CASHARKA GANACSATADA SOOMAALIYEED (4261)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 60

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 22 дні тому +1

    Amiin 🤲Hooyada dhimatey ilahey jantul fardowsa ha ku abaal mariyo eheladedana samir iyo imaan ayaan u rajeyneyna

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 23 дні тому

    ASC wll Adan. 2 Saano ayan ku fiirsanayey. Mashaa Allah. Waaxda sheegeyse oodan weleen wey so baxeen. Jiir oo joog wll🙏🙏

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 23 дні тому +1

    Wixii SMC 2 sano ka hor sheegtay ayaa dadka hadda arkeen

  • @FartunK
    @FartunK 23 дні тому +2

    qoorqoor waa madaxweyne fiican lakiin gun baa gadaal ka rifaysa wuuna ka guleysanayaa guuleyso mundane qoorqoor wax badan baad qabatay inaad joogtay iinsha allaah hadaanu nahay reer sade waanku soo noqaynaa

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 23 дні тому +3

    Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rp7ge9kx1d
    @user-rp7ge9kx1d 23 дні тому

    Ilaahay unaxariisto inshaa allaah

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 23 дні тому +2

    2025 xadii oo joogo xasan shekh somali asaa hukmi doono shacabka somali waa daiif weye

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 22 дні тому

    Maalkooda iyo noftooday maraysaa maanta

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 23 дні тому +1

    YAA DIIDA AIRPORT SOW DADKA OYO GOBALKA MAHA HORUMAR UU GAREY UU LA JANQADAYO
    QOBOLADA KALE.
    MAXEY DHAHEN XOOLIHI LODI AYA JUUXA DIYARA KA CARAREYSA.
    MEY DAAQA FOGEYSTAN OO
    DHINA KALE LA AADAN.
    CAJIIIIB WAA MUSIIBO
    GALNUDUG UMA BAAHNA BUUQ

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 23 дні тому +1

    Xasan shekh Abgaal wuu kasoo tagey ali gaaf ayuu maraa
    Ganacsato maxaad sugeysaan dee waa fursad weye dee

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 22 дні тому

    Cid ka adkaysi badan reer muqdisho waxa ku jiraan ee xaga amaanka qarxyda walee ma jirto waa mucjiso adkaysigooda

  • @user-iq9zr3xc8f
    @user-iq9zr3xc8f 23 дні тому

    ماشاء الله تبارك بركالله

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 23 дні тому

    Gobolada puntland iyo Maryland ayaa looguuraayaa xamar waa lagaguuraayaa

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 23 дні тому

    Ismaaciil cumar geele reer muqdisho ma reer jabuti buu mooday geele waa riyoonaa oydoo sailing la hayn baa markayn la cunay mandala masaari meeshu waa somaliya ma ahan jabuti

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 23 дні тому +1

    Ilaahow dadkan iyo dalkan ugar gaar adigaa caadil ah oo calaamul quyub ah rabiyoow mafiyada dadka ku habsaty kadulqaad oo caqli iyo quwadba gali alaahuma aamin aamin

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 23 дні тому +1

    In gaari in uu dekeda alaab ka soo qaado waxaay joogtaa 479$. 27:52- 31:40💡💥cid ku dhibsaneyso ayaa iska yar mararka qaar waxaa tahay “a Muse” Dawlada hada jirtaa markey timidba dagaal ayey la gashey ganacsatada , xawaladihii dibada joogey waa la jajusey sidey xitaa sidii dowladaan dulmijadiid u timi. Waa wax cad wixii suuqyada somaliyeed gubayey in aay xasan looter iyo ina omar gelle ay ka danbeyen. Xasan waa la’eem cancer ah ilahow sharkisa ku celi oo ku koob isaga iyo waxa la shaqeysta. Mahadsanid smc macalinka lugeeya.

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 23 дні тому

    Maxaa makyan ah waa sideed boqol oo kun Google firi

  • @ahmadfeysal5810
    @ahmadfeysal5810 22 дні тому

    ألله المستعان!

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 23 дні тому

    U diyaar ahaada😂 mayland waaa oromaniya maalin xor by noqoneysa sida puntland iyo somaliland😊😊😊

  • @tawofiiqabdullahi3820
    @tawofiiqabdullahi3820 22 дні тому +1

    Fitada lugaysa hadii aad go.aan ku gaadhay inaad cid guska udhuuqdo maad taliye shub udhuuqda intaad leedahay xaarood baa dabada iga wasay oo nadiifo quurin baa fiitada iga leefta nacaladi kugu dhacday adiga iyo dhaq badaantii ku xaartayba

  • @user-iq9zr3xc8f
    @user-iq9zr3xc8f 23 дні тому

    ماشاء الله 😢

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 22 дні тому

    Xasan sheekh keliye ma ahee
    Aadan madoowe maxaad u arki weydeen

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 23 дні тому

    Geele wata waayo jabuti waa sidaa

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 23 дні тому

    Koto.ayaa.la dhahaa jabuti hargysa waa sidaad ganacsiga waaweyn shaqsiyaad baa leh dowlada la shaqaysta

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 23 дні тому

    290 Qof

  • @aminaabdi349
    @aminaabdi349 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdiraxmanosman
    @cabdiraxmanosman 22 дні тому

    Aadan dulmiloow qabiileyste

  • @user-bi9bm1bi6u
    @user-bi9bm1bi6u 23 дні тому

    Asc

  • @user-xo4rt8kc4y
    @user-xo4rt8kc4y 23 дні тому

    Total 481$

  • @sedson02
    @sedson02 23 дні тому

    Soomaaliyee iinshallah markan shidaal iyo natural resources dalka soo saarno cashuur ma bixin doono .

