Asc cabtain jakey waxaan ahey taagarahada numbe one hadane ahane waxanahey number two lakine cawa waxaane ahey dacwo waxane ka ahey nimco heyba iyo yacko sababta ey ugu xanajiyane walashey Anna gabadha jekey ma jacli oyinta Anna kadibna libistik e lagu sasabayo
habeen hora ayey iku dhacdey arintane ano shaqo ka imaadey ayane dahey casho i keene waxey iku dahdey suge musalsalkane ha dhamada ila hada gurika tv waan ka jabjabiyey
Wlhi blhi tlhi dhaar soma aha anigoo fiirsanayo ayaa odaygey ii wacaayo isuk aan dhamestee anku dhahay hada na wuu iga seexday wax jiraa ka hadashay jeekey
Jeekay waxaad Tahay Jilaa Wanaagsan lakin waxan aad wado maaha wax sax ah dhaartu Ciyaar Ma Gasho Marka Koobaad Marka labaad Micnaha aad iga jeedo waaa Lagula Qabaa waxa weeye In Gabadhu Musalsal Fiirsato ama ay Mobille Ku Mashquusho Ma khasabaa In Gabadh kasta Mobile sidato?? Ma khasaba In Guri Kasta Television yaalo ?? Waxaa jira Dad aan Aqoon Waxa aad Ka Sheekaynayo Dhaarta Danbiga Ah ka toobad Keen
Marka oo ayada casho ka sugayo soo asagu gacmo maleh ragaan ca yeesigaa aan la yaabay. Jakey wll heesku dirin reeraha oo markuu xafada tako yuu TV ga jabin
Wallaahi ma toosi kartid imaamka markuu salaad duhur iyo casirba khuraanka mala maqlo waxaana la dhahaa salaat siri duhurka iyo casir 👍💯💯
Ar adeerkay jeekay yaab laydahy
Markan yaraa dhalada kaa dawanjira ruwayada marka jilijirty 2010 kii legend 🤴👌🙏
Maasha alaah baaba jekey barnaamij aad u weyn aa noo keentay hore u suco 😍😍😍
0
@@habebahah8038 xxzcxxxxcxxxxxzxxxxxxxxxxxzxxcx
@@habebahah8038 t
jeeky xaasid
😍😍😍😍😍
Macalin jeekeey gacan kuu taagay waa qoslay 👍👍👍🤣🤣🤣🙏🙏🙏
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Macalin jeekey adamaha kaliya ee iga qosliya waan ku jeclahay macalin jeekey intan nolahay hadan malin uun kula kulmo waa riyadayda nolol farxadle ku noolow walal jeekey waxan kaa soo salamayaa somaliland
Macalin jekey wlhi funny weyn barnamijkan inoo soo badi
Nice 👍 waaye jekey shekooyinkaan camal so badi bro keep going Usa 🇺🇸 kasoosalamooya
Masha allah jeekey ruux nagu qaaliya ayaad tahay illahay hanoo kaa daayo xiikmad ayaa kugu dhan macalin
Soo badi barnaamijyadaan camal macalin jeekey
Jokey legend waan ku salamay from djibouti 🇩🇯
Walaahi والله dheel ma gasho
Macalin JK gabadhada ayan jeclahy igu dar
Kkkkkkkkkkk dagaal aaa 🤪🤪🤪🤪🤪🤪 fardowso from 🇬🇧 jekeey legend masha Allah 😁😁😁😁😁😁😁
Maenaamij Aad ufiican waaye sii wad
That’s true, funny Maclin Jekey
MashAllha jeekeey barnamishka qosolkii aduunka fani ayuu ahaa
Jekey sobadi qosol
iyo qaraxo. H 👍 h👍h👍h👍h👍h👍h👍h👍h👍h🎁🏆🇸🇴.
Lakin iska ilaali nimanka
dobiy bina adanka ah
iyo kuw buduqa wataan.
Walalkey horay uu soco gadal how laaban.
macalin keep going bro wlhi best
Keep going pro
Masha allah barnaamijkaan fun wayey noo wada
Jekey walaalkey su'aashaan weydii ruux aad ka xoog baantahay waayo dafka qaarkood xanaag hortiisa ee dhashteen
Maasha allaah sheekoyar oo qosal badan
Arjekeyaa 😂😂😂😂fanny waye walahi
Mashallah baba jay dadkena ad tahay cala ya cizak reer xamar inad tahay shaki Kuma jiro baba jay
Subxanalaaah dhaarta iska been Laguma dhaartee
Wallaahay waa run
AAA
Jekey dhabtii waan qoslay salaan sharafeed noolow
Keep jooing my brother
Wallahi aaa!
