Aamiin Allow Adem Siiro caafimaad sii. Aad baan u jeclahay Adem. Jeegaan markaan leeyahay uma jeedo qof kasta oo HA ama HJ. Jeegaani waa qudhanka xukunka haya ee dalka dhibaateynaya. Iyo qudhanka la jira. Faysal Faaruq waa Jeegaan. Fadumo Siciid ma aha Jeegaan. Waa muwaadinad xalaal ah. Kalgacayl badan baan wallahi u hayaa. Halyeygan Jaanbiir waa Libaax Garxajis ah. Aad baan kuu jeclahay Jaanbiiroow! Laakiin adeer waxa la yidhi dhowdhowdu ima dhacsana Caduur. Suldaan Xasan ma aha nin caafimaad qaba. Inuu xanuunsanayo Wallahi way ka muuqataa! Laakiin Shabeel mamay si xun buu u dhintaa!
Fuad Mahamud Inaadeer waad mahadsan tahay. Qof wanaag raba ayaad tahay. Laakiin ragga maamulka haya itagu kula fikir ma ah. Wallahi baan ku dhaartee been ku dhaaran maayee ; Jeegaantu hal luqadood ayuun bay fahmaysaa. Waana dagaal. Waad ogaan. Su'aashuse waxay tahay, shicibku sidaa ma rabaan, mise dantooda ayey garan. Taas ayuun baana Somaliland badbaadin karta. Haddii shacabka HA iyo HJ la saftaan madaxda dalka maanta haysata Somaliland way googo'aysaa. Haddiise nimanka xukunka haysta ay u suurtogasho inay shicibka beelahooda adeegsadaan, markaa dalku wuu googo'ayaa. Waan ka xumahay inaan ku niyad jabiyo, laakiin waxaan arkaa aqoonta Muse iyo ragga ku xeeran ee ciilku weli hayo.
Barwaqo waa sidaa inader garxajis iyo jeegaani toona inama deeqdo somali oo dhanbaa 20milion an ka badnayn, umadaha kale qawmiyado ayey isugu duubanyihiin markaa dee adunku waa inaga tagay sidaan gondeheena u eegaynay ee aan hore u dhaqaaqno hadii kale baadiyeheenii iyo geeleenii aan ku noqono dawladna dhisan kari mayno e
ciyaartoy awalboy mxn dee ugu shekeeyaa ee aad sheegi waar waa noocaas oo miidhan oo daf iska kaa soo odhanaya. nio geelinii orodoo raac naf malihid kale e
Jeegaantu hadii ay ismooday Somaliland iyaguna Isa siiyeen hadii ay dhagaa ka furaystaan wax ii muuqda Garxajis Warsangali Dhulbahante iyo Awdal oo dhan oo ka baxay magicii Somaliland waa 75% walee in ay adkaan in la Soo celiyo, cashuurta oy diidaan kaliya ayaa ku filan in ay miisaaniyada Somaliland xabaal ku dhacdo la baryi maayo Jeegaanta.
Cabdiidan Alle hawnaxarristo Wuxuu Yidhi. Dibigii dareemadda iyo Dixida Isku good tee Dinaahiyay ee Ciyay waa isagiyo Doqoniimadii Jeegantaya ayaa ka dhigan waa iygiyo dadnimadood.
