WAXAN MEEL KUWADA BALAMIYAY XAASKEYGII IYO NAAGTII AAN KAREEBI WAAYAY EE IJECLEED ❣️RERKAYGANA INAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 тра 2024
  • #qisooyinka #somaalida #ayaangobdoon #
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 90

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Місяць тому +36

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 Місяць тому +10

    Wcs ayaan qurux wad mhd san thy dhirigalintada qurux badan qof waliba nah meshii u ka murug san yhy rabi ha u fududeyo qof waliba arin ayaa heysata rabi arintisa ha u fududeyo aniga iyo inta ila midka ah nolol wngsan oo farxad ku dhehan thy ale ha siyo adiga nah rabi ha ku barakeyo abayo mcnto ❤

    • @katramohamed9577
      @katramohamed9577 Місяць тому

      Amiiin adna murugta farxad allaha kugubadalo

  • @munaabdinasir1776
    @munaabdinasir1776 11 днів тому

    Aniga shekadada kama dhargo ama hadal kaaga ee allh kudhoro queen 👸 ❤

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi Місяць тому +10

    Ayaaney abaayo gabar aan qaraabo nahy nin bey guursatay hada kahor waxay udhashay laba gabdhood mid umul kula jirtay midna da,dii kaweyneyd aheyd intaa kadib wey isku dhaceen ilma uu inta kareebtay ayuu garaacay wuuna buriyey labadii ilmoodna wukareebtay Marka wey carartay mrkey cabaar sii oroday ayey meel ku gambatay ayadoo fiirineyso ilma inuu wado iyo inuu ka tago tiiweyneyd gacantuu qabsady tii ay umusha aheydna wuu tuuray ayaaney wlhi hoyo waa thy oo waad iga ogal bdn thy cunugtaas uu turayo madaxa xataa ciida Kama ceshan ciidiiyey sanka iyo afka kacuntay hooyadii hadba wey fiirisaa ilaaa uu ninkii mirqay kadib bey soo laabatay cunugii ciidii sanka kadhuuq mataji waxaa ladhahay sadax bari ciidi sankeeda kasoo baxeysay gabadhii wey weynaatay sidaa loogalay ninbey guursatay hooyadeed guri udhistay boqorad bey noqotay odaygii ooo cajis ah oo ilmahii uudhalay uu dhan wey soodeyriyeen gurigeeda ay keeentay ayadaaa heydo hda wlhi sigtin looma dhinto

    • @Adoontiale
      @Adoontiale Місяць тому +1

      😢😢faarax soomaali eh wajimalhn 1 cunug hadaad udhso family planning sameyso kaasmarkaw kuuweynaado hadaw kuufcnyhy udhal hadaw xumaadana halkaas ugu ekeey marwooyinka ayeey kusocota iyo kuwa guursandoono😢😢

    • @Raaliyooooyyy
      @Raaliyooooyyy Місяць тому +1

      Ragga isku mid maaha mcaneyyy🥺💢

  • @maymuunabdi4009
    @maymuunabdi4009 Місяць тому +9

    Oo miyaa leygaso horeyay😂 saantuu uso dhacayba wan imide😢

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 Місяць тому

    Asc ayaaney allow aana kuwaayin Wlhi ayaaney inta masugatada ah inta kale kabadan ee noo qaban

  • @FariidaAli
    @FariidaAli Місяць тому +7

    Ayaan indho Wayney mahad sannid ❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 13 днів тому

    Inbadan Runrun EhEEyE EhEEyE. Bismilah EEEEEE

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney5055 Місяць тому +5

    Alxamdulilahi rabil calamin 🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉❤❤❤❤

  • @Najminaa
    @Najminaa Місяць тому +13

    Team ayan gobdoon wllhi funny tihiin yaah Wa so indho weyntihin sax io team indha yar😂❤🎉😊😅🥰

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Місяць тому +4

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @IlwaadinaCaroone
      @IlwaadinaCaroone Місяць тому +2

