КОМЕНТАРІ •

  • @sowdiinabeela5892
    @sowdiinabeela5892 4 роки тому +93

    Shaley duhurkiii adoo bajaj saran ku arkey adi muxamed wllhi saa ufrxey shaadio illhy hku caafio mcnei💓😗

  • @healthyandnutritionhealth5284
    @healthyandnutritionhealth5284 4 роки тому +60

    Hadey jiran thy xitaa waa kaftameee 😂🤣😂 Allaha ku caafiyo

    • @mamamacaan8363
      @mamamacaan8363 4 роки тому

      cafimad taam ah allh ku siyo abyo mcnto

  • @dooloofficial3134
    @dooloofficial3134 4 роки тому +7

    Oh ilah ha ku cafiya abayo shadiyo qofta kaliye nama weliso 😭😍Aamin yarabi 🙏😍

  • @quenhawainamohamed3273
    @quenhawainamohamed3273 4 роки тому +6

    Adi mrkii xididka laga qabto musquzha shumisa kulaha shadio Allh ku cafio apYh♥️♥️♥️

  • @asmashugri2351
    @asmashugri2351 4 роки тому +115

    Lkn shadiyay wad dababtee Tabada badi prank danbe hasamayn oo nocas oo kala intii igu racsan fikradaa like dhackusiiya

  • @simanaragsan7396
    @simanaragsan7396 4 роки тому +50

    Shaadiyo hadii la dhimanaayo dhareerka leyska tiraa shaaftadaaada raaadso 😂😃😂😂

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 4 роки тому +7

    allaha ku caafiyo abbaayo mcn cfmd taam ah insha allah❤❤❤

  • @sacdiyaabdullahi1294
    @sacdiyaabdullahi1294 4 роки тому +1

    Allah ku cafiyo abyomcn in sha Allah wada cafimada abyomcn shadiya sharaf 🤣🙊🙊🙊💯💯💯💗💗💋💋💯💯💓💓 wan jeclhy mcnto kuxiise

  • @ifkainamohamed6933
    @ifkainamohamed6933 4 роки тому +41

    Allah ku caafiyo shaadiyo qur’aan is saar abaayo cayuun inay tahayna laga yaabaa aayatul kursi iyo adkaar iyo saliga nabiga isaga tuf adiga xitaa ilahay dawo hakugu daree inshaa allh 🤲

  • @nafisocadow7544
    @nafisocadow7544 4 роки тому +42

    Alle ha ku cafiyo shadiyo abaayo🙏🙏😢insha allah wad cafimade🤲🤲🤲

  • @caashodheerey4858
    @caashodheerey4858 4 роки тому +6

    Shadiiyadeena canshaqa aalle haku cafiyo insha aallah ♥️♥️🙏🏾😭😭😭

  • @umuarwaax1324
    @umuarwaax1324 4 роки тому +2

    Aniga xitaa ISO duceeya laba bii xanuun sanahay ilhy dartiis walalyalow Igu so duceeya

    • @suhayladheman5842
      @suhayladheman5842 4 роки тому +1

      Ax abayo ilhy haku cafiyo wan kuso duceenaya aax wlhi ilhy hayka cafiyo mcnto

  • @xafsaabdirahiim9751
    @xafsaabdirahiim9751 4 роки тому +40

    Xiska dhan shib eh kulhaa 😂😂shaadiyo wiilkga adu ku racaa umelynaa yareenta lee amaa habarta rifow Eber ugu dhigi jirty
    😂