Somaliland wa meel la wada leeyahay gobalda galbeedka waa loo sed buriya walahay istusna ilahay majecela waayo madaxwayne ku xigen bay helaan wasiiro badan bay helan kii beeraaha kii duulista kii wax barshada waalahay oo bilahay somaliland hadii si xaqwax lo qabasanyo dad badan xaq leh oo isaaqa ayaaan helin xaqooda iskana aamusan sababtana somaliland maha 4.5 ee doorasho doorashada wixxii ilahay kasiiyo qofka la doortay ha la siiyo wadhac wadhac dadkan haya wa kuwa doonaya dalka in faderal laga dhigo idina dhegaysan mayno aniga ma aaminsani beel qaybsi aniga ma aaminsani 4.5 huuhaadada waxay doonayso waan fahmaaya suldna xasana ma diidna in wax la qaysado ee wuxu diidaya ninbeen wada ilahay ha naga kiin qabto inta sharka nagu wada ilahay ha naga soo gadho fidnowadyasha doonaya inay dalkayga habaro iyo baho u qabiyaan iyado badankooda abe wada dhalay qaarna abti u yahay qaarna la dhasheen ilahay waan baanu idinka hoos galanay kuwa dhibta qabylada qabinta gobolaysiga dhaqanxumda tirsiga nagu wada ameen
Ina jaanbiir wuxu yaqaana oo keliya sida tolkii loogu jawaabo. Waa ninka xitaa u jawaabay faysal oo dhiigya cab ka ina illey ku tufay. Adeer Somaliland weligeed baa la wada lahaa somaliland la wada leeyahay da cusub waa mid looga soo hor jeedo habar awal . Anagu hadaanu habarjeclo nahay diinta jeegaan ta si fiican baan u haysana sacad muuse ha noolaado macaal ciise muuse yeelkood.
Ninkani waa balaayo sheeg walee illahay umada aad mixnada kala dhex dhigayso hakaa qabto, SOMALILAND ma waxa weeyi in lawada simo oo si isleeg wax loogu qaybiyaa. Ma taasuu cadaalad u yaqaanaa.
mustaphe ahmed , keenee ka jaahil diinta islaamka, bal dib ugu noqo kitaabka alle iyo sida uu cadaalada u faah faahiyey, waanan kuugu celinayaaye caadifad iyo laabla kac ku dhisan qabiili ayaa ku haysee, bal soo baro siday uu illahay cadaalada u fasiray iyo qofkastaa waxa uu xaqa u leeyahay in la siiyo. Laakiin cidkastaa in si isleeg loo wada simaa maaha.
aadan siiro hadalkiiaa aad ayan utaageersanay aaayo cadaalad waxa la helay marka loo sinaado lkn suldaanka hadelka ka daba yidhi waa la wada leeyay lkn uu uriyoonaya isga gooni uhaysta
Buushara buushara wa lagu heshin wayey somaliland waxana banan o kaliya in lagu kala dareero siiba reraha looga dhaartay somaliland sida arab garxajis harti iyo samaroon
Dowladii 30 ka sano jirtey ee maxamed siyaad barre dhibkii ka dhacey, ee soomali oo dhani ku dhibaatootey, kii xukunka hayey iyo la xukumaayey,( reer xukunka hayey ,,, kabtey ma aragtey aa ku dhacdey,,,,) hadii dowlada soomaliland ay ilowsan tahay wixii berigaas dhacey,,,,, waa nasiib darro, sidan hadey ku sii socoto wixii iyo wax ka daran uun baa dhici
Manshallah caaqil ilhy caqliga wangsan hku brakeeyo halkeedad dhigtye . Aadan siirona allah hacaafiyo amin
Yaa salaam jiif caaqil cabdi raashiid jambiir ahna afhayeenka guud ee beelweynta garxajis Alla haku daayo wx garad wxgarad dhalay wxn ku leyahay Isha nacabku kaa dedan
Aamiin Allow Adem Siiro caafimaad sii. Aad baan u jeclahay Adem. Jeegaan markaan leeyahay uma jeedo qof kasta oo HA ama HJ. Jeegaani waa qudhanka xukunka haya ee dalka dhibaateynaya. Iyo qudhanka la jira. Faysal Faaruq waa Jeegaan. Fadumo Siciid ma aha Jeegaan. Waa muwaadinad xalaal ah. Kalgacayl badan baan wallahi u hayaa.
Halyeygan Jaanbiir waa Libaax Garxajis ah. Aad baan kuu jeclahay Jaanbiiroow! Laakiin adeer waxa la yidhi dhowdhowdu ima dhacsana Caduur. Suldaan Xasan ma aha nin caafimaad qaba. Inuu xanuunsanayo Wallahi way ka muuqataa! Laakiin Shabeel mamay si xun buu u dhintaa!
