
    @user-ts7gt6bp2l 11 місяців тому +1

    Masha alllah abyo alle ku adkeeyo ❤❤❤

  • @nimconadayusuf4089
    @nimconadayusuf4089 11 місяців тому +6

    Mansha Allah Ilahay ha kaga dhigo Mid baariya 😍🥰🥰

  • @nimcoabdilahi4867
    @nimcoabdilahi4867 11 місяців тому

    Anuu waanasan lahaa markay awlaadu intaa gaadho

  • @Manlikeayub2
    @Manlikeayub2 11 місяців тому

    Kkkkk. Ninwey aatahay eelmo waqata maisku xishoneysid maya

  • @rahmoroose969
    @rahmoroose969 11 місяців тому

    Ma filaynin walhy anagaba😂naxnay adna lkn insha allah mid runa rajaynaynaaa 🎉❤

  • @siman7427
    @siman7427 11 місяців тому +1

    waa nakula jirty farxada adna yaqay 😢

  • @user-ul5re7ie7j
    @user-ul5re7ie7j 11 місяців тому +6

    manshaallah❤

  • @mashalaha
    @mashalaha 11 місяців тому

    Mashalaha mashalaha hpptii illahaya haku adakeeyo Allaha jeceyliya qof uurleh markana arka wan la faraxa wlhi

  • @user-fg6vd7nb1q
    @user-fg6vd7nb1q 11 місяців тому +4

    m.a Adna

  • @user-mn5kb1jb5h
    @user-mn5kb1jb5h 11 місяців тому +13

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 11 місяців тому

    Wa farxay walaahi waxan ku dhihirabay masha allaah allaah ku adkeyo saxaf sorry unukane wa kuyirna

  • @XanaanCali-ty9jn
    @XanaanCali-ty9jn 11 місяців тому

    Maasha Allah 🎉🎉ilaahy dunida hanii keeno

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 11 місяців тому

    Alla ciil waynaa run baan uheestay😂😂😂😭😭😭

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 11 місяців тому

    Ar adigaa adna aqwan qosolka adunka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👋👋👋👋👋👋👋👋👋

  • @wllnaanaa
    @wllnaanaa 11 місяців тому +2

    Allah is one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 11 місяців тому +1

    War adna washamsi ha lagu qaado prankigeeda ma ogiyee maskiin saxaaf kkkkkkkk wa ku wareerisey shekadaan

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 11 місяців тому +3

    adna salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤

  • @walaalizmeer3051
    @walaalizmeer3051 11 місяців тому

    Naa bax doqonyahay uf waxaas kaftan magalaan

  • @user-ts7gt6bp2l
    @user-ts7gt6bp2l 11 місяців тому

    Qururxey Adno haiska sheegin 🎉🎉🎉🎉

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 11 місяців тому +1

    Asc asxabta adna dhamantina waxan idinka codsana inad iso duceysan ana u bahan ducadina 40 qof ducadoda wa la aqbala abyo yaal iyo abowe yaal dhamntina iso duceya waxan ahy gabdh mudo gursaneysay hadana laqabo waxbana an heyn owlad ah blz inow ilahey awlad bariyal ah iku arsaqo iku so duceya wlalaheyka an jeclahy alh idin barakeyee ❤❤

    • @bushrabhassanibrahim
      @bushrabhassanibrahim 11 місяців тому

      Abyo allha hkugu arzaqo awlaad qeer qabti o cfmad qabto sida ugu dhaqsi bdan inshallh abyo wad heleysaa niyda qer usheeg just wa imtxan adun wad heleysaa inshllh😊😊😊😊

    • @jabriilahmedomar4387
      @jabriilahmedomar4387 11 місяців тому

      Illah hana wada siiyo bayo

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 11 місяців тому

      @@bushrabhassanibrahim amiin amiin amiin amiin abyo mcn alh ii aqbalo abyo mcnto mahdsanid

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 11 місяців тому

      @@jabriilahmedomar4387 amiin amiin amiin amiin amijn amijm abowe alh na wada siyo dhamanteno intii heysan inti heysatana alh u barakeyo

  • @muxadaro9343
    @muxadaro9343 11 місяців тому

    Nimcada Allah ku siiyay qarso dad aan heysan

  • @qoobeey909
    @qoobeey909 11 місяців тому +1

    Allaha ha idin is ku barakeeyo

  • @ashasheikh9352
    @ashasheikh9352 10 місяців тому

    Masha Allah. Allah ha nii xafido 🤲🤲

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 11 місяців тому +7

    Mzha Allah ❤

  • @sureejiukash1040
    @sureejiukash1040 11 місяців тому

    Wuxu Sameyeyy mia SURPRISE uga dhigty kkk🤣🤣

  • @jiihanomar
    @jiihanomar 11 місяців тому

    Wiiliyogabarkeeh🤔🤔

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 11 місяців тому

    Illahay haa ku adkeyo mcnto ❤😂

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 11 місяців тому

    MashaAllah xabibti ilaahay hakeyo❤xabibti ❤

  • @ruuniitaamussa9234
    @ruuniitaamussa9234 11 місяців тому +1

    Adno Beenley Nagu Noqotay Bee See cml😂😂😂😂

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 11 місяців тому +3

    Saxaf you’re right this is privacy. OK don’t do that. He is a smarty man

  • @Nina-h12
    @Nina-h12 11 місяців тому

    Aduun gadoon 😢

  • @user-vj7ys1jg9b
    @user-vj7ys1jg9b 11 місяців тому

    Adna qurux 8k wax yarba uga dhiman halagadhsiyo please asxabteda hadaynu nhy

  • @AshuAsha11
    @AshuAsha11 11 місяців тому +1

    Ameen ya raabi

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 11 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @almaabdirahman6065
    @almaabdirahman6065 11 місяців тому

    Adna cunuga yar magac ma ubixin karaa wllo🎉❤❤

  • @maidamoha254
    @maidamoha254 8 місяців тому

    Mashallah Allah family❤❤❤❤

  • @SimraanQurux-mq5mz
    @SimraanQurux-mq5mz 11 місяців тому

    YAHOOY NIMCADA WALAQARSADAA

  • @Umuisrachanel
    @Umuisrachanel 11 місяців тому

    Masha alah family an tageero aya tihin pink igu qabta please ❤❤

  • @khadrajama6756
    @khadrajama6756 11 місяців тому +3

    mashallah tabaarakallaah🎉🎉🎉🎉🎉❤😂