A.madoobe mahakin karo x.shiikh waayo labasano ayuu Ka la shaqaynayay burburinta Dastuurka fadaraalka, iyo PL xassan waa yaqaanaa meesha uu ka jilicsanyahay A.madoobe Maahan in uu cudud iyo dhaqaale ogaadeen uu kismaayo ku haystay lkn cid kasta oo qabsataa kismayo baada hartiga laga qaado ayay ku joogtay ilaa 35tii sano oo aan soo dhaafnay 1. A.cumar jees oo hawiye wata 2. bare hiiraale oo hawiye wata 3,A.madoobe oo maxaakimtii Hawiye wata ayaa 3 jeer kismayo xoog ku qabsaday Mamulka JLwaxaa sameeyay reer PL 1. gaas oo ahaa raiisul wasaarihii fadaralka keenya ayuu Ruqsadii ay ku soo galeen siiyay 2 faroole dhaqaale iyo waoodii PL ayuu U isticmaaly in lahirgaliyo JL Cumar cabdi rashiid Wuxuu u dhaxeeyay ergada Iyo bulshada caalamka Intaa kadib Ogadeen waxay moodeen JL in iyaga loo dhisay Hada xamse oo hawiye wata Ayaa lawareegi doona kismaayo Hatiga reer PL majecla Dhiig iyo dhaqaale in ay u shuubaan cid kismayo Baad iyo tarxiil ku haysata Waxay ka joogta allow laba dibi Isku jiin qaad oo mid noo jabi Hawiye ,ogaadeen ,mareexaan Kismaayo baad karaba Noma kala so keeyaan Hadaanu nahay hartiga reer PL
Kismaayo waa nabad dad laga soo direy muqdishona Amniga Kismaayo wax uma dhimi karaan. Duulaanka villa Somalia kusoo qaadey Kismaayo waa la iska celiynayaa
Umada Somaliya dheh.. Somalidad kale ha sheeganina. Somalinimadu waa isir Dowlada ma'aha. Hadii kale Somali nimaada waa la idin ka bixi doonaa, Bada kula dhaca.
Ani hore wan ku aminsanaa mudanow lkn hadda beenta waan kugu hayaa kismaayana anaa joogo waxa aad sheegeysidna kama socdaan nabadgalyada iyo shaqooyinkaba wa sidoodii
Allah hakala qaboojiyo waxas wa laga fcnyahay
Dagaal faa iido malaha ee ilaah hakala qawoojiyo .😢
Ahamd Wuu Soo Labanahayaa
Asc Xusseen
A.madoobe mahakin karo
x.shiikh waayo labasano ayuu
Ka la shaqaynayay burburinta
Dastuurka
fadaraalka, iyo PL
xassan waa yaqaanaa meesha
uu ka jilicsanyahay A.madoobe
Maahan in uu cudud iyo
dhaqaale ogaadeen uu
kismaayo ku haystay
lkn cid kasta oo qabsataa
kismayo baada hartiga laga
qaado ayay ku joogtay ilaa
35tii sano oo aan soo dhaafnay
1. A.cumar jees oo hawiye wata
2. bare hiiraale oo hawiye wata
3,A.madoobe oo maxaakimtii
Hawiye wata ayaa
3 jeer kismayo xoog ku qabsaday
Mamulka JLwaxaa sameeyay
reer PL 1. gaas oo ahaa raiisul wasaarihii fadaralka keenya ayuu
Ruqsadii ay ku soo galeen siiyay
2 faroole dhaqaale iyo waoodii
PL ayuu U isticmaaly in lahirgaliyo JL
Cumar cabdi rashiid
Wuxuu u dhaxeeyay ergada
Iyo bulshada caalamka
Intaa kadib
Ogadeen waxay moodeen
JL in iyaga loo dhisay
Hada xamse oo hawiye wata
Ayaa lawareegi doona kismaayo
Hatiga reer PL majecla
Dhiig iyo dhaqaale in ay u
shuubaan cid kismayo
Baad iyo tarxiil ku haysata
Waxay ka joogta allow laba dibi
Isku jiin qaad oo mid noo jabi
Hawiye ,ogaadeen ,mareexaan
Kismaayo baad karaba
Noma kala so keeyaan
Hadaanu nahay hartiga reer PL
Ahmed mathobe. Tosha
❤
Darawalkiisi aaba dhawac ah
@@CabdiBalad-hs6sc arinkaas mahubo laakiinse xataa haduu dhaawac a dhimasho yahay Amniga waa sugan yahay ciidan ku filan waa joogaa.
