Hadii ay Carabi yahuud ka joining lahaayeen ganacsiga sida maraakiibta hubka ,shidaalka &shixnada kale oo dhan mar hore ayay sahnuuniyadu ay xabada jojin lahayd
Yuhudu waxay ka tafiirmeen kooxdii NABI MUSSE .C.S. uu kexeyay dhuru sinna sii uguso khanciiyo kiitaabkii tooraad , balse madax adaygeen, wakkii wada dhiinteen, musse na ALLE uu baryay inusoo nooleyo, si aan loogu edaynin. Hadaba tafiirta mayttidu wax jira ma leh wayna uraan noloshoda ee insha ALLAH IRAN aya afjari , islaam kale ma jiro oo addommo weyaan waxa kale oo dhan.
Mar kasto Mahadsanid Abdixafid. 😊
Xamas allow u hiili xaqa u dirir reer qazi guusha nasriga oo deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉❤🎉
Thanks 🙏👍
اناللله وانا اليه راجعون اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Cabdixafid ilaahay baa u maqan falastiin guul baan u rajaynanaa
Wiilkayar aallaha unaxariisto
mahadsanid
❤❤aloow ugargaar.rerfalastin..guushunawaadufanalaqsaa..❤❤
Ilaahow.saxariirta.&dhibta.reer.Qasa.ugargaar.yaa.rabilcaalamiin
alahuma amiin yaarab alcaalamiin
Allhaikbar 🤔😢😢
❤اللهم أنصر إخواننا في غزة وأرحم موتاهم وأشفى مرضاهم ❤
Mahadsant walaalkey cabdixafit❤❤❤❤
Allaah ha guuleeyo reer falastiin inta shahiidayna ha u naxariisto
Aamii yaa rabi
@@Lana-1-0B ameen
Kaas illaahay dib uma soo celiyo hawada allah la qarxiyo
Painful may god help these people of Palestinian
cafaayad ayaa looxiraa badan isagoo iska war heynin Ayuu saxaroodaa
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo ha unaxaristo dhamaan shacabka reer Qaza 😭😭😭😭😭😭😢😢
ASC
ASXBTA ILASODHAWEYA CABDI XAFID SUXUFIGEENA
RUUGCADAGA AH
WAA
BATALEL
BODHARI
BARBARA
Hadii ay Carabi yahuud ka joining lahaayeen ganacsiga sida maraakiibta hubka ,shidaalka &shixnada kale oo dhan mar hore ayay sahnuuniyadu ay xabada jojin lahayd
Qaza Cid kahlikartaa majirto wadamada ruushka iyo shiinaha labaduba muslimiin ladagan ayay dhibaateeyaan sidaa darted kama hadlikaraan madaxda carbeedna waa maraykan oo kama Narayan allaah ha,ugargaaro
Yuhudu waxay ka tafiirmeen kooxdii NABI MUSSE .C.S. uu kexeyay dhuru sinna sii uguso khanciiyo kiitaabkii tooraad , balse madax adaygeen, wakkii wada dhiinteen, musse na ALLE uu baryay inusoo nooleyo, si aan loogu edaynin. Hadaba tafiirta mayttidu wax jira ma leh wayna uraan noloshoda ee insha ALLAH IRAN aya afjari , islaam kale ma jiro oo addommo weyaan waxa kale oo dhan.
Laguma eegen wlhi ilahow may gaalo ahadan xuquuqul insaanba qaylin lahaaye
Cadaalada aduunku dadbaa samaystay ayagayna u shaqaysaa muslimiinta ooma shaqayso aaqiro alle nuguma qadiyo aduunkana alloow hanagu dayicin yaa arxamu raaximiin
Nin dawee la leeyahay danbi uu badh leeyahay
Reer gaza waxaa cadowga ku eeganaya khaliijka carabta iyo dilaalka Muslimiinta ee Masar Alzizi