      Tim indho weyn ayaan wan jclhy inaa sidas dhahdo wlhi quruxey

    • @Najminaa
      @Najminaa Місяць тому +2

      @@IlwaadinaCaroone 👍🤓❤️

    • @nacimaabdi1007
      @nacimaabdi1007 Місяць тому

      @@ayaangobdoon3254indha weyneey 😂❤😊

    • @ayaanadaanayaanadan8506
      @ayaanadaanayaanadan8506 Місяць тому +1

      Ayaney arin ba i hayste xe klaso xariiraa abya mcn

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney5055 Місяць тому +4

    Gabar yar o aqli badan m.a❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Місяць тому +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 13 днів тому

    As, Familyyyyyy Systems Emashalah tabaarakalah E.Ya

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 Місяць тому +4

    Suballah 😢

  • @user-vt6up9co2r
    @user-vt6up9co2r Місяць тому

    Wlhi tas wa ani camal❤❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Місяць тому

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Allaah haku barakeeyo mahadsanid

  • @falishassan528
    @falishassan528 Місяць тому +3

    Ayaan qurux ❤❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Місяць тому

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @Smiiitaaa
    @Smiiitaaa Місяць тому +3

    Ayan qurux ❤❤

  • @user-tw7dy9xx3h
    @user-tw7dy9xx3h Місяць тому

    Dhiri gali sadena adbaa umahadsandahy abyo mcn❤🙏

  • @Zaara367
    @Zaara367 Місяць тому

    Ala ayaaney wlo any sasi i qabatay lkn alhmdulilah waan ka baxay dhib walbo dheeg ba ka danbaysa lkn wlo 40 qof ducadida waa la aqbalaye wlo igu so duceya Inan hooyadey la kulmo oo ilahy i geeyo 13 sanno baan kuso barbaarayay hooyo la,an wll waligay waxba Kuma waydisan lkn manta igu caawi plz😢😭❤️🙏🙏🙏

  • @shamsohussein
    @shamsohussein Місяць тому

    Wcs abayo qali keep going Allah haku xifdiyo wad mahad santahay abayo qali ❤ qof walbo oo dhiban Allah ha u yasiro hana u gargaaro

  • @user-ft8nt5dy1w
    @user-ft8nt5dy1w Місяць тому

    Ayan indho qurux dada m.a manta ❤🎉

  • @diyladandawo133
    @diyladandawo133 Місяць тому

    My queen ASC ❤❤❤❤❤ ayan qali ❤❤❤❤🎉🎉

  • @FarduusMohamud
    @FarduusMohamud Місяць тому

    Najiib wey ihurisey caloosha wallo alle haidin xafadiyo

  • @zeynabali-rx9dx
    @zeynabali-rx9dx Місяць тому

    Masha allaah

  • @Khadartaagtishob
    @Khadartaagtishob Місяць тому

    Masha allh abyo mcn ayaan indho weyn❤😂

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm Місяць тому

    Abyo mcn ayan quruxey ilahey ha isiyo ilmo an ku indho dogsado intii ey ka maqan yihine alah siiyo wan daremi karaa wlh hoyo ilmaheda ka maqan yihiin 😢😢😢

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi Місяць тому +3

    Wcs queeen❤

  • @user-dm9ee9jy5b
    @user-dm9ee9jy5b Місяць тому +1

    ❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉😊

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Місяць тому

    Mahadsanid qaali ❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Місяць тому +1

    Wcs ayaan qurux❤❤❤

  • @Amranqaali
    @Amranqaali Місяць тому

    Cajiib wa qiso ad umcn

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 Місяць тому

    Allow ka bixi dhibka adoontaada waayee

  • @RahmaBalii-vw2rj
    @RahmaBalii-vw2rj Місяць тому

    Ayaan qurux❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajaxAwalexasan
    @NajaxAwalexasan Місяць тому

