Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

GABADHA MAJEERTEENKA AH IYO FANAANKA WHIZPI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 тра 2024
  • #ArimahaBulshada gabadha majeereen iyo fanaanka whizbi

КОМЕНТАРІ • 249

  • @faisajama8863
    @faisajama8863 2 місяці тому +21

    Caaliya Qurux badan waan kugu xirnahay, in yar oo Waano ah suubanaheenii wuxuu noo sheegay hadalka wanaagsan inuu sadaqo yahay. Wax waani waxna dhiiri geli laakiin No aflagaado No cay fadlan. Walaasha ku jecel from Toronto shukran

  • @KhadraAbdi-md9hs
    @KhadraAbdi-md9hs 2 місяці тому +4

    Thank you sister.

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 2 місяці тому +23

    Qofta kaliya ee Xanteda run tahey😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida 2 місяці тому +14

    Habaaryey timaha hooos masar kaxiro wanakujeclahay habo❤❤❤❤❤

    • @user-pi6hf4kf8c
      @user-pi6hf4kf8c 2 місяці тому

      Caaliya habar maha waa gabadh fiican oo cagli badan waaynu wada jecelahay ❤❤

  • @xamiida20
    @xamiida20 2 місяці тому +4

    Salaam sister Caaliya walee sifiican baad uga hadashay gabadhaas viva Sister Caliya❤❤❤

  • @user-is6xk9sh5f
    @user-is6xk9sh5f 2 місяці тому +3

    Gabadha dahir dan buu kalaha mj buu ul uga dhiganayey xuman buu wadey mida kale gabadhu ilama fiyooba iyadiba lacebeyey mida kale iyado saran buu majerteen cayayey wana iska mahsaneyd

  • @fardousayousef9572
    @fardousayousef9572 2 місяці тому +1

    Mansh Allah quruxdii mj ina ader thanks

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 місяці тому +7

    Baaquli ku xaare😂😂😂 intas iga gadan caaliyo walee qofkad caayso balaaya heysaya umadena ma ahid waa ku salaama xabiibti😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @zamzammalkia9002
    @zamzammalkia9002 2 місяці тому +4

    I like the way caliya investigates the case

  • @hayatsaid6064
    @hayatsaid6064 2 місяці тому +5

    Majeerteena waa nation of xun iyo qof fiican ba leh

  • @munira005
    @munira005 2 місяці тому +6

    MASHA ALLAH CAALIYA WAA LEYSKA HADLAA LOOMA HADLEE HADAL HALKIISAAD DHIGTEY KEEP GOING SISTER BIG THANKS MASHA ALLAH CALEYK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathiaahmed4360
    @fathiaahmed4360 2 місяці тому +1

    Alia, you're an amazing person, and you are a very truthful, happy, and cheerful lady.❤❤🎉

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 місяці тому +1

    Alla sidaad u fahamtay arinka salkiisa 👏Dahirba gabadha iyo Wiilkaba rabay inu midba gaar sumcada uga dillo.
    Wiilkas hadalkiisa aqlaaq ba ka muuqatay

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 2 місяці тому +2

    Alia qaali Dumar Masha Allah!!! Single mothers Allah haku hanuuniyo . Naaa hadaaa 17 jir tay oo single mother tahay Faarax Faa’do ma leh . Lacgteediina ee masakiinta caruurtu lahayd ayay ku baadayaan. Single mothers grow up from your head.
    If you have confidence, no body can put you doooooown. The problem is the single mothers , many of them are bribing men in order to get Farax’s attention 😢

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 2 місяці тому +2

    Caliya farihi wa casaysay wa calamadaha garobada❤❤❤i love you sister Toronto ka so salama indr❤❤❤

  • @raxmaabokor5977
    @raxmaabokor5977 2 місяці тому +7

    Maasha Allah caaliya qurux badan ilaahay ha noo ka daayo qaali❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 місяці тому +1

      ❤❤❤❤

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 місяці тому +2

      Caliya abaayo ciwaankaada waa ila qaldanyahay waayo dheh gabadha majertenka ah sow nin jeyl umaqaadikarto

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 місяці тому +3

    ASC. Maasha. Allh. Jaceeliyee. Marku. Qofaka. Xiiga. Ruunata. Usheego. Caaliyooy. Cimaamada. Baanu. Kusaaranay. Soomaalidu. Haday. Sida. Caaliyo. Ahaan. Lahayeen. Waxaba. Inagamaxumadeen. Thank. You. Guulaso. Qaali. From. Buraco. Masha. Allh

