Muufo tinaar sodhawada | hooyo ayaa cazumoso abti Amiin iyo xaaskisa || karana wa aadena ❤

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 221

  • @nimcoali58
    @nimcoali58 5 років тому

    Masha allaah qamar binti amiir 25 sano aya igudanbeeysay dadka kadanbeeyo ooaadka ujecel ayan kujiraa dalac bilaash iyo muufo tinaar iyo calooleey duuduub haduu dhareerka igadaadanoyaa shukran walaasheey

  • @amenabeauty
    @amenabeauty 5 років тому +16

    Mash Allah Muffo 🙏🙏👌👌👆👆👆I love muffo

  • @sucaadsunduschannel9329
    @sucaadsunduschannel9329 5 років тому

    Masha allaah xusuus iga dheh laamiga nasiiboonde masjidka al rawda aan ujeeda iyo wadadii aan kulogeenjiray wlh gurigeena aan ka arkay video gaan shukran qamar binto amiir 👍😍

  • @raahoosman3014
    @raahoosman3014 5 років тому

    Jidki manabolyo Xalwo hilal ilaa jidki sanco galayey ilaa jiiro wacbuudhan galayey ilaa karaan xafadeeydi ilaa tagayey Xaliimo hiite Maasha alaah xaafada wajeer galeen 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @ifkaiftiin7107
    @ifkaiftiin7107 3 роки тому

    Masha Allah qamar waxanbba abaayoy kugu jeceladay quruxda iyo qabsabida iyo dharigaga wasac ah micnaha waxbbadan oo barako leh masha Allah abaayo Allaha kubarakeyo Allahana kusiyaadiyo mcnto❤

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 років тому +1

    Mnsh allh mnsha allh abyo dalxiis baab k dhargtay hanblyo familkga Sid qurxda bdan oo ooldalxiiisaty

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 років тому +5

    Maasha Allah Qamarcadey waakusalaamay adiga iyo hooyo muufo tinaarka nasoofiiri markaadcuneysid inkastoon waxbadanmoogeen.

  • @murayomohamuod2100
    @murayomohamuod2100 5 років тому

    waywayway ar somali mesha ugu shidan xamarweyne waye walahi waa u xiisay masha allh xafad ka fcn ma arkin xafadaas taxiyya ahlal hamar weyne

  • @umusabaumusabayara4704
    @umusabaumusabayara4704 5 років тому +6

    Axsuusteyda aniga duwi jiray 10 sano kabadan xasuus ayaa igalisay qamar shukran quruxeey

  • @raahoosman3014
    @raahoosman3014 5 років тому

    Qamar xasuus igalisay xafadeeydi karaan busleey i dhex geysay noloow❤️❤️

  • @hamdihilowle1809
    @hamdihilowle1809 5 років тому

    Asc qamarey abyo thnks side noola wadaagtey dhaman tcuntada iyo casuumaada iyo muufo tanaarka iyo esmandheyska iyo zeytuunka iyo wadanka thnks mcnto alfa mara

  • @munaqali2818
    @munaqali2818 5 років тому

    Masha allah Qamar qurux allaha ku daayo inaan ku imaadan Rabaa intaad bixin abaayo

  • @saidomohamadnor640
    @saidomohamadnor640 5 років тому

    Abaayo anaga soomalia ayaan joognaa maalin walba waan cuneynaa waayo guriga ayuuba ku dhex taagan yahay tinaarka adna ka soo bogo meeshaad joogto maasha allah

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 5 років тому +2

    13 :12second marke tahay dukanka shaxshaxlow guryaha ku dhagan marka xooga lasii dhaafo ayaan daganen hada familka wali dagan alla maxaa u xiisay xmr cadeey qamar tnx huno 😍😍😭😭

  • @quruxsanfiicanbadn6131
    @quruxsanfiicanbadn6131 5 років тому

    Xafada shiikh muhudiin celi
    Hormuud sanca isgooska Sanca xafada alshareeco godeey wlhi vedio xafadeeyda ayaan ka dhex arkay mar kle aad soomalia usoo laba neesid waa balan inshaa allaah inaa kugu soo dhaweeyo 💋💋🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @iskufilan3960
    @iskufilan3960 5 років тому

    Maashaa allah muqdisho salaama qamar adi dhareerka aa naga dhameysay

  • @kujecliyahooyo4846
    @kujecliyahooyo4846 5 років тому +4

    Masha allah xafadayda karaan hooyo & aabe & walaahay a wali ku nool illahay ha i hafido insha Allah anigana ina tago aa illahay ka barya mahadsanid Walashay ❤❤❤

  • @fahiimoshow180
    @fahiimoshow180 5 років тому

    Masha allah xabiibti muufo tiraan inaba caadi maahan

  • @milhammilham7569
    @milhammilham7569 4 роки тому

    Masha allah xafadena ahaa weliba guriga amina cali allah ya raxma thnks qamar

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 5 років тому

    Asc abaayo xasuusa baddn ayaa ixasuusi mansha'allah xalwo saboon Mansha'allah iyo suro dariisn lafadhiyo oo dabad la islacunayo ayaa iixasuusi mansha'allah.

