Ahafid Falanqeyaha waan idin salamay,Yuhudda Awood diyaradahooda iyo Gantaaladooda waxa eey u bahan yihin in hawada shidal lagu siiyo.IAllah Yuhudda Mareykanka laba wajile ah khain ah balse isaga huwantisa wa kuwa noqdeyn kuwa muqawamada oo kaliya kaguleysan waayen.
MAREYKAN, WALIGIS AYU DOONAYAY IN UU IRAN WEERARO, MA U JOOJIN WAYIN DHIBATADA YUHUUDDA AY CARAB AMA MUSLIMKA KU HEYSO, LAKIIN HOWSHA IYAGA KA DAMBEEYA.
Carabtu waa 300 oo milyan laakiin waxa ka medan 7 illa 8 boqor ama digtaatur dal haysta 7 qof oo aan u naxayn shacabada ay hasytaan Oo aan marnaba waxa ay rabaan La sheego
CARAB IYO MUSLIMKA, MID MID AYA BARIGA DHEXE LOOGU LEYNAYA, IYAGUNA ISMA GARTAAN, WA SIDI TARIIKHDI TAR TAARKA, AY ISKU DAAWANAYEN, ILA DHAMAN LA CIRIB TIRAY.
Dagaalkani maaha dagaal ay yuhuudu keliged wado meeshan usa ayaa la dagalamaysa arab wold rabtana inay sidii Iraq ka yeesho madaxda islaamkana ay xabaq xabaq u ugaadhsadan lkn yuhuuda marna marna kama guuleysanyso umad Islaam ah Ilahay mid ha ka dhigo .aamiin
Waxa layaab leh waxaaso saruukh iyo gantaalo iran tuurtay qof kaliya oo ku dhintay ama dhaawac lama sheegin xaga yuhuuda? اللهم انصر و وحد الأمة الإسلامية في كل مكان 🤲
Falanqeeyaha waa nin siyaasada si fiican ula socda lakiin hal baa ka maqan in aduunkan maanta hal awood ka taliso oo ah reer galbeedka yahuudana waa wiilkooda waxaa jiri jiray ruushka waad aragteen sida loo galay isagoo ah quwad haysta hubka wax gumaada tan china iyada waxa kaliya ku filan in Internet ka laga jaro waayo china waa wadan wax soo saar leh oo aduunka oo idil ayuu wax u dhofiyaa hadii Internet ka laga jaro waxa dhacaya kacdoon shacab
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Nabiga alle kumatuso yahuuda miyaa kusoodirtey
FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA
Wallaahi si saai'id ah Ayaan ugu farxey markaan arkey in Ustaad Maxamed Hassan Dable barnaamijka inoogu soo casuumtey.
Labadiinaba waa idin mahad celinayaa.
Abaalkiina janno Alle haka dhigo❤
Ahafid Falanqeyaha waan idin salamay,Yuhudda Awood diyaradahooda iyo Gantaaladooda waxa eey u bahan yihin in hawada shidal lagu siiyo.IAllah Yuhudda Mareykanka laba wajile ah khain ah balse isaga huwantisa wa kuwa noqdeyn kuwa muqawamada oo kaliya kaguleysan waayen.
Allahu Akbar 🤲 Guul Iran 🇮🇷 ⚔️ Allow guule Iran 🇮🇷 Muslimta is raaci
Mahadsant walaalkey cabdixafit qeer sheeg ❤❤❤❤
iraan guule for ever
Wa beentood yahuuda , waxba kama qaadi karan ,iran waxa lajira chinoo iyo ruush insha allah guul iran laakin wa hooga isra'il wbt.
اللهم اعزالاسلام والمسلمين ☪️ ☪️ ☪️ ☪️ وأذل الشرك والمشركين ودمر أعدائك أعداء الدين اللهم انصر اخواننا المجا هدين في غزة وفي سا ئر فلسطين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 اللهم انصر نصرا عزيزا مؤزرا 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 اللهم ثبت أقدامهم وانصرهم علي عدوك وعدوهم يارب العالمين يا أرحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸Ducda halawado walaa layaal الاان نصرالله قريب اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصر نصرا عزيزا مؤزرا اللهم آمين يارب العالمين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸
Guul iraan
C/xaafit cawil Ismaaciil qaasaali
News fcn Allah ka dhigo 7000 yahuud dhimtay hada I dhihdid faraxad ima dhimno xfido
MAHADSANIDIIN ❤
Maa Shaa Allaah
Guul inshalah
Cadowga Allah waa laga guleysan donaa
Yuhuud waa loo maaro waayee mar ha taabto kuleeylka carabtuna ineey soo daadiso ayaa la rabaa
Xaalku meel adag ayuu maraya gaza allaah ha guuleeyo amiiiin
Waa good news in Israel 🇮🇱 ay Iran 🇮🇷 weerarto اللهم انصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸🤲
لاخالب إلاالله
Allahu.akbar.allahu.akbar
Scw.scw.scw.scw.scw.scw
Asc
Alhu akbar
❤
InshaAlaaha.wwa.ka.guuuuuuuuleysan
Doonaan
Waxaan arkeenay inta badan gantaalada ayagoo ku dhacaayaan
MAREYKAN, WALIGIS AYU DOONAYAY IN UU IRAN WEERARO, MA U JOOJIN WAYIN DHIBATADA YUHUUDDA AY CARAB AMA MUSLIMKA KU HEYSO, LAKIIN HOWSHA IYAGA KA DAMBEEYA.