  • @shukrihassan332
    @shukrihassan332 4 роки тому +11

    Allah abaayo Allah ku caafiyo caafimaada taam allow ku siiyo shadiyo 🤲😭😭🤲🤲

  • @najmahussein3667
    @najmahussein3667 4 роки тому +7

    Allow ku caafi abyo mcn sokor isku qaaci 😭❤️

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 4 роки тому +3

    Danbi dhaaf Allaaha kaga dhigo walaashey 🤲🤲😓😭😭😭😭

  • @ayaanosman7705
    @ayaanosman7705 4 роки тому +10

    Allah cafiyo gbrtinaa shadiyo cfmtk team ahaa qaali dumar 🤲🤲♥️

  • @amaalcanshur2119
    @amaalcanshur2119 4 роки тому +7

    Abyo illah haku cafiyo aad ayaa naga qoslisaa xbbti ku jeclnahay ❤❤❤

  • @farxiyoyuusuf5422
    @farxiyoyuusuf5422 4 роки тому

    Abaayo shadiyo inanka yar ha sheeg sheegin Alle haku barakeeye adigana Alle haku caafiyo habibti insha Allah

  • @deeqaabduqaadir5366
    @deeqaabduqaadir5366 4 роки тому +1

    Alle haku cafiyo wllshy maxmed neh cabdifataax udhiib ee jiifka badso

  • @sucaadmaxameddhaqane5305
    @sucaadmaxameddhaqane5305 4 роки тому +12

    Insha allah idim alle cfmd taam ah 🤲😢 abyo

  • @nasranashaadofficial4118
    @nasranashaadofficial4118 4 роки тому +13

    *Ilaheyow cafida soo Daji ilahey shadiiya deena haa noo caafiyo all ilaheyow no cafii Qosolka kgu cuneen wlhi Xanuunkga wa xanuunkeyga Ilahey Ha ika Caafiyo Wllshey Mcn Shaadiya Sharaf Cimri Dhere iyo Cibaado Suuban Abyo Mcn Cafiida Tama ah Qaliyay*

  • @ifraaxgarane8143
    @ifraaxgarane8143 4 роки тому +1

    Wlhi aniga shadiyo inan wayo marabo allayow cimri dher iyo cibatha suban kussii hesahana Allah hasohanuniyo athiga iyo xajigaga♥️♥️

  • @hassanabdi6462
    @hassanabdi6462 4 роки тому +1

    shaadidoow abaayo sanjabiiil cab sukurne isku uuumi alllah kucaafiyo

  • @nabillasafaad6662
    @nabillasafaad6662 4 роки тому +12

    Ilahow noo caafi shaadiyo la,anta abaar waye mcantadeyda😪😪😪😪😪🤒🤒

  • @fatimacabduraxman1139
    @fatimacabduraxman1139 4 роки тому +9

    Zanjabiil iyo caano isku kari ee cab abaayo waad caafimaadee insha allaaah❤❤

  • @amuunbellaofficial3086
    @amuunbellaofficial3086 4 роки тому +1

    Alle haku cafiiyo mcnto😢😢😢 shadiyo wlhi xita siifican Uma qosleyso farxadada ino muhiim ah mcnto alle ha ika cafiiyo

  • @queenramlish5773
    @queenramlish5773 4 роки тому +9

    Allah ha ino caafio saxibtyna 😪😭😭😭😢😢😢😢😢

  • @sundusabdi6203
    @sundusabdi6203 4 роки тому +8

    ilahey ha kucafiyo shaadiyo sharaf😭❤️❤️🙏🏻

  • @simansiciid6003
    @simansiciid6003 4 роки тому +9

    Allaha ku caafiyo habo mcn 🤲🤲❤❤

  • @zackosman701
    @zackosman701 4 роки тому +1

    ALLAHA kuu caafiyo oo hakuu siiyo cafimaad sareecan ah insha ALLAH Amiin

  • @munadiamond1810
    @munadiamond1810 4 роки тому +5

    Allah hakucaafiyo wllshy shaadiya amiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @fowsiyacali3051
    @fowsiyacali3051 4 роки тому +13

    Allow Cfmad taaM aH siii ShaadiYo cdY❣❣❣😭😭😭

  • @nimcomohamud3117
    @nimcomohamud3117 4 роки тому +5

    ALLAH haku cafiyo abyo mcn 😭😭🤲

  • @mssiman5156
    @mssiman5156 4 роки тому +1

    Sokor idan ku shubo kadib isku uumin abaayo waa caafimaadee insha allh allhane caafimaad taam ah hakusiiyo🤲🤲❤❤