Barwaqo sharafi korkaga ha ahato inader muhimadenu wa Somaliland la wada leyahay
suldaan xasan talow tolkii muxuu uqan waayay waa markii labaad uu qaranka kala fogeeyo dal dhibkiisa iyo dheeftaba loo siman yahay weeye hadaf keenu wixii khaldana hala saxo inader barwaqoy cadawga jabkeena rabana yaan jaanis lasiin
Fuad Mahamud Inaadeer waad mahadsan tahay. Qof wanaag raba ayaad tahay. Laakiin ragga maamulka haya itagu kula fikir ma ah. Wallahi baan ku dhaartee been ku dhaaran maayee ; Jeegaantu hal luqadood ayuun bay fahmaysaa. Waana dagaal. Waad ogaan. Su'aashuse waxay tahay, shicibku sidaa ma rabaan, mise dantooda ayey garan. Taas ayuun baana Somaliland badbaadin karta. Haddii shacabka HA iyo HJ la saftaan madaxda dalka maanta haysata Somaliland way googo'aysaa. Haddiise nimanka xukunka haysta ay u suurtogasho inay shicibka beelahooda adeegsadaan, markaa dalku wuu googo'ayaa. Waan ka xumahay inaan ku niyad jabiyo, laakiin waxaan arkaa aqoonta Muse iyo ragga ku xeeran ee ciilku weli hayo.
Barwaqo inader salaan sare horta feker kaaga xor ayaad utahay laakiin ilama aha in dagaal dhacayo sababa badan aw good marka hore dadkeenu dagaal wuxuu yahay waayaqaan marka labaad cuqaal talisa iyo culimo ayaynu leenahay oo loonoqdo markii Khalad dhaco saxana waxa markaa taagan midna wayga talo walal inaga daa hadalada xanafta leh jeegaan wixii lamida qaran iyo tolba waynu nahay tolkay garxajis waa rag aan qaderiyo xukun kana way qaban hadii ale idmo markaa waa ladoogiye waxoga samira halagu daro
Barwaqo walaalo dagaal waxba ma taro waxuu rogo mooyee dagaal waxuu babinayaa wadankeena waxaa meesha ka baxaya bahiyihii aas aasiga ahaa hooyo & aabe & habaryar & caruur dadku waa dad walaalo ah waa been anigu garxajis baan ahay habarjeclo baan ahay harti baan ahay ilaa ka koone dad hel ah oo wada daga waxaa deeqa nabad iskaashi walaalnimo cadaalad iyo sinan qabyaalad ma deeqdo intaynu qabayaalada ku jirno somaliland horumar gaadhimayso cadaaladna lama gaadhayo mid waliba walaalkii ayuu muuquninayaa ama hayb soocoyaa
Jiif caaqil rashiid jaambiir alle haku barakeeyo si wanaagsan bad uggu jawaabtay
Masha alaah suldaan alaha ku daayo suldaan adiga iyo inta samaha jecelba
Aamiin Alle ha Shaafiyo Sheekh aadan
Jiif CAAQIL Jaambiir Noolow Geesi
Hore u soco adero Rashid Mohamed Jambiir ale ha ku xafido
Aamiin aamiin alle sheekh aadan siiro rabbi haku xafido adna jiif alle haku sharfo
Macha allah allaha ku barakeeyo caaqil daacad ah
Shakhsiga ugu miisanka culus Beelwaynta #Garxajis_Sheekh_Isxaaq
Cheif Caaqil Rashiid Maxamed Jaambir madaxaad noo saarantahy.✊✊
Allaah haku dhawro jiif caaqil jaabir hadal iyo ficilkoo kuu hagaaga ayaa xigmad ladhahaaa
No qabiil i love all somaliland
geesi geesi dhalay chief janbiir ....suldaan xassan kiii miyaanu ahyn aynu ogayn,,,subxanka yaa cadiim
geesi nin rageed jiif caaqil rashiid jaanbiir alla ha ku xafido cimriga iyo caafimaadkana ha kuu dheereyo
Masha allah chief Caaqil jaambir noolow
SULDAAN KAN WAA NIN ADAYG HADALKA CAD SHEEGA MANSHA ALLAH NOOLOW WAQTI BADAN XAQANA HA LA GABAN
Alle cimrigaa haku barakeeyo Suldaan
masha allh caaqil jira
waa ragii aftahamada ahaa ee cidagale viva Garxajis wayne💪💪💪
Suldaan Saaqid iyoSacsac Muuse Mawaxaas bay Lashir Yimaadeen Dagaalka kadhacay danood iyo Sirow Dadbaa Diriro Dabkii lahadhye Dixduun Nagusuga Badooralay viva viva jeegaan.
