daawo.askari isaaq ah oo Ka shekeynaya jabkii gaarey ciidankoda isago shegey iney iyago xita islaye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 40

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 Рік тому +7

    Laaxawla walaa quwata illaa bilaah
    Cuqubadii shacbkaa idinku dhacday
    Ayaad taa wax ku qaadanweydaan .

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 18 днів тому +1

    Subxaanallaah labada dhinacba waa waa somali muslim maxaad kala haysateen 😭🛑waa ayaan daro

  • @mohamoudahmed6621
    @mohamoudahmed6621 Рік тому +7

    MARNA MAYSTIDHI ALLA MAXAA KU KEENAY

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому +3

    IDOOR DABACAYUUN JABYOO WAXAA KU DHACAY JAC IYO BAARUUD WAA JABEEN SIDA ARABKA💙💙💙💙💙

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 2 місяці тому +2

    maalintaasi maalin iidoor ilaawayo maaah

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm Місяць тому +2

    Intii Sixirka Soo Raaci Dee Aad ka Jartay 😂

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Рік тому +3

    Argagax ilaahay idinkurid umadii islaamka ay dhibee

  • @AhmedHassan-tc9gu
    @AhmedHassan-tc9gu 4 місяці тому +2

    Meesha u leeyahay goojacade ayaan galnay anagoo 3 dhaawaca sidana markas baan huwantii ugu galnay o rag bay naga laayeen waa run waayo waraysiga kaptan canjeex qaytiisa dambe ayay ku jirtaa inay kuwa soomaaliland ah o wareerat ugu so galeen o ay laayeen😂😂😂😂

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Рік тому +2

    Sixirkii iyo falkii hadu huul iyo xiniinyo noqday imika halagugu yimado raganimada aad ku fanayso iyo wale daarood aduunka wanu ka tirtiri saaxiriintA dad qalatoyinka ah

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 місяці тому

      Ciilqabe calaacal muxuu ku tari

  • @Darwiishtvradio
    @Darwiishtvradio  Рік тому +5

    Iidor waa jaben 😢😂

    • @Somfox1
      @Somfox1 Рік тому

      Dhalinyaradii Daraawiish ee soo qabatay Mujrimkii iyo Fulaygii Tukaraq ilaa Oog laga soo eryaday Faysal Cabdi Bootaan bal nala daawo ..Jamaahiirtu waaba Halis iyo Geesiyo walee ua-cam.com/users/shortsQIM-jzO91Lk

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 Рік тому

      Abaha ba jaby

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 5 місяців тому

      ​@@fatimayassin2049jabkiina qirta reer muuse juudaan

  • @ibrahimabdirrahman3263
    @ibrahimabdirrahman3263 Рік тому +3

    Amiita Batsha

  • @afbile1
    @afbile1 18 днів тому

    Idoor waa gun kibirtay..

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Рік тому +1

    Ay ay dhalay shekada soo bilaw oo haka jarin siday ku bilabantay iyo qaabka aad sixirka usamaysen iyo sidad iblayska ucabudaysen

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur Рік тому +1

    400 Maxbuus ee Laascaano lagu hayo ha loo diyaariyo 400 Xabadood PKM Madaxana ha laga toogto haddii ay tallaabo u soo qaadaan Xuduuda HARTI DAROOD LEEYIHIIN.

  • @osmanmahamad6369
    @osmanmahamad6369 Рік тому +3

    Kkkkk Kaasi waa dhiman waayay kkkkkkk

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm Місяць тому

      Sixir Kaagii Aad Caanka Ku Ahayd Aakhiro ilaahay Xageed ka Galaysaa

  • @abdijama1300
    @abdijama1300 Рік тому +1

    Hooyadaas beenbadanaa?

  • @Ilyas-zd4rv
    @Ilyas-zd4rv Рік тому +1

    GACALIYAYAAL0W U KEYDIYA CLIP'kan Dadka DAAROOD ugu -na 👉KEYDIYA Cidaacadahoo -da SEY ugu YARAAN tanWAX uga BARTAAN

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 Рік тому +1

      ISAAQ JABKIISE WAAYE

    • @Ilyas-zd4rv
      @Ilyas-zd4rv Рік тому

      @@fadumoosman5365 BAAYE waaKu SALAAMAYAA.🖐️🙂Q⁰RAALKAAGII Waa isoo GAAREY,Mahadsanid. Aaladan oo cusub.&JAWAAB-CELINTEY iney Dadka GAAREYS⁰⁰NAN👈 ogeyn 👉baaWAXAY KEENTAA, 👉meelaha QAAR, inaanba Helin saan kusoo diri lahaa. MARKA 🙂👉sidan 0GOW.

  • @Ahmed-oj6mk
    @Ahmed-oj6mk Рік тому +3

    Sxb waajab xanuunbadan

  • @kcundercover415
    @kcundercover415 Рік тому +1

    Jabkaasoo dhan habar awaley baa leh bal idinkaan idin weydiiyee qos qaran ma difaacaa may madaxaweynihii maaliyadaii maxakamadii jananaarkii ciidanka intuba waa qos qos qaran ma difaaco oo waliba aan dagaalka u adkaysan hubkii soomaaliland waxa uu noqoday geel waqtigii la qaaday aanan jirin oo la yiri cidiba kumay dhiman waab geelii idho badane oo muse reerkooda laga qaaday magacaabe muse cawarow ciidanku gaajo ayay caato la wada noqdeen xoolahii ciidanka muse iyo taani ayaa guryo aduunka kaga iibsaday ciidankow suugareeya nuux taani iyo muse bino kasta oo uu xoolahiina siistay halaga xaraasho magacii isaaq ayuu biyay magacii SNM ayuu baaba ka dhigay muse sabaayad

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 Рік тому +1

    Waxa eryana waa dulmi ay galen daalimiinta beenta isku sheegay

  • @abdallaalbashir7233
    @abdallaalbashir7233 Рік тому +2

    Sidii loo fara xumeeyay ayuu ka sheekeeneyaa😂❤

  • @CoolBoyshafi
    @CoolBoyshafi Рік тому +1

    Idoor jab oo halaah baa kudhacay

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Рік тому +1

    Wa beenti huwanta cod bay so duubeen adeer wa laydinka horeya

  • @munayusuf-k3m
    @munayusuf-k3m Рік тому +1

    Wax badanooo been uu sheegayaaaa😂😂😂😂😂

  • @HaniQali-it5kf
    @HaniQali-it5kf Рік тому +1

    wa mel Allah waxkawato argagax ba Allah kusaladayi ayagibaba kalacararayi oo ayi isjabiyen markasbayi dadka edayan

  • @munayusuf-k3m
    @munayusuf-k3m Рік тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj Рік тому +1

    Ala nacasanaa waar bal maad mid lahjadooda uun leh ku tilaahdaan beenta inoo jil filinka

    • @hajiali1120
      @hajiali1120 2 місяці тому

      Hada ma rumaysatay tan idinku dhacday

  • @ummahmedaaa3844
    @ummahmedaaa3844 Рік тому +1

    I don't think what he is saying is true

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 Рік тому +1

    Lacagta lakala boobayo been badanaa

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo Рік тому +1

    Huunadii halaag baa ku dhacay waana lahubaa.

  • @user-ce7qe5ut3x
    @user-ce7qe5ut3x Місяць тому

    Beenaale kadaa dadk beenta
    Huwaney madaa ah ciidamdii
    QARANK NAAHABii beenale