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 22 дні тому

    Cunto dhacday daawo dhacday kundar inay kenaan

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 22 дні тому

    Hidhibaano hildhibaano😅

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 23 дні тому

    Asc macalin adan

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 23 дні тому

    Waa runtaa macallin

  • @user-nd4uo1qm8m
    @user-nd4uo1qm8m 23 дні тому

    502 waaye

  • @omarmkosar
    @omarmkosar 23 дні тому

    Macan cod malaxaaaa

  • @sedson02
    @sedson02 23 дні тому +1

    Cashuurta dowlada wa qasab sandulleh iin la bixiyo shacab iyo ganacsatada ba . Qofki bixin waayo cashuurta wa la xidhi .

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 23 дні тому

      Kabixin maayo kii bixiyaa waa gun waadna arkidoontaa in xasan sheikh laga guuleysto iyo inta raacsan

    • @sedson02
      @sedson02 23 дні тому

      ​​@@SalimsalahSalim-en8qr bal micnee kalmada guun maxay kadhigan tahay ?

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 23 дні тому

      @@sedson02 oromooy soobaro afsoomaaliga

    • @june6206
      @june6206 23 дні тому

      Cashuur inla bixiyo wa cadi lkn waxani wa baad shaqsiyad qadanayo hawiye hays cumo dawlad wa ka garan mayee 😂

  • @caashoomar6817
    @caashoomar6817 23 дні тому

    Raxawayn wax iska celinmayso

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m 23 дні тому +1

    Hassan shiekh waa mafia villa soomalia haloogu daato shiekh shariiifna halagu badalo waqtiga u haray

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 23 дні тому +1

    Xasan shekh magaciiso waa 91weye

  • @sumayoibraahim5937
    @sumayoibraahim5937 23 дні тому

    Muq.956 ayaa ku daawaneyso

  • @sedson02
    @sedson02 23 дні тому

    Warya oromo yahow ma dukaan baa ku leedahay BAKAARAHA wadigan diidan cashuurtee?

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 23 дні тому

      Oromo hadeey jirto waa adiga waliba abgaaley isku dhaqan yihiin oorunta ah

  • @sedson02
    @sedson02 23 дні тому

    Ganacsatadu soo kuwa bixiya lacagta baada ay argagixisada shabaab uugu Yeedhan SAKAAWAAD .
    Ganacsatada meexay u diidayan cashuurta dowlada ?

    • @zuhurzeyn2376
      @zuhurzeyn2376 23 дні тому

      Ya kuso waleey adiga🤔. Canshuurta xaage la geeynaya.

  • @sedson02
    @sedson02 23 дні тому

    1. Xildhibaanada aqalka hoose way ansixiyen xeerka cashuurta dalka .
    2. Aqalka sare weli way ka doodayan wayna falanqeenayan miisaaniyad iyo dhakhiliga dowlada .
    Ganacsatadu haddii ay furi wayaan meeheerado waa la xidhi , taliye Shub ayan u geyneyna 😂 .

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 23 дні тому

      Kkkkkkkkk warkaagu waxaad moodaa inaad xasan sheikh indho la'aan aad iska taageereysid arinku wuxuu taaganyahay maanta wadar iyo waaxid midkee waalan, runti waad soo waalateen

    • @june6206
      @june6206 23 дні тому

      @@SalimsalahSalim-en8qrwa lacag ta uu cumo wa sida siduu u qaylyaya Cashuur mahee wa is baro xaran inlaga hadlo ma raban

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 23 дні тому

      @@june6206 waaba ujeednaaye xasan sheikh wuxuu doonaayaa inuu shacabka baahi kudilo si uu usiixukumo lkn wey kahoos baxsantahayoo shacabka maamuleey kasoo jeedaan maamuladoodey aadayaan kii isaga kuharo hautaliyo

  • @sedson02
    @sedson02 23 дні тому

    Warya oromo yahow ma maqaayad baa kaaga furan BAKAARAHA wadigan diidan cashuurtee?

    • @june6206
      @june6206 23 дні тому

      Cashuur maha ee bad xasan dhiiqo guranayo

    • @june6206
      @june6206 23 дні тому

      Xasan dhiiqo ma dhargaayo oromo dhiiqo dhanta Ha cayin oromo da

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 23 дні тому

    Maxaa makyan ah waa sideed boqol oo kun Google firi