caaqil janbiir walee gesibatee alle haku dayo
Guul Garxajis💪❤
Dr Sadiq Djama guul somali o dhan qolyar oo garxajis la yidhaahdo ha isku soo xidhine
A. Hassan Guul Somalida muwaadoniinta ah ee dalka iyo dadkaba jecel. Waana kuwa u adeegaya diinteena. Guul Garxajis iyo beelaha Giraanta!
Barwaqo waa sidaa inader garxajis iyo jeegaani toona inama deeqdo somali oo dhanbaa 20milion an ka badnayn, umadaha kale qawmiyado ayey isugu duubanyihiin markaa dee adunku waa inaga tagay sidaan gondeheena u eegaynay ee aan hore u dhaqaaqno hadii kale baadiyeheenii iyo geeleenii aan ku noqono dawladna dhisan kari mayno e
A. Hassan waxa Riyahiina soo uruuriyo ugu sheeke
ciyaartoy awalboy mxn dee ugu shekeeyaa ee aad sheegi waar waa noocaas oo miidhan oo daf iska kaa soo odhanaya.
nio geelinii orodoo raac naf malihid kale e
guuliyo gobanimo garxajis
khayr insha allah
suldaanka reerka aan ku abtirsado ee suldaan xasan la yidhaahdaa anigaa ka marag ah waa suldaan madhan.
Maansha allah ilaahoow barakee
Musdafa Awad RABIGU HAYNAGA QAADO KAN WAA FIDMO WALEE ALLE KU CADAAB
Maxamed Dalmar Bile
Kee dee ma kiina wajiga daayeera leh
Maxamed Dalmar Bile
Waar dalmarow ma reer iidlaad tahay biciido mise jibriil qodaal baad tahay
Maxamed Dalmar Bile
Mr Bile adaaba lagu moodaa in Mar iyo lababa lagu cadaabay
Musdafa Awad sxb kan aad suldaanka aad ku sheegaysid iyo adiguba isma caqli dhaantaane ; BAL LAYDIN KARI WAAYOO NIMCADAAD XEJIN LADIHIINE
BAHASHA AYNU QALIBNO CIDAY CAANO KAGA DAADANAYAAN
Jeegaantu hadii ay ismooday Somaliland iyaguna Isa siiyeen hadii ay dhagaa ka furaystaan wax ii muuqda Garxajis Warsangali Dhulbahante iyo Awdal oo dhan oo ka baxay magicii Somaliland waa 75% walee in ay adkaan in la Soo celiyo, cashuurta oy diidaan kaliya ayaa ku filan in ay miisaaniyada Somaliland xabaal ku dhacdo la baryi maayo Jeegaanta.
maalintii Burco duuray Garxajis cashuur ba ma bixiyo
Markaa yaa bixiya cashuurta? Ma khamriga laga soo waarido Togwajaale ayaa bixiya?Mise baarka tumashada ee Sahra Halgan?
Mnshllh adero c.c.rashid janbir Illhy ader ha daayo
khadra maxamed raxmaan
Ok
Khadra
Kkkk
Ilaahay wanaaga ha tusu cuqaashan isu uray akh
Dalkii iyo dadkii bay kala qaybiyeen waa denbiileyaal shaqadoodii garan waayey
Somaliland la wada leeyahay Insha allah Way Iman Doontaaa
Cabdiidan Alle hawnaxarristo Wuxuu Yidhi. Dibigii dareemadda iyo Dixida Isku good tee Dinaahiyay ee Ciyay waa isagiyo Doqoniimadii Jeegantaya ayaa ka dhigan waa iygiyo dadnimadood.
