hubka taagan magaalada caleen waa kii habargidir Mareeexan waxoodii way qaateen Ethio qorshahedi waa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +5

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Jaamac legend run shaage!!!

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-Vibes 3 місяці тому +1

    😂😂 run iyo caddayn 😂😂 Hubka ka yimid Jabuuti maaha Ethiopia 👍🏽 hubkaasi wuxuu ahaa in Somaliland & Itoobiya lagula dagaalamo 🇪🇹❤️🇮🇷

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 3 місяці тому +2

    Zxp heysudirin dowlada iyo Shacabka

  • @adoonallealle
    @adoonallealle 3 місяці тому

    Waryaa qitaastaadu waa run

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Weriyeyaal fiiican Guuleed iyo Jaamac

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Ethiopië play smart

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 3 місяці тому +1

    Iney isku laayaan ayaa loogu keenay dhulkana itoobiyaa la rabaa iney la wareegto

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Welkom 🤗 Guuleed iyo Jaamac!!!

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому +1

    Mareexaan ILaahay Ayaa Lajira🔥💪

  • @adoonallealle
    @adoonallealle 3 місяці тому

    Waad sheegtay arintaas

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Jaamac waa runtiis Dowladu iyada ayaa ka danbeysey!!!

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 3 місяці тому

    Jaamac Waruntii waayo Haddii Dowladii aysaa noqotay Caqlina Uusanjirin Waa In Iskudheelitir Qabiilada wax Uhelaan Si lookalabaqo ama La iskudegdegin.

  • @yunankkays3901
    @yunankkays3901 3 місяці тому +1

    rasaastii iyo fadhiyadii dhashiika yaasha gaarigii siday wala qabtay dowlada qabatay

  • @mohamednuur6327
    @mohamednuur6327 3 місяці тому

    Farmajane rerkiisii u ku hibeyey e sa ula soco nabadon

  • @Digitalguard114
    @Digitalguard114 3 місяці тому +1

    Allahu MANAJEYNA.

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 3 місяці тому +1

    Runtaa waaye meesha DOWLADA kama jirto somalia 🇸🇴

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 3 місяці тому

    Dalkeena Ilaahey ayaa u maqan hadda iyo Hub cusub qabiilada la isagu dhiibayo 30 sanno waxba kama baran dadkeena very sad walaahi.

  • @mahamudahmed8349
    @mahamudahmed8349 3 місяці тому

    Jamacow afka hatagin hubka mareexan qatay aduukula soad maxaad uqadan wayseen hubka careen jugo

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh 3 місяці тому +1

    waa labadii majeerteenka nibcaa warkiina ma rabno

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 3 місяці тому

      MJ waa qabiilka somalia ugu jaajuusan. Isaaqa ayagaa ka daran. Deni cadowga somalia ethiopia iyo imaraadka buu u shaqeeyaa

    • @HamdkI
      @HamdkI 3 місяці тому

      Weligii jaajuus mj meel lagu qabtay iyo meel lagu sheegay weligii lama sheegin mj weligood lama gumaysan weligood ma ciishiin weligood faqri ma arag mayf
      Di foox iyo beeyo bay hsystaan 500 sano ka horna timir bay beerteen nin walba geed buu caystaa badndheerna waa leeyihiin laakiin waxa adigu tahay ood caanku tahay innaa reero goba ku sheegtid waa ceeb hadaa wax sheegaysid run baa la sheegaa waxba haku daba daalin reerkaas weligaa gaari maysid walaahi

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 3 місяці тому

      @@HamdkI Deni waa jaajuus banaan taagan, cabdhulahi Yusuf jaajuus kale buu ahaa. hadii la qabto ama la daayo jaajuus waa jaajuus. labaduba waa hoos amxaareed,. waa doqon cabsi iyo phobia Hawiye ladhaho leh, siyaasada Axmed Madoobe iyo Deni oo dhan waa ''Xasan Sh waa hawiyee aan dowlada fashil ka dhigno''. marwalba Majeerteenku Xabashada buu ka daba ooyaa.
      Hubka nimankaan ka hadlayaan waxaa ka dambeeya Deni, Imaraadk. Ethiopia iyo niman kale Daarood ah in shacabka laisku diro si dowlada iyo Xasan Sh lagu fashili lahaa. dadka maanta dowladiid ah oo ka horjeeda hormarta, nabada iyo dhisinka Somalia waa Deni, Farmajo iyo Axmad Madoobe. Dhulbahante mooyee daroodka ayaa Isaaq ka daran.

  • @mohamednuur6327
    @mohamednuur6327 3 місяці тому

    Janarale Hubka farmajo saxiibkii abii axmed aya uso hadeyey si u dowladan u mucarado

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому

    Waa runtii Ethiopia ayaa rabtey Hassan sheikh wuu fududeeyey

  • @FaraxKhaliif-j7o
    @FaraxKhaliif-j7o 3 місяці тому

    War jamac usheeg ogaadeenku haboobob

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 3 місяці тому +1

    Allow nagaqabo. Gogadeen inmadeerayalow galdogom mariya

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 місяці тому

    Salam halyeey jamac nacam wa moryane grub hirab 91 wana dhaqankoga dawlede ma rabaan moryanta grub hirab waxa somalie dawlede udiday waa calancasta snm hargeysa jogta iyo grub hirab 91 shisheyena dhaqale kusiya dawlede katisqadin somaliya dadkasina labada grub ee dawledidka 250 gof oo siyasihin ee kacdon shacbiga sameyaan argeysa iyo xamar dhiibkale samalie haysataayi majirto 30 sano mamulgobalka dhiib ween kamajirto xaal walagagadhi kaara

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому

    Every body has defended themselves

  • @bossman1024
    @bossman1024 3 місяці тому

    Saxiib Ethiopia hub Tayada leh mabixiso hubkasi wuxu ka yimid jabuuti meel kale Kama iman inta so isnebar ma bixiso xaqiiqda wajaha meel kale maya

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 3 місяці тому

    Sixir aa la socda

  • @da8660
    @da8660 3 місяці тому

    Somali way udhamaatay

  • @IdilXassan-lw4fe
    @IdilXassan-lw4fe 3 місяці тому

    Galadow dadku cawaan ma aha ee madax ma haystaan cayda iska daa away resalwasaarihii hadii madaxweynahii uu noqday jamhad

  • @FaraxKhaliif-j7o
    @FaraxKhaliif-j7o 3 місяці тому

    War jamac usheeg ogaadeenku haboobo

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 місяці тому

    Ethiopia Aya rabta in Somalia fowdo Ka dhigte cuna qabatay la saaro

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 3 місяці тому

    Caleen yaa daga Ogadenoow hubkaasi yuusan idin dhaafin 😂

  • @moa.9902
    @moa.9902 3 місяці тому

    Yaa Ximaar, adiga ayaa CAWAAN ah

    • @da8660
      @da8660 3 місяці тому

      Waa lahubaa Somali inay tahay diinlawayaal,cawaan ah umuda gadaal usocota intuu aduunka kale hore usocdo.Way yihiin Cawaad

  • @abdikadiribrahimali8868
    @abdikadiribrahimali8868 3 місяці тому

    Macaawimo hub ah

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому

    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @abdibariali5308
    @abdibariali5308 3 місяці тому

    Kan dhageysigiisu waa dembi. Dhurwaa ku cun . Waxaad iloowday in dowladda hubkeeda dayaarado lagu qaado. Sheekada fadhi ku dirirka nagala tag, doqon yohow

  • @FaraxKhaliif-j7o
    @FaraxKhaliif-j7o 3 місяці тому

    War jamac usheeg ogaadeenku haboobob 15:53

  • @jamaali6347
    @jamaali6347 3 місяці тому

    Maamulka Soomaalidu muxu hubka u qaban la’ayahay?

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 3 місяці тому +1

    Oo dowladu haday leedahay maxay Diyaarad ugu diriweyday maxay ugu baahan tahay baabuur.

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 3 місяці тому

    Dadka hala dhameeyo miyaa

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 3 місяці тому

    Kan dhashii ka ma aha kii baabuurta lasaaray kan qof kaa qaafanayo dhul kaa la suranayaa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 3 місяці тому +1

    reer mudugow caqliga geed ilaahey ha idinka saaree. inta heshiisaan dad is dhalay ayaad tihiine hubkaas xasan idinkoo wadajira xasan ku weerera oo dhinca noo dhaafiya intuu xasan joogo dagaal ayaad ku jireysaan xasan cadow badan ayuu u shaqeeyaa kuligoodna faro iyo sawir o ayeya hayaan jabuuti oo soomaali baan ahay leh sawir isagoo sakhraansan ayey soo tuurtey ay naagaha suuqaku jira aya leedahay ismaaciilna fadhiyo dawladgobaleedka ceyri

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 3 місяці тому

    Waar Somali Galbeed siyaa hubkaas oo ithiopian ha iskadiciyaan. Somaliyeey is dhawra oo badiinaas,dhintinaas xafidha.

  • @FaraxKhaliif-j7o
    @FaraxKhaliif-j7o 3 місяці тому

    Warjamac muuse gumcadle

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 місяці тому

    KKKKKKKK. ADEER. HUB IN TAA. KA BADAN. BAY. SOMALIA 🇸🇴 HORAY. U YAALAY maxaad. Sheegi. Itoobiya. OO. Cawaana baaba laga iibiyaa. Hub ka. Kkkkkkkk. MAXAAD. SOMALIA 🇸🇴 . OO. Dawlad. Laga sheega yaa hubkeeda. WARIYYE. AF. SOMALIGA is ka haagaaji

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi2362 3 місяці тому

    NAARTU IDINCUNTAY DULMI BADANAA

  • @ahmetjk6709
    @ahmetjk6709 3 місяці тому

    Hhhhhhh dawlada aad shalay caayeysay ee itobiya eed lahey wey baabaday ayaad matana leedahay hubka noo qeybiya itobiyay caqli cagdheer dhe kkkk

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 3 місяці тому

    Layladagaalamayaan tolow

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 3 місяці тому

    Beenaale. Fircoon

  • @mahamedismaciil-u2h
    @mahamedismaciil-u2h 3 місяці тому

    jaamac beenaale waxaad dhuraysaa beentaadii

  • @FaraxKhaliif-j7o
    @FaraxKhaliif-j7o 3 місяці тому

    War jamac usheeg ogaadeenku haboobob

  • @FaraxKhaliif-j7o
    @FaraxKhaliif-j7o 3 місяці тому

    War jamac usheeg ogaadeenku haboobo

  • @FaraxKhaliif-j7o
    @FaraxKhaliif-j7o 3 місяці тому

    War jamac usheeg ogaadeenku haboobob