YURUB GEENYO TOP TEN 10 HEESO BY DEEYOO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 сер 2014
  • www.deeyoo.com: Sowtu Raxmah Yurub Geenyo oo aan idinkaga soo xulnay TOP 10 TEN heesaheeda ugu macaan oo loogu jecelyahay... nagula baashaala. Xidigaha Geeska.
    Intaan u shub dhiig lahaa.
    Adkeysi.
    Qabooji adaa shidee.
    Naxli.
    Qoys.
    Doontii Mixnada.
    Cimilada Badalan.
    Jaaw Nabadgalyo.
    Sas baan ka qabaa Ragaba.
    Qalbi Rabadh.

КОМЕНТАРІ • 125

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 9 місяців тому +9

    Still my favorite songs 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢

  • @shamaiawes9988
    @shamaiawes9988 2 роки тому +11

    Yurub geenyo is a top Somali singer with a magical voice always a pleasure to hear her

  • @eng.abdirahmanhassan758
    @eng.abdirahmanhassan758 2 роки тому +4

    Xidigtii fanka casriga ahaa, fanka iyo codka Yurub Geenyo wuxuu isoo xasuusiyaa AUN Khadra Daahir Cige oo maalmo aan badneyn uun ka hor geeriyootey 😭🤲.

  • @adarhassan4295
    @adarhassan4295 8 років тому +9

    Heesaha kadaaya mansha Allah waayo waxay idiinku tahay danbi yurub genyo nice song thanks

  • @user-pl9jt2vg9y
    @user-pl9jt2vg9y 5 місяців тому +1

    2024 😢😢 like❤

  • @shamaiawes9988
    @shamaiawes9988 2 роки тому +11

    Yurub Geenyo sings from the 💖💖💖💖💖💖💖💖 and soul with a voice like no other

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 роки тому +2

    Gabadha aan codkeeda ku seexdo
    💕💕YURUB GEENYO 💕💕💕

  • @marwaanxanuur8892
    @marwaanxanuur8892 Рік тому +4

    2023 yaa dhageysanaa Hoboladii Codka macaaned ee Yurub Geenyo.

    • @Ayuub567
      @Ayuub567 4 місяці тому

      Ana kuladhgesanya sxb wali wali anigo biildhfaar ah😅❤

  • @Dibadyare
    @Dibadyare 9 років тому +5

    Sharafeey yurub horta dhamaan heesahaagu hees latuuro ood afka ukala qaaday majirto
    Maanshaa allah aniguna taageerayaasha aadka kuutaageera ayaan kamid ahey lkn heestii aan heesahaaga ugu jeclaa maadan kusoo darin
    Xulkan heesahaaga
    Heestaasoo ah haatuf kula socdaan ahey

  • @kaisemohamedadem5286
    @kaisemohamedadem5286 4 місяці тому +1

    (Dadkan Beerta wada galay, Siday isku doonayaan ayay isu wada dagaan)waa ereyo xigmadaysan oo ka hadlaya lamaanaha maanta iyo dhaqankooda. Waa jiilkii soomaali soo mara kii ugu liitay, ilaahay jiilka ka beerma iyaga ha ka dhigo kuwo soo celiya dhaqankii suubanaa ee soomaaliyi lahayd

  • @asadburco5966
    @asadburco5966 9 років тому +5

    Yurub Maxamed Cabdi geenyo walee waa fanaanad aad iyu qaali ah xbbti sharaf ku nolow

