Ana ad uxnusan xanunadan shifo ksta wa galay gur Lima ogila marna guri igasoburburay😢 o qof wngsn kasotagy inta adunka uncay dhib iga hysta hadna samynaya 😢 inshlh surat baqara sadex jer akhrinya baqra
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد😊
Asc abaayo waan ku salamay salan kadiib wacax ahey gabar kugu xiran abaayo waxaan xanuun sanahay mudo labo sano iyo bar ah oo aan la xanuun sanhay xsada iyo sixiir marksato waan aqrista adkrta iyo saliga mabiga iyo xoqalada hada wax ma ka dareymo abaayo i so duceey in oo ilahey iga kor qaado xataa waxaan aada Afrika oo aan cilaj u aada hadan waxabo kama so faiidin abaayo waxaan qalbiga qashta in aan dib dhamo u cafimadan walaahi jir iyo maska ayaan ka daalay sabto ah meel kasto oo jirkeyga ka miid ah ayaa i xanuunayo plz I so duceey abaayo plz🙏🏼🙏🏼😭😭😭
Asc. Abaydey Waan kuu hiloobey,ee see tahay?maansha Allaah hadaan ku arkey oon ku maqlaayo. Abaayo aniga dhinac ayaa aad ii xanuunaya Dhaqterna waa tagey waad fiican tahay ayaa laigu dhahey. Abaayo Insha Allaah ana waan sameynaayaa waxaan kala kulmana waan kuu soo sheegaa.
Abyo ani wan xanun sanahay wana jec lahay inan aqristo lakin maqan suratul baqara maxan sameyaa wlh markan tow xidka aqristo waxan daremaa dhabar xanun calosha mandhicirka xataa madaxa wow i xanunaa kun lee aqristaa kunkas waxan ku aqrista anoo marba mel layga qabanayo mar mar lugaha layga qabtaa sinta xanun wlh way igu ficnan laheed inan aqan lakin nin turla sidu u sexdo asa yaqan waxa muhim i ah inan barto iskuna daweyo insha allha
Qalin quranka so iibso wll ku dhigo iskaga ku akhrin amba waligay ma dhigan baqrah lkn hada qalin quranka ku dhigta masha allh macalin ima dhigo quran ana so diyarsada wa layga eega uun hadad garanayna dhagayso quranka iyo saliga nabiga iyo istiqfaarta akhriso
INTAAD IIXISTEEN INKABADAN ANIGA IDIN XIISAY CAAJISLEN KU MAQANAHAY DHIBKALE MAJIRO 😂😂 CAMERADABA DAGAAL INUU NAGA DHEXEYA MOODA WAXKALENA MAAHII UA-cam MAJECLI HOBIGEYGA MAAHAN ALLAH INOO CAAFIYO INTA NAGA XANUUNSAN CAAFIMAD DEGDEG AH HAYDIN SIIYO AAMIIN YAA ALLAH ❤❤WAN IDIN JECLAHAY
Wll Ana wx ihaysta lkn suratul baqra ma jigan😢
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin wll hadaanu qofku akhrinkarin ma dhagaysan karaa sadex jeer haduu shito bopilka kawrn
Amiin Amiin abayo❤❤
Abayo ducadinu wa imuhim hal Mar fataxada imara😒
Hada managa tagee 😢
Ana ad uxnusan xanunadan shifo ksta wa galay gur Lima ogila marna guri igasoburburay😢 o qof wngsn kasotagy inta adunka uncay dhib iga hysta hadna samynaya 😢 inshlh surat baqara sadex jer akhrinya baqra
ASC asxabe ilahey dardis iku duceya wacudsi ino ilahey cafimad isiyo iku duceya wacudsi 😓🙏
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد😊
Walaashay alle dartiis ban ku jecylahy alle haku barkeeyo aaaamiiiin yaa rabi