  • @naaadialove4298
    @naaadialove4298 3 роки тому

    Allaha ku caavio apaayo macn wlhi ku jeclhy illahay ha ika caaafiyo zhaadiya zharef

  • @halimaabdikadirabdinasir6560
    @halimaabdikadirabdinasir6560 4 роки тому +4

    Allah hacafiyoo marwadenaaa Amiiiiiiiiin Ya Rabiiii 🤲🤲

  • @mxxsn
    @mxxsn 4 роки тому +9

    allaha caafiyo abyo shadiyo 💓😭

  • @liinmohamud3186
    @liinmohamud3186 4 роки тому

    Allays siiyo cafimaad taaam ah xanuunka danbi dhaaf Allaha uga dhigo xbbti waan ku jclahay cafimaad dagdaga Insha Allah

  • @sahraabdikadir1408
    @sahraabdikadir1408 4 роки тому +2

    Shadiyo shafto maay daheen wanku tageraaa shrfy keep going xbbti♥️♥️♥️

  • @heytamsiman9414
    @heytamsiman9414 4 роки тому +6

    Firs comment allow caafi 😭😭😭😭

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 роки тому

    Abaayo illaahay ha ku caafiyo dhakhtar tag si dagdagaa Quraana isasaar insha “Allaah ❣️

  • @ladanali3134
    @ladanali3134 4 роки тому +1

    Wiil iyo aabahiis gabadha weexanuunsantahay hanagadhibina illaah haku caafiyo abaayo

  • @shamsoaxmed1538
    @shamsoaxmed1538 4 роки тому +8

    Shadiyo quruxey allaha kucaa fiyo xabibti wan ku jeclehe❤❤❤💋💋💋

  • @ayaanoffficial207
    @ayaanoffficial207 4 роки тому +11

    shaadiyo abaayo waxad sameysa dabqaad soo qaado dab ku shubo saliid macsaro iska mari meesha ku xanuunee dabka waxad ku shubtaa sokor kadib isku uumi gaar ahaan meesha ku xanuunee u dhawey dabka si qandaca uu ugaaro🤲 ilaahey ha kugu caafiyo intaa abyo

    • @hassanmahamud9658
      @hassanmahamud9658 3 роки тому +1

      Kkkkk ayaaney waxaas hadaa taqaan maxaa is kuba kubeysey inta kuma taalid gacanaa kuu taagay kkk

    • @ayaanoffficial207
      @ayaanoffficial207 3 роки тому +1

      @@hassanmahamud9658 🤣🤣🤣 Dad waa dadkii hore

  • @muunaali7705
    @muunaali7705 4 роки тому +1

    Wllshay waxad isticmaasha awo faska iyo salida xabasuda alle hakagag jaree allen haku cafiyo idhinko wiilkan habda uhay anigay iyo gabdhadin waxan idinka sosalmaynaa hargeisa cady abaayo mcn dumshigayn wan salamy

  • @ayangacal1592
    @ayangacal1592 4 роки тому

    Abayo sokor intad dhab qaadka unsika kushubto iyo duxul mesha kuxanuni saalid maari isku uumi wlhi wad cafimadi I.Allah I amin Allah haku cafiyo Allah haidin xafido damantin moha wilkeyga 💋❤

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 4 роки тому +8

    2:35 hhhhh jiiftayeeey shaaftadaan xalaaal waaye manta shan telfon inan like kaso saaro waye🤣🤣

  • @hamdixasanhamdi7133
    @hamdixasanhamdi7133 4 роки тому +6

    Abyo mcnto illahey hanokaa cafiyo cadey cafimad qeyr qabo inshallah wankuso duceynenaa cabdifitax gabadha quran saar

