AFGOOYE VLOG Beeraha Ugu Quruxda badan Somalia▪BozzVlogs.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • ▪ Thankz For Watching My Lovely Friends😍👇
    #Subscribe Dheh See More Vlogs⬇️
    • Bilicda Magaalada MUQD...
    ________________________________________________________________________
    ●LIKE
    ●COMMENTS
    ●SHARE

КОМЕНТАРІ • 421

  • @BozzVlogs
    @BozzVlogs  5 років тому +84

    Don,t Forget #Subscribe Guys ❤
    & See More Beutiful VLOGS

    • @xasuuniofficial6627
      @xasuuniofficial6627 5 років тому +1

      Lkn sxp 1 saac maaloo soconaa mise 🤔

    • @BozzVlogs
      @BozzVlogs  5 років тому +3

      Yes 1 Hour Cmla Loo Soconaa Muqdisho ilaa Afgoye

    • @kaatal1
      @kaatal1 5 років тому +2

      @@BozzVlogs pro waxaan meel aan kaala soo xidhiidho adigoo mahadsan

    • @kaatal1
      @kaatal1 5 років тому +2

      Sxp bozz vlogs give you phone

    • @kaatal1
      @kaatal1 5 років тому +1

      ua-cam.com/video/2pU0nVyCJB0/v-deo.html

  • @ebomoh9868
    @ebomoh9868 5 років тому +11

    from Eritrea I love and respect Somalia brothers 1 Country 1 religion 1 language Somalia for ever

  • @galolgundowayndhaladkahagy2197
    @galolgundowayndhaladkahagy2197 5 років тому +83

    Geesi soomaaloyeed oo Hore murka dalkiisa jecel ilhy Haku bara keeyo qurux wlhi Afgooye olhy Ha igu siimo from Hargysa💘❤❤❤😀💋💋💋💋🇸🇴🖖💚💪

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 5 років тому +71

    Wlhi waligey afgooya sas u qurxoon isma dhaheeynin Mnsha allah tabarakallah ❤️❤️🙏🙏🌎 so proud of my home land aomalia my country my people thanks walal for sharing 🥰

    • @hgrre8885
      @hgrre8885 5 років тому +1

      Wad huruda Ee Soo Baraarug

    • @RealAbdif
      @RealAbdif 4 роки тому

      Subscribe igu caawi

  • @KayKay-us1kl
    @KayKay-us1kl 5 років тому +29

    Thanks for making this video’s! Especially the agriculture of somalia and how fertile some places are.

  • @lll-vo7iu
    @lll-vo7iu 5 років тому +10

    اللهم احفظ الصومال شعباً وارضاً وعليك بمن اراد بها شراً
    الفيديو جميل ورائع استمر
    متابعك من اليمن

  • @nadarofficialchannel3295
    @nadarofficialchannel3295 5 років тому +28

    Masha Allah my beautiful country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️ keep going Aboowe 👍👍👍

  • @wardamaalin8528
    @wardamaalin8528 5 років тому +35

    Bozz vlogs i m your biggest fan oo ku nool dalka Norway keep going and show us our beautiful homeland somaliya and specially muqdisho xamar taan ku dhashay ❤️😫🙏🏿🇸🇴🇸🇴💕🤲🏿🤛🏿🤛🏿🤛🏿🤲🏿

  • @zahraabdi3764
    @zahraabdi3764 5 років тому +6

    OH Beautiful place it reminds me where I grew up! This is such a heavenly place!
    I love Afgooye.😥😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayubahmed1851
    @ayubahmed1851 5 років тому +17

    If only the qarax stopped in Somalia, it will take off within 3 years to a whole new level and young Bro keep up your great work as you are our eyes
    One love

  • @mohamedsheikh5475
    @mohamedsheikh5475 5 років тому +7

    I have enjoyed watching this, thank you bro for showing the bright side of Somalia