Wllhi waa runtii waxa uu shegay dhamaan
Somaliland wa lawada leyahay ninki wax kale u muqdan wa yelkadisa
Nòolow Suldaan Xassan Suldaanka Suldaanada
Hadalku odaygu yidhi Nin ragi waa garan doqona loo sheegi maayo
Imakaanu leenahay Somaliland lakala leeyahay Weliba Reer gooni ah yaa gacanta gashaday lkn kusii raagi maayo
J.caqil Rashid maxamed jambir afkaga caano laguqabay walee wad udhamaysay hadal waase waxay iskaga daadsanty suldaanka muuse handarab
Ibrahim habaysane sida raga uhadal dhadigyahaw hadalnin uma eega qoraalkaagu ee dhidhiibso
Ibrahim habaysane jilicsan jilicsan loowayay Baatay Faaruuuuuq yaw adaa Albaabe lagu soo gal galaaye 😂😂😂
Cnsir Jama kkkkkkk sax
Cnsir Jama reer miyi baad tee orodoo geelaaga raac badawyahaw yaa youtube ka ku keenay
ciyaartoy awalboy muuse handaraab waa soomaliwayne waxba ha ooyin adeer
odaygan suldaan xasan waxaan moodi jirey suldaanka guud ee subeer awal laakiin marhadii uu dadka somaliland sii kala fogaynayo anaga nooma aha suldaan ee wuxuu u yahay sacad muuse mardanbe yaanu nasheegan anaga
cheif caqil janbaiir xaq uu diriir
adeer xaq u dirir layne naga aamus inaan yaroo suuqa lag sii daya tahye , muxu u dirrira dawladu way idhaysa qof walba oo dalka khal khalinaya
4 :30 ✊HadaL nin weYn
Aamiin aamiin aamiin aamiin
Umad dhiibka waa wadaa garay laa soco yuusan miida kali kuu muuqaan
Masha Allah af kaaga Cano lugu qabay
geesi geesi dhalay chief rashiid jaanbiir
Somaliland only
AADAN SIIRO MAXA DHEX GALIYAY SIYASADA SHEEKH MA AHA EE WAA JAYDAN DOQONAA
sheekha aadan siiro cayda kaaa neefyohw adaa shaydaana alle ha xafido sheekh aadan siiro
Iidoor siyaad Barre AYEY KU waasheen Doqon ITAAL wayday durey bsy hafartaa.
Somaliland wa meel la wada leeyahay gobalda galbeedka waa loo sed buriya walahay istusna ilahay majecela waayo madaxwayne ku xigen bay helaan wasiiro badan bay helan kii beeraaha kii duulista kii wax barshada waalahay oo bilahay somaliland hadii si xaqwax lo qabasanyo dad badan xaq leh oo isaaqa ayaaan helin xaqooda iskana aamusan sababtana somaliland maha 4.5 ee doorasho doorashada wixxii ilahay kasiiyo qofka la doortay ha la siiyo wadhac wadhac dadkan haya wa kuwa doonaya dalka in faderal laga dhigo idina dhegaysan mayno aniga ma aaminsani beel qaybsi aniga ma aaminsani 4.5 huuhaadada waxay doonayso waan fahmaaya suldna xasana ma diidna in wax la qaysado ee wuxu diidaya ninbeen wada ilahay ha naga kiin qabto inta sharka nagu wada ilahay ha naga soo gadho fidnowadyasha doonaya inay dalkayga habaro iyo baho u qabiyaan iyado badankooda abe wada dhalay qaarna abti u yahay qaarna la dhasheen ilahay waan baanu idinka hoos galanay kuwa dhibta qabylada qabinta gobolaysiga dhaqanxumda tirsiga nagu wada ameen
Somaliland ma marku ciiro guleysan wayay ayay somaliland lawadayeelan wayay war Isla xishoda
Fouad Abdirahman
Fouad faaruq adaa martiya
.mahMAHDa sheekaDhamasaay
Dadka leh somaliland lama wada laha waa intay cuqdadu hayso kan hadlayaa ha uugu horeeyeeee
Ma hoyada ayu kufsaday nacasyow
Aaaaaamiiin
Eedo mawaxaad kanaxday shirka gacan libaax mise kulanka garxajis oo haday jegaani awd leeday maxay isu hor taagi wayday shirka garxajis sawta muqata maha awood darida jegaantu edo melaha kataah taah libaaxaba dacawadu way kadaba cidaaye de adna kadaba ci waxan ku odhan lahaa caloshaa ku taagane taydh cab viva garxasi viva caqil cabdirashid isha cadawgu kaa dedan
garet garxajis from ceeriigaabo to hargaysa one love war reerku xoogwayene
Why do these guys have to talk on tv, why don't they talk privately?
