*MashaAllah meelkastod tagto wan kula socda ano reer marka aha* , *ado jigjiga iyo dirdhaba socdo kula socday Marko iyo baraawe na taga ku raaxaysta dalkiina hooyo from toronto* 🇨🇦 *with love brothers* 👍
Axmed Rashid nin shafarleh ayaad tahay oo go,aan leh dumarkaliya ma cunaan waa fitamino saxiibkaa waa nin islawayn lk fitamino ayaa seegay suwaysa from muqdisho
Waad ku mahadsan tahay sida degan ee aad u soo duubto iyo weliba Aqlaaqdaada❤❤❤ Muqdisho Cadeey Meeqaan kuu Xiisey ❤❤❤❤❤❤
MAAHA MURCUDKU WA HAL LAF BU LEEYAHAYE KANI WAA SHANFAROOD MAGACIISU❤GOOD MUQDISHO❤
Yaqaano lee yaqaano SHANFAROOD waaye
Maasha allah, waad mahasan tahay Axmed Rashid
Maa shaa allaah
Ku raaxeyso kheyraadka dalkaada hooyo❤
WALLYAL TAGA MEEL KASTE SOMALIYA AFGOYE BARAWE TGA JINALE❤NOOSOO DUUBA DALKA❤
Maashaa allaah wll guulayso
nice man keep it up
Dhangalo allahu akbar qofkii cuni unba ka sheken kara ❤😂😊 😋
Waa shanfart marcud halaf buu leeyahy🎉
😂🎉Dhangalow Waxa u ka Mid Yahay Cuntada aan Jeclahay 👍😂
Ahmed Rashid maqaayada Dabayare ee muufada aa ku dhiman
Waa mircood
Mircod mahan waa frut aad u macan dhadhan leh mashalah qofkii cuni unba ka she kenkara
Waraa dhareeraa dhaga geyntay😂🎉😮
M.a❤❤❤❤
Masha allaah wad ku mahad santahy bro muqdisho xamar cadey
🎉😂 I like your programs. I love watching it thank you so much.
Keep going brother
Miracood baa ladhaha reer badiye
*MashaAllah meelkastod tagto wan kula socda ano reer marka aha* , *ado jigjiga iyo dirdhaba socdo kula socday Marko iyo baraawe na taga ku raaxaysta dalkiina hooyo from toronto* 🇨🇦 *with love brothers* 👍
Wsc Mansha ALLAH soo dhowoowda Thanks ❤
Beautiful
I liked really
Aac saaxib waxan rabay inan kahadlo waxad kushegtay marcood maha ee waa shan farood marcodka hal laf ayuu leeyhay
Maasha Allah ❤
❤️🎉
Inta xanuunsan EE ay dhibayso somalinimada ciil iyo caloolxumo ha u dhintaa, anaga hadii aan nahay reer muqdisho waa soo dhawsynaynaa dhalinyaradeena aad Marin habaabiseen, kaalay iska Arak sida loogu farahsanyahay dhalinyaradeena katimaada hargaysa iyo burco iyo meelkasta ,
Walalo Ilahey ha soo hadeyo waa lo duceya dakaso kale hawar waxba matosiyo 😊
WAA SHANFAROOD EE MURCUD MAAHA. WALAAHI HADAAN DHANAANSADAY OO CALYAA BADAN BAA IGUA TIMID.
SHANFAROOD AYAA LA DHAHAA TIMIR QALIIF BEEL WAR CIYAAL XAMAR WAREYSTA YAAQAAY LABA LAFOOD AYAA KU DHEX JIRTA ALA WAAN U XIISEY❤❤
❤KA QAATA DALKIINA VC GA❤WAAAAAW❤
Muufo ayaa kuu dhiman ee soo tijaabi
Murcud mahan waa shanfarood
From #mo #mateer
4:10 Murcud maaha ee waa shanfarood murcudu wey is shabahaan lkn isku mid maaha laba kala yihiin
Haa waa shan farood❤
Next afgoye kdhig i.a
Mircood maaha waa shanfarood
Nio taalooyinka guud ahaan ku yaala magalada vlog inooga diyaari please thanks
Murcad magac iney u yaqanin laga yabe waa caan caan kaas meluu ka bixin maleh😅
Ayaga waxba Uma baxaan
Murcud ma ahan shanfarod waye
Meel la yirahdo hido soor aya jirto waxa lagu cuna dalaga wadanka kaso baxo digir salbuko qamadi misir bun iyo salool
Shanfarood la dhaha
Mesha dhanglow wasaq maba cuneyn
Soo qaata Miraha dhirka kala du duban
Howl wadaag moho
Maba jecli dhan dhanaanka ani macmacaanka ka jeclahay😂😂😂😂
Iska ilali dhugta
Jah dadka xamar imaadey waxba ma yaqaaniin murcud maaha ee waa SHANFAROOD Ciyaal Xamar asal lee kasi karo yaqaay
Gabdho kaliya mahe dhangalow ka waa cafimad hade gabdho cunan se ma wax ceeb ah ba
Aad iyo aad waa Vitamin C laga helaa mashalah
Axmed Rashid nin shafarleh ayaad tahay oo go,aan leh dumarkaliya ma cunaan waa fitamino saxiibkaa waa nin islawayn lk fitamino ayaa seegay suwaysa from muqdisho
Qudhun aad ku daaca qudhmi doonto ayaad Muuqaadisho u doonatay ! Ayaan dhow ayaa Xassan Dhiig Cusub ragiisii ku ciijin oo odhan meeluu sawiranayey !!!
SIXNI. BUUXA. ARAGOOSTO. KALLUUNKA.
SHRIMPS. ..EYL. BEACH 🏖 HOTEL ..IT. COSTS. ONLY. FEW DOLLARS. WELL COME. EYL. BEACH 🏖 HOTEL. ....