  • @فراس-ع8ر
    @فراس-ع8ر 5 років тому +4

    ماشاء الله والمناظر الله يسعدكم ويبارك لكم في ارضكم ويرزقه الأمن والسرور

  • @liibaanmaxamuud3394
    @liibaanmaxamuud3394 5 років тому +7

    Waan kusalaamay wadani wadankiisa jecel aad baad ugu mahadsantahay sootabinta aadka u qurux badan guuleyso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @fadumoedebsan7477
    @fadumoedebsan7477 5 років тому +45

    Gobolada punt land iyo somali land weligy maba dhaafin hda markan xamar iyo meelaha u dhow daawaday wan jclaaday wlhi shugran wlalky qlih

    • @mohamudjimale7848
      @mohamudjimale7848 5 років тому

      @Falis A hiiraan ne ku dar

    • @aisha665
      @aisha665 5 років тому +3

      DHIBKAAS AYEY LEEDAHAY MARKAAD HAL MEEL KU EKAATO ADUUNKA LAMA SOCONEESID,MARKA KUSO DAMAASHAAD MEEL WALBO SOMAALI DEGAN TAHAY AQOON AYAA KAAGA KORDHEESO QABYAALAD IYO XAASIDNE NOQON MEESID.

  • @somaliancientegyptian
    @somaliancientegyptian 5 років тому +32

    Oh, my dream is that I want to go jawhar, when I return to Somalia. good video

    • @heislouz593
      @heislouz593 5 років тому +1

      Is like European gsrden

    • @idiley0
      @idiley0 5 років тому +1

      Jowhar 👌❣❣

  • @naanii1878
    @naanii1878 5 років тому +25

    Masha Allh Xidiga Muqdisho Wiil Yaroo kudayasho mudan ayaa thy adiga cml illh hanoo Badsho Xidiga Muqdisho iyo Muqalada Quruxda Badan ♥️❤♥️🏅🏆🏅🏆 bilad sharf iga mudan thy

  • @Aargo884
    @Aargo884 5 років тому +12

    I feel positive every time I see your vidios keep doing the good job.
    Thank u for sharing 😍
    #wadanisomaliyed
    #nabada aya na deeqda dhalinyaro.

  • @filsanmohamed2257
    @filsanmohamed2257 5 років тому +23

    Woow meel indhaha ufiican iyo nafta wlhi caadi mahn 2008 igu dambysay hada meel saxaro ah dalxiis u aadnaa yaa salaam yaa rabi usiyaadi masha allh maamooyinkaas wlh abaal marin mudanyihiin allhow idiin dhowr

    • @toughnut3972
      @toughnut3972 5 років тому

      I know walhi abaalmarin & caawin bey u bahan yihiin

  • @MrMustaf13
    @MrMustaf13 5 років тому +32

    Keep doing what you doing bro, every time I watch your videos I feel like I am home

  • @thelionofxamarisomali7299
    @thelionofxamarisomali7299 5 років тому +17

    Well done brov. Hore u soco adiga oo kale aa loo bahan yahay ineey wax ka bedelaan narrative ka Somalia.

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 років тому

      TheLionOfSomali Xamari wllky subscribe igu caawi

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 5 років тому +10

    Wow beautiful Ma shaa Allah May Allah bless Somalia and Somali people Ameen
    Thank you brother for sharing
    Keep going bro

  • @positivelife212
    @positivelife212 5 років тому +6

    MashaAllah. I love my country. A beauty of its own

  • @abdirashidmursal8586
    @abdirashidmursal8586 5 років тому +4

    I love afgooye mashan markan xamarjogi jiray aandalxiis utagijirnay aniga iyo asxaabteyda wallahi afgooye ninkan arkin waxey lamidnoqonjirtay isagoow Washington arkin afgooyaay wankuu xisay cuntadaadi macaney ee aduunkan aynujogno ugusidatay maba kadharkijirin mardhow waad dagidontaa nabad iyo barWAAQO SIYAADO AH BAAN KUURAJEYEY LAFDHABARTA WADANKAAD TAHAYE INSHA ALLAH. SAXIB THANKS WE LOVE YOU. KEEP YOUR GREAT WORK

