Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Hooyo Hodan khayr Ilaahay ha siiyo abaalkeedana jano Alle ha siiyo.
Waa kheyr haduu ogaday oo hadana uu helay reerkiisa waa arin lagu farxo masha alah abaayo waa kheyr
Subxaana laah war sheekadaan wa horeey aheeyd wiilkana reerkiisa wuu helay wax cusub raadiya
Alla Hooyo naxriis iyadeeba ku soo aroortey maasha allah
Masha alaah waa hooyo wanaagsan alha barakeeyo
Masha Allah Waa hooyo qiimo badan..Mamadaan ajar allaha kasiiyo
Masha wilkan iyo hooyadii waa isku qanacsan yihiin waana reer aan aan aqoon uleeyahay marka iska dhaafa ma ogidin wax dhex yaalee
Mamada wax fiicn ey sameysay allaha caafiyo wiilkana reerkiisuu hely
Asc illah eer haasiyo hooyo macaan waaye si qurux badan u soo korisy magaciise u xafiday qabiil lagu aqoonsadana u xafiday ❤mama❤❤ macaan❤❤ naarta allaah ❤❤❤ kaa koriyo sida quruxda badan aad sameysay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allh waa mamo ficn alle ha barkeeyo dad badan oo saas ku so koro jiro
Mamadaan ajar alaha kasiiyo way soo xananaysa
Waa hooyo fican masha allaah air iyo xasanaad allaaha kasiiyo Mam allaah cafiyo
Masha Allah guul wacan
Maasha allaah waa hooyo wanaagsan ilaahay kheyr ha siiyo Inankuna waa in uu u abaal gudaa
Waa mamo fican oo usan kadareemin in yar oo xumaana ale haka abaaal mariyo
Mnshaallha waa hooyo.qiimo badan wllhi wa qiso cajiiba ah
MAASHAALAAH WAA MAAMO XALAAL QUUDATO AH ALAHA KU CAAFIYO AAMIIN
40 sano kadib inay reerkiisa usheegtaa waa khalad aad u weyn waayo ehelkiisa wixii noolaa waagaa maanta manoola wuu xiriirin lahaa iyaduna way ogeyd umana sheegin sida muuqato ilaa ay teedi uyaabtay markay xanuunsatay
Masha allaaah qeer waye haduu igu danbeen uu helle ehelkiisa
Ascw Soomaalaay Wiilka Hoyadiis Meeyey ?
inaad wakhti horeUsheegtoAyay ahaydSi uu dadkiisaUraadsado
Waa.Hooyo.FiiCan
Inay sheegto marhore bay ahayd wofka hadaadkoriso waxaa larabaa inaad markuu caqliyaysto usheegto hadaad xanuunsatay baad sheegtay waa aniga araga aragtidayda.
Walahy waa xanuun lkn alx Mar hadu helay reerkiisa waxaa darnaan lahyd isago wayaa 😢
Waa xanuun wlhi maskiin ❤❤❤
Asaguba wow isdareemy koly nin ween waayee qeer allaha siiyo mamada run waa libaaxad
Mshallaaah wa hooyo fcn qalbiga iney ka xnunisa ayay dideyse hfa lkn wa qof weyn
Waar Soomaaliyay Dulmiga Iska Daaya, Wiilku markii uu Yaraa Maxay ugu Raadin Weyday Hooyadii Iyo Qoyska Uu Ka Soo Jeeday. 41 Sanadood Ka Dib Oo Uu Reer Yeeshay Oo Caruur uu Dhalay.Muxuu Maanta Uga Baahan Yahay Qabiilkiisa.
