3 ISKU QIIMEE - ISU NIYAD DHIS ᴴᴰ┇Ayub Axmed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 289

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 роки тому +3

    Ayuub Axmed thanks 😊🙏

  • @watchfootball5640
    @watchfootball5640 3 роки тому +49

    Nimcada Ugu Weyn Ee Rabbi Ina Wada Siiyay Waa Islaanimada Alx

  • @aliyare984
    @aliyare984 3 роки тому +54

    Never give up wlka commentigan aqrin doona dhib walboo aad kujirto waad kabaxesaa inshlh just stay positive and focused.

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 3 роки тому +2

      insha,allah waad ku mahadsantahay dhirigilintada bro

    • @inaali9192
      @inaali9192 3 роки тому +1

      Walal wad mahadsantahay ma waxad ogayd wax qalbigayga ku jira wan isku dayaya inaan give up garayn insha allah

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 3 роки тому +1

      @@inaali9192 keep going and never give up insha,allah everything s gonna be okey

    • @aliyare984
      @aliyare984 3 роки тому

      @@inaali9192 yeah sidaaa inooo balan ah inshlh siz

    • @deeqajub2020
      @deeqajub2020 3 роки тому

      @@inaali9192 pì0

  • @idiljama5107
    @idiljama5107 3 роки тому +1

    Halkudhigga aanku noolahy sannadkan naftydana ku jeclaadey indhahana ii furty kalsoonina isiisey waa in aan isku dhiirrigeliyo wax kasta oo igu adkaada wllhi wxn hubaa inaanad guul kasbaneyn qadarka Allah marka laga yimaado waa qodobka keliyee aad ku gaadheyso wllhi haddaan awoodo ama garanaayo wax aan ku qiyaaso oo ku cabbiro wxn jeclaan lahaa inaan qof kasta ugu tago hlkiisa una sheego kalmaddaaas wllhi waa hubaal hadaad is dhiirrigeliso inaadan waxna kugu adkaanayn kalsoonina ku kasbnyso ku dadaal wllshy ama wllky inaad naftaada dhiirigeliso kuna dhawaaqdo waxa aad ka cabsaneyso Rabbina talo saaro🤲🏻nolosha mcnkeeda ayaad hananysaa insha Allah 🤲🏻

    • @idiljama5107
      @idiljama5107 3 роки тому

      Qoraalkaas dareen iyo qiiro ayn ku qory oo wxa sawirkeedu igu yaalla dhacdooyin bdn
      Adigana ayuub ilaahy khyr iyo xasanaad hakaa siiyo🥰

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 3 місяці тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @najaaxcabdoo1838
    @najaaxcabdoo1838 3 роки тому +18

    Mashallah Walaal Qaliya Shukran Abidkay Qof Bani Aadam Ah Ma Isbarbar Dhigin Waxa Aan Nafsadeyda Barbara Dhigaa Sidii Shalay Nafsadeydu Ay Ahayd Alx .
    كن قناعة في الدنيا ولا تكن قناعة في الذين .
    Walaal Wxaan Rabaa Wax Inaan Kaa Codsado .

  • @arahmanguudade938
    @arahmanguudade938 2 роки тому

    Jasa'akalaahu khayr Ustad

  • @bilalahmed-bx7kv
    @bilalahmed-bx7kv 2 роки тому

    Mashallah jazakallah akhi🙆‍♂️❤

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj8684 3 роки тому +3

    Shidalka nafteyda Ayub Ahmed 😍😍😍😍😍

  • @najimamohamudhassan1634
    @najimamohamudhassan1634 2 роки тому

    Never give up aniga nafteyda sidi qof ihortagan okale ayaan udhiri geliyaa wanan isku faraxsanhy alx🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    Maaash allah teacher dear ✅😍💯💯😘😘😘🙏🙏🙏🙏🙏

  • @kubrocabdinuur6858
    @kubrocabdinuur6858 2 роки тому

    M.a ustaad jazaaka laahu bil qayr

  • @ahmedisse2516
    @ahmedisse2516 3 роки тому

    Jazakumulahu qeyr wll🇸🇴

  • @Kartibadan0104
    @Kartibadan0104 3 роки тому +1

    Mansha allah tabarakallah jazakallah khayr wllo

  • @feharqasim3847
    @feharqasim3847 3 роки тому

    Ilhay haku xaafiido teacher 👨‍🏫

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 3 роки тому +1

    Mahadsanid wll wax badan ayaad noo fa’ideysa

  • @barbaariyeislaamik5937
    @barbaariyeislaamik5937 3 роки тому +1

    برك الله فيك وجزاك الله خيرا اخي الكريم

  • @zahipalin8690
    @zahipalin8690 3 роки тому +3

    I wish u Allah give u whatever u need adiga iyo wllalhagi qllga ah oo comment ku siiyay👬👬👬we love u💏

  • @hindahappy5199
    @hindahappy5199 2 роки тому

    Masha allah jasaakalahu khyran wllky ayuub allah ha ku sharfo waxbadan ayaan kaa faaiday alllh ha ku sharfo

  • @naimaburhan275
    @naimaburhan275 3 роки тому +3

    MAASHA ALLAAH WAA TUSAALE FIICAN ALLE HAKU XAFIDO

  • @suluuali3262
    @suluuali3262 3 роки тому +3

    Mansha ALLAA caqligaaga ALLE hakuu barakeeyo waxbadan ayaan kaa kororsanay mahadsanid 100%

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 3 роки тому +3

    MashaAllah macaalin keena indeed you teach me what's am made for wlhi infact may Allah bless you amiin🤲🏻 waaa shukri jocga nfd 🇰🇪 i.a see you 221 cumata somaliyeeed nabaad iyo hormarinta agriliga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻❤

  • @Chuunde
    @Chuunde 3 роки тому +35

    Wooow🙄 14 Minutes Without Trim Or Cut That Is Amazing 😊❣

    • @saidxidig9895
      @saidxidig9895 3 роки тому +1

      I can hide jump cut in plain sight.
      All u need is leave the eye (not saying he hide it)

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 2 роки тому

    Msha allah Ilaahy Ha Kugu anfaco Wll Waxaad Baraty Iyo Waxaad Baran doontidba امين يااخي 🤲 🥰

  • @nafisonalka3913
    @nafisonalka3913 3