Walashay Jawaahir hussein waan ku jeclahay ilahay dartiisa Mar walbo inaan codkada maqlo Ayaan jeclahay masha Allah aduun io aqro rabi haku Naxariisto hadaan hal Maalin aanan ku Maqlin walhi wax ayaa gudahayga ka guuxaayo oo I dhahaayo abaayo jawaahir aad bal wax badan oo wanaagsan ayaa ino Soo gudbisaa adiga io famlikada waxaan rabi idnka barinnaa wax walbo wanaagsan oo igu wayntahy jano mid aduun io mid aqro Dhamaantena Allahuma Aamiin ❤❤❤ waan ku jeclahay
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam 🤲🤲🤲🤲🤲
الحمد كله لله☝️🤲🥰💚❤️
ثم الصلاة والسلام على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم💚❤️
Waan ku xiisay jawaahireey love you maalin kasta waan fiirinayay waxaanba mooday inaad dhooftay ❤
jazakillah khayr jawahir, waan samaynaya inshallah. Allaha noo fududeeyo❤🤲
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤
Masha allah xbbti alle Haku xafido mesha ka wad dadalkaga❤
Masha alah wa lo bahannyajay alaha cafiyo inti jiran una naxaristo inti dhimatey .aluhuma Amin
Xakee kasoo baxday waa kuu xiisnay wajigaada kheer ayaa kamuuqdo ee hambalyada nala wadaag wixii qeer ah oo ilaaheey ku siiyo allaha kuu barakeeyo Aamiin ❤❤❤❤❤
il garad aa tahay masha allah ❤
Alla dumarow dhib bdnidaa
Isha wllhi ana ladhiban wadnaha gaarac cabsi wal wal hurdo la an sidedo kle ya ah😢
Abyo intee Ila tahy ma ogi sas darem dareem
@@bishaarofiidsechannel9869 wadna garac ma madarenta abayo mcn
Anigaa ayaa laa dhibaaan isha 😢isoo duceeyaa inuu waqti uun allh iga dulqaado 2020 ilaa 2023 ii haysaa oo dhib badan ii gaysaty oo nolosha wan ka quustay😢😢😢 hadana allh kama quusto digriga wan wadaa iyo saldaa 😢😢😢😢😢isoo ducee inuu allh cafimaad isiiyo 😢😢
Abayo isha wadna garac male dahy iyo dal wal wal sas ahay iso jawab
Isku mid nahnay allah na caafiyo🤲🏻😢
@@maryamahmed7078 amiin abayo wadna garac ma le dahy
Abyo hada setahay
Illaahow suradaas waan iskudayey inaa laasimee waana wadi la ahay ee rabiyow raxmanow igusug
Ana kula mid ah
Malin walba 2 bog akhri InshAllah
Asc walaashey waan kuuxiisnay markastoo wax kheyra aad sheegto illaahey ajar ayuu kaa siinaa walaashey jacayl waaye waxaan kuu dhehey xagee ka baxday dad badan waa kaa faaiideen hanaga daalin walaashey
Aamin Aamin Yaa rabi
Jawahir habibty jazakallah kheir mcny ❤❤❤
I love you for the sake of Allah swt ❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
Iso duceeya wllyaal aniga la ilda😊ra😊n xanukas
Asc Abayo
Allah dartiis ku jcl hay
Allh no dambi dhafo walashey❤
0:45 0:47 0:47 😊😊
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakalllah qeer💯💯
Jhir waan kusamay wll alleh drtii Ayaan kuu jecely
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
3 mar ma aqrin karo albaqra Wlhi hal mar igu dhib ah Wlhi 😢
SC LAJECKEEY JAWAAHIR XUSEEYN❤❤❤❤❤
جزاك الله خيرا❤❤❤
Aamiin😢
alle hana caafiyo dhamaan ten aamin yaaarabi
Aamiin yarabi
Aamiin Aamiin Aamiin yaa ribi
Allaahumaa Aamiin yaa allaah
الله الأكبر 😢😢
Igu so duceya wll wiil yar ba iga xanusanaya in ilaahay cafimad taama siiyo