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 місяці тому +4

    caaliya sharafeey inaadeer we siciid harti ❤❤❤ you guuleeyso ❤❤❤

    • @lakiabdi
      @lakiabdi 2 місяці тому

      ❤❤❤❤

  • @khadijaomar9815
    @khadijaomar9815 Місяць тому

    He has good manners abayo because in Kenya there are rules and regulations. No Moryanimo

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 місяці тому

    Waa sax

  • @Lekebil
    @Lekebil 2 місяці тому +4

    Mashallah❤❤ inadeero caaliya talowacan ayaad siisiya gabdha

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 2 місяці тому +5

    Daqtar baan saakay ballan kalahaa xoogagi xanta ahaa oo caliyaa 7 minute late iga dhigtay Astaqfurullah caaliya canada baan kaa so salaamayaa❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 місяці тому +2

      🤣🤣🤣🤣 sorry xbbti cafimaad baan kuu rajeynayaa

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 2 місяці тому +1

    Ac waan ku salaamay Qaali Nice to see you masha Allah farxad ku nooloow ❤

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 2 місяці тому +4

    Mashallah Caliya sis ❤ hunno 🎉

  • @aminageddi3170
    @aminageddi3170 2 місяці тому +1

    I agree with you

  • @bushradahir8876
    @bushradahir8876 2 місяці тому +3

    Asc habaryar qoorta qari iyo tintane masar saaro from xan fresh ah

  • @Muxmux238
    @Muxmux238 2 місяці тому +1

    Mashallah abaayo I love you runta u sheeg umadaan khayr qabta

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 2 місяці тому +3

    Wcs wr wbr caaliya Shariif anaguna waan seenay ALLAAH BAA MAMULKA ISKA LEH ALXMDULILLAAH

  • @nassirjama3686
    @nassirjama3686 2 місяці тому +1

    Beautiful woman thank you

  • @BashirCade-ct1fr
    @BashirCade-ct1fr 2 місяці тому

    You are so good thanks

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 2 місяці тому +2

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤

  • @AnisaEllisa
    @AnisaEllisa 2 місяці тому +1

    Wcs caliya sodhawow masha allah cod manta wanso dahay🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @user-ol9cf5yt3w
    @user-ol9cf5yt3w Місяць тому

    Jecliyaa gabdhaha sidan u ad adag necbiyaa kuwa caaa caaada haha ❤

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 2 місяці тому +1

    The judge of social media 😂❤

  • @AshTheAestheticGirlX
    @AshTheAestheticGirlX Місяць тому

    ❤❤❤

  • @fahima6666
    @fahima6666 2 місяці тому +1

    Aniga gawartan iney run shegeyso u maleeyay thanks💞💞💞💞

  • @marianyusuf1768
    @marianyusuf1768 2 місяці тому +4

    Wey na ceebeysay hadaa nahay cismaan maxamuud

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 місяці тому +1

    Masha Allah sister 😘

  • @xadsanhassan2316
    @xadsanhassan2316 2 місяці тому

    Thank you sister

  • @fatimanour2425
    @fatimanour2425 2 місяці тому

    Horta Tan iyo asxabteda Xan jecelaa
    Wax kle mashegan miyaa

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 місяці тому +2

    Caku Gabar aan Caaliyo shariif Majeerteen ahay.

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 2 місяці тому +15

    Naagta majerteenka maxay thy maamo maxaa Qabiilka dhan u ceebayne ninkaba magaciisa shegtaye naagta qabiilkeda maxa uguso qore nagtu ma bilaa magacba Hana ceebayn majerteen layne

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 місяці тому +7

    Naagaha ayaga is dayacay. adiga is jeclaaw. Inta nin Somalia jeclaan

  • @libanmohamed1999
    @libanmohamed1999 2 місяці тому

    Asc Aaliya aad baan kuu salaamayaa

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 2 місяці тому

    Caaliya sheekooyinka noola soo dhakhso walal dhaliishana inaga qurxi mahadsanid

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 місяці тому +1

    Caaliyo markaan London imaado waan kuu imaanaa fadlan iso dhawee.

