Mashallah wllo sidad qisooyinka uga sheekeysid waa si aad u quxux badan Fadlan marmarka qaar dagalaadi hore ee caalmaka so marey noo soo dhig Iyo qisooyinki nabiyada
Alleh ha kaa caafiyo wllo waan kuu soo ducaynaynaa ee dhakhtar nafsi ah tag intii karaankaaga ah naftaada meesha ku xasilayso ooy ku nafisayso samee Mar walba
wallahay barnaamijku maanta caadi maahan oo raspotine ayaa laga sheekaynayaa kuwo caraba ayaan is idhi ka dhagayso lkn wakhti ayaan u waayay MAHADSANID WLL CAAWO AAN KU DHAHO WADNAHAYAGA AYAAD KU TAALLLAA ❤😅😅
Mo faami beryahan waad noo dadashaa malmahan thnks bro😊
Qofka kaliya u qalma UA-camr somali in 1m lagarsiyo😢😢
Sax wye walhi❤
Haa 😢
Waa runtaa 😊😊😊
32:14
UA-camr ka kaliye ee aan ka dawdo Mashallah 🎉
Sanadkii 2010 Mar aan ahaa Fasalka 8aad ayaan dhigtay Taariikhda Raasbutiin iyo boqortooyadaas Ruushka.
Thanks for sharing 😊
Hda duq matahy😢😂❤
Markaa 8aad ka ahay labo sana jiray 😮
@@yukinasan3431. May weli waan yarahay Lol
@@heroff6461oo sidee ku jirtaay 2sano hadaa fasalka 8aad ahayd 🙄🙄
Subxanallah 2010 kulhaa
Mashallah wllo sidad qisooyinka uga sheekeysid waa si aad u quxux badan
Fadlan marmarka qaar dagalaadi hore ee caalmaka so marey noo soo dhig
Iyo qisooyinki nabiyada
Acuudi bilaah 😂😂 qof xabado badan ku dhaceen oo aan dhimaney Another level 😂😂
😂😂😂
😂😂😂
SheekaDu dheeRa😂LakiiN CaajiS maleH❤golden voice 🎉❤
wllhi waa runtaa hal mar xitaa kumaanan caajisin
Maxa nooga shegaysa cajis yahawn
boqorka adeerkiis muuse biixi oo kale buu ahaaa😂😂😂
Hhhh. Imtixaan baa tahay 😂😂
Wallll qaliya allha ku dhowro aduun iyo aakhiraba
🤲🤲
First comments...kusaliya nabigena mahamed sallahu calleyhi wasallam❤
Jaahilnimadu waa cudur wlhi 😂😂 jahilnimadibay ku darsadeen dhaqnxumo
الحمدلله علي نعمة الاسلام و الصحة عقل 🤲
Wlhii 😊😊😊
Qisooyinkan oo kale soo badi zhp
Wll History yadan ayaa fiican ee noosoo badi hore usoco 🥰🥰🦁🦁
Wllhay inaa ku taageero wxaad ka ogaata video 25second bu yala hdana waa daawan😂😂❤❤😢
sheeko cajiba thangs wllo ❤❤❤
😂😂😂
Wankaka mahad celinaynaa dadlka aad nogu hirto siaad nogusoo gudbisho waxyabo aad ufiican gulaso Bro garabkakana waanu taganahay 🎉
Who is like can't stop watching Mo Fami 😊
English in Ohio
@@khadaraj1846lmao 😂😂
Me 😭😭😭😭
Golden voice waan kusalaamay walaal🎉
Wilkaan shekadiisa say igu socoto lee love you yaqeey😂😩
Nayà dumashigaa ka xishoo kan anaa aroosi ranee😂
Adna xishow naya hee😂@@MaaidoAhmed-d7c
rebous botin aad adi na ka docay so 🎉❤😂
صلى الله عليه وسلم ❤️
Waa videso ugu dheera en dawado ban umalen inta channel ku xidhna one hour dhan weyi mo fami ow😂😂😂😂😂
Qisoyinka saan udha dheer noso badii❤️
40:17 You made my night wlhi fr😂😂
Waxey u dhiibtey u dhiibtey😂
@@ProSHARMARKE😂😂😂
Mo fahmi saxiib ka soo shekee shekoyinka boqortoyiinka
Golden voice qofka labaad ahy yees❤😂
Zxb maalin kasta inooso gali wlhi liketa kulama dhaafe❤😢
41:40 Siberia waa gobol Russia ka tirsan oo asia ku yaala, So Serbia 🇷🇸 ayey aheyd waxa dagaalkii koowaad bilaabay oo ruushku ay xulufo ahayeen.