    Thanks ❤😊

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Місяць тому

    Allah ugargaaro inantaa dhibateysan

  • @nacimaabdi1007
    @nacimaabdi1007 Місяць тому

    Indha weyneey love you 😘 😂❤

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Місяць тому +1

    Hye quruxeeeye ❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Місяць тому +1

    Wcs abaayo macan

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 Місяць тому

    وعليكم السلام حبيبتي ❤❤❤❤

  • @user-ep5tq2wo5g
    @user-ep5tq2wo5g Місяць тому

    كيفك

  • @user-ep5tq2wo5g
    @user-ep5tq2wo5g Місяць тому

    😂 سلام عليكم ورحمه الله تعالى وبركاته

  • @sabirinomer3127
    @sabirinomer3127 Місяць тому

    Najiib😢 wxa la dhihi jirey wllkey oo ay gacan ka xaq daran dishey xasus aan galey wllhi 😢

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st Місяць тому +1

    Xbbiti ayan❤🎉😊

  • @isramohamedhassan4648
    @isramohamedhassan4648 Місяць тому +1

    Qofkii koobaad ee daawada

  • @user-uq4sj3vu9q
    @user-uq4sj3vu9q Місяць тому +1

    Wll ayaaney ma ihi dadka.commntiga qora lkn qisadan io waanadadu qalbigay i hurisay ale qokasta halku ka ciilan yy haka ciil tiro

  • @user-be1dl5wx5w
    @user-be1dl5wx5w Місяць тому

    Asc abayo aniga labo caruur ha iga maqan laa ki hada wa labatan jiirayo ee walayag jeediyey gabadheeyda wa 23 sano

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 днів тому

    As, EEEEEE Ya

  • @maryanxariro1075
    @maryanxariro1075 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @aaminocadeey8920
    @aaminocadeey8920 Місяць тому +1

    ❤❤❤

  • @NawaalAbdi-eg2om
    @NawaalAbdi-eg2om Місяць тому

    Ayane ma ana igu daga hadloysa quruxey america waxa ahenin marwe anina sasa dihi jire hdan ugu dmaben ana america ade

  • @Khaduujlbrahim
    @Khaduujlbrahim Місяць тому +4

    Baarti tuu Bil camal ayaan usugaayay ❤❤❤

  • @zuuzaan-lg6iu
    @zuuzaan-lg6iu Місяць тому +1

    Wcs❤❤❤👑🥰🌹

  • @Najminaa
    @Najminaa Місяць тому +1

    ❤❤

    • @user-ot5dd5oy4l
      @user-ot5dd5oy4l Місяць тому +1

      Ayaan waxatahay gabar aad u aqli badan m,a wallhi wan kutageeraa aad udhiiragalisaa gabdhaheena somaliyeed❤❤❤❤❤shukran abaayo saas noo dhiirigili waligaa

  • @user-yz8ru3zw6n
    @user-yz8ru3zw6n Місяць тому +2

    Ana uhoreyy

  • @bisharaali2649
    @bisharaali2649 Місяць тому +1

    Nimanka xitaa wa passport raadis 😂😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Місяць тому +1

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW

  • @user-ep5tq2wo5g
    @user-ep5tq2wo5g Місяць тому

    عيانه

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 13 днів тому

    As, Bink carosan dhul.lE minyarooy bahbahbah bahbahyareey ooridumaroo cadayyareey sahrascadayyareey murwodumaroo samsamEey Yariiseey lagufarxeeeey. Ya yartayarta

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 Місяць тому +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 13 днів тому

    Wan uwataa dumaar Naago dumar Qaasatan facyaashay Noocyadey LE.Familyyy systems familyy ooridumaroo murwodumaroo shahshahlEEy shamsoooy Qorax cadceeddumaroo iftiinaay Systems