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 4 роки тому +7

    Intii JcayL haYo iYo Yurup geenYo wa sxp❤️ FarTa taaG✋✋✋✋

  • @fatumaabdi3767
    @fatumaabdi3767 Рік тому +10

    Genyo is not easy❤️

  • @aliosman1722
    @aliosman1722 Рік тому +1

    Burburmii somaliya kadib waa fanaanada ugu fiican somalya

  • @footballhighlightshd4767
    @footballhighlightshd4767 8 років тому +6

    bbbbbbb yurubeey gacan&lug waa isugu kaa daray sowtu raxma bbye

  • @abdiqaniabraham8272
    @abdiqaniabraham8272 9 років тому +3

    Afkaaga caano lagu qabay yur m cabdi waan ka helps codkaaga maaaaansha alah

  • @axlaanmaxamed1603
    @axlaanmaxamed1603 9 років тому +8

    Maaaanshallh afka caaano lagu gu qabay this is a best fanan noolow yurub maxamed c/geenyo nice songs

    • @sahraabdulahi734
      @sahraabdulahi734 2 роки тому

      Khgnnomkjjij0koolinnmlomb9
      .lpo8m .lmmmb. l
      .l0.oll0

  • @bashkamohamed1831
    @bashkamohamed1831 2 роки тому +3

    Yurup geenyo waa another level

  • @samerahoney5621
    @samerahoney5621 8 років тому +4

    Qalbi ruux kle Qof kle ma dawayn kareeee

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 6 місяців тому +1

    ❤❤❤ilove you❤yurub❤geenyo❤sister❤alayaxafidag❤inolow❤ibid❤❤axasan sowturaxma❤❤

  • @tariighassan7918
    @tariighassan7918 2 роки тому +2

    Masha Allah Yurub maxmed cabdi geento

  • @ilhaanxasan4428
    @ilhaanxasan4428 8 років тому +5

    yurub afkaga caano lagu qabay nolow fanadada codka macan

  • @hodanboqor2248
    @hodanboqor2248 9 років тому +9

    inaantan qofka cod macaan oo ka heeso macaan manaan arag ,

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +4

    Her vocals are the finest music to my ears glorious Yurub Geenyo

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +3

    As always 💕😘💕😘💕😘 yurub geenyo a voice so supreme and romantic she's the one and only super simple female singer love her

    • @LallHmll
      @LallHmll 6 місяців тому

      7:46 7:50 7:52

  • @abdiazizmoh3166
    @abdiazizmoh3166 8 років тому +4

    nice geenyo gob sawtul raxma

  • @abdiqaniabdilahi9777
    @abdiqaniabdilahi9777 9 років тому +4

    maasha allah yurub maxamed cod waa looga hadhey noolow fanaanada qaranka somaliland

    • @abdimuse5591
      @abdimuse5591 9 років тому

      War gabadha Mooro yar ha oodin.

    • @sirhayow7199
      @sirhayow7199 7 років тому

      qaranka somaliland markad leedahay
      ma somaliland baa qaran gaadhey tuulo!!
      sxb yurub waa reer DDSI.....
      #CodkiinaHalaMaqlo

    • @abdiqaniabdilahi9777
      @abdiqaniabdilahi9777 7 років тому +1

      sxb Yurub Maxamed shaki kama taagna iney tahey fanaanad u dhalatey qaranka somaliland, biyaha Hargeisana ku barbaartey, teeda kale Somaliland iney qaran tahey cidna is weydiin mayso, adigu DDSI oo gumeysi ku hoos nool bd iiga warameysaa oo maalin kasta intaas oo qof xabsiyada lagu guro. meel aan xoriyadi jirin bd ku nooshahey. dib u baadh taariikhda inantayada markaas bd ogaan cidey tahey e.

    • @sirhayow7199
      @sirhayow7199 7 років тому

      +Abdiqani Abdilaahi waxaan u heystey oo keliya inaad tihiin cunsuri lkn maan ogeyn inaad ku darsateyn doqonnimo halkaa la eg!
      anyway, maangaab sida wax looga dhaadhiciyo ma sahlana DDSI umaan dhalan aniga lkn xaqiiqda mar weliba waa lama huraan iyo Ineey DDSI idiinka aqoonsi dheertahay
      ma adinkaaba gumeysiga Ethiopia ka dhowrsan kara
      iska hdl looma hadlee xigmad baa lugu hdlaa adeer somaliland gooni isku taagiina anagoo somalia u dhalanay yaanan ogoleen maxey kula tahay wadamada dibada?
      adeer riyadan rumooweyn waxey leedahay waali.....
      dadkiina waad ka cararteen halkaad dooneysana maad gaadhin oo dhexda baadba ku dhimateen..
      waano bilaash: dib isku eegaa mararka qaar waxan is iraa tolooow tuulada somaliland dhan miyaaney wax fikiraayaba jirin?
      maangaab maanka hashaqeeyo