We love you our golden voice ❤❤❤
army ma tahay😍
❤
Waaryaahe odaygu khatarsanaaye😂😂 intii aan dhagaysanayey oo dhan gurigii oodhan baan soo muudsaday weelkii baan xalay daaradii baan maxasay qolkaygii aan kaa soo kacay baan soo muudsaday fadhigii iyo roogagii baan hover gareeyey miisaskii baan masaxay 😂😂😂😂 bes waxba iima hadhin aan ahayn inaan qadada kariyo 😂😂
Qado karin where are ya
Hawl adag ba haysa walalo makula dhashen mise xas ba tahay mise malinkas adiga shaqada u lahaa 😂
@@Alina12395 Inan baan ahay reerkayaga anuun baa u inan ah. Badanaa markaan hawshu igu biirto waxaan jeclahay inaan youtube galo oo qisooyinka crimeskaa daawado waayo maskaxdaydii ayaa ku mashquusha qisadaas waxay sii saadaalisaa dhammaadka waxayna sawirtaa oo dhistaa qisadii kkkkk deeto waa anigaas intii aan karahsan lahaa uf iyo hah odhan lahaa saacad gudaheed soo dhammeeyeyba hawshii.
@@Naagnool124 sowmaha manshallaah walidkaga ushaqaynaysa iyo reerkina madama kaliga gabadh tahay anigaba kula mida ahay kaligay baa hoyaday gabadh ahaan dhashay lkin wiilal badana jiro inkasto hada wadanki jogin lkin aniga marka gurigena jogay shaqada wa dhibsan jirey wareega ka jeclaaa Lol hada marka qurbaha imi iri alla hooyada maxaa ugarabsiin waayi jirety o uwareegi jirtey hada walidkay jeclaaday wanadoodi agjooogodi hada hadaaa utago guriga kama baxayi cagaha hooyaday udhaqi lahaa sorry uma dhawi🥲🫂
Wlhi Howsha un ba lasugta anoo iska fadhiya wiilkan madawado 😂😂😂😂
LEGEND MO FAAMI 🐐❤🍂
Our golden voice ❤
Are you army 💜 me somali and American
mofami Golden Voice waaku taageera sxb🎉🎉🎉❤❤❤❤
The only he has 🥺 amazing voice
Meesha suuraha ka daa😂
@@Mahadyare-no7gc😂😂😂😂
Number One Somaliland UA-camr ❤
yaa magaaladeena keena anigu qosol ayaan u dhiman lahaa😂😂😂😂😂😂😂 thaks bro❤
Muuqaalka wallaahi waan kuraaxayste muuqaalda noocan canal ah noo soogudbi saaxiip❤🎉😊
😂
@@abdalledallo 😎
Golden voice 🤤✨
Codkiisa wxa ka jeclhyy qisoyinkisa😭😂💕💋
Ninka qashqashaadka ka daa😂😂😂😂😂
@@abdihakinhussienmohamed-ff4zh diyaar wye
Coom soon 800k inshallah Pro 🙌👏
golden voice 🌟🔊
Golden voice🎉🎉🎉 we love you brother
Wll waan ku tageraa 😊 keep going ❤
Hadaba Qofki udanbeyay ban Noqde like 👍 Sara Comment gan pls 🙏 hadad i Jeceshihin my friends ♥️🫀🤝
Barayahan wad soo karaar qaaadatee keep going sxp❤❤😅
Walall ilaahey dartiis waxaa ihaayo cudur xun oo nafsi ah wax walbo waa.ka shakiyaa
Wllhi inaa waasho ayaan qarka usaaranahay wll waxaa kaa codsanayaa marka salada dukato ilahey dartiis inaa iigu soo duceyso ilahow aneh cudurkaan iga caafi 😢 🤲
Allaha ku caafiyo wll aniba Wan isku arkay cudurka kaliga maaha
Alleh ha kaa caafiyo wllo waan kuu soo ducaynaynaa ee dhakhtar nafsi ah tag intii karaankaaga ah naftaada meesha ku xasilayso ooy ku nafisayso samee Mar walba
alle ha ku caafiyo
Alle ha ku caafiyo wllshay gacalo❤
Alle haku caafiyo wallo qsali waxaad smaysa cibaadada alle ku dadaal
Hard worker mo fami 🙌
Our golden voice👑🙏❤️
Sxp 1milion intaa iyo in kabadan waad u qalantaa legend keep giong illa janadA pro❤😂
Walaahi wllkaan qisadeesa aad ayaan u jeclahy ❤
Golden voice ❤
Best story teller 🎉
Waa sheeko aad & aad u macaan oo Taariikh ah❤❤❤thank you pro ❤😂😂❤😂😂
War wllka dad hada soo galeen UA-cam ka ayaa caan kahor noqdeen ee wll garab ka qabta sida aniga oo kle❤😂😊💖🙋♀️
No so badi muqalada i have finished watching all your videos just add more 🥰