Gacan gob gaalay waxna wala baray waana loo guuriye ma kama qaan dee, yarantiisa hadey sheegi laheed stress iyo murugo ku kori laha caruurta faciisa weey ku caayi la haayeen wacel waaye dad maleh niic walibo, dalka so tii uu burburay, mamada weey uu dadaashay 100% manta isago isku filan dad kiisa raadsaday waa mashallah mamada waa gift allah siiye waakaas hospital la joogo cawinaayo manta shaley iyada cawineysay aduun waakaas waxa beerato lee heleeysa
Xili horeba in ay sheegto ayay ahayd waayo ma oga iyadu goorta ay dhimanayso
Haa hooyo fican hadey yarantiisi shegilehed walaceyn lahan xitaa cid gawar sisan lehed majirten
Si xun bay yeesha inay wiilka reer kiisa ku baafiso yay hayd saa reer kooda wayraadinayaan
Si ehelkiisa uu uxiriiriyo waqtigaa wixii kanoolaa inay markuu yaraa usheegtay aheyd
Good
masha alaah ala haxitiyo mamadaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhacdo xanuun badan waye abyo runtii
Ax Ax Xanuun badanaa 😢
Hooyadis iney weydiso ahayt Abe iyo hoyo magacod
Waa mujrimad qaadatay ootuugo ah
Fudeyd,xadgudub iyo aqoon la’aan xagga Diinta ah ayaad muujisey
Waa xanuun wlh
Bal yaabkan eega hooyadii meeday ma nin baa jira ilmo yar iska haysta kaligii.Aniga aragtidayda way soo xaday mala ee haday ka toobad keentay.
Ax dhacdo xanun bdn waaye wlhi
Wllhi xanun waye 😢
Inay u sheegto. Ma'ahayn
Wallaahi waayaab maxaa loo qarinaayaa markiisii hore ayadoo haysata may sheegto markaste waa wiilkeedii halkaas waxaa laga garanaayaa soomaalidu waa umad jaahiliina markaste ayadaa korsatay waana wiilkeedii
Markuu guursaday o caruur loo dhalay ayuu waayay wax soo booqdo ciyaalka iyo reerka markaas ayuu shaki ween galay kadib xan xan uu maqli jiray ayuu soo xasuustay kadib mamada kaligeed ayuu waqti ku helay wuuna weydiiyay sasee ku sheegtay ma ahanee wax ayada ka imaaday maaha waayo canuga magaciisi iyo magacii abahiis labadaba wey badashay inkastoo ay xasuusatay
@@fahiimoshow180ilma yar oo korsatay hooyo ku yaqaano oona aad uu jaceshay isaga ku jacel yahay intaa iska so kacdo wiilo aniga kuma dhalin, adigo yar aabaha ii ka diibtay wuuna dintay reerkiina ma aqaano arintaas waa daxdiin wiilkana qalqal, murugo, walwal xiita niyada ka jaabi laheed stress ka qaadi laha qof isku heeysta hooyo jacel leh hal mar dadkaga mala yaqaano isn't easy mamada isaga xuumeey ka qaari dadkiisa waxa uu kala weeyneed inuu niyaad jaabo wax walibo ugu qaalisaneed mamada, mamada daruuf uu geeysay ineey qariso, isago nin weyn ah masuul ah afkiisa uu ugula imaaday waaba alhamduliah waana meeshi ku habooneed weeyna uu sheegta, laakin hadey ku ii kiri laheed markaas mamada kaas uu sameeysay la diihii laha, yarantiisa hadey uu sheegi laheed dadka wacel laso helay waaye waxno ma barteen mana guursadeen nin aan dadkiisa la aqoonin yaa gabadha siisanayo somali wala is yaqaanan , waana mamada ugu fiican intaa ilmo aan dhalin korisay, waakaas manta ninkaas xayiga ah m.a qof yarantiis laso bahdilay sidaan uma hadal iyo cod karsanaaden walahi
Marwalba xaqbayku leedahay ileen way sookorisee
Waaa xanunin walahi masakiin
Tolow Ma Dhashii Reer Sheikh Isxaaq Lagaxadijiraa😢
Qumanyo tuugo
Waa sheeko fake been
Been maha wl aniga og isku meel ayan daganhy
Hooyo Hodan khayr Ilaahay ha siiyo abaalkeedana jano Alle ha siiyo.