  • @ismailmagan252
    @ismailmagan252 5 років тому +20

    Degmadeyda #AFGOOYE qurux eebaa udhameeyay maşallah

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 років тому

      Ismail magan wllky subscribe igu caawi

  • @مروانالحكيمي-ذ5ق
    @مروانالحكيمي-ذ5ق 5 років тому +5

    حيا حيا حبيبنا اهل الصومال الله يرزقكم الامن والامان ويرزقكم الخير ويكفيكم الشر مبحكم في لله من اليمن الشقيق🌷🇾🇪♥️🇸🇴🌷

  • @suadohussein2770
    @suadohussein2770 5 років тому +8

    Mansha Allah wl ilaahay barwaaquu nagu manaystay markaasaan iscunaynaa marna gaajo u dhimanaynaa qof lasta beertisa ka badan wadama dal dadkale dhistaan dawarsanaynaa oo waliba cuntadoodu dawooyin ku baxan iyo xoog hala fakaro soomaliweyn oo dib haloo so noqdo somalia 🇸🇴❤❤💪

  • @nasra9836
    @nasra9836 5 років тому +6

    I Love MY DALKEEYGA 🇸🇴💙😭

  • @maymuunali6201
    @maymuunali6201 5 років тому +39

    Heestan markaa maqlo maxaan u ilmeeyaaa wlhi ma aqaan wax ika keenayo
    ************ilaahoow i danbi dhaaf qiiro ayaa ika keentay ilmada 😭😭😭
    Ilaahow dalkeena nabad inoogu soo dabaal dadkeenana ka dhig kuwa is jecel ya allah amiin 🙏

    • @mastergow9678
      @mastergow9678 5 років тому +1

      Ilinta waxa kaakeenaya waa qalbigaaga oo jilicsan iyo dhulkaaga oo jeceshahay so wadankaan waxa dhisan lahaa waa inaga ee horumarkiisa qayb kaqaado iyo dhisitaankiisaba and 👌👌👌👌👌👌👍👍👍🥰🥰🥰

    • @maymuunali6201
      @maymuunali6201 5 років тому +2

      @@mastergow9678 wll wlhi maanta hadaan arkilahaa dad u istaaga wadankaan garabna iku siiya waan u istaagi aanba u dhintee wlhi thuma wlhi 😭😭
      Anigu maalin walba waan ooyaa waxaan gabar #nursing ah wlh qof dhibaateeysa oo jiran hadaan arko ilmadu way ika qubanaysaa hadaan kasoo baxo isbitaalka wadada intaan maraayo eee gurigeeyga usocdo qof dhibaateeysan hadan arko oo aan waxbo awoodin waaan ilmeeya kasna ikama iyadaa ika timaada
      Dulmina ma fiiri garo wlhi dulqaad aan ku fiiriyo dad la dulmayo malihi
      #anigu #diyaar #baan #uahay #wadankeey iyo#dadkeeykaba #inaa #u #jihaado

    • @mastergow9678
      @mastergow9678 5 років тому

      Kaliya inaa wadanka wax uqabato kuma xerna inaad lacag haysato oo qofwalbaaba siinkartid so kaliya waxaa ubaahantahay qalbi fcn iyo duco oo kaliya iyo waxa aad awoodo inaad samayso sida inaad familyga kabilowdo oo waayo wanaag oo dhan waxay kubilowdaan marka u horayso qoyska....inaas ku,oran lahaa waano ahaan waana mahadsantahay wlshy intaad ilawadaagtay👌👌👌👌🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @maymuunali6201
      @maymuunali6201 5 років тому +1

      @@mastergow9678 mudnaanta adiga leh wllkey👍

    • @islaqabwaynchenal2456
      @islaqabwaynchenal2456 5 років тому

      Hhhhh sxbey hees lagu ma ilmeeyo wllo ee dib isku ee adigoon xumaan ii arkaynin ee iimaankaagu bal xaguu joogaa ileen iimaanka ayaa ah kan dadka hagee