Wayahaan waa isasoo kalkicise keep going Bro su'aal watta😂
😂
Legend illaahy jeclYahy😅😂😂
𝐜𝐨𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐬 𝐯𝐞𝐫𝐲 𝐧𝐢𝐜𝐞❤😂
Mnta anaa u horeya❤
Golden voice is here 😮
MashaAllaha beautiful story ❤❤i love it
😂😂😂😂 marka lagu le yahay diin laantu waa cawanimo
Walhi mo famiyo xaga alle ayaan ka jeclhy❤
Golden voice🎉🎉
Aniga ku xiga faamiyow caafimaad neh wan ku rajeynaa kun boqor ❤😊
Uu aaaa😂
@@MUBAARIGBULSHAAWI toba maxaa ku daarey
@@Ciiltira Naftaada rabaah 😂 inaan xado
Wiilkaa hala soon falowgareeya dadoow❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wow 😂❤ cwa uunbaad waxn jeclaa soo deysay m.a ❤😊 Bro mufaami big legen👏👏💪😈👹 Qisooyinka Jinka aad bn u jecelhy m.a wn xiiseeyaa xitaa 📖 buugaag wn soo iibsady Qisoyin jini jini ah 😂😂❤😢😢😢 cabsi 😱😱🤡 cabsi wlhi😅❤❤
😂😂😂
Jin chacayl miya ku haya Nin jin ah ahe😭😂
@@Youness_saett run miyaa taas inaad jini tahy Hhhh😅🤣😭😱 wn ku soo dhaweynayaa❤️🔥💝
Thnks legend wxn kasugnaa waa dilka fanaaniinta
Bilowgiisi ilaa maanta mo waaynu wada soconaH🎉
Another level buu ahaa muqaalku😮
M.a wallkey ugu horeyn waaku salaamey zhp dad baad gaadey balse ani waa kdareemey
Waxaa iska dhigeysaa qof video ga hal fadhi kuduubey si aan looga caajisin balse ani markaa jaakadda sooxidhatey baan joojiyey dawashada si aan danteyda uqabsado hadhowna dib ayaan kadaawadey 😂 waakusalamey booowe garawe baan kaasoo salaamin mahadsanid
Legend Mooo💕🐐
somalia
⚫
█▄
█εつ▄█▀█⚫ eithopians
@@Malistrip_LOUDER 🔊
Thank u pro saa marwalba videoyaal qurxan noogu soo gudbisid lkn waxaakaa codsan inaa noo soo galisid qisada LADY DIANA🖤😍
Maashallah codkaaga alla barakeeyo❤😊🎉
Thanks for the update Mo Faami❤
History f4 chapter one ban ku qatay Nicholas ll swirkan 😢
Inshallaha kaldambe ❤
Fami dar allaa kujeclahy wllhi abowe 😢😢😢
Wow amazing vioce ❤❤ wll kisas no so badi ❤❤
Waxaa lagu dhigtaa buuga taariikhda fasalk form four ee manhajka puntlad taariikhdaan
Sxp walahay waxaan ku riyoodo waydhacaan
Subaxanalaa❤
Gold voice 🎉❤
Magacaga😂
@@MUBAARIGBULSHAAWI mxa ka qaldan😁
Faam cozy inta baan kaa salaamayaa my pro🎉👋🤗🌜🤝🙌🕴️☄️
Golden voice ✨️ 💛 🤴
zhp noso badi oo noso de deji qisoyinka xisaha badan❤❤
Gold voice 💗🤤
anaa ka cod mcn❤😂
Macaney wakutagera
warv mofami walaalkey haduu ahaan lahaa markasto iisheekey ayaan dihi lahaa😂🤣🤣
Mahasaniid wllo mcn adiga wan kujecelahii wllo ❤. Noosoobadii
Woow qiso aad ufiican weeye😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhaqan xumadee bey ku darsadeen caqli xumo😂😂😅😊
Rasputin wadaad Inaba caadi ah buu ahaaa 😂😂😂😂
Zxp tirada Haa iga khaldin ee 775k dheh chanel kayga iiga daa ciyarta mo zxp 775k I.a 1m wakhti dhaw 🤲🤲
😢 Subxabnnallah 😮 Azbiyallah wa nimcal wakiil
Hhhh qarmonka xaga sare ayaa laga jacelyahy daadax 😂😂😂😂jah sheeko iga dheh😂💜💜💜💜💜💜
Allahu akbar ❤❤❤❤
SHIIKH RAAXAYZTY😂😂WAA ANOTHER LEVEL😂😂
😂😂
900k come soon 🎉❤
Acudubillah Mo faami hbnkii ha Naga cabsiin wll😢😂
9:47 sheydanki bey wacatay😂😂😂
mukhtaarow arinkaa morocco kajira maanta bal maxaa kajira bal nosoo baadh sxb waa codsi maahin qasab❤❤❤ waan ku jeclahay❤❤
SubxanalaaH maxaadiro ha odhan ileen Muslim mahee😢😢
Wlhi wa dhmeste thanks poi🎉❤
From Djibouti 🇩🇯❤️🥰🥰❤😮❤🎉
wallahay barnaamijku maanta caadi maahan oo raspotine ayaa laga sheekaynayaa kuwo caraba ayaan is idhi ka dhagayso lkn wakhti ayaan u waayay
MAHADSANID WLL CAAWO AAN KU DHAHO WADNAHAYAGA AYAAD KU TAALLLAA ❤😅😅