Wcs waankuu xiisay jawaahiree allaha ku barakeeyee❤
Asc xbbti ayaan taan waa lugu waayay xbbti
Wll imasaa bari ayeey akhrinaysaay qisada 2 jeer banku ceshadayee
Asc masha allah
Wlhii xanunka ruxiga waa dhibadan yahay aniga i hysataa 24h hada dhimane lugaha iyo gacmaha qabow i yahiin jirka intiisa kalana kuleel i yahay cabsi walwal walbahaar murug niyada cabsi ika jitaa😭😭😭 walalayaal iso duceya plz nolashayda oo dhan waa nacay😭😭😭😭
Walal dhimashada waa waajib maxa ugu baqee waan wada dhimaneena
@@aishaadaud2612abyo dhimasho kama baqayo waligayna kama baqin lkn il xaasid baa iku dhacday marks calaamadahan iku arkay
Saliga nabiga aaad u aqriso waa fcnaane
Allah haku caafiyo allah hana caafiyo sas bn u darema ani xata
Shukran abaayo wa runtaa anu idashadhay wana daremi karaa gabadhaa shukran abaayo ilahay ayan cafimad weydisanay adigana ayuu nokasodiray
Mahadsanid wll 😢I.a mar waa samayn doonaa❤
abaayo qer Allaahaku siiyo masha Allaah jazaakumulaahu qeyr wlhy aniga digriga matkaan bilaabo waxasn dareemaa daganaan iyo farxad ilaahow no fududey
Isoo duceeya abayo yaal plz wlhi mudo badanaa la dhibanahay in uu ilaahay iga dulqaado😓😓
Ilaah haka dulqado abyo
Abaayo ilaahey dartii ayaan kuujeclahay xagee lagaala sooxiriiraa qaaali
JazakaAllahu kheir xbbtii ❤
Mashaallah We really miss u mcney ❤❤
Jawaajir maxaa kudhacay wllo noodoo noqo wllshy waankujeclahay
I miss you my sister❤❤❤
Love u jawaahir from london x
Asc walashey jawaahir waan kusalamay qeyr allaha kusiiyo waxad ishegta 1 mar mey aqrisay gabadha
Taas wa sax walahy aniga are laakin nasiibun xumo waanjoojiye
صلي الله عليه ؤ سلم
Asc asxbta iyo jawaahir wxn jawaahir. Ku waaydiiyay hadii aan akhri karin quraanka mxn sameen karaa dhaqeesan karaa
Masha Allah sister ❤❤
.
Masha Allah ❤❤❤
Ani wali waan waada suratul baqara ciyalka dhaman aya iga wadaa mataqa hadana dhamantod
Allahuma Amiin
masha allah ❤
Mashaallah ❤❤❤
Masha allah👍👍🖤🖤🖤🖤🖤🖤
ASC iwrn wll Jawaahier hussain
Abayo horey usoco
Asc.cafiifo.iisheeg.waxa.tintadheereyo.oojilciya.tan.uguwanaagsan
jawahirey saan oo Dan hanoga dumin wan kahela in aat Nala joogto
Asc jawahiir abayo sethy Ugandan joga waxan jeclhy Ina masar imado abayo numbarkada Aya rabay Ina ka waresto masar bayo waxan kugu xeramahy 3sano Marka fesbok Mai's timcalo Ani waxan leyhy whatsap iyo talagaram
Asc abaayo waan ku salamay salan kadiib wacax ahey gabar kugu xiran abaayo waxaan xanuun sanahay mudo labo sano iyo bar ah oo aan la xanuun sanhay xsada iyo sixiir marksato waan aqrista adkrta iyo saliga mabiga iyo xoqalada hada wax ma ka dareymo abaayo i so duceey in oo ilahey iga kor qaado xataa waxaan aada Afrika oo aan cilaj u aada hadan waxabo kama so faiidin abaayo waxaan qalbiga qashta in aan dib dhamo u cafimadan walaahi jir iyo maska ayaan ka daalay sabto ah meel kasto oo jirkeyga ka miid ah ayaa i xanuunayo plz I so duceey abaayo plz🙏🏼🙏🏼😭😭😭