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 5 років тому +22

    Boss aad ayaad u qiimo badan tahay👍👍👏👏👏 bilad sharaf🥈

  • @Waryaatv123
    @Waryaatv123 5 років тому +8

    Masha Allah dalkeygii iyo dadkeygii iyo diintaba allow dhowr qurux badnaaa😍😍😍

  • @faaaduma
    @faaaduma 5 років тому +6

    Afgooye is so beautiful🙂❤️ Lived there as a kid in 91’😎

  • @anasmohamud1645
    @anasmohamud1645 5 років тому +19

    Pro janbuul tag halkas ayaa ugu beero qurxoon waliba beerta weyn e xaaji naasir my dagmadeyda afgooye xiis u more horay u soco pro ilaa iyo basro in ad tagto ayan rajeeneynaa ❤❤❤👏👏👏👏

    • @yaraakkayaar4906
      @yaraakkayaar4906 5 років тому +1

      Saxiibo intee ku yashaa beertaas. Balow iyo Jambaluul ayaan ka war heeyaa

    • @bashircambe-jr8765
      @bashircambe-jr8765 5 років тому

      Beerta xaaji Yusuf iyo naasir cali carabka macalin nuur waad taqanaa bro ilaa iyo basro dhinacaas ayaa sii qurux badan

  • @bilanahmeddheere1631
    @bilanahmeddheere1631 5 років тому +4

    masha.allah dhulkayga hooyo waan kufaanaa Viva my somaliya
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fardowsamohamed4673
    @fardowsamohamed4673 5 років тому +9

    Maasha allaah wiil yar oo qiimo badan oo dalkiisa jecel baa tahay illaahay ha ku xafido noo soo badi video noocaan oo kale ah indhaha ayaa ku doogsanaaya

  • @URvimez
    @URvimez 5 років тому +4

    Dadkeygi somaliyeedow guushu wey dhowdahay. Somalia Somali baa leh. Wadanka bilicdiisa aad baan ula dhacay.. From NFD.. Waan kuhaminaa inan dalkii quruxdiisa soo daawdo 🇸🇴 💪

  • @neyruusneyruus4638
    @neyruusneyruus4638 5 років тому +10

    Mashalah Afgooye quruxda ku jeclahay

  • @khadijajumcale8737
    @khadijajumcale8737 5 років тому +5

    Dalkeyga meel aan ku doorsanaayo dunida ku ma taal . Allahayow Nabad deydii u soo celi aamiin aamiin aamiin yaa Rabi 🤲🇸🇴❤️

  • @sadiaahmed1912
    @sadiaahmed1912 5 років тому +21

    The first one Watched 😂😂 Afgooye Caadi maaha Abidkey matagin I.n Waantagi doona ❤❤❤

    • @sugeknight4830
      @sugeknight4830 5 років тому

      What an ugly shithole not one lake or river In sight what ugly people.

  • @binrabani5836
    @binrabani5836 5 років тому +8

    Love my country!! ❤️ love from the States bro

  • @mohaweheliye8852
    @mohaweheliye8852 5 років тому +6

    Afgooyeee 😍🌼🌸💮🥀🌼🌸💮🥀🌼🌸💮🌼🌸🥀🌼💮🌼🌸🥀🌼💮🌸🥀🌼💮🌸🌼🥀💮🌸🌸🌼🥀💮🌸🌸🌼🥀🌼💮🌸🌸🌼🥀💮🌺🌹🍁🌷🥀💮🌼🌸🍁🌺🌷🌹🌼🌸💮🥀🍁🌺🌷🌹🌼💮🌸🥀🍁🌺🌷🌼🌸🌺💮🌺🍁🌻🌺🌷🌸🥀💮🌹🌸🍁🌼🌺

  • @ifraxmaxamed5697
    @ifraxmaxamed5697 5 років тому +5

    l miss afgoye😥😥

  • @jamaadenhirad3005
    @jamaadenhirad3005 5 років тому +27

    Geesi qaran baan ku aqoonsaday anigu ugaaas hore usoco

  • @galolgundowayndhaladkahagy2197
    @galolgundowayndhaladkahagy2197 5 років тому +6

    maasha alah Akhii Hore Uusoco💋👏👏👏👏👏🇸🇴💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 5 років тому +5