    • @samsammaxamuud473
      @samsammaxamuud473 4 роки тому

      Shaadiyo sharaf abayo mcnto illahey hanokaa cafiyo cadey cafimad qeyr qabo insh Allah wankuso duceynenaa cadibift gabadha quraa saar

  • @meymunkhalif507
    @meymunkhalif507 4 роки тому

    Allaha Ku Caafiyo Xppti👏👏😥
    Xanuunkaga waa xanuunkeena😥

  • @ayanahmedabdi829
    @ayanahmedabdi829 4 роки тому

    Shadiyo abayo macan alle haku cafiyo sokor qacso wilkena maxamed hoyo wa shegatay ka lexo shadiyo wilka sharobo sii vitimin ah hurdo leh amatetka u fureyso

  • @saynabhassan6786
    @saynabhassan6786 4 роки тому +6

    Ilahow shadiyo noo cafi
    Iyada iyo inta xanuunsan

  • @adeyulow3292
    @adeyulow3292 4 роки тому +6

    Quick recover mcntooo 😭😭

  • @falastiinhuseinaadan5618
    @falastiinhuseinaadan5618 2 роки тому

    Masha alaah abyo malagu cayuumy abyo alaha hakucaa fiyo mcn caafi maad waarto aan kurajenaa

  • @qadramohamedmuuse9730
    @qadramohamedmuuse9730 4 роки тому +1

    Abaayo Allaah ah ku Caafiyo INSHA ALLAHA Aaaamiiin YaaaRabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zamzamaliwehliyezamzamaliw4526
    @zamzamaliwehliyezamzamaliw4526 4 роки тому +3

    Allha ku caafiyo nolasheeyda love you maasha Allah qurux leeydeeyda

  • @muwadacilmi7318
    @muwadacilmi7318 4 роки тому +11

    Sharafeey caafimaad taam ah allah ku siiyo🤲🤲🤲🤲
    FG: isku day ina suratul baqra dhagesatid/ aqrisid hada aboodid wa cafimade i,n

  • @katraomar6136
    @katraomar6136 4 роки тому +4

    Shadiya jafowga kuqurxantahay Allah kucafiyo

  • @sacdiyomaxamed6357
    @sacdiyomaxamed6357 4 роки тому

    Shaadiyo qosol ka usamaysy wllhi abyo illaahy hakucaafiyo insha allah

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +8

    😭😭🥺shadio ilahay hanokaa cafiyo😭😭😭😭💔

  • @naymaaabdi3832
    @naymaaabdi3832 4 роки тому +6

    Allaha nocafiyo gabadha😭

  • @habibahassan5309
    @habibahassan5309 4 роки тому

    Asc waan KU salaamey walaashay sacdiyo, goonjabka waxa uroon diinsiga. Si shaah ahaan ukarso. Allahna haku caafiyo walaashay qaali.

  • @ifrahali628
    @ifrahali628 4 роки тому +1

    Abaayo mcnto Alxamduliah dhah cunoga hadaad heysato waxkudhibo qafaan heysan maansha Allah Allah kudhowro xabibte

  • @xilwatiirow2040
    @xilwatiirow2040 4 роки тому +8

    Masha Allah dheh haiskaka hadlin cunuga Illahe haku xafido adine Illahe haku cafiyo xbbti 🤲🤲🤲

  • @qalihasan512
    @qalihasan512 4 роки тому +6

    Shadiyo abyo quran isisaar Allaha kucafiyo abyo mcn

  • @ruwedonurdiin5759
    @ruwedonurdiin5759 4 роки тому

    Oh ilahy haku cafiyo walshey wan kugu fanaa

  • @nimcojaamac9560
    @nimcojaamac9560 4 роки тому

    Shadiyo alle ha ku cafiyo.wll qlih
    Mid deg deg ah insha allh shaydaan ban xanusan waad cafimaadi

  • @caashoxuseen7820
    @caashoxuseen7820 4 роки тому +35

    Illaah ha cfyo boqoradena😭😍

    • @zaynabsagal7673
      @zaynabsagal7673 4 роки тому

      Alle ha ku caafiyo inshallah Xabibti caolsha aya ika xaunjesay wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 4 роки тому +3

