MARKUU MARAYKAN IGEEYAY AYUU IGU DALBADAY RAG HABEEN SAQ DHEXE AYAY BAABUUR IGU WATEEN MEED AHAAN 😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 66

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  Рік тому +40

    Asxaabeey comantiga hadaan idiin furay youtubkaa iga xiray sorry 😢

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Рік тому

      ASC AYANEY SHARCIGS WA KAN YAR EDHIGA BASABORKA WA 5 SANO KADIB OK GIRIN KAR AYA LAYIRA WA 10 SANO OK

    • @MaqsudA.Y
      @MaqsudA.Y Рік тому +1

      @@faizaabdulla3604 sax

    • @faizocabdulaahi4219
      @faizocabdulaahi4219 Рік тому

      Asc

    • @hibonoor4805
      @hibonoor4805 Рік тому

      Dhibaato malahan mcnei ❤

    • @nimcomohamed2525
      @nimcomohamed2525 Рік тому

      @@faizaabdulla3604 5e5e5e5e5e5e5ete5e5ete5e5ete5e5e5e5e5etee55e5e5e5ete5e5e5e5ere5e5e5ete5e5e5ee5eteete5eeteetwewteetereeeeewweeweeewweewewwewwweeweww

  • @faadumocabdisamad2888
    @faadumocabdisamad2888 Рік тому +11

    Ayaaney gabadhii hayaan ee saxibted uguurisay ninkeeda aaway parti2 xbbti ilaa shalay waan sugaynaye❤

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 Рік тому +6

    Wcs ayaaneey adaa mudan ❤ hanaga maqnaan alleh ha ku daaye🤲

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому +6

    Wcs my dear dear dear abaayo ayaan ina xirsi goobdooney waan kusalaamay inbadan

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 Рік тому +10

    Waayahay Ayaan Gobdoon, Sheeko Xariireey waan sugaayaa Qeybta Saddexaad...insha Allah

  • @jhg5545
    @jhg5545 Рік тому +7

    Ayaana abayo wan ku salamay ina nabat qab tidan rajey hay macaney qeɓ ta sadaxat saf ban ugu wada jirna Allah ha ku sacido xayati🌺❤️

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +4

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso

  • @quenziman79
    @quenziman79 Рік тому +4

    hbo mcn indhahaaga dhafar ka muuqdo😳😍

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Рік тому +9

    Wcs Ayaan masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😊😊😊

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Рік тому +1

    Ducada walidka inaysa ciyaar aheen wtas masha Allah alow nodayso❤❤❤😊😢🎉

  • @saafisiman5307
    @saafisiman5307 Рік тому +3

    xabibti wan ku salaamay❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 Рік тому +2

    Masha Allaah ayaan waan Ku sugaynaa

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 Рік тому +2

    Wcs wllo ayaan qurux❤ subxanallah habarta naxariisdaranaaa 😢😢😢😢ma ilmo lagu amaanaystay ayay sidaa ugalaysaaa

  • @Haffyy
    @Haffyy Рік тому +8

    Saaa usugaye leee ar ayana 😂😂😂😂ferki aroska another level atory 😂

  • @faadumocabdisamad2888
    @faadumocabdisamad2888 Рік тому +3

    Lasoo dhakhso ayaaney

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Рік тому +2

    Waa sugeyna insha allah

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 Рік тому +3

    Gacan taag aaa😂😂😂astaqfurullah Ayaaney tuu ma tihid😅

  • @anzalalii9001
    @anzalalii9001 Рік тому +2

    Ayaan habaryar nadaafada waa ka yara hadashaaye took hal mar ooga soo hadal plz habaryar mcnbadan

