Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 30aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Heeso Soomaaliyeed oo xul ah laga duubay TV-ga JDS, 1989. Cabdi Tahliil Warsame. Selection of Somali music from the SDR TV, 1989. Abdi Tahlil Warsame.

КОМЕНТАРІ • 38

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 4 роки тому +2

    5.6.2020 Ayuu cabdi tahliil warsame ku geeryod mudisho wuxuu Ahaa fanan qaran oo cod macan Rabi janatul fardowa ha ka wararabiyo Amin

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Рік тому +1

    Cabdi tahlil warsame ilahay ha u naxaristo.wuxu ahaa fanaan taariikhwayn kule fanka somaliyed wuxu lahaa cod dahaba

  • @dileytahabib7
    @dileytahabib7 2 місяці тому +1

    ALLAH IRHAMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 2 місяці тому

    Cabdi tahliil ilaahay hau naxariisto Cod aan fanaaniinta kale lahayn oo isaga u gaara buu lahaa

  • @wajeerkenya
    @wajeerkenya 8 років тому +4

    Jararaco ..... what a voice ... mashaAllah

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 9 місяців тому +1

    Aun legendry fannaan qaran.

  • @deeqo11
    @deeqo11 16 років тому +2

    i love this mane. he is the best singer off all. god bless him

  • @hajialel6967
    @hajialel6967 9 років тому +1

    eeeesh calaa fanaan cabdi tahliil warsame

  • @mhdinero
    @mhdinero 15 років тому

    Mansha allah cabdi tahlil! you are a true legend. i didn't hear this song before. i thought i listened all your songs but i didn't. your unmatched voice is what attracts me everytime and everyday.

  • @siciidfarax6022
    @siciidfarax6022 5 років тому

    Allh hcaafiyo fannkii qaran cbdi thliil warsame

  • @eidomar5754
    @eidomar5754 2 місяці тому

    Aniga waxa iga horeeyay dad 16 sanno ka hor Comment bixiyay 2008 bal Anna inta iga dambaysa waa la arki doonaa

  • @fardowsasheikh9397
    @fardowsasheikh9397 8 років тому

    the best singer of somali fanan him and tubeec

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 16 років тому

    waa waa uu yaraa caadi tahliil ilaahay haku daayo

  • @maxamedxuseen3318
    @maxamedxuseen3318 4 роки тому

    Waaaaw cabditahlil ilaahawu cafimad
    Sii

  • @MohamedMohamudelmi
    @MohamedMohamudelmi 10 місяців тому

    Alha unaxarito

  • @haar91
    @haar91 14 років тому

    wadin soomaaliyeed cabdi tahliil

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 5 років тому

    Ilahay hacaafiyo

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 15 років тому

    Madhigurl, I have seen in some place you stating that he is your maternal uncle, is that true?

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 13 років тому

    WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW

  • @sosmansal
    @sosmansal 10 років тому +2

    most prominent folk singer artist abdi tahliil warsame born in sanaag region that's why he is very fluent in somali language also culture and deeply influenced with his true deeply songs which comes from the main bottom culture of somali main regions almost i claim that those was stand against him in 1991 civil war abdi tahliil even damaged his life worstly after his first wife showed bad attitutude to her husband after she offensive in tribal or clan abusive which really he withdraw his life from her at all because she commit very stupidity ways to deal with her again and that's why he really be back to his region sanaag after that trouble........

    • @axadoisniino
      @axadoisniino 10 років тому

      what region was his wife from? It would be nice if our Somali lender singers had biography so we could learn from the history but Somali people are hush hush don't tell casri jahiliya

    • @sosmansal
      @sosmansal 6 років тому

      axado isniino Lol Dearest axado you should learn lots from the singer's biography and any assistance welcome my dearest. .

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 роки тому +1

      Cabdi Tahaliil waa reer Wardheer saaxiib dib ugu noqo reer wx kasta unuka waaye

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 Рік тому

      ​@@cadeycali6723haa waa runta walaal cabditahlil wuxuu kudhashay wardheer waa rer wardheer ilahay ha u naxariisto

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 16 років тому

    ndatd, Cabdi Tahliil wuu nool yahay ee ilaahow cimrigii dheeree.

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 роки тому

      Noole waa dhinte Hada waa dadkii aakhiro cimentigan Markaad qortay waxa ka soo wareegay 13 sano waanu sii noolaa ka dib sanado badan adigii qoraalkaan qoray hadaad nooshahay waan ku salaamayaa hadaad geeriyootayna ilaahay hakuu naxariisto sababtoo Ah geeridu waa wax marwalba inoo dhow somaliland baan tagay oon mudo ka maqnaa asxasbtayda inta dalka degen markaan lakulmay een waraysto waalidkood uunbay igi yidhaahdeen ilaahay ha u naxariisto Markaasaan aad unaxay dhowr jeer ka dib waxan Iska daayay in aan waalid ba waraysto kaliya salaanta ku istaago iyo xaaladahooda nolaleed waayo dadka aan la xidhiidhi ma ogasnkartid waxa ku dhacay iyo in ay xataa noolyihiina anigu Hada ayaan qoraal dhaafay waxa dhicikarta in qof kale qoraal dhigo aanoon aduunkaba joogin ilaahay janatul fardowsa ha geeyo Cabdi tahliil iyo dhamaan dadkii geeriyooday ee muslimka ahaa qabuurtooda ilaahay ha ka dhigo beer ka mida beeraha jannada barsaqa ilaahay ha ugu raaxeeyo dunuubahooda Ale ha cafiyo

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 3 роки тому

      @@nasyadeuanyeong8707 waar lugaheyga weli dhulka wey ka sarreeyaan.

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 роки тому

      @@nabadraadshe
      Masha allaaah cimridheer oo cibaado suuban iyo caafimaad wata ayaan kuu rajaynayaa

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 3 роки тому

      @@nasyadeuanyeong8707 Mahadsanid walaal adigana sidoo kale baan kuu rajeynayaa.

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 Рік тому

    Wawa

  • @grhrtey3y443
    @grhrtey3y443 7 років тому

    Aheey aheey ah aawey qrxdii iyo joogii qrxda badnaa iyo codkisii addunyo qiimo maleh wllhi mntana xalkee buu ku sugan yahay abditahliil warsame

  • @sadaqy
    @sadaqy 13 років тому +6

    somalia waa maxay? somalise waa maxay? somalia waa dall somalina waa cabdi tahliil warsame

  • @Bakeeri3
    @Bakeeri3 16 років тому +1

    DULMI Baa kubeeranoo
    Gacala isdoortoo
    Isu daacad Noqotabaa
    Igagaa Isku dira ooo
    Kala dila dhexdoodoo
    Colaadaan Damayniyo
    ALLAAAAAAAAAAAA YAA CISAK
    YA TAHLIIL WAXAASAA COD LADHAHAAA

  • @kamalsomaheabdi
    @kamalsomaheabdi Рік тому

    🎉hhh

  • @psIronman
    @psIronman 16 років тому

    kkkkkkkkkkk aa igu dar.

  • @faaraxjaamac1835
    @faaraxjaamac1835 10 років тому

    WOOOOOOOOOOOOOOW