    • @abdiqaniabdilahi9777
      @abdiqaniabdilahi9777 7 років тому +4

      Hasan Hayow inaad wali yar tahey bn filayaa, Somaliland 26/06/1960 ayey xoriyad ka qaadatey ingiriiska kadib 01/07/1960 waxey midoobeen dhulkii somalida ee uu gumeysan jirey talyaanigu si ay u sameeyey Jamhuuriyada Somalida, maaha hada somalia da aad maanta ku wareerteen. ogaw markaa inaan aheyn laba qaran oo isku tagey 1991 kala noqdey maantana ay sida cadceeda aan loo qarin karin aan somaliland loo qarin karin qaranimadeeda, ta kale Guumeysigu waa kaa african madow idinku nodey maanta oo qarnigii 21aad lagu jiro cidna kuuma maqna ceelna kuuma qodna, dawlad fashilantey waxa caalamka looga yaqaanaa waa Somalia.
      DDSI war uma heysid malahee kuwa ciidankoogu inta ay soo galaan gobolo somalia kamida dadkiina ku xasuuqa miyeyna aheyn, miyaanad ogeyn in itoobiya dhulkiina ka taliso oo gabre joogo cidii doonana dilo oo uu siyaasiyiinta farta ugu yeedho , hadey kula tahey somaliland iney soo noqon doonto mar kale waad riyootey.

  • @iskufilan9151
    @iskufilan9151 2 роки тому +4

    Xasuus waqtiga wuu socdaa walee 🥺😍

  • @kinsixasancali1838
    @kinsixasancali1838 5 місяців тому

    Waxan uurka ku haysto buu afka iga xadaya😢😢😢

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +2

    Always the best yurub geenyo

  • @abdulkaderhassan
    @abdulkaderhassan 10 років тому +5

    Waa heeso halis ah thanks deeyoo

  • @hajiahmed5993
    @hajiahmed5993 2 роки тому +1

    2022 yaa dhageysanaya adoo niyada igajaray soo dooqa nacaska ah rajo naawil ima Oran 🥲🥲🥲🥲

  • @mumtaazmohamed4831
    @mumtaazmohamed4831 4 роки тому +23

    Hesaha Yurub Geenyo waa wada xuul 1 xuujo 2 intaan ushuub dhiglaha 3 sibaan unugla baryaba 4 Qamuus 5 saas ban ka qaba ragaba 6 Dontii mixnada 7 cimilada badalan 8 Nasiibkii ikabaday 9 ku ilaway mantaba 10 Jaw nabad galyo 11 Niyada kadiyar garow 12 dharartad faraxsantahay 13 nugeyl 14 Naxli 15 xuud 16 Cataab 17 degdeg igu kalay 18 wan atkeysanaya 19 Qaboji ada shiday 20 Qoys 21 Murayada cashaqena 22 qalbiga rabadhki 23 Tashuush 24 Dheygag 25 Hadan jilaya jaceyl 26 Godobta Yaa ihorseday 27 HUBsimo 28 Mawelo 29 Habarin dibnahaga benta 30 Jawi 31 IGu tiix 32 Garyaqan 33 Hawawi 34 Jaceylka Xogtiisa 35 Hadman Kaxorobaya 36 Qolmadow 37 Qalbi 38 Malab 39 Natiijo 40 Katali wan wan Kal Gacal Sowtu raxma hesaheda wa wada xuun Nolow Queen