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 5 років тому

    Asc muufo oo tiinaar xasuus ayaa igalise mansha'allah muufo iyo caloole mansha'allah xasuus baddan ayaa ixasuuse xamar cade ayaa ii xasuuse Q.

  • @mimihersi2653
    @mimihersi2653 5 років тому

    Allah markee igu dambaysay muufo waa jeclahay muufo

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 5 років тому

    Masha Allah abaayo qamar qalbi uroon aad ban uga helay qadada inti cuntay Allah u barakeyo قولو اللهم امين يارب العالمين

  • @ruunabdi6967
    @ruunabdi6967 5 років тому +3

    Masha Allah hoyadey aya dubi jirtay macaan Ila hada Hoyo kadib ma cunin ayadoo qamiir ah iyo dalac bilaash dhareerka

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 5 років тому +3

    Muufo tinaar alla maxaan uxiisay

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 5 років тому +1

    hadanku shego waqtigi igu dabeysay dagal maka jirin dhulki hooyo illahay haku daweyo dar illahay ayan ku jeclahay illahay nabad hakugu celiyo ilahada xabibti insha allah

  • @queenhoney1393
    @queenhoney1393 5 років тому +6

    Masha alah muufo tinaar waa uxiisay somaalia mar hore igu dabeeysi hbbti yummmmmmy 🤗 🤗 😉

  • @queenhoney1393
    @queenhoney1393 5 років тому +1

    Yummmmmmy hbbti saytuun iyo isbaadhays yaaah masha alah mar hore igu dabeeysi wlhi waa uxiisay qatar ilaah haku caafiyo insha alah hbbti 😋😋😋😋😋😋😋😋💋

  • @zuruurismail4482
    @zuruurismail4482 4 роки тому

    Waaw Manshallah tinaar shimee igu dambeysay

  • @deeqonur6159
    @deeqonur6159 5 років тому

    Asc masha alalh. Abayo. Mcnto. I llehe haku xafido 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdullahikamaal3976
    @abdullahikamaal3976 5 років тому

    Masha alaah karaan maxaan uxiisay rerkeena aa ixasuusisay manta muufo iyo caloley wax aa kajeclahay malahan

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 5 років тому

    masha allah wallahi wan u xisey xamar illahayo nabada u siyado mufo garmash waxan kuso cuna dubai basto iyo baris xaga iga gey aha wa hana nabadku cuna insha allah

  • @momlove5977
    @momlove5977 5 років тому

    Allow wadankeena Cadowga ka qabo iyo qaraxyada
    Aniga doqeyga waa calool duuduub ,muufo tinaar iyo Busteeki macal dheecankiisa
    Dhareerka iga dhamaan raba

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 років тому +4

    Walaheeyga fadln iso boqada allah qeer ha idin siyeee❤️❤️

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 5 років тому

    MASHA ALLAHA Hambalyo hambalyo Abayo MCN Thank you so much I love you so much Xamar Cadey Love you 😍 😍😍 😍😍 😍😍 😍😍 😍😍 😍😍 😍😍 😍

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 5 років тому

    Masha allah qamar bint amiir waxaa isoo xasuusisay dagmada karaan qaasatan xaafadeyda sanco oo shan sano ka hor igu danbeysay

  • @gaandicaligaare4422
    @gaandicaligaare4422 5 років тому +1

    waaaaaw mashaa allaah 😋😋😋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ayan-jd2pv
    @Ayan-jd2pv 5 років тому

    Mashaalaah jicliya xamar adunka ban u jiclahay lakin balayo ba nuqunsatay wadnkini

  • @nasimah5823
    @nasimah5823 5 років тому

    Do you know how much I appreciate your videos about Xamar cadeey. God bless you sister.