  • @Cabdisalaan230
    @Cabdisalaan230 Рік тому +1

    Ale khyr haku siiyo Wll

  • @saynabhassan6951
    @saynabhassan6951 Рік тому +3

    Asc ayaaney qalbigan ka salamay

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 Рік тому +2

    That’s so sad 😞 😢

  • @zidraali9150
    @zidraali9150 Рік тому +2

    Gacanta taag aa😂😂

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 Рік тому +1

    Subxana lah

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh Місяць тому

    Naag hasoo xareesto maxumee muxuu ka taraa

  • @umubahrain
    @umubahrain Рік тому +5

    It's okay we love ❤👸

  • @deeqocali5386
    @deeqocali5386 Рік тому +1

    Ayaan abyo qbt 3 soobobsii

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 Рік тому

    M.a🥰👸🏻

  • @Marayancabadalahi
    @Marayancabadalahi Рік тому

    23:08 wllh wa dhib

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 Рік тому +1

    Wsc ayaan sister

  • @cayunil240
    @cayunil240 7 місяців тому

    Green card aya lasiyay iyo social security so mel aya liska dhiga cuz police kuistajinayo malahan only hadi ad shilgasho aya driver licenses lagu weydina lkn passporka 5 years kadib laqata 10 years kadib cusboneysinee

  • @saabrinabdi6330
    @saabrinabdi6330 Рік тому +1

    Hada cabsi ayey noqotay 😢

  • @ZamzamMaxamud-ly8jp
    @ZamzamMaxamud-ly8jp Рік тому

    Asc ayaan

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 7 місяців тому

    14 sano ma dhaafto gabadhu 😂😂😂😂😂

  • @faadumobuluug552
    @faadumobuluug552 Рік тому +3

    Asc asxby wn idn slmy

  • @Laki2017
    @Laki2017 Рік тому +1

    Sharciga guriga laiska dhigaaa ID bes ayaa laqataa oo Gariga Lagu wadaa hadadan shaqo sobuxsaneeynin

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 Рік тому

    adiga mudan xabiibti

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Рік тому

    14 see America guur ugu timid jawaab

    • @Teach-q2i
      @Teach-q2i Рік тому +1

      😂😂😂 14 sano iyo guur America ninka jail galayo maha waa sheeko cusub. Oo sharciga record kumajiro see loxadaa?!! Sheekadaan yaa kuusoo dhiibey walaleey waasualee?😂😂 chicken maqalee iyadoo 14teen jirto haway 9th grade inee aado maaha?! Sheekadaan nagahubi ayaneey 😊

    • @naimamahamaud5622
      @naimamahamaud5622 Рік тому

      @@Teach-q2i waa yaabay wlleeey 😂😂😂😂😂

    • @Mss.qadra_
      @Mss.qadra_ Рік тому

      @@Teach-q2i ee gabdha 14 mee iska taagnaane sheekda waalagu soo koobay
      ani wan wata gabdhan sheekeyonkeeda 😂

  • @amiizhaomar9628
    @amiizhaomar9628 Рік тому +1

    Ayaaney naaya ma iska deysay maba dhihin teda kale kalarka iska badisay manta mise cano kuso qabesatay😂😂😂😂🖐

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ayaanmaxamed6927
      @ayaanmaxamed6927 Рік тому

      😂😂😂😂 Ani mara saladan wa ka jecladay meel wlba Waka radiyay

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому

      @@ayaanmaxamed6927 intee joogtaa xbbt hadaan helo qofaan kuugu soo dhiibo waa balan waan kuugu soo dhiibaa dhoor nuuc aan qabaa ilaahy amarkiis duubitan markay noqoto tan ujeclahay markan nucan kuusoo raadinaa hadaa helo cidaan kugu soo dhiibo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Рік тому +1

    USA waa lays xidhaa 18 jir gabadh ka yar lama guursan karo Gabadhaan ma dada loo bedalay?

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 Рік тому

    Labaada waa lasameya sharciyada walaqada qofki raban guriga baydhiigtaan

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Рік тому

    Dadku markay cusub yihiin warqada shaqada iyo daganaanshaha ay haystaan passport weli malaha banaanka licence gaadhiga lagu wado iyo card bank ayaa la wataa sharciga weeyn looma baahna

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 Рік тому +2

    Ayaan shaciga guriga ayuu kusoo dhacaa baasabooraka laamiga lalama maro l beenwaaye

  • @halimajeylani9243
    @halimajeylani9243 11 місяців тому

    Scml14jir marakanka lugu qabay wax run e eg gbdha shakada kuso gudbeysay wa beenley sababto aha 14jir nin la racsya carabta ila marakna 14jir le miya ahan maka wa wananeyso miya😂