  • @bafleacademyshow9088
    @bafleacademyshow9088 8 років тому +4

    waaw saxib farxad kuwar geenyo

  • @yesewzeri1377
    @yesewzeri1377 2 роки тому +2

    Really nice music bro 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 4 місяці тому

    Xulashada ciyaarta iyo kalgacayl lagu Laacdamo..
    Dookha suugaanta lagu hagaa...gabdhuhu maxay kaa mudan yihiin
    ...inaad haasaawiso iyo
    ,,in amaanto iyo in la ciyaarto iyo in la laacdanto...maxaa ku dhaafinaya Hiilka saaxiibada is raba isu muhanayaane.

  • @yusufomar6021
    @yusufomar6021 2 роки тому +4

    Waa hees macaanaa walaal mahadsanid.

    • @shamai6435
      @shamai6435 2 роки тому

      This song is one sided love affair how do you sing that song I be admire you greatly yurub

  • @cabdullahimaxamed4856
    @cabdullahimaxamed4856 8 років тому +1

    cadii mhn viv yurub tager aan ku ahay

  • @coolgirl0072
    @coolgirl0072 8 років тому +3

    Masha Allaah axsan sowtu xilwa fanada yurub geenyo

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 Рік тому

    Caawa kama daalayo qabooji adaa shidee ax yaa hees

  • @husseinhassan5239
    @husseinhassan5239 2 роки тому +1

    Sawtu raxma yurub geenyo ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @blackmafia5776
    @blackmafia5776 5 місяців тому

    Sowtu raxma

  • @balqiisbeautycooking-show8985
    @balqiisbeautycooking-show8985 7 років тому +3

    Wow mashaallah fananadeena cod macaana love you sister

  • @rayanmicheal50492
    @rayanmicheal50492 9 років тому +2

    Yurub aad baan kuu habalyeenaya walashaay codkaguu aad ayuu isoo giitay markastana aad ayaa uu neegestaa hesahaga naaman

  • @JAMAZ.JAY11
    @JAMAZ.JAY11 6 місяців тому

    SOOT ALRAXMA

  • @user-do1bl9yd9g
    @user-do1bl9yd9g 7 місяців тому +1

    Acs

  • @Adesh_Gaab
    @Adesh_Gaab 8 місяців тому

    My favourite all times.

  • @abdiazizahmed2006
    @abdiazizahmed2006 6 років тому

    Codki halaasiga ah ee yurub genyo mansha allah apayo farxad kunolow

  • @deeqaiidcabdideeqaiid5434
    @deeqaiidcabdideeqaiid5434 Рік тому

    Mansha aleh afkaga cano lagubay

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому

    Yurub you are fantastic and always will be

  • @nimcaanmohmet3501
    @nimcaanmohmet3501 Місяць тому

    Sawtu rahma

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 роки тому

    Waxaaa aaad isoojiitay heesta cimilada badalan waaaaw heeestaas waaan dareemay

  • @ubaxxariir6516
    @ubaxxariir6516 5 місяців тому +1

    6/2/2022 4

  • @farahog
    @farahog Місяць тому

    2024 ❤

  • @sabrinaosman7576
    @sabrinaosman7576 5 місяців тому

    2024👋🏽👋🏽

  • @mohammedaminabdulle859
    @mohammedaminabdulle859 8 років тому +3

    Zahra

  • @adanyousuf6672
    @adanyousuf6672 5 років тому

    Kk.boqorada codka I love you ..true.huuno

  • @khadarqorane4894
    @khadarqorane4894 9 років тому +7

    Hestan badalkeeda oo ah qiso ani igudhacday iga sugar oo ah intaan marwo kadhigo miyad ubadka udhig lahayd intaan dhawr lahaa dhib miyad lahayd intaan soodhawelahaa miyad warqada iidhiib lahayd

    • @ItsHannah2
      @ItsHannah2 9 років тому +1

      you should make a song with your lyrics...we need to hear the other side. i love your lyrics kick off, i think people would love it.

