Walal waxa ee kuxerantahay. Wadanka aad joogto. . Somalia marhoraa iigudambeesay. So let me give 1 advise. Waxaad sameesa UA-cam ka karaadi . For example . Research ka total ahaan waxaa uu kakooban yahay 5 chapter. Every chapter has sub topics. So cinwaan walba oo Research ka hoos yimaada . UA-cam ka Karaadi. Insha allah waad heleesa ayagoo afsomali. Kuqoran. Markaad luuqadaada kufahantana . Hadaad u baahantahay kox dheeraad ah English Karaadi
MahaD zaniD ustaaD ALLAH yaa barik aad paad noofaHansiisay💯🙏
Mahadsanid abowe mcn wax badan aya kaafaiday cawada wan kuareersana wlh 2week kahor aya madada reseach nalo bilabay anigo safican wax ufahmin laidhahay ciwanken oo wax soqor yaab wlh lkn cawada muqalkan waxbadan iga baxay kuwakalana wn dawana mahadsanid 100% cilmigaga allaha kubarakeyo midki nawada anfaca allaha kaga dhigo sidan ayuba nagu wada anface
Amiin walal .
Adigaa mudan walal.
Cilad jirta darteed ayaa UA-cam ka ugamaqnaa.
Hadaan kusolaabtay.
Lknse waxaan umaleenaya hadda inaad research ka dhameesay.
Waxbadan ayaa ka faaiiidnay ustaaadi
Noosoooo gili adigooo mahadsan 💯💯💯
Mahadsanid ustaad si easy ah ayaa noo fahansisay
Mahadsanid ustaad jazakalaha kheyran jaza waxbadanban ka fa'idnay wxn rajeyneya inaad duruusta nooso wadi doontid insha allah
Shukran ustaad wxbadan kaa faaiday
waa ugu mahad celinayaa cida soo diyaarisay waana ku mahad san tahiin
mhdsanid mclin wxbadan ayan ka fa,idaY
Mahadsanid ustaad, ajir allaha kaa siiyo sida aad noogu faaideeysay
Mahadsanid wll
Wlhi maanta ayn muhiim u ahay
Yaa allah noo fududee😢
Masha allah macalin allaha ka abal mariyo wax badan ban ka fa idnay macalin ado mahadsan halke lagala so xiriri karaa🤚
Shukran ustaad wax badn kafaaidny
Masha allh wll mcn wax bdn ka faaiida jazaakumulahi kheyr
maansha allah wllo❤❤❤❤❤ juzzakuma allah khayr
Mahdsnid ustaad ❤jazaka allah❤
Masha allah masha allah walahi si wanagsan ayan u fahmay ajar allah hakasiiyo
Mahadsanid macalin aad ayaan casharkan ugu baahnaaa
jasaakalalaah khyr ustaad alle haku barakeeyo idam alle
Hada Aniga Jamacada Hormuud Ayaan Dhigtaa Smester 6 Madada Researchka Waan Qataa Hada Kan Ayaaba Pratico Igu filan Thanks Ustaad
Thank you teacher wax bdn ka faiday jazaka allah
Adiga mudan WALAL.
Cashrkii labaad meeye ustaad
mahadsanid macalin wax badan ayaan kaa faaiday alaha cilmiga kusiyaadiyo
Shukran ustaad I.a chapter two ayan kasugena
Thanks 😊 wlhi waan fahmay
mash llh mclin jazaki llh qery aduunyo iyo aqro ku nolaaw nolol wacn
Amiin WALAL
Mahasanid ustad waxbadn baa ka fadiday shugran
mhdsanid wll wxbdn baan ka faa,iday aniga sndkanba jmcda dhmeynaya insha Allh
Ma bilodway hoosha?
Jasaakalaa,sideen ku helaa isagoo qoraal ah.
Thnkz Ustaad
zxp noo soo dir isleedha kaa
Maashaa Allaah ustaad.