Waa kheyr haduu ogaday oo hadana uu helay reerkiisa waa arin lagu farxo masha alah abaayo waa kheyr
Subxaana laah war sheekadaan wa horeey aheeyd wiilkana reerkiisa wuu helay wax cusub raadiya
Alla Hooyo naxriis iyadeeba ku soo aroortey maasha allah
Masha alaah waa hooyo wanaagsan alha barakeeyo
Masha Allah Waa hooyo qiimo badan..Mamadaan ajar allaha kasiiyo
Masha wilkan iyo hooyadii waa isku qanacsan yihiin waana reer aan aan aqoon uleeyahay marka iska dhaafa ma ogidin wax dhex yaalee
Mamada wax fiicn ey sameysay allaha caafiyo wiilkana reerkiisuu hely
Asc illah eer haasiyo hooyo macaan waaye si qurux badan u soo korisy magaciise u xafiday qabiil lagu aqoonsadana u xafiday ❤mama❤❤ macaan❤❤ naarta allaah ❤❤❤ kaa koriyo sida quruxda badan aad sameysay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allh waa mamo ficn alle ha barkeeyo dad badan oo saas ku so koro jiro
Mamadaan ajar alaha kasiiyo way soo xananaysa
Waa hooyo fican masha allaah air iyo xasanaad allaaha kasiiyo Mam allaah cafiyo
Masha Allah guul wacan
Maasha allaah waa hooyo wanaagsan ilaahay kheyr ha siiyo
Inankuna waa in uu u abaal gudaa
Waa mamo fican oo usan kadareemin in yar oo xumaana ale haka abaaal mariyo
Mnshaallha waa hooyo.qiimo badan wllhi wa qiso cajiiba ah
MAASHAALAAH WAA MAAMO XALAAL QUUDATO AH ALAHA KU CAAFIYO AAMIIN
40 sano kadib inay reerkiisa usheegtaa waa khalad aad u weyn waayo ehelkiisa wixii noolaa waagaa maanta manoola wuu xiriirin lahaa iyaduna way ogeyd umana sheegin sida muuqato ilaa ay teedi uyaabtay markay xanuunsatay
Masha allaaah qeer waye haduu igu danbeen uu helle ehelkiisa
Ascw Soomaalaay Wiilka Hoyadiis Meeyey ?
inaad wakhti hore
Usheegto
Ayay ahayd
Si uu dadkiisa
Uraadsado
Waa.Hooyo.FiiCan
Inay sheegto marhore bay ahayd wofka hadaadkoriso waxaa larabaa inaad markuu caqliyaysto usheegto hadaad xanuunsatay baad sheegtay waa aniga araga aragtidayda.
Walahy waa xanuun lkn alx Mar hadu helay reerkiisa waxaa darnaan lahyd isago wayaa 😢
Waa xanuun wlhi maskiin ❤❤❤
Asaguba wow isdareemy koly nin ween waayee qeer allaha siiyo mamada run waa libaaxad
Mshallaaah wa hooyo fcn qalbiga iney ka xnunisa ayay dideyse hfa lkn wa qof weyn
Waar Soomaaliyay Dulmiga Iska Daaya, Wiilku markii uu Yaraa Maxay ugu Raadin Weyday Hooyadii Iyo Qoyska Uu Ka Soo Jeeday. 41 Sanadood Ka Dib Oo Uu Reer Yeeshay Oo Caruur uu Dhalay.Muxuu Maanta Uga Baahan Yahay Qabiilkiisa.
Gacan gob gaalay waxna wala baray waana loo guuriye ma kama qaan dee, yarantiisa hadey sheegi laheed stress iyo murugo ku kori laha caruurta faciisa weey ku caayi la haayeen wacel waaye dad maleh niic walibo, dalka so tii uu burburay, mamada weey uu dadaashay 100% manta isago isku filan dad kiisa raadsaday waa mashallah mamada waa gift allah siiye waakaas hospital la joogo cawinaayo manta shaley iyada cawineysay aduun waakaas waxa beerato lee heleeysa
Xili horeba in ay sheegto ayay ahayd waayo ma oga iyadu goorta ay dhimanayso
Haa hooyo fican hadey yarantiisi shegilehed walaceyn lahan xitaa cid gawar sisan lehed majirten
Si xun bay yeesha inay wiilka reer kiisa ku baafiso yay hayd saa reer kooda wayraadinayaan
Si ehelkiisa uu uxiriiriyo waqtigaa wixii kanoolaa inay markuu yaraa usheegtay aheyd
Good
masha alaah ala haxitiyo mamadaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhacdo xanuun badan waye abyo runtii
Ax Ax Xanuun badanaa 😢
Hooyadis iney weydiso ahayt Abe iyo hoyo magacod
Waa mujrimad qaadatay ootuugo ah
Fudeyd,xadgudub iyo aqoon la’aan xagga Diinta ah ayaad muujisey
Waa xanuun wlh
Bal yaabkan eega hooyadii meeday ma nin baa jira ilmo yar iska haysta kaligii.
Aniga aragtidayda way soo xaday mala ee haday ka toobad keentay.