Scw.
Carabtu waa 300 oo milyan laakiin waxa ka medan 7 illa 8 boqor ama digtaatur dal haysta 7 qof oo aan u naxayn shacabada ay hasytaan
Oo aan marnaba waxa ay rabaan
La sheego
CARAB IYO MUSLIMKA, MID MID AYA BARIGA DHEXE LOOGU LEYNAYA, IYAGUNA ISMA GARTAAN, WA SIDI TARIIKHDI TAR TAARKA, AY ISKU DAAWANAYEN, ILA DHAMAN LA CIRIB TIRAY.
Carabta iyo Dhacanka Sunna haysta waxay ka jecel yihiin Gaalada Iran waa Nasiib daro 😂😂😂😂😂😂😂
Lkn Su'aal :- Shacabka Britain iyo Dowladoodu ma isku feker baa marka la fiiriyo Israa'iil iyo Iiraan
If Iran made mistake , what about Israel ? ! ! !
Dagaalkani maaha dagaal ay yuhuudu keliged wado meeshan usa ayaa la dagalamaysa arab wold rabtana inay sidii Iraq ka yeesho madaxda islaamkana ay xabaq xabaq u ugaadhsadan lkn yuhuuda marna marna kama guuleysanyso umad Islaam ah
Ilahay mid ha ka dhigo .aamiin
Subxigii kahor baan warkaan arkey hadaan mashaqeyn maxaad kawadaa abdi xafid
Waxa layaab leh waxaaso saruukh iyo gantaalo iran tuurtay qof kaliya oo ku dhintay ama dhaawac lama sheegin xaga yuhuuda?
اللهم انصر و وحد الأمة الإسلامية في كل مكان 🤲
Kuwa wax falanqiya waa munafaqiin kama hadlan wxa Israel qasare gaara
Sagaaro , xaar muuqda ayey aas - aastaa ! ! !
Ilahay hana ilaliyo
It’s not 200 thousand, it’s 200
Waa been iyo Huuhaa in ay Difaaceen Gantaalaha Iiraaniyiinta ay soo Rideen Xalay Mareykanka iyo Britain
ASC ABDIXAFIID XALAY LIVE AYUU AHAA ALJAZIIRA WAXEY MAREYKAN IYO ENGLISH WAA BEELAALO. MAXAA YELEY GANTAALADA MARKEEY MAGALOOYINKA KU DHACAAYEYE WEY HALEENEEN
Lkn Israa'iil maloo Tacsiyeeyay horta
Israil waa argaxiso kajirta bariga dheh iran has rights to self defense
10 saac kadib miyaaa
Warki oo kulul ayaa daka kaso dagi rabo Acuudu Acuudu Acuudu😂😂
scw scw scw scw scw scw
Africa yeey lasafan doontaa
Dhamantin wan idin salamay
Wakumaa ninka somaliyeed oo daxaay galaa jabkedha aye karsadhaa.
War yahooda dheh
ABDIHAFID, sxb ninkaan hadalkiisa waxba kama aanan fahmin wallaahi, ajnabi af somali bartay miyaa ??? Aaway Engineer ka walaalkeeyoow ?
HADAAN GANTAALI WAX YEELIN MAXAY TAHAY AARSIGA IYO WEERAR CELISKA AY SHEEGAYAAN
غguul iiraan
Iran
Waxey sheegteen 80 gantaal oo keliya waxa kale waa beenta yahuudda iyo mareykanka,
Beenaale badankoodu wa haleelen bar tilmamedkii
250
200 oo dhan ma loo bahnaay?
Iraan madaaficdeeda wax saamees ah malahan.
Sxb asc waa laguwaayay ayaantaan
Marka ay damacday in ay lubnaan gasho ayay Eraan so kacaday
Waxba yuhuudu ma qaban been iyo khayaali ayey ku noolyihiin lkn hadalka iran ayaa runta u dhaw
Walaal sunniga ayay qaldayan waa beenaliyaal wayna is ogyihiin waa israaiil 2 aad inay carabtoodhan qabsadaanbayna rabaan
Daahir yaa shamis war kani koow lama joogo ma Cid kallod wax waydiisad wayday
Ar ma lu hubaa inay iiraan soo tuurtay gantaalo mise Waa baaruud gudaha israaiil laga ridayo, sheekadu armay riwaayad tahay sheekhow
Falanqeeyaha waa nin siyaasada si fiican ula socda lakiin hal baa ka maqan in aduunkan maanta hal awood ka taliso oo ah reer galbeedka yahuudana waa wiilkooda waxaa jiri jiray ruushka waad aragteen sida loo galay isagoo ah quwad haysta hubka wax gumaada tan china iyada waxa kaliya ku filan in Internet ka laga jaro waayo china waa wadan wax soo saar leh oo aduunka oo idil ayuu wax u dhofiyaa hadii Internet ka laga jaro waxa dhacaya kacdoon shacab
Cidii Quran online u Bahan welcome
Iraan marka lagaraaco, cabaadka ka yeeri doona wada arki doontaan.
It's NOT proxy war that's western linguistic plz don't called it