Maasha allah
Macalin jk dadka wad washe
jeekey keep going
Jeekeey lin waxaan layaabay naagtaa waa lagula qabaa aniga laftirkeeda waaaba xanaaqay waad iga reesay walhi
funny man ader thank you
Ninkaan Salaama_sey u egyahay
Hhhhhhh wow mashala
Funny really wa furte maxa..🤣🤣😅
😂xariifka kowaad mutun ma ukeenoo inTa uku racSan like ha iladhafin😂😂😂👊
Macalin jeekeey
Keep going jk😂😂😂😂😂
Asc
Asc jeky dhaarta iska dhaaf pls
Legend macalim JK,naag ma’qabtaa maya kan ma’sayr ayaa naag la’aan dhigay. Kkkkkk
Mashallah you so funny 😂 😂
Macalin jeky aad baan ku tageeraa
😀😀😀😀😀😀
Baaba jaakey horey usoco
Dhaarta dheel dheel ma gasho
Dhaarta jooji
❤❤❤❤❤kkkkkkkk
Really funny m.a💓
Masha allaha keep going Kkkkkk
Odayga u horeeya yaà ila arkay inuu u egyahay aktarka mintum markuu duqoobay
Baba jeeky🎉🎉🎉🎉🎉
Jkey dhaarbaad Martay adoon waxba hubsane caruurta yaanay agtooda caadi kanoqone sidii Basadiir hanoqon
HHHH keep going
Asc cabtain jakey waxaan ahey taagarahada numbe one hadane ahane waxanahey number two lakine cawa waxaane ahey dacwo waxane ka ahey nimco heyba iyo yacko sababta ey ugu xanajiyane walashey Anna gabadha jekey ma jacli oyinta Anna kadibna libistik e lagu sasabayo
Jackey iso jawaab oyintta gabadahada anna i have case nimco heyba nd yacgo iam fans jakey kenya nairobi section 3
Jakey i love you mai parada naagtada waa lagula qaba waa sax lakine dadka aan ku fahmanine oo gacanta fudud iska ilaali
habeen hora ayey iku dhacdey arintane ano shaqo ka imaadey ayane dahey casho i keene waxey iku dahdey suge musalsalkane ha dhamada ila hada gurika tv waan ka jabjabiyey
jakey waaane ku jaclnahey walahi reer kenya garissa nairobi youtube oo jirine ayan ku dhawane jirney
Waa sax runtii dhibtaa way nahaysataa hhhhh
Horey usoco
Very funny guys 😹😀
Magaca ilahey kalero walal
❤😂
Wlhi blhi tlhi dhaar soma aha anigoo fiirsanayo ayaa odaygey ii wacaayo isuk aan dhamestee anku dhahay hada na wuu iga seexday wax jiraa ka hadashay jeekey
Kkk
Kikker
Jeekay waxaad Tahay Jilaa Wanaagsan lakin waxan aad wado maaha wax sax ah dhaartu Ciyaar Ma Gasho Marka Koobaad
Marka labaad Micnaha aad iga jeedo waaa Lagula Qabaa waxa weeye In Gabadhu Musalsal Fiirsato ama ay Mobille Ku Mashquusho
Ma khasabaa In Gabadh kasta Mobile sidato??
Ma khasaba In Guri Kasta Television yaalo ??
Waxaa jira Dad aan Aqoon Waxa aad Ka Sheekaynayo
Dhaarta Danbiga Ah ka toobad Keen
Jeekey dadki weyka qaliyen lakini aniga wankugu qaylina
Jekey maxa kudaaray adeer macaan, qabitaanka hakuciyarin waxaba kadaran WALLAHI ayad kudharaneysa, talefon iyo telefishen wa aalado ee ma'ahan niman, naagtii ningeda telefon kadoorado wa caasiyad ee adeer gef hakudhicin fadlan.
Jekey nin weyn wa inaga washy
Mcalin : ani qlad ayn u arkaa naagta wa lugula qbaa.
Caadi ma ahan.
Jekey wnkuwataa lipaxeyga
Kj horta ma walantahay🤣🤪
Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk
🤣🤣🤣🤣🙏🏼legen jekky
Marka oo ayada casho ka sugayo soo asagu gacmo maleh ragaan ca yeesigaa aan la yaabay. Jakey wll heesku dirin reeraha oo markuu xafada tako yuu TV ga jabin
Kkkkkkkkkkkkk
kkkk jeekeey muqdisho kuwo faro fudud ayaa joogee iska ilaali, xamar weeyne lee iskaaga dhex wareego, saabka yaan lagaa dhawinee intaad meelaha kale isku tagtid.
Hhhhhh adiga suaashaada malaga jawaabi karoh hhhhhhh keep goin lkin aniga suaal ayaa adiga kuweydina((aaway jeeri kii filimada codeen jiray??please iiga soo jawaab()
intu jakey ku jawabine walaal somali sidane maqley jeeri wwa ganacsada jogo somali maal ka mide ah si qaase ah oga ganacsada somaliland ganacsi kadib waa mudine misajide
Wll jeeri kii ajakis wax lajili jiray kahad laya
Ok
Kalmadda waa lagulaqabaa waakhalad
Naagta waa lagula qaba makeentay😂😂😂😂😂
Jekeey dhiibloow aa tahaay lakiin walaahida been ta aah iska dhaaf
😂😂😂😂🥰jekey dhib BadNaa 😂😂😂👊👊
Wsc
Jekey bay dumarku kadawanayan mobilka
Hhhhhhhh m.a qosol ayaanbo u dintee
Nin weyn ilaahey kaa dhigay diinta ha galin ereye qaboow micnihiisa fahan wlhi blhi tlhi waad martay jwb waxaa ugu dhigtay tv ayaa kula qabo sidaas iska badal waa iga talo
😅😅😅😅😅😅😅
Jekey musuubo socoto 😆🤣😂 duhur ka maa kor loqaadaa
Funny papa jekey iskanololo
Kaara cml luguu jiiraa
Kkkkk jekewalay.wad.iga qoslisay
hhhh mclin jky jawaaladi iya tifii miyaa naagihi kuxirta
Hhhhhh
maxan dhamesana gefwaye
Kkkk ar jeekeyaa kkk
Barnamijkan xamar weyne Ina KU sameysa ku fakatay 🤣🤣🤣
Ushek saqajanka melkale wa lawasi laha stupid
Kkkk 14:00 faaraxow
Jeekey sxbow naagtada noogu shekeyneysaa miyaa nacala sheydan ku yaal
Waad wasi ladahay miyaa
Ciyaalka xafada kuwareeji🤣
Waa la dab saara
Jeekey waxa nin wyn
Jeeke caadi matihid
😂
Daqiiqada 7aad, adilee furay naagtaada. Labada nin kale wali waa qabaan naagtaadii🤣