  • @umusabrina8937
    @umusabrina8937 5 років тому

    masha ALLAH abayo nasiib ayadledahay xamarcadeey xuduntey akuduugan koobabka iyo tarmuuska iqan ciyay masha ALLAH niliw qamar abayo

  • @ibraali3840
    @ibraali3840 5 років тому +10

    wcs qamar bint miir waan ku tagera horey u soco liketana isii

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 років тому

    Masha allaah waa loo xiisay muufo dinaar

  • @fahmoabdulkadir1783
    @fahmoabdulkadir1783 5 років тому

    Masha allaah xabibti caadi mahan macaan muufo tinaar waqti aad u dheer ayan moogahay luula

  • @shukrimohamedhassan3789
    @shukrimohamedhassan3789 5 років тому

    Mashalh jazaka lah qer abayo aniga sanad iyo6ayaa igu dambesay wan uxisay mashalh walashey ilaah haku barakeyo xasus ayaa nokentay

  • @nuuneey3970
    @nuuneey3970 5 років тому +1

    MashAllah tabarakAllah❤️🌹
    Qamar khayr allaha kusiyo abayo XAMAR an xasusan karina istuste❤️🌹

  • @rukiyamuse7332
    @rukiyamuse7332 5 років тому

    Mansha allah ilahey hakudaweeyo

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 років тому +2

    Maasha allah xbbti ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕❤️xamar cadeey waa u xiiisay

  • @ashamohamed7383
    @ashamohamed7383 5 років тому +2

    Waa u xiisay muufo tinaar 😍❤️😍Waa sugi Lahaina intaa markale ka cunaayo Insha Allah

  • @QueenHamdi632
    @QueenHamdi632 5 років тому +6

    Muufo in la jaclhy ayaa ogtahy miyaa @Qamar Bint amiir sxbe marka dambe muuro Lee I keen ha soo qalasho xita 😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 років тому +16

    Muufo tinaar waa ku walacay wlhi aad u jacelhy 😋😋😋

  • @umubukhari1796
    @umubukhari1796 4 роки тому

    Masha Allah

  • @umuabdallah1155
    @umuabdallah1155 5 років тому +1

    Yamy yamy muufo tanar & caloley duudub Allabteyda waye dharerka iga socdo walahi qamarey isku doq an nahey isoo niyoo☝️

  • @raxmaxasan147
    @raxmaxasan147 5 років тому

    Masha allaah yaqey dhalerka nagasocda allaabtan mar horaa igu danbay say long time

  • @ilariaterzo7003
    @ilariaterzo7003 5 років тому

    Mahadsanid qamar👍

  • @mohan146u
    @mohan146u 4 роки тому

    M.a baraaka llaah

  • @halimamohamed2283
    @halimamohamed2283 5 років тому

    Masha allah wa u xisay

  • @shahrazaadtv8821
    @shahrazaadtv8821 5 років тому

    Xafadaydii wajeer
    2009 ayaa iku danbayse
    Walinah waa sideediii
    Insha allah sanadkaan haduu illah qadara inaa somaliya aada ayaa rajaynaaaa

  • @dheymantahassanabdi1778
    @dheymantahassanabdi1778 5 років тому +1

    Abayo caliya igu salan abayo qamar masha Allah abayo xoga magaladada wad kusobashashay

  • @demohamnajkovil27
    @demohamnajkovil27 5 років тому +2

    Walaahi farxad ayan la oyay xamat sadax iyo toban sano ma arag wan ilmeeyay allow nabad nooga dhig naguna so celi anago nool

    • @calafaalacunaa6531
      @calafaalacunaa6531 5 років тому

      Sidoo kale walahi inaan dhax joogo ayeey ila noqotay

  • @hanaabdirahman5214
    @hanaabdirahman5214 5 років тому +3

    Dhareerka ayaa iga dadanoyo ciil badanaaa ar qamarey aniga qaas igu soo niyeso bal

  • @princessahlaam3669
    @princessahlaam3669 5 років тому +2

    Muufo dinaar😭😭😭qmre adi waan bfzy wlhi

  • @Rodabeauty
    @Rodabeauty 5 років тому +1

    Waw cadi ma aha mufo tinaar😍😍😍

  • @naimamohamed9751
    @naimamohamed9751 5 років тому +2

    Alla xafaded ayan arke wlhi .
    Waxan u xisey muufo barodo mos iyo macassro 🤑😝
    Allla Hooyade marke gento waan farxijne
    2011

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 4 роки тому

    Mashaalh

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 5 років тому

    Asc maasha Allah abaayo anaa jecel

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 5 років тому +1

    Qamareey wax walba anaa idin soo niyeysanaaa saa noo leheed niyadaaba ka dharagnay kkkkkk shukran 😂😂😂😂😂😂😂

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 років тому +1

    Wlhi walig m arg saan miyaa tinaark loo dubahaa reer xamar reer maldwayn kuli inta dhankaas jirtoh jcl