    • @molidlala3434
      @molidlala3434 7 років тому

      sulaqa 

  • @mihiibcabdibade-zo6tv
    @mihiibcabdibade-zo6tv Рік тому

    Thanks 😊

  • @husseinyusuf6945
    @husseinyusuf6945 Рік тому

    Waa murti ku dayasho mudan

  • @samerahoney5621
    @samerahoney5621 8 років тому +2

    qawlkaag wacn baaa nafta Qiimo geliyo Guurkaad Qorshaysaan kula qaatay Aniguye Qormo lagu badhaadhiyo rer lagu qabobiyo Aan qoys yaglelnee geskaag ila qabo

  • @abdeikarinabdulkadir3344
    @abdeikarinabdulkadir3344 3 роки тому

    Waa ninkaan raga

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 4 роки тому +1

    wan ku wata yurub❤️

  • @jamacsaleeban3593
    @jamacsaleeban3593 Рік тому

    X 7

  • @abdihakimmahamuud2996
    @abdihakimmahamuud2996 5 років тому

    Wow she so sweet

  • @farahahmed375
    @farahahmed375 8 років тому +4

    💖💖💖💖😭😭😭😭😔😔😔💗💗💗💗💗

  • @abdeikarinabdulkadir3344
    @abdeikarinabdulkadir3344 3 роки тому

    Waaw waaw waaw

  • @cabdifataaxcali6098
    @cabdifataaxcali6098 2 роки тому +1

    Dir

  • @mohammednur9393
    @mohammednur9393 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hamdifarah3813
    @hamdifarah3813 2 роки тому

    B

  • @fartuunmaxamed2238
    @fartuunmaxamed2238 4 роки тому

    Waaha waaha

  • @ahmedkoulmiyeh9422
    @ahmedkoulmiyeh9422 9 років тому

    waaw yurub geenyo afkaga caano laguqabay

  • @user-cp3sw1bf6b
    @user-cp3sw1bf6b 7 місяців тому

    No flops ❤

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 6 років тому

    mmmm heesuhu wa wada top

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    .ما هى الو ا ضواء

  • @aminadem9883
    @aminadem9883 5 років тому

    Je t'aime yurub❤❤❤❤❤❤💝

  • @leilammohamed7608
    @leilammohamed7608 2 роки тому

    🥰🥰🥰

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 роки тому

    Hope is the theme of this song 😍😍😍 slot of patience is needed to make it work yurub displays well

  • @axmedismaaciilsamatarmaxam3369
    @axmedismaaciilsamatarmaxam3369 8 років тому +2

    asc

  • @yasinjama7263
    @yasinjama7263 6 років тому

    asc jimce wgn today all

  • @rajmahi9227
    @rajmahi9227 8 років тому +2

    kkkkkkkkkkk intaan dhibta saar lahaa ka dhumoo miyaad lahayd intaan dhib udiid lahaa hadheelido miyaad lahayd intaan ku dhawoow lahaa miyaad ka dhaqaaq lahayd yurub cadey warba adigaa dhameyay

  • @ayaanbadal6866
    @ayaanbadal6866 5 років тому

    H

  • @balkisohadis1292
    @balkisohadis1292 2 роки тому

    Aq a

  • @rashidgahnug4281
    @rashidgahnug4281 9 років тому +2

    hadana waar hooy

  • @Mahamoudibrahim-ug5ps
    @Mahamoudibrahim-ug5ps Рік тому +1

    QQQQQ

  • @safigaruun1592
    @safigaruun1592 2 роки тому

    Komòlol
    Oo.okm.kmm..m
    Oook.o9o..ml

  • @abdulkaderhassan
    @abdulkaderhassan 10 років тому +4

    Waa heeso halis ah thanks deeyoo

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 5 років тому +2

    Sowtu raxma