WATAN JWABTI AAT IGA SUGESEEN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 91

  • @FarhiaMohamedahmed-gf8fp
    @FarhiaMohamedahmed-gf8fp 10 місяців тому +1

    Alle ha caafiyo caafimaad taam alle ha siiyo

  • @munaqali2818
    @munaqali2818 3 роки тому

    Gabadha allaha kuu caafito walasheen

  • @siradm
    @siradm 3 роки тому +1

    Ilaahay ha caafiyo caafimaad taam ah oo dag dag ah yaa Rabbi Allaha siiyo waa kuu soo duceeyay waana wal walaayay walaalaa nahay

  • @Asmaasluub
    @Asmaasluub 11 місяців тому

    Walashey faadma waaku xiisay ilaahey haku caafiyo hadalee maqloya waakaxumahay ilahey haku caafiyo

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 3 роки тому +15

    Aamiin yaa rabbi 🤲 welcome Back 🥰⚘❤

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 3 роки тому +6

    Welcome back abayo illahay cafimad taam ha siiyo inshaAllah 😍♥️

  • @iskufilandumar1434
    @iskufilandumar1434 3 роки тому

    Abayo Welcome back gabdha ilahey ha noo caafiyo xbbti

  • @fadimomoalimabdiraxman8679
    @fadimomoalimabdiraxman8679 3 роки тому

    Amiin ya rabi ilahay hacafiyo insha allah

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 3 роки тому +1

    Mashaa Allah 🌸 welcome back xabibti ilaaheey caafimaad buuxa allaha siyo 🤲

  • @hayaatyusuf8843
    @hayaatyusuf8843 3 роки тому

    Ilahay ha ku caafiyo yaa rabi xabiibti 🥰

  • @cashoshariif9585
    @cashoshariif9585 11 місяців тому

    ❤❤❤

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172 3 роки тому +1

    Soo dhawaaw xabiibti masha Allah gawadheydana ilahey ha noo cafiyo amiin yaa rabi

  • @hashimmohamed2503
    @hashimmohamed2503 3 роки тому +1

    الف الحمد لله على سلامتها ربي يحفظها برحمتو يا أرحم الراحمين

  • @maryamamohamed7407
    @maryamamohamed7407 2 роки тому

    Gawadhaada sidee loo hayaa allah kuu caafiyo

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna 3 роки тому +6

    Xabiibti insha allaah illaahey caafimad kusiiyo 🤲🏻 noo sonoqo wakuxiisnay 🥰❤️

  • @safiamohamud1962
    @safiamohamud1962 2 роки тому

    ilaaah hakuu caafiyo waa ku ducaynaynaa

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 роки тому

    Maasha alaah abaayo ilaah caafimaad deg deg siiyo gabadha soonoqod WANAAGSAN abaayo

  • @munocabdilahi4701
    @munocabdilahi4701 3 роки тому +1

    Aamiiiin yaa Allah welcome back

  • @umemadchannel1428
    @umemadchannel1428 3 роки тому +1

    Allah ku cafiiyo gawdhada yarabi iyo inta Muslim xanusan Allah cafiiyo

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 3 роки тому +1

    Abaayo we miss u wlhi halke ka baxde fatma xabibti allaha ku xifdiyo

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 3 роки тому

    Maasha allaaha allaha u aqbalo ducad

  • @halimaomar5896
    @halimaomar5896 3 роки тому

    Welcome back Faatma ilaahey hakuu caafiyo gabadha insha Allah 🤲🤲🤲

  • @aishaabow8231
    @aishaabow8231 3 роки тому

    Mashallh ina ader Ilaahey ha ku barkeeyo nunaha yer adigba

  • @guushanoloshaofficial574
    @guushanoloshaofficial574 3 роки тому

    Abyo allaha kuu caafiyo cunugta hada lee maqlaa,saqiir waaye dambi dhaaf allaha ugu dhigo,insha allaah 🤲🤲

  • @hananlifestly9823
    @hananlifestly9823 3 роки тому +1

    Masha allah xabbti wan ku faraxsanhy allaha usiyadiyo welcom back my queen fati qurux inta u dhiman allaha usiyadiyo xabbti

  • @badramuuse4777
    @badramuuse4777 3 роки тому +1

    Alle haku cafiyo abyo Amiin Amiin Amiin

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 3 роки тому

    Welcome back walasheno illahay cafimad keda ha usiyadiyo 🤲🏻 Aamiin yarabi

  • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
    @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 3 роки тому +1