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 Місяць тому

    ayaaney abayo cidii sheeko uun bagekaaga usoogasha ayaan caqli lahyn blse dadka usoogala bagekaaga iny waxwalba aad kasoo hadasho dhagystaan oo dhegta uraariciyaan tusaale wanagsanna kahellaan ayaan kamid ahay waxan kaloo kamid ahy dadka qofky arkyaan oo yaqaanaanba kasoo subiscribe greeyah commenti iyo likena iskugudara marka xbbt guulyso ilahy kasokow wehelbaa nootahy /iitahahy jikadyda adaa kadhex shidan har iyo habeen ❤ wxn ahy qofka sheekadada mooyee sheekokale aysan ugu bixin wlhy been maasheegaye waxajirta hal gbr oo isdhaho warkeda ama shekoyinkeda dhagyso hadana wxn arkana anoosan iigubxayn oo ayaan odhanayh tolow wax masoogalisy marka abyo mcn cadowgaa unolow cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan kuurajyn adiga iyo familkaagaba❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 Місяць тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @FartuunBashiir-vn9jb
    @FartuunBashiir-vn9jb Місяць тому

    Abyo mcn waxan raba ina ilatalis aya raba abyoo waxan ku warero abyo inana safro aya rabaa waxa ku warerayay abyo waxan rabaa iana gariri raco lkn jiti waa xoiranyhay ile waaa roob aya kadayay marka waxan ku qasbnhaya inana diyarad racao lkn markan raco waxan ku ekanaya dhobalen aye lacgteda ku egathaya xajigegan waxo idhahaya so raca waa laqerayay lkn xaldisa wan ogahaya saga waxa haya ila iyo 400 o dolar waxa nugu filan waa 600 maraka asgane mahyo lkn waxo dhahaya wan so densaya ayo igu dhahaya marka abyo waxa is isdhahaya waxa ku wangsan ina gar8ga iska sugtigt o dantda first firstit ayan ku fikiraya asgne waxa idhaya so baxa wala qeraya ayne abyo waxan ahaya hoyo hesto 5 carurua aha hadi ad gari ku baxno waxa kayr ayn ku dagena lkn diryrda xajigega waxo galyaya den waan qof an walala iyo qof Ana garbtgane marka aniga waxan kabqyaya denksa o galyo ile bari walga rabaa il manta waa Robin karaa madhihi karo wayo xajiga shades waa harqale waye abyo waxa talaa is walshey mcn waxn kugaa wataladada abyo adi isyo asxbtaa waxa taiga rabaa arbcda inana so baxo and waxn isdhahaya baqo sabdiga baburta bexeso ojidaa lugu barwenaya waxa karacaa abyo waxan sugar waa taldinana

    • @marzuqadan5840
      @marzuqadan5840 Місяць тому

      Abyo macaney maxaan kula talina mabo la fahmayo waxad ka hadleysid ma aqan ayan in aay ku fahantey lakin aniga koley wan ku fahmi waye

  • @SleepyRecordPlayer-gw2wi
    @SleepyRecordPlayer-gw2wi Місяць тому

    Noowad nio shekada cashrna kma rabne jamacda cashar you tube cashar hay catynina 😂 wllayalow kuwa dhibatoyinka haystana alaha ka saaro ya rabb

  • @IsraDiiriye
    @IsraDiiriye Місяць тому +1

    Nayaa ayaney manta hariifkaga dhacaya sagal ma lix ka ah

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Місяць тому

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @IsraDiiriye
      @IsraDiiriye Місяць тому

      𝐐𝐮𝐫𝐮𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐞𝐲𝐲𝐲

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Місяць тому +1

    Ayaany nso sheeg stutska fbga video ga so saarnysey e wejiga cayilka qli

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 Місяць тому

    Gabadhii musharaxa aheed mamada maxe ugu adkesay😅

  • @XaawoMuuse-mq9dp
    @XaawoMuuse-mq9dp Місяць тому +1

    Kzbzjzjsbjshjhsodndn

  • @CasuusCumar
    @CasuusCumar Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