    Wadanka somali ya waxa ay u baahantay dhalinyaro adoo kale ah waxaa tahay wadani kuwa ku caytamo waad ka fiicantahay dowalada waan la hadleynaa si lagaaga dhigo waziirka dalxiiska

  • @simonshafie7289
    @simonshafie7289 5 років тому +3

    Masha Allaha wlalo aad Iyo aad ayad uu mahadsantahay Insha Allaha Afgooye mar ayan iman Adna Insha Allaha Hargeisa ayan Kugu So dhawenyaa wlahi Sida Uman haysan afgooye masha Allaha Dhulka Nimco ayaa fadhida

  • @SR-zj3cs
    @SR-zj3cs 5 років тому +4

    Mashallah,
    dalkaygow dushadu wa barwaaqu....
    dalkaydow dabayshadu wa odgontahay dalkaygow..
    meelan kugo dursanaya
    miyee dunidaba ku tala
    dalkaygow
    Allow Somali dantooda toos🤲🏿

  • @taajirali9132
    @taajirali9132 5 років тому +8

    Wll xamar Cadaan usoosocdaa ee ila sooxiriir
    Waan kaheley saad ujeceshay wadankaaga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sharifa8936
    @sharifa8936 5 років тому +4

    Masha Allah waxaa tahay wiil qalbi fiican wadankiisa jecal marwaliba soo duuba quruxda wadanka waxaad 100/💯 Ka fiicantahay kuwa xumaanta bes iyo dib u dhaca ka sheekeeya walal Allah ku xifdiyo, Soomaalideena Allah na jecleesiiyo wadankeena amiiiiin amiiiiin

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 5 років тому +9

    Mash allah waa doqonimo wadankeni Oo saas uqurux badaan daadkale waxay sameysden uhosnolano Alle ino siyadiyo waax bartaa💻📚dhaliyaaroy aad hormargadhane😍

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 років тому

      Roda My beautiful duaa’s wll subscribe igu caawi

  • @shukrishabeel4158
    @shukrishabeel4158 5 років тому +8

    Maasha allaah ❤️😍❤️💯 Mahadsanid sida quruxda badan Ee aad nooku soo gudbisay vidoegaan quruxda badan🙏

  • @aisha665
    @aisha665 5 років тому +6

    MAASHA,ALLAH,WIIL YAROO FIICAN O DALKIISA MEEELAHA QURXAN QURBA JOGTA IYO ADUUNKA USO GUDBINAYO AYAA TAHEE O WADANI ALLAHA KU AMAANSADO,AAMIN.

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 5 років тому +4

    Masha allah walaal saas ayaa larabaa heesaha qaramiga iyo wasanka barwaaqadiisa way isku fiican yihiin waad asiibtay waxaa tahay will yar oo wadani ah wadani wadani dhalay keep going well done

  • @abdis4930
    @abdis4930 5 років тому +7

    Masha allah akhyaarta wax fiican baad na tusteen illaah wax fiican ha idin tuso. Waxaan kaloon idiin sheegaa ma ihi dadka macna darada Like ku saaro laakiin tiinoo kale waaba igu yartahay inaad halkaliya saaro.
    Mahadsnidiin noolaada 🇸🇴

  • @abdullahfarah3447
    @abdullahfarah3447 5 років тому +7

    I love afgooye 😍 i visited these farms back 2016 with my family, and it was just amazing site. Thanks for sharing this video bro❤

  • @umusalman1037
    @umusalman1037 5 років тому +6

    mashallah dalxiiskagaman imaanin dalkeygow wlhi waan jeclahay dalkeyga Allow nabad iyo barwaaqo dalkena ugu deeq oo nagu soo celi anagoo nabad qabno

  • @faaraxsamatar1819
    @faaraxsamatar1819 5 років тому +11

    Masha'Allah qurux badna, bro wad mahadsan tahay vlogan

  • @YA-lv2xg
    @YA-lv2xg 5 років тому +9

    Masha Allaah... dhulkeenu waa nimcoooòoooooo... wanku bogadinaya ninyaro fariida tahay...