WAXAAN LA YABANAHAY INAAT UMADA BEEN U SHEEKTO MAGALADA KISMAYO ANAA JOOGA EE ILAHEY KA CABSO
Gaboose kismaayo waxba kama samaynkaro kismaayo waxay leedahay ciidan aad u tababaran oo akhlaaqdooda dhisanyahay aana aqbalidoonin nidaamka waxii carqalad ku ah qofkii murashax rabo ha soo buuxiyo waxa looga baahanyahay kaliya ,
😂😂😂😂. Axmed madowe hogaamiye kooxeed soo daahay
Ma-ah Murash- ee Waa Nin Lasookireys’tey. Waxaan ugubaaqayaa Shacabka iyo Dhamaan Ciidanka iney Noqdaan Halqof. Inaaney Qofna kayeelin inuu Nabadgal yadiina, Danahiina iyo Danta Caruurtiina.
Kuqabta Gacanbira oo aan Naxariis lahayn Shaqsiga inuu Amaandoro idiinkeeno Xitaa Haduu Aabihiin Yahay.
Bisiq Sarmaan
Kismayo kala majirto waxba ma arkin taliye
Wlhi 😅
Wuxuu noqday boqorka jabland
Duulaanka Vilas lagasoo diraye waa layeska celinayaa gaboose waxuu soqaataye lacag xasan iyoxamse aye siiyen waxuu uadeegayaah danshisheeye dil oodil
Kismayo anaa joogo hada xabadna kama socote ee,ka sheekee dagaalka xawaadle iyo abgaal oo baqda isku hayo
Waxaye sheegaan ayeey wayen kismaanyo dagaal kama socdo waa qaaqlayaashii baraha bulshada joogaiyo xil oolacalasiiye ooxasaxdhiiqo uadeegaya beentiin
Habaar ayaad wadaaaa
Jubbaland wax la dhaho ma jiraane waxaad dhahdaa Boqortooyada Geedanaar ee Kismaayo
Benale tuuk ah anaa jooga magalada
ILAHEY KA BAQ SXB
Kismaayo waa nabad dad laga soo direy muqdishona Amniga Kismaayo wax uma dhimi karaan. Duulaanka villa Somalia kusoo qaadey Kismaayo waa la iska celiynayaa
amus oramadi kudhashay wasee
Saqajaankani maxuu ahaa, Oromoda aad sheegi ka kaa fiicaan, Yaa ibnu Mooryaan
Wax dagaal ah kama socdo magalada
Umada Somaliya dheh..
Somalidad kale ha sheeganina. Somalinimadu waa isir Dowlada ma'aha.
Hadii kale Somali nimaada waa la idin ka bixi doonaa, Bada kula dhaca.
Bacaac
Waxaan islahayn waa weriye warar sugan sheega ee waxaad ka mid noqotay ku beenta arsaaqada ka dayaye
War been badanaa ninka Yar yarkii hal mapbo nogu dhex qariyey wax kale ma miraan
Qabiil axmad madoobe ayaa ku dooday oo yiri daarood ayaan ahay
Alle ha isku halaago diin laawa yaasha o adiga one ka tahay dastuur iyo dimoqradiyo waa diin gaalo
Gaboose waa tuug
Aniga dagaalka lama yaabani ee waxaan layaabanahay ruuxii laga adkaado meeshuu u carari lahaa waana qorshe uu axmad madoobe waa hore dagay inuu kismaayo cidii kula dagaalanta aanay helin meel ay baxsadaan
Warya hooyada was joji kismayo wa nabad wa la so qabdey ninki xasan munafaq
Hhh Kismaayo Taan Joogno Ma Ahoo Mise Kismaayo Kalaa Jirta walaal taan Joono Dagaal Kama Socodee umada Beenta Ka Daa
A madoobe askartiisa ayaa weeraray hotel ka
Ninka abgaalka ugu caqli xun benaale ayaa tahy nin naagtiisa biilan waayey aya war noshegaayo
Qabyaaladii ku qaado kuma dhigto 😂😂
Benta joji
BEENAALE
Been loow jawiga ayaa tahay tuug hasen shheikh kha😉😭
Wlhi been maay😅
axmed hagulaysto insha allah🤲🤲🤲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁💪💪🇬🇲🇬🇲🦁🦁🔥🔥✌️🙏
Waa been aniga kismayo joogaa wax waa dheceen laakiin waa wax yar
Maxa dhacay taliye
Waxa yar aa,lasheega maxaa dhacy xumow
Been weeye kkk
War amuus. Beenalayahaw Dadkan been badan hasan dhiiqo u sheeeg
Ani hore wan ku aminsanaa mudanow lkn hadda beenta waan kugu hayaa kismaayana anaa joogo waxa aad sheegeysidna kama socdaan nabadgalyada iyo shaqooyinkaba wa sidoodii
Beenaale benale dhalay
Kadaab been badan baa tahay
Beenaale ayaa tahaye dadka beenta kadaa Kismaayo dagaalna kama jiro balaayana mataalee
Wax dagaal ah kama socdo magalada
Qabyaaladii ku qaado kuma dhigto 😂