    Alxmdulilaah Cafimaad ka Allah u siyaadsho

  • @umuilhan3794
    @umuilhan3794 3 роки тому +1

    Manshaallah fatma cadey solawasha wacan nuna yariseyna Allah nocafiyo inshaallah

  • @aaminaahmed4233
    @aaminaahmed4233 3 роки тому

    Allaha caafiyo cafimad taam ah allaha siiyo insha allh wey cafimaade Allahuma amiin

  • @deeqonuuni6575
    @deeqonuuni6575 3 роки тому +1

    Masha allah walaashey qaali 🥰🥰

  • @user-ee6qd9kt4g
    @user-ee6qd9kt4g 3 роки тому

    Masha Allah sonoqot wacan 😍😘

  • @samuuramn4254
    @samuuramn4254 3 роки тому +1

    Illhy hakuu caafiyo walashee mcn

  • @user-yl5fv7jd2q
    @user-yl5fv7jd2q 3 роки тому

    دعواتكم اختي فاطمة انامريضه بمرض القلب دخل قلبي جهاز الكهرباء القلبي ربي يحفظك بنتك حمد الله ع سلامة بنتي
    🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @ayushahiiraan8799
    @ayushahiiraan8799 3 роки тому +1

    Insha allaah wey ku caafimade abayo qalbiga kheyr usheeg 🤲🤲🤲🤲

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 3 роки тому

    Ilhay Haku caafiya abayo gabdha yarta ah in sha Allah

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 роки тому

    Amiin amiin amiin ya raabi Rahman

  • @shukriabu3526
    @shukriabu3526 3 роки тому +1

    Masha.alaha abaayo mcn alle ha uziyaadiyo

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 3 роки тому

    Masha allaah faadma cadeey welcome terug soo noqoshadaada muna illaahey hanoo caafiyo caafimaad taam ah insha allaah intii u dhiman allaha u dhameystiro 🤲🤲

  • @yasminbeautiful1
    @yasminbeautiful1 3 роки тому +3

    Maasha allaah abaayo welkom back 🥰❤❤

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 3 роки тому +4

    Welcome back habibty❤️, ilaheey hakuu caafiyo🙏

  • @flastineahmed8847
    @flastineahmed8847 3 роки тому

    Adigaa mudan xabbty alah kuu cafiyo cunugtaa

  • @ahmedmohmaud3848
    @ahmedmohmaud3848 3 роки тому +1

    Alle ha u siyaadiyo Caafimaadka wllo

  • @deeqonuuni6575
    @deeqonuuni6575 3 роки тому +1

    amiin yaa Allaha

  • @munahassan5579
    @munahassan5579 3 роки тому +1

    Alle ha caafiyo gabadha yer

  • @nooramuhammed4506
    @nooramuhammed4506 3 роки тому

    Ilahay caafimad taam ah hakusiiyo yaaarabi 💙💙💙💙

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 3 роки тому +1

    Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever love you qurux dumar faatma big recept❣❣❣❣💯🌹🌹💯🌹🌹🌹🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @nalkanurka4528
    @nalkanurka4528 3 роки тому

    Wlhy shalay ayaaan laha tolow xagey kabaxdey fatma channel abyo wan maqley iney gabar yar kaxabunsatey ee Ilhy haku cafiyo xbbty insha allah

  • @deeqonuuni6575
    @deeqonuuni6575 3 роки тому +2

    Allaha caafiyo amiin yaa rabi 🤲🏾♥

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 роки тому

    Insha allah cafimadku waa soo dhutiyaa

  • @zahragaladhasan810
    @zahragaladhasan810 3 роки тому

    Masha Allah faatma xabibti well come back

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 роки тому +1

    Wellcome back abaayo

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 3 роки тому

    MashaAllaah xbbty ilahey gabadha cafimaad taam haku siiyo amiin

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 3 роки тому

    Imtaxaan waaye sabra jamiil in lagu daminiyo waajib waaye hooya ayaan nahey waana ku duceyne gabadha ruqiya sharciya ku aqri quraanka daawo waaye inshallah saqiir waaye dhibka haka qaado

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 3 роки тому +1

    Ilahay ha ku cafiyo mcnto gbdha hbryrya u nahay

  • @anisaxirsi1087
    @anisaxirsi1087 3 роки тому

    Alxamdulilah ilahey hanoo caafiya muna caday adigana faatma ilahey sabar hakugu irsaaqo inta dhimana ilahey alaha fududeeyo

