Kiis adag || Mamo rer Hargeesa ah 7 kun o dolar u iga dhacay marwo Ninkeda sixir ayu igu qaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 7

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 місяці тому +3

    Maa marka lacagta loo aruriyay ayad soo xasuusateen inad lacag ku lahayd kkkkk team isbaaro ciyaar maaha 😂

    • @Username11249
      @Username11249 2 місяці тому

      Maamada la dhacay maad xaqeeda duud siinaysaa? Yaa ogaa ninkan meel uu ku nool yahay isagaa is keenay

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 2 місяці тому +2

    Isagana haladhaariyo

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 місяці тому

    Hash-shu maankayga gadaye ma masaar bay liqday

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 місяці тому +1

    Islanta sheekadeeda waa been awaal 7600$ ma sahlana arinku wbt

  • @theruler411
    @theruler411 2 місяці тому

    Xooloaha waa la dhaqdaa Somali waa xoolo calibeysteen sidan bey ku dambeeyeen

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 2 місяці тому

    Groob Burcad Soshal media La yiraahdo ayaa Soo baxday oo uu Daahir calasoow hogaa minayo Hadaan $7600 kuu soo Dirayaa ku yeh hhhhhhhhhhhhhhhhh