Paper Book good question somaliland they have big problem there are show off
Suldaan xasan = khadiija macalin
GuuL
Ina jaanbiir wuxu yaqaana oo keliya sida tolkii loogu jawaabo. Waa ninka xitaa u jawaabay faysal oo dhiigya cab ka ina illey ku tufay. Adeer Somaliland weligeed baa la wada lahaa somaliland la wada leeyahay da cusub waa mid looga soo hor jeedo habar awal . Anagu hadaanu habarjeclo nahay diinta jeegaan ta si fiican baan u haysana sacad muuse ha noolaado macaal ciise muuse yeelkood.
Waar kuwanoo 80 cod lagaga helay saay yeeli lahayeen Waar dee 80 kun ayaa kaydinkaga helay
Alow fidnewadayaasha naga qabo oo dadka noo hadee nicmada nabadana noo siyaadi amiiiin,waar colaad reero kadhaxaysaa majirtee colaadaha siyaasada yaan reeraha wada dhashay lagu majaro habaabin,Somaliland cadawgeeda ilaahay ha jabiyo.Amiiiinta badiya walaahi nabada inaynu doondooni hadii laxajisanwaayo waxaad moodaa inaynu dharagnaye Alxamdulila badiya dadkaygoow oo shaydaanka naara
Talk about your problem suldaan forget about the other regions
Chief caaqil nimadii ma waxay dhaafi wayday in maalin walba magac reer lala taagnaado TV? Waxaan ku ogaa chief caaqilnimadu inay ka shaqayso islaaxa iyo wanaaga ummada.
Hooheey wataa chief caaqilnimo halkaasay maraysaa!!!!!!
walahi suldaanku awelba waxay lahayen sharifbandhash oo xabalbanalgasosaray waxayahinba
SULDAAN XASAN HADAY DHAGIHIISU DAALEEN INDHI HAGA AYAA ARKI MARKAASAAD JAWAAB UWAAYI WAXBA HAIS DHUF DHUFAN DAYAXU HORTAADUU IMAN MAGACA SULDAAN WAA KUGU QALAD
Ragyaqan weyan dad iyo dalba yaqana alle hadaye xasanow dumarka kudhama manta walahi.
Waa hadal yaqaan
MUNAAFAQA BAAD TAHAY
Maasha allaah
walahi waa layidhi barur xunba baruryo qudhmiisa ninkasi cebeyey rerka adan siiro cafimaad alahasiyo
Aamina Baashe aamiin illahay cafimadka ha u siyadiyo isagiyo inta kale islamka ah ee xanunsan
odaygan yar wllhy waa cadaab maalin kasta tvga ayuu taagan yahay
Mohammed Jaamac Libaaxa markaad aragtan bay jeegaantu baqataa. Halkaa kaga hay Caaqil Jaambiir. Il iyo cawriba la'a
Naar afuuf umada ka fadhiiso oo cibadso
haday fidmadu bilaamato maaha ka Gurigiisa ka qaraxayso hadana Balaayadu Biyo kala fuduud
aaboH jaambiir💪💪
jaambiir waxa lagu balamiyey suldaan xasan
jeegaantu waxay ku xajiimootaa somaliland lawda leeyahay eraygaas aad ayuu idhibaa
malha waxay ku caafimaadayaan somaliland lakala leeyahay
Geesi
Caaqilku xasan gudi meel buu ku xidhay
Suldaan xasan maaha suldaanka guud ee sacad muuse waa ku sime xilka saldanada ninkii lahaa haloo doono waayo intii ku sime odhanlahaa wuu dhaafiyay
libaaxyare craxmaan muse u are right maha suldanka guud ee s.muse ee wa ku sime
Geesi GARXAJIS GARAAC HABRAHA
Ninkani waa balaayo sheeg walee illahay umada aad mixnada kala dhex dhigayso hakaa qabto, SOMALILAND ma waxa weeyi in lawada simo oo si isleeg wax loogu qaybiyaa. Ma taasuu cadaalad u yaqaanaa.