  • @sososa1588
    @sososa1588 3 роки тому

    Alle cafimad hasiiyo A miiin yarabi

  • @umradwan4080
    @umradwan4080 3 роки тому +2

    Mashalaah

  • @maryanaweys800
    @maryanaweys800 3 роки тому +1

    Masha Allah

  • @munaali271
    @munaali271 3 роки тому

    Isha allaah wecafimade

  • @yanaasofficial
    @yanaasofficial 3 роки тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🥰🤗🤗🤗👑

  • @queenasmacadey1228
    @queenasmacadey1228 3 роки тому

    Faadma xabibti❤️ runti aniga inbadan aan ku daawada wana ku jeclahay abayo ilaahey ha no caafiyo insha Allah

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 роки тому +1

    Like anigaa kugu horeyo Isoo boqo macanto 🤝👈🙋😁👍

  • @mirnaiyokhaliilchannel
    @mirnaiyokhaliilchannel 3 роки тому

    Aamin abayo fatma

  • @hoodoshaqale375
    @hoodoshaqale375 3 роки тому

    Abooyo
    So gali
    Macmacan
    Soomliya
    Iyo
    Cake la buufiyo creams leh

  • @xaliimanuuro831
    @xaliimanuuro831 3 роки тому

    Alxmdlilah xbbt 🤲

  • @Udgon
    @Udgon 3 роки тому

    Allaah cafimaad taam ah ha siiyo

  • @tatimoussa2179
    @tatimoussa2179 3 роки тому

    Alhamdoulilah huno allah ha kucafiyo

  • @naciimoidiris1929
    @naciimoidiris1929 3 роки тому

    Alle hacafiyo Insha Allah

  • @abdirahmanmahadfaraah7946
    @abdirahmanmahadfaraah7946 3 роки тому

    Ilaahey haku caafiyo

  • @nimrasali8135
    @nimrasali8135 3 роки тому

    Allahaa caafiyo Aamiin yaarabi

  • @whome4851
    @whome4851 3 роки тому +1

    Waligeeyba kuma arag, tolow jawaabtu maxeey aheyd lasugayey?

  • @umaahmed6059
    @umaahmed6059 3 роки тому

    Masha allah abayo

  • @dekamumin7756
    @dekamumin7756 3 роки тому

    ilahaay haku caafiyo abayo amiin aaamiin yyyab

  • @aminasalad6262
    @aminasalad6262 3 роки тому

    Illaahey ha caafiyo gabadha

  • @munaqali2818
    @munaqali2818 3 роки тому

    Faatma cadeey noo soo noqo waan ku tabnay sxb waxbadan ayaa no faaideysa

  • @FatuushKl
    @FatuushKl 3 роки тому

    Alxm abyo alle mahad leh ❤️🥰

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 3 роки тому

    Allah hano cafiyo gabadhena alx abyo

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 роки тому

    Ilahay cafimad tam ah

  • @otruunshopin3017
    @otruunshopin3017 3 роки тому

    Faatma chanel maa 100k gaarsiisaan madame ay you tube ro waaweyn ku xiran yihiin boorka iska jafa yaaqeey

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 3 роки тому +1

    Asc sister waa ku xisnay

  • @hibaqabdilahi1189
    @hibaqabdilahi1189 3 роки тому

    𝑴𝒂𝒎𝒂 𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂𝒔𝒕𝒂 𝒘𝒂𝒌𝒖𝒈𝒂𝒓𝒂𝒃 𝒕𝒂𝒈𝒂𝒏𝒂𝒉𝒚
    𝒂𝒍𝒙 𝒂𝒍𝒙
    𝒏𝒐𝒔𝒐𝒐𝒏𝒐𝒒𝒐

  • @owliyahassan6203
    @owliyahassan6203 3 роки тому +1

    m.a

  • @umumaxamedamin8984
    @umumaxamedamin8984 3 роки тому

    Abaayo caafimad sariica alla hanoo siiyo gabadha

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 роки тому

    Masha Allah Tabaraka Allah ❤️❤️
    Allaxamdulillah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 3 роки тому +1

    Ma nabad qabtay mcnto

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +1

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi subescrib 😂

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 роки тому

    Xage ka dhacday Abaayo

  • @nasteexomahamed4266
    @nasteexomahamed4266 3 роки тому

    Malin hora iswdinaye fatma halke kudabesa