Mahadsanid wll 2024 ayaan ka faiidey inaan ka dhegeysto chanel kaaga 🥰
Thanks 🙏 ustaad
Mahshallh ustaad mahadsanid Kun jeer noso badi baahi wayn aya u qabney xisadan hadanu nahay bahda wax barashada ❤
Halkeedii baadhigte wlhi m.ash
Wllhi adaa umahadsan tahay Wax badan wakaa faaiday Book ciwankana Hader ayaan jamacada geystay Wana ley aqbalay birina waan difacan rapaa Alx Allah ku nabad yeela zxp
Zhp sanadkan ayaan dhamen rabaa jamacada zhp ma iga caawinka karta mise war bixin ma iga siin kartaa
Ayagoo hamaystrin xagan kahelaaa cinwaanada dhan
meel lagaga soo xriiro isheg pro wxn kuweyndin rby
Khayr
Thanks Ustaad
Aad baad umahadsantahy
Al ustaad qaali Gasim
Fadlan noo soogali chapter two & tree fadlan
Shukrun ustaad sifcn ayaad u sharaxaday
Mahaddanid ustaaad
masha allh ustaad ilaahay ha kaa abaal mariyo
M sh allh
Aad bad u mahadsan tahay ee ma heli kara asigo pdf ah si aan ogu laalabto aqrintiisa
wa kaga mahad celina waqtigaga qurxda badn ad na sisay hadey macqul tahy ina kula so xariro aya jeclan laha mudane
Ustaad sidee loo heli karaa.
Gedlinkaan
Ciwaankaga inaan helo ayaan rabaa si aan guide ahaan u isticmaalo ustaad adigo mahadsan
Ok .
Iisodir contact gaaga
@@mrgasim +251919924103 whatp and my telegram number thanks alot
@@mrgasim ustaad waxad iga cawiisa cholesterol ayan research ka samynayny marka chapter one ayayn qoraynaay sidee nooga cawin kartaaa😒🙇🏼♂️🙇🏼♂️🙇🏼♂️
Walal mcn aniga taqasuskeega bachelor degree WAA PUBLIC ADMINISTRATION.
Master degree waa HUMAN RESOURCE MANAGEMENT.
SO walal adiga cafimad ayaa wax kaworeesa.
Research ka meelaha qaar waa lagawada siman yahy. So walal Facebook keega igaala sohadal.
(SEYGA SINGLE)
@@mrgasim haye wll mahdsnid
Mahadsanid wll. Waan u haahanahay aqoonyahano saan ookale cilmiga noogu sharaxa.
Adigaa mudan walal
Baahi badan ayaan u qabnay
Masha Allah ustaad thanks topican waa I am facay🙏🙏
Mahadsanid sxb
MR.Kasim waan ku salaamay walalkis .
Waxaan kaa faa faidey runtii ch1 oo reseach ah lkn waxan kasugayna sida looqoro oo oractical nogu sameynlahay ch1 faham guud oo theory wan kafahmay lkn qoralkiisaa no dhiman dad badan oo saxibadey iyo aniga ubahan.
Wan ku sugayna.
Thanks
Insha allah.
Aadbaan u mashquul sanahay walal.
Wixii caawinaad ah .
Telkaaga isoqor whatsapp ayaa kacaawinaya.
UA-cam marbaan u sojeedsanaya
Mashaa Macalin
Allah hakuu barakeeyo walalo thesis book ban hada qorayaaye ma iga caawin kartaaa haday haa tahay meelan kaalaso xudhiidho ii sheeg ado raaliya
Hiii abyo Maheshay ustaadka
Thanks teacher
Mahadsanid ustaad cilmi badan kaa faa,iiday hada baan bilaabay howshaan
Ustad qeybta tan xigta waan waayay xagee Ka raadiyaa
Search chapter radii kaa noosoo daa
Thanks bwe
Thnks ustaad
Maashaa allaah
Wll quantative weakness and strengths iso gali sida casharkan ado u sharxaya
Numberk an kala so xiriiro iso dir ustaad.😊
Mashallh
kuma jiro e sxb. casharkan kii ku xigay
Tnx u ustad
Thank u ustad 🙏
6k baa daawaty Oo casharkaan ka faaiday hada ustaadka subscurp umay saarin fadln Subscripe usaara ustaadka 👏👏👏
Tnx walal.
