Axmed bashiir ciise meel baa loo wadaa darood baa jar uga talaabsanaya dir ma ogola ciise ee halka ay ka soo cabaan baynu eegaynaa laakiin axmed bashiiro dirtiinan gudaha ithiopa ku jiraa maxaad meesha uga kici la adihiin ogaadeen in uu inoogu taliyo ithiopa waa ceeb ee ciise halku doono ha ka baxee danteena aynu raacno
Ninkan Canfer yaa Soo tuurtay Waa oromo xataa Ma Aha Jaarso waro dhaqo Umada Somalyeed walalo Isir Dhiig iyo Abwadagaa Wuu idinka shaqaysan hayaa
😢 Dhulka Soomaalida laga xado 🥲
👍 inshallah waanu soo celin doonaa dhawaan 👍
Somalillad gull ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ahmed bashir gull
Resfa area that my country
Legend and hero Axmed Bashir
Gul iyo Gobonimo JSL
Ina Cagjar isaga iyo dadkisu waxay wadan haday jojin wayan Balan waxan uu qadaya dhawan wanu so afjari doono oo hubal weligin ba wan nigu naqana Bodbod iyo boterka lkn waxad Ogaten in Ciyaari waa Geli dambe tahay Bal baroortini iyo OOYINTINU inay GADHIN aduun weyna gadhin
Adigu yaa tahay
Meedano ? Jiri yeelem
Amasaganano somaliland Ethiopian ande
Ciise soo niman Dir ah soo ma aha
Waryee Isaaq iyo ciise waa walaalo iyo Samaroonba .
@@ahmedabdisahal4357
Ninkan waa qooti Somalia isku diraya hal laga fojignado.
Isaaq waa oromo maha Dir waxa u hadkayaa oromkan Axmed abshiir
Axmed bashiir ciise meel baa loo wadaa darood baa jar uga talaabsanaya dir ma ogola ciise ee halka ay ka soo cabaan baynu eegaynaa laakiin axmed bashiiro dirtiinan gudaha ithiopa ku jiraa maxaad meesha uga kici la adihiin ogaadeen in uu inoogu taliyo ithiopa waa ceeb ee ciise halku doono ha ka baxee danteena aynu raacno
Waar waxaan halkan uga sheegayaa madaxwaynaha jabouti ismaciil cumar geele inaanay reer sh.isaxaaq aanay ku jirin xeerka ciise ee aad adigu samaysatay ee aad doonayso inaad reer sh.isaxaaq ku afduubato kagana mid dhigto dad ciise ah markaa waxaan leeyahay ismaciil cumar geelow reerarka inoo kaladu ama inoo kala sooc xeerarka hayskaga keen darine oo xeerkaaga aamin ciise lkn xeerka reer sh.isaxaaq waa ka duwanyahay xeerka ciisaha iyo dawladnimadaba markaa wax haysku qasine xeerkaaga ku meel mar aad samaysatay hana isku dayin inaad soo dhex gasho xeerarka dawlada j.somaliland iyo shacabkeeda ka dhexeeya waayo xeerka ciise maaha mid ogol xeerarka canfarta iyo reer sh.isaxaaqa dawlada jabouti idinla xoreeyay wakhtigii guumaystahana idinka dulqaaday ee naf iyo maalba idiin huray markaa xeerkiinu idinka haydinku koobnaado!!?
Isaqow ninkan kan yuu barada idinka saren waxba idin qaban maye