hhhhhhh
cadald hada ma sii kale bad uu taqna
?
jahiil
mustaphe ahmed , keenee ka jaahil diinta islaamka, bal dib ugu noqo kitaabka alle iyo sida uu cadaalada u faah faahiyey, waanan kuugu celinayaaye caadifad iyo laabla kac ku dhisan qabiili ayaa ku haysee, bal soo baro siday uu illahay cadaalada u fasiray iyo qofkastaa waxa uu xaqa u leeyahay in la siiyo. Laakiin cidkastaa in si isleeg loo wada simaa maaha.
😏😏 me
libaax dhal suldaan sow maaha naga qabo cumaamad baclayaasha
adeer gobolada galbeedka muuse waxba kamuucrshan iyagba madaxwaynay yeesheen
Waar garxajis ha samaystaan maamul gaar ah, somaliland wax layidhaah majiraane way sii dhimanaysaaye. Waxaan sugnaaba waa Togsanaag state.
Tufu cakee suldan siyaasi ah ayaba nacay iyo qabyaladooda iimanka laydinka qaad waxani ayaga dadka isku diray yahuuu
Aadan siiro waa Nin Garxajisa dabeecad ahaaan 😂😂
AF QASHUUSHLE URAARA CUNFI IYO CIIL AYAA KU HAYA EE DILAAC DULIYOOOW
Xishoo nacas ayad tahee ma nooci la kirayn jiray ayad tahay
BAALSHLE DHUUNI QAATE AH MAADAA SULDAAN XASAN KABIHIISA GAADHI KARA URAAYE CUNFI AYAA KU DHAAMISAY
Sidi dumarka ha u hadlin ee sida raga u hadal suldan xasankan aad shegaysana isaga ka mudan waa ragi awowyashi ingiriska la lolamayey madax tinimo haday noqoto uu kaga horeyay magac haday noqotana uu kaga mamus badan yahay somaliland
Suldaan Xasan wuu saxanyahay somaliland miyaan lawada lahay 30 Sano ayay jirtaaye maxaa maanta keenay somaliland lawada leeyshay
Wale nin raga oo wax garaduunba fahmaya
Caaqil jiroojooooog noooolooow
De haday salaadiintii rer somaliland is dhegaystaan o sidii hablaha yaryar isu jawaabaan hablihii yaryaraana siday noqon wa yaabka yaabkiis
aadan siiro hadalkiiaa aad ayan utaageersanay aaayo cadaalad waxa la helay marka loo sinaado
lkn suldaanka hadelka ka daba yidhi waa la wada leeyay lkn uu uriyoonaya isga gooni uhaysta
Suldaan xasan waxbaa ka si ah hanoo maqlina nama matalo. Soomaaliland kuli waa wada walaalo UF qabiil
Nin waliba ituu wadanka dibindaabyeeyo ayuu adhanayaa wadanku waxa uu ku sugan yahay waynu aragnaa waxay moodaninuu muuse dalka leeyahay wadanku waa doon badweyn saaran oo nin waliba saaran yahay haday degto adigaa u horaynaya
Hadal Nin raga ku hadlo wuu dhahy nio
Kolba suldaan ka daba hadal wad soo Caan bixiye 😂😂 😂
Buushara buushara wa lagu heshin wayey somaliland waxana banan o kaliya in lagu kala dareero siiba reraha looga dhaartay somaliland sida arab garxajis harti iyo samaroon
Ma caydhi aya laga jaray
Geezi geezi dhalay weeye jaambiir
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa nin xiluueadhay
Kan oo miidhan baa dalka qaribaaya oo isku diraale ah maxa owdal ka galay iyo bariga isaguu muuu tiisa ka hadlo
kani waa dadka alle naarta ku fogeeyo isku dirayaashu