  • @ilhaanali4831
    @ilhaanali4831 4 роки тому +2

    Manshallah my favorite UA-camr and I found him today.

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 5 років тому +3

    Mashaallah good to see afgoye waa meeshaa ku dhashay boowe

  • @nooramuhammed4506
    @nooramuhammed4506 5 років тому +4

    Mashaalaah qurux walaaahi ilahow nabad wartanoogadhi dhulkeenahooyo💞💞💞💞💞

  • @saabiriinomar8456
    @saabiriinomar8456 5 років тому +11

    Waaw nice somali nolol iyo guul ku dhafay

  • @hajidabcasarofficial226
    @hajidabcasarofficial226 5 років тому +8

    rabiyow adaa nabad kaa barinay, masha allah muqaal qurux badan sxb halkaa kasiiwad so bandhgida bilicda dalka.

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 років тому

      Die hard fan Arsenal wllky subscribe igu caawi

  • @mahadhashi3983
    @mahadhashi3983 5 років тому +5

    Watched from Sydney-Australia.

  • @haniadan4776
    @haniadan4776 5 років тому +4

    Waw masha Allah walal qaali adad ugumahad santahay sadnogu sobandhigtid quruxda dalkena

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 5 років тому +3

    Mashallah bro Alxamdullah You are doing very good work Allah kuxafido

  • @fkahie
    @fkahie 5 років тому +2

    Masha'allah afgoe iyo dhaman dalka siiba kofurta wa amazing runti waxa iga ilimeysisay heysta oo kahadleysa dhulka saan uquruxda badan inan khaxoti kanoqon waxa maantay xoog iyo wareer usugnaday qofki tahriib kudhinta aso barwaqadaas u ordo baraf

  • @jowharo4545
    @jowharo4545 5 років тому +6

    Dalkaygoo dushaadu waa barwaaqee meel aan kugu doorsanaayo miyey dunidaba ku taalaa dalkaygoo ❤❤

  • @maxamedyare562
    @maxamedyare562 5 років тому +7

    masha allaha allow dalka wad noo nimcaysaye noo barakee

  • @Namebi583
    @Namebi583 5 років тому +3

    Masha allah it is so beautiful

  • @raahohilowle4606
    @raahohilowle4606 5 років тому +2

    Masha.allah bro horay u soco halyeey lahubo aya thy kurajeynayaa guul wacan insha.allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qanciyainaabdullhifj2732
    @qanciyainaabdullhifj2732 5 років тому +3

    Woow maasha allaaah allah ku quruxsan indhaha urooontahy waad ku mahadsan tahy valg aad so galisy oona waqti qalisay horay usoco

  • @mahamedabdulahiali3217
    @mahamedabdulahiali3217 5 років тому +3

    Masha allah bozz sxb horey u soco waxaa tahay best UA-camr aan daawada noona soo badi Vlogya badan oo ka hadlaayo kheyraadka wadanka sida beeraha kaluunka iyo xoolaha waxaan ku wareernay qarax iyo siyaasad bal dadku nimcada wadanka taal ha arkaan

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 5 років тому +9

    eeboow video gaanne wuu iga gadanyahay ee keep going bro

  • @abdikadirmohammed9388
    @abdikadirmohammed9388 5 років тому +5

    masha allah sxb sii wad howsha aad bushada somaliyed u haysid kufasho ayaad mudantahay tus dadka in wali dad damiir leh ay dhulka somaliyed joogaan.

  • @amajeaxmed6728
    @amajeaxmed6728 5 років тому +15

    Asc. Aad ayaab kuugu hanbalyaynayaa sxb haka daalin shaqan aad wadid ana aad ayaan oogu faraxsanahay 🇸🇴💪🏽

  • @ProudAfrican
    @ProudAfrican 5 років тому +8

    Asalama Alaykum Walalkeey Somali badan aa kahelaayaan hadii aad sicirada beeraha aa waydiiso oo soo galiso meeshaan.Balcad iyo johhar isku day inaa tagto dad badan aa agricultureka rabo.

