Marka xamas kalye dhib magarinee israil nafzirjweda dhibta wey gaartey kumaana cidankeda weydey waxaa la isdhihi askarta ka dhimatey waxaa ja badan kuwa dhintey israil marka dadka calamka wadamadooda xiriyada qaateen hashish iyo wax kale kuma qadaninee ee xabad iyo daagal ay ku qaateen marka xxoriyada waa in loo dagaalamaa tarikhda dib u akhri😮
Alle swtc riyadooda ha urumeeyo xamaas iyo reer qaza❤😢 guulo waawayna hagaadhsiiyo israaiil na hajabiyo
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Waraka soo badi axb maahir all.asad ma laqabtey ninkaas
اللهم انصر الإسلام واعز المسلمين وأرفع بفضلك راية الحق والدين.☪️🤲❤️
يا حي يا قيوم برحمتك نستغيث فرج عن اخواننا في غزة.🤲
Ilaahay reer falestine guusha ha siiyo cadowgana ilaahay ha jabiyo
اللهم انصر اخواننا في غزه
Gaza waxbo lagama qadaayo aniga hamas waxan kulatalinayaa iney carab aminin
❤❤❤❤❤
القدس لنا بإذن الله.❤
Traam kheeyr lagama sugaayo laakiin hanuunka allaa iskale
Waariiye fiican baa tahay keep going
Mareykan iyo Israel iyo cid kaletoona mustaqbalka gaza ilaahey ayaa haya
Saxib iska nolow wararkaga Wan ku dirsana
❤
HESHIIS GAZA MA JIRO EE WAA LALA MEERAYSANAYAA. HADAYBA DHULBAY HORLEH QABSADEEN OO AY SUURIYA JEBIYEEN.!!!
Duufanta alaqsa ineey qadaan ma aheen?
Waxeey aheed inneey sugaan 30illaa 40 sano weey dag dageen
Marka xamas kalye dhib magarinee israil nafzirjweda dhibta wey gaartey kumaana cidankeda weydey waxaa la isdhihi askarta ka dhimatey waxaa ja badan kuwa dhintey israil marka dadka calamka wadamadooda xiriyada qaateen hashish iyo wax kale kuma qadaninee ee xabad iyo daagal ay ku qaateen marka xxoriyada waa in loo dagaalamaa tarikhda dib u akhri😮
Waariyee fiican baa tahay