  • @istaradam573
    @istaradam573 5 років тому

    Wan u xiise muqdisha cadey intaa jogde dhan igu salam xamar cadey

  • @xumaandiidxoreeye8784
    @xumaandiidxoreeye8784 5 років тому

    Amareey il iyo cayuun Allah kaa haayo masha Allaah 😋

  • @munimanaal2222
    @munimanaal2222 5 років тому

    Mashallah abyo qamar wallahi wanku xisnay ciyow noso lawo💕💕💕💖💖💖

  • @faridasomalbashoonbaaladha445
    @faridasomalbashoonbaaladha445 5 років тому

    15 kohor baa igu danbeeysay shukran abaayo qamar

  • @fartuumabdullahifartuumabd9227
    @fartuumabdullahifartuumabd9227 5 років тому

    Waaaw maasha Allah anigaa uxiisay cfmd iikucun

  • @aishacuud7489
    @aishacuud7489 5 років тому +1

    Masha Allah tnx qalii Alle hadin xifdo

  • @mawiabdirahman7900
    @mawiabdirahman7900 5 років тому +1

    Karaan love 💕 🌹❤️💞💋✅👍🏼👏✈️

  • @fatumaabdirisaq8116
    @fatumaabdirisaq8116 5 років тому

    Mshallh xabiibti waxa ahy qof ku cosup chanal kaaga wan ka helay abaaayo

  • @shukrimuxidiinyusuf7555
    @shukrimuxidiinyusuf7555 4 роки тому

    mansha Allah ☝️☝️

  • @Quuu819
    @Quuu819 5 років тому

    wwwwwwwww kabax anaa hogay aba qamar dhareerka iga dhamesay

  • @MA7CC
    @MA7CC 5 років тому +1

    Wlhi wan kuxisay muufo tinar Abayo mcnto dharerka I gasocodo

  • @helpyourpeople2568
    @helpyourpeople2568 5 років тому +1

    Asalamu caleykum xamar iyo xasus Shukran walaaleey isbaandheyska lee isoo niyeyso halko inaa ikeentey ahayd 😂

  • @ramlamuhamed8501
    @ramlamuhamed8501 5 років тому

    Qamarey xamar majoogta weli

  • @ayanahmed4817
    @ayanahmed4817 5 років тому

    Waaw masha allah love ku ahay mufo tinar

  • @saqiqa
    @saqiqa 5 років тому +1

    masha Allah muufo tinaar mar hore ay igu dambeysay😋

  • @MA7CC
    @MA7CC 5 років тому +1

    Asc Masha Allah I llehe haku xafido

  • @nuuramoha5638
    @nuuramoha5638 5 років тому +2

    Masha Allah abaayo hore usoco hormar wacan xbbt

  • @najaxabdirizak9064
    @najaxabdirizak9064 4 роки тому

    Masha Allah 👍👍👍❤❤❤

  • @khadijahaaji737
    @khadijahaaji737 5 років тому

    Maashaa Allah bil caafiya.

  • @rugtacilansarkamustaqbal8974
    @rugtacilansarkamustaqbal8974 5 років тому

    Mashalah xbti

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 років тому

    Masha allah wlshey xasuus aa nagelisay

  • @deeqonur6159
    @deeqonur6159 5 років тому

    Wlhi wan u xisay mofu tinar

  • @AliHassan-wg8dq
    @AliHassan-wg8dq 5 років тому

    aniga lexbel ayaa mogahay somalia Wada sanco iyo godeey & jiro

  • @xabiibacabdirahman9961
    @xabiibacabdirahman9961 5 років тому

    Xaafadeyda ayaa agmartay isgoyska manabooliyo ayaan udhawahay

  • @dadirmohamed8505
    @dadirmohamed8505 5 років тому

    Mash allah ☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 5 років тому

    Masha Allaah sanadkii hore bishii lixaad ilaa bishii shideedad ayaan joogay xamar 30 kadib abaayo❤️❤️

  • @abdullahikamaal3976
    @abdullahikamaal3976 5 років тому

    Xafada jabuuti waaye

  • @shukrishacni387
    @shukrishacni387 5 років тому

    Xbbti soo mabixin adiga maalin hore oo muqdisho kamatagin????

  • @faadumozahro7987
    @faadumozahro7987 5 років тому

    sxpy ina roor xamar ku imaado marabtaa isbaadhees in layskuniyeesto mayeelaaayi comment iga soodhiib

  • @farhiyaomaratoore7468
    @farhiyaomaratoore7468 5 років тому +2

    Xabibi anaa ka kow eh oo jecel xaloleey duduub iyo muufo tinaar

  • @ruunayraaliyo
    @ruunayraaliyo 5 років тому +1

    Masha allah 👆☝️

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 5 років тому +1

    Masha Allah tabarkalah

  • @fatmaqurux4909
    @fatmaqurux4909 5 років тому +1

    xafada wajeer m.a xili hore iku danbeysay lkn gordhow adaa i.a kaaraan teyda cashaqa meshi ku dhashi