Xamar waqtiyadaas waa rooneyd waana ku faraxsanahay in aan arko magaaladeydii aan ku dhashay kuna koray, hadana Xamar oo sidaa u qurxooneyd waxaa dalka qeybo ka mid ah ka taagnaa dhibaatooyin ay dowladii markaa jirtay dadka iyo dalka u geysaneysay ilaa markii danbe ay deegaano ku dumiso calooshood u shaqeystayaal ajaanib si ay ugu dilaan dadkii ay xukumayeen.

Masha Allah
ماشاءالله تبارك الله ذكريات جميلة جدا
نعم ماشاء الله
These people look happy
Qasiidatakan soo dhameestir
Maasha Allah waa xasuus oo qaali ah dadkii asaloo oo dhan aa ku jireen
ilaahey au naxriisto adigana qeyr ilaahey aku siiyo iyo Caafimaad.
Aamiin
❤❤❤❤❤ maashaa allaah
Dadkah waxan hubah inay wax dhintay iyo wax gabobay inay noqden waa xasus xamar moryan bah burburisay
Masha allaah tabaarakalaah dhalinyaro badan ii muuqdaan oo duqoobeyn hada 😂😂😂
Waqtiga waa socdaa
مشاءالله ذكريات
نعم ماشاء الله
Dadkani maxay ahayeen 😅😅😅
Jab aa jurta
Siilaanyo iyo Cabdulahi Yusuf ayaa la weydiin ayagaa Soomaaliya baabiyay ayagoo cadaw u shaqeeynaya
Silanyo Cidamo Ethiopian Ah Uma Soo Kaxeysan Somalia Taasi Waxa Sameyey Cabdulahi Yussuf Xiligi Maxakamiinta 2006 - Dii. Waxad Tidhi: "Siilaanyo iyo Cabdulahi Yusuf ayaa la weydiin ayagaa Soomaaliya baabiyay ayagoo cadaw u shaqeeynaya". Waa Runta, Laakiin Ha ilobin Cumar Carte Qalib, General Aidid, Ali Mahdi Muhammad Iyo Siyad Barre. Iyaguba Dalkii Iyo Dadkii Wey is Nacsiyeen.