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 2 місяці тому +1

    Sheekada waa dameer calseey oo mjteen neceb yaahuu dheh

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 2 місяці тому +1

    Waa reer badiye indhakusha sidey balasha u marsatay ayaan kabgareneysaa iney waalan tahay Naag Cismaan Maxamuud nin ma raadiso iyadaa la radiyaa

  • @abdikafiosman607
    @abdikafiosman607 2 місяці тому

    Maasha allah

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 2 місяці тому +1

    Asc caaliya shariif dhiibleeye

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 2 місяці тому +2

    Yo Whizbi we have your back but you must apologize to that young lady because Apologizing for mistakes strengthens your personality and fosters trust. So, if you took her money and hurt her feeling after that, please don’t hesitate to say sorry. But, if words are your enemy, we the people will apologize on your behalf, period..!
    Dear Halimo,
    Baby girl, ..I’m sorry I ignored you each time you reached out to me. I’m sorry I shut myself off from you. I’m sorry I took the easy way out instead of facing the problem and talking it out with you. I realize my mistake, and I regret being so difficult for you to deal with.
    I admit I acted like a coward, but I did so to protect you from more emotional damage, baby girl, please realize from now on I am not part of your problems.
    Please give me a chance to be out of your mind.
    Thanking You.
    Yours,
    Whizbi

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 2 місяці тому

      Niyoow bilaa camal baa tahay, orod quraan akhriso,

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 2 місяці тому +1

    Saxiibtay is weedhaamiso❤❤❤❤ ku jecliyaa❤

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 2 місяці тому +1

    Asc caaliya ahayd ku jecliyaa
    Runtaad ku rafataa.
    Raagtu doqon way dhaaftee waa caanyo.
    Waayo anuu waxan ka yaabayba.
    Ma vidio buu kaa hayaa maya
    Maxolad hada ka rabtaa
    Maya , markaa maxay rabtaa hadaa.
    Anigu waxan is iri labada gaadhiga kula jiray ayaa ku xaasid ahaa oo ceebteeda rabay in ay public keenaan, maxay rabtay haddaa?
    Naa naga fadhiiso dhaha gudaafadda.

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7p 2 місяці тому +15

    Be nice to her because she young mother

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 2 місяці тому +8

      Young mother haday dulmi wado waa inlasaxo layidhaa stop Allah ayaa og wixii jira

    • @FatmaAli-gl1mr
      @FatmaAli-gl1mr 2 місяці тому +2

      Hhh joo indho adkida o young mother run lomasheego miya

    • @user-jf6et8ri3y
      @user-jf6et8ri3y 2 місяці тому

      The young woman has no brains she should use them first then talk

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 місяці тому +1

      Ayadaa is keentay

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin7250 2 місяці тому +1

    Naag nool baad tahay, xaqa dhowreysa❤❤

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 2 місяці тому +1

    Habocaliya guul & govanimo

  • @zeinabomar-mc5jf
    @zeinabomar-mc5jf 2 місяці тому

    Alia fariid 🎉🎉🎉 t❤ hore u soco from duriyada Somaliland ❤❤❤

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 2 місяці тому

    Asc abaayo mcn manshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanmaxamuud6413
    @ayaanmaxamuud6413 2 місяці тому +1

    Wllhy wad iga qoslisay wlley wa run wiilka wa ka gar joogaa lakiin iyadu waaba dalaadhac ragii dumarka laha iyo kuwee kaleba amaan wasye subxan allah 😅

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 2 місяці тому +1

    Walaley Allah aan u barino xaalkeeda si deep ah u manan ogin wuna gaadey daahir ❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 2 місяці тому +8

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 2 місяці тому +1

    Daahir cudur majeerteen buuqabaa

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 2 місяці тому +3

    Habo love you ❤❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 місяці тому +2

      Me too habo qaali🥰🥰

    • @sumayajibreel3813
      @sumayajibreel3813 2 місяці тому

      Caaliya sister waa runtaa waa wax laysku ogahay dahir waa majeerten nacayb waa doqon

  • @hirsirashid3741
    @hirsirashid3741 2 місяці тому +1

    love single mother like u baby

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 2 місяці тому

    Subaxallah

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 2 місяці тому +1

    👍

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 місяці тому +2

    Waa runta sheegatey

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 2 місяці тому +2

    Caaliya ina adeer waa kusalaamay . Ma Ana ruufiyaan ah mise adiga ma aqaan. Aad baan sa wax ubsheegto ujecelahay even hadaan sheekada oga ahay. Gabadhu way qooqday ceeb malaha