Inkastoo hadafkeega unsanitary subscribe eheen.
Haddana aadbaad umahadsanthy
ustaaaad casharka aad hada noo sharaxeyso plz pdfkiisa ma igu caawin kadhaaa
Thanks bro
Masha allah ustaad wannka faaiiday ee qeeybaha kale wan ka wayay chanelka
Insha Allah. Week gaan ayaa sodhiga
@@mrgasim xagge laga helayaa inta kale
masha allaah
Aad baad u mahadsan tahay ustaad ma iisheegi kartaa meel aan ka barto Reseach ka oo dhamaystiran aad u mahadsan tahay
Walal waxa ee kuxerantahay. Wadanka aad joogto. . Somalia marhoraa iigudambeesay.
So let me give 1 advise.
Waxaad sameesa UA-cam ka karaadi . For example . Research ka total ahaan waxaa uu kakooban yahay 5 chapter. Every chapter has sub topics. So cinwaan walba oo Research ka hoos yimaada . UA-cam ka Karaadi. Insha allah waad heleesa ayagoo afsomali. Kuqoran. Markaad luuqadaada kufahantana . Hadaad u baahantahay kox dheeraad ah English Karaadi
@@mrgasim aad baad u mahadsan tahay waa good advise
Mhdsnd Ustaad
Objectives kana kuma jiraan miyaa chapter one
Masha allh bro
Jazakallah
Thank you so much
You're most welcome
aad baad u mahdsanthy 2 Yrs kabacdi videogaan waxbaan ka faa'iday
Ustaaad maadada accounting ayaa ubaahanahy maku jiraa meeshan
Masha alh hdaa argy aad baad umahadsan thy wll inkaztoo hda wado buugaygii waxaa jeclaan lahaa ina nooso badisid wll
Asc
Side loo bara background ciwanka aan doorty
Thnks teacher
casharkii ku xigay aaway
Chapter 2 maku jiraaa chanelkan
Macallim waxbadan ayaan ka faaiday sharraxaaddaada ee xageen lagaa heli karaa ama lagaala xiriiri karaa
Isoqor whatsapp number kaaga
Tnx u bro🥰
Welcome
wllo xagaa laga soon xidhikaraa
Gmail kaaga ama whatsapp kaaga isoqor
wllo what is appka ii sheeg
soo qor labarka uu kugu samaysan yahay
Walal public place kumaqoro special contact keega
Wl aniga hada laydiray theses booki marka in an ku laso xidhidhan raba hno
Walal Facebook igaala sohadal.
Facebook ( seyga single)
Thhx you so much
Thanks walal
@@mrgasimchapter one aaway Ani hada Lee ku soo biiray inta
Ma indirect kartaa Boogaaga oo dhameystiran.
mahadsanid
Thanks
Thank you
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Usdt nosoo badi adiga rali ah
Ok walal . Insha allah.
Waxaan kujiraaa Wali duubista casharobadan. Halmar ayaa sogalinaya insha allah. Sida ugu dhaqsiyaha badan
thank you bro
Teacher IV AND DV xoogaa concep naga sii
Walal
Facebook igaala sohadal.
( seyga single)
Ustaad iminka ayaa laysoodiray research proposalkii wax weyn ayaan kaafaaidaystey mahadsanid inbadan chanelkana waan rakibtay ciwaano muhiim ah ayaan kuarkaa waan dhegaysan all waxaan ahay arday xiiseeyo researchka inaan meel fiican kagaaro ayaana eabaa i need your advice sir
Ok walal. Facebook. Iugaala sohadal wixii aan kacaawinkaro diyaar waaye walal.
Facebook. (Seyga single)
MR GASIM ustaad seyga single markaan kuqoro iimasoo qabanaayo eh
Ok tell ur contact.
Iisheek meela kalaso xariiro walal