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 років тому

      Proud African wllky subscribe igu caawi

  • @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
    @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 5 років тому +2

    Masha’Allah. I love my country.

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 5 років тому +5

    #bal fiirsha dalka ugu qurxoon ayuu alle na siiya lkn maxaan ka dooraney qaxooti iyo qax iyo rafaad iyo qabyaalad ...thank you wllkey wiilka geesiga ah ee no so duubey muqaalkan quruxda badan

  • @raxmoruun8123
    @raxmoruun8123 5 років тому +1

    Masha alah masha alah tabarakalah ilahow nabad iyo barwaqo nagushub qurux masha alah wiil fiican ayatahay

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 років тому +4

    Masha allah 🇸🇴💕✅

  • @fardowsoahmed3189
    @fardowsoahmed3189 5 років тому +5

    Masha Allah afkoyo 🇸🇴🇸🇴❤️💙❤️

  • @africangirl5701
    @africangirl5701 5 років тому +6

    Love my country 🇸🇴

  • @abdirahman24h
    @abdirahman24h 5 років тому +1

    I am proud to be reer afgoye maalin walpa campaha wn iska dhuuqi jiray alle cadowga hakaa qabto degmadeyda afgoye

  • @MUSTAFADAMABDI
    @MUSTAFADAMABDI 5 років тому +7

    Good job buddy keep going👍

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 5 років тому +1

    Masha allah welldone habo maanta indhaha ayaa noo nurisay soo badi vidiyowgaan camal i miss afgooye beeraheeda

  • @abdulkadirhussein5542
    @abdulkadirhussein5542 5 років тому +1

    Thank you for this bozz vlogs. Please keep doing this type of vlogs. Thumbs up

  • @oasis5683
    @oasis5683 5 років тому +2

    yes sir waa imaana mar 4 raad somalia waayo waan jeclahy wadankeyga. love and peace.

  • @am6932
    @am6932 5 років тому +3

    I like it

  • @deeqaluul9499
    @deeqaluul9499 5 років тому +2

    Masha allah wiil wadani aa tahay wallakey allah ku xafido heesta aad saartay waad la heshay

  • @samiirdacad3154
    @samiirdacad3154 5 років тому +5

    Mnshaallh sxp guuleyso dalkaaga qurux kuugufln

  • @abdifatahmohamed4410
    @abdifatahmohamed4410 5 років тому +4

    Masha Allah ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌

  • @bashircambe-jr8765
    @bashircambe-jr8765 5 років тому +2

    Masha Allah am from afgoye bro beerahaas ayaa ku so dhax kore waad ku mahatsantahay muqaal kaan nosoo tuubte xuusus ayaa kale dhinaca macalin nuur iyo haaji Yusuf iyo naasir cali carbka hataa taqaaniin dhinacaas ayaa ku so kore buulo ubax

  • @ibraahimmohamed2041
    @ibraahimmohamed2041 5 років тому +4

    Wow so beautiful wlhi 🇸🇴🇸🇴😍😍

  • @ismailramadan2186
    @ismailramadan2186 3 роки тому

    ماشالله ماشالله الصومال ارض الخير ربي يبارك فيهم ويباعد عنهم الفرقةويوحد شملهم

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 5 років тому +1

    Afgooye waa magaalo beeraheeda aad U wax soo Saar badan yihiin waqti hore iigu dambeeysay thanks bozz vlogs😘♥️♥️👍🏿✅✅👏🏾

  • @Caska143
    @Caska143 5 років тому

    Wwwwwww so beautiful clip keep going up my bro . what a brilliant moment let's invest our pretty nice land

  • @fardowsamohamed4673
    @fardowsamohamed4673 5 років тому +1

    illaahay wadanka ha noo dejiyo colaadaha iyo dhibaatadana illaahay ha ka dul qaado aamiin

  • @najiibabdiademz9008
    @najiibabdiademz9008 5 років тому +2

    Woow This is afgooye😍😍😍😍

  • @quruxsomali7970
    @quruxsomali7970 5 років тому +2

    Masha allah wallkey horay u soco

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 років тому +2

    Mahadsanid sxb hore usoco