  • @user-me1oq7vx4w
    @user-me1oq7vx4w 2 місяці тому

    Habo 👑❤️‍🔥😗 qurux badan love you ❤ India kaala socda🩸🩸🩸🩸🩸

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 місяці тому

    Allaha walaalay. Caybadanidaa bisinka 🤣😂🤣😂🤣 Abaayooy sifiican dadka uwaani 👍

  • @Recitation.
    @Recitation. 2 місяці тому +2

    Fariid

  • @saharaduale9058
    @saharaduale9058 2 місяці тому +1

    Run bad sheegtey

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 2 місяці тому

    Wizpi hada kahor wuxuu yiri waxaan ku soo koray dayac aabe dhankiisa nooga yimi aabahey wuu guur badnaa marka waligey xaaskeyga lama guursanaayo wiilkaas inteysan la sheekeysan iney taariikhdiisa ogaato ayay aheyd waaba haduu xiriir ka dhaxeeyay

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 місяці тому

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @unknowncreature8118
    @unknowncreature8118 2 місяці тому

    SAXIIIX

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 2 місяці тому +3

    Dadkeena truck ga wado hilfahaa noo qaaday baaquliga lagu waa iidhah wax kamajiraan yey dadka sears u qaadan kkkkk

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 місяці тому +3

    Horta naagaha qurbaha ka imaada oo niman africa usoo doonta maxaa ka khaldan waxaan fool xumadooda aan agjoogi la’nahay yaa raba🤣

  • @mohamedalinur5478
    @mohamedalinur5478 2 місяці тому

    Caaliya alaah ku daayo wallo mcn ❤❤❤❤❤

  • @user-bh3kf3cr8n
    @user-bh3kf3cr8n 2 місяці тому

    ❤🎉❤

  • @foziaosman503
    @foziaosman503 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 2 місяці тому

    Anigu ma aqoon hadaa iigu horaysa ceeb Alla ha asturo

  • @queenfaa8698
    @queenfaa8698 2 місяці тому

    Asc caliya qurux ina adeer ❤❤❤

  • @ashalul565
    @ashalul565 2 місяці тому +1

    Haduusan waxba kaahayn maxaa karabtaa oo kudaba dhigay, maxaa wax qarsoon Ilaahow ceebtayada astur

  • @unknowncreature8118
    @unknowncreature8118 2 місяці тому

    Walahi run baad usheegtay

  • @user-uf1mt7ol1x
    @user-uf1mt7ol1x 2 місяці тому

    Masha Allah walalo runta ka hadashay lacagtedi bay kadhacen miskinada

  • @farhiyahussein6794
    @farhiyahussein6794 2 місяці тому

    Caliya wll wan ku salamay qamarka sifiicana u saaro ama u huwo

  • @messil8080
    @messil8080 2 місяці тому +2

    runwad ushegtay hadii ay qadanayso dumarla qaar baad moodaa inanay xisabtamin ya ku yiri qarashka carurta nin udir

  • @Bunny-the-bun
    @Bunny-the-bun 2 місяці тому

    Asc Mashaa allah caaliyo

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d 2 місяці тому

    Habo cilaanka maxaa kudartey qurux waaye masha allah

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 місяці тому +1

      Eucalyptus essential oil ayaan ku daray habo

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 2 місяці тому

    Asc ina adeer kadaa baaquliga waana kusalayaa mahadsanid

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho 2 місяці тому +2

    Abaayo amelina ma dukaanbaa u furan xageese ku yaalaa?

  • @user-iv3qr5jr4p
    @user-iv3qr5jr4p 2 місяці тому

    Mash Allah runtah ayad ka hadshy

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 2 місяці тому +1

    CALIYA SIFICAN BAAA U HADASHAY. QAYBTA TITALK KU SOLO BIIIR

  • @afnaanabdi5189
    @afnaanabdi5189 2 місяці тому +1

    Codka malaqmo mise waa aniga lee, video hore iyagana waa dhagysan waaye

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 2 місяці тому +1

    Caaliya.qurux.

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 місяці тому

    ❤sister ma ahayn qabiilka in aad sheegto MJ in aad ku egaato ayey ahayde valse still we love 💕 you

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 2 місяці тому

    Wcs caaliya❤❤❤
    From Qardho

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 2 місяці тому +1

    Nagahii way washen nin xolahay sinayso may sadaqaysato

  • @hayatsaid6064
    @hayatsaid6064 2 місяці тому +1

    Waa saad u sheegtay waa nacas biduuni akhlaaq

  • @ruqiyamohammed6873
    @ruqiyamohammed6873 2 місяці тому

    Aniga kaqaday wlkms waxan kugujacalahay cadanta Hadan Ka waxanol akunolayo