Abaayo Allaha ku caafiyo waxaa samaysaa aayatulkursiga iyo suuratu falaq 100 mid walba ka akhri biyo ku tufo walaahi adaa yaabaya InshaAllah natiijada waswaskaana iska dhaga tir niyadana wanaaji
Adiga is daawey abaayo toowxiidka aad ubadi suratul baqara shido faaataxada aqri weliba qiso cajiib kala kulmay isbuucan dhexdiisa faataxada waa mucjiso wlhi ayatul kursi biraminas birabil falaq adkaar masaa sabaax aqri janis hasiin iney kugu cayaaran hawogolaan sheyaadiinta allaha ku caafiyo aamiin yaa allah
@@jawaahirhussain2890 Haye abaayo thanks
@jawaahirhussain2890 asc abayo waxa kaa codsanayi isoo ducay aniga waan ducasta ino allha isiyo awlad bari ah aniga iyo inta hasanin
Mansha Allah ❤😊
Asc walalayaaal waxaan jeclahay inaaan xaafidul quraan noqdo iisoo duceeya in illaahey ii fududeeyo amuuraha dhan iifududeeyo
Rabi hakuu fudeeyo wll
@@amransaleeban3002 aamin yaarabi
Amiiin amiiin amiiin yarabiii
alxamdulilah
Hda aqon maxa sameya Aby
Jawaahir
Manshallah
Laguwaa xbbt ❤ ❤
Asc wllshey jawaahir
insha ALAH
Masha Allah quanka waa shifa🎉😂🇸🇴
M.a.
Qof igu aqri ma dhaha
Mashalaaah
Masha allah
Abaayo aniga iisoo duceey xanuunyaryar ayaa haayo suuqi leyga madoobeeye masoconkaro I yar mataagnaankaro iisoo duceey
Asc wllo sethy wllo halkan kala so xirira wankurabaye igaso jawab
Manshallh ❤❤
Asc.jawahir.xagee.qabaty.xabiibti
Mashaallah
Asc. Abaydey Waan kuu hiloobey,ee see tahay?maansha Allaah hadaan ku arkey oon ku maqlaayo. Abaayo aniga dhinac ayaa aad ii xanuunaya Dhaqterna waa tagey waad fiican tahay ayaa laigu dhahey. Abaayo Insha Allaah ana waan sameynaayaa waxaan kala kulmana waan kuu soo sheegaa.
Abayo sameee qeyrkalakumi biidnillah
Masha allah abayo ❤❤❤❤
Mashallah
Masha Allah wll thanks❤
Xbbti waxaan jeclahay inaan noqdo qofka ugu horeeya ee daawada waxaad so dhigto جزاك الله خير حبيبتي
Amiin a
Asc
Amiin amiin yaa allah❤🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲
Asc wllshy jawahir wan ku salahay
Ar wuuw caafimaad majiraa
Masha Alalh ❤
Abyo ani wan xanun sanahay wana jec lahay inan aqristo lakin maqan suratul baqara maxan sameyaa wlh markan tow xidka aqristo waxan daremaa dhabar xanun calosha mandhicirka xataa madaxa wow i xanunaa kun lee aqristaa kunkas waxan ku aqrista anoo marba mel layga qabanayo mar mar lugaha layga qabtaa sinta xanun wlh way igu ficnan laheed inan aqan lakin nin turla sidu u sexdo asa yaqan waxa muhim i ah inan barto iskuna daweyo insha allha
Abayo dhageeyso suratulbar hadi aqrin karin saliga nabigana badi ibrahimiyada insha allah wa ficnanee
Haye aboyo insha Allah Inan cafimadan rajeynaa
Waxaa kuusheegaa in kaa kaafinayso suurada dhan, wxaa waayo Aayatul Kursi iyo labada aayadood ee suurada udanbaysa, hadaba qof kula jooga ilabaro dheh, UA-cam kana kalasoo dag kadib hamayn kasta baro, waxay kugu qaadan 2 isbuuc kaliya. Sidaas samee

❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