    Abyo waxaa udaawo u ah saliga nabiga scw ku tuf insha Allah waa ficnaneysaa

  • @laylaxasan
    @laylaxasan 4 роки тому

    Wllo dab yer kudhaji wllhi way ka ba'aysa alle haku caafiyo

  • @Nasiyasuudi
    @Nasiyasuudi 4 роки тому +1

    Shaadiya ilahey haku cafiyo mcney xanunka kuma qurxana wlh😢😢❤️

  • @shukrishacni8002
    @shukrishacni8002 4 роки тому +5

    Allaha caafiyo inshaa allah 🙏🤲🤲🤲

    • @xirsikkk814
      @xirsikkk814 4 роки тому

      Shaadiyo abaayo allaah hakucaafiyo

  • @munacawilcawil3009
    @munacawilcawil3009 4 роки тому +8

    Hi my beautiful my beautiful sister listen you go asleep in sun in the morning ok please sister Ok this is original medicamenti for two hours to our sleep inshallah

  • @bushramulah1012
    @bushramulah1012 4 роки тому +1

    Ax shaadiya qaaali alha ku shaaafiyo alha ku caafiyo 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️

  • @mulkimacalin3437
    @mulkimacalin3437 4 роки тому +5

    Shaadiyo runtaa ku jclhy wlhi waala shaqeesanooyaa kulahaa mcnto allh ku caafiyo cafimaadka waa muhiim wlhi maxamed yre soo Barbaar hooyo kaqaley wiilkeena mahamed naag marabta haaa cabdi fataax afka fura heee haaa dheh kkkkkkkk funny wlhi waa idin jclhy asxby shaadiyo wlhi wey uqalantaa subscribka 1 melyan wax kabadan gaarsiiya

  • @nastehoabdi5495
    @nastehoabdi5495 4 роки тому +6

    Alllh ha caafio wallshy mcntooo❤️💖💜duma allh hakuuu cafiyo🥰

  • @amuunapdixakiim6573
    @amuunapdixakiim6573 4 роки тому +1

    😂😂🤣🤣shaadiya haday xanusantahy iyo hadi kale waa qosol socda😰allh haku cafiyo hppt😰🙏

  • @naimasharifabdi4216
    @naimasharifabdi4216 4 роки тому +2

    Cfmd taaam ah Allah ku siiyo apyo🥰💯🤲🤲🤲

  • @ZamZam-jc5zd
    @ZamZam-jc5zd 4 роки тому +5

    Allah caafiyo 😭😭😭😭😭😭

  • @nasrafarah1405
    @nasrafarah1405 4 роки тому +4

    Hadaan kii kale dawanaayay wlhi alleh haku caafiyo wll mcneey😭🤲🤲 #Shadiyeey wll biyo kulul isku uumi anigu waxani I dhibaye daawo kale malahe biyaha isku uumi marku dhidid kaa yimaado wad nafisaysaa wlhi

  • @dashanosamn2479
    @dashanosamn2479 3 роки тому +2

    Midkle allaha kucafiyo wllshy qalii 🤲🤲🤲 kaftadhaa kuhystàa wlh abyo

  • @safiyodaadir3390
    @safiyodaadir3390 4 роки тому

    Abdi fitaax aawaye hee waxaan kaasugaye falastiin brank kusamey sookuma dhihin bles waku baryaa adiga iyo wllshy mrne zxiptey waan idin jeclahay runtii ❤❤❤❤❤💕💖💖💋

  • @mariaofficial3997
    @mariaofficial3997 4 роки тому +16

    Sakor isku huuri insha Allah waa cafimaad i

    • @sahraomar4517
      @sahraomar4517 4 роки тому

      Haa abyo runta waa hoyo sas sameyn jirtay

    • @armanarts9787
      @armanarts9787 4 роки тому

      abaaayo mcn ilaahi hakucafiyo shaadiyo saxipty nolashayda ah kula daremayaaa xanuunka😭😭😭

    • @jaamacabdi489
      @jaamacabdi489 3 роки тому

      Sonkorta see wll.laysugu huuriyaa ma ii sharixi kartaa

  • @nastehahassan6793
    @nastehahassan6793 4 роки тому +16

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣shadiyo mid nuna sasokala ijoga masasada madaxa leygala dhaca hada wajiga daanba imadow jugtisa

    • @saajidosiman2448
      @saajidosiman2448 4 роки тому

      Abaa masha alaah dheh alaah kuu barakeyo haiska shegin

    • @nastehahassan6793
      @nastehahassan6793 4 роки тому

      Aaaaaaaameeeen qali shukrn alhidyo wnjeclhye

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 4 роки тому

    Shadiya abayo ilahey haku cafiyo waxad sameysa dhuxul tabka sar ee sokor wajiga biyo kudhaq ee isku huri qaca isha alah wadku cafimadey🤲😢😢😢🙏

  • @muunaali7705
    @muunaali7705 4 роки тому

    Alle haku caafiyo wllshay alle haka dula qaado insha allh wllshy

  • @maanhassan2248
    @maanhassan2248 4 роки тому +30

    2:39 wn raftay wlhi 😂😂😂😂 ilahy hku caaafiyo baayo

  • @queenmaandeeq7130
    @queenmaandeeq7130 4 роки тому +5

    7:37_7:54 cabdifataax jilibkiisa inta ila aragtay like iisaar 😂😂

  • @hamdahasan8310
    @hamdahasan8310 4 роки тому

    Shaadiya abayo alle haku cafiyo cafimad tana alle haku siiyo

  • @ruuniitaamussa9234
    @ruuniitaamussa9234 4 роки тому

    Shaadiyo farxadaada jeclahay wllhy io qoslkaaga Allaha ku caafio xappti💯

  • @dahraanmohamed2239
    @dahraanmohamed2239 4 роки тому +3

    Shaahdio illahy hagu cfiyo abaayo hdan kula kaftamo hdii lagu dhihi laha naaga kagula qawaa goonka arud ayuu ku cfi maadi lahaa😂😂😂

  • @aishacuudey8187
    @aishacuudey8187 4 роки тому

    Dangawiis is ticmaal waxaana waaye qarfo iyo heel , dhagayare iyo zanjabiil isticmaal illahay haku caafiyo abyo shadiyo happy

  • @fardowsoqueen3633
    @fardowsoqueen3633 4 роки тому +1

    Abyo mcn illahey haku caafiyo illahey kuso barya mcnto😭🤲

  • @musbahismailali2578
    @musbahismailali2578 4 роки тому

    Wllo mcn waan ku jecelahay ee ilahay ha ku cafiiyo

  • @user-xb2wi2mb4c
    @user-xb2wi2mb4c 3 роки тому +1

    Allha ku caafiyo mcny Mohamed yare ka lexo shadiya❤️ boqoka guriga waye

  • @arwaaxmohamed7364
    @arwaaxmohamed7364 4 роки тому

    Shaadiyoy waxaa tahay qof aan laga maar minee allaha ku caafiyo wlly

  • @soomaaliyasuper5856
    @soomaaliyasuper5856 4 роки тому

    Abayo mcn Allah ku xafido il xun iyo mid xaasid ka dhawr aamin

  • @ikraanifka2647
    @ikraanifka2647 4 роки тому

    Wllshy mcn Shaadiya sharaf Alle waxaa kaga baryaa Cafimad taam ah
    I.a🤲

  • @sabaaxmohamed3775
    @sabaaxmohamed3775 4 роки тому

    Alle caafimad taama ha siiyo aamin wll

  • @ifrahsarhaye2013
    @ifrahsarhaye2013 4 роки тому

    Caafimaad taama Allaha ku siiyo quraan isku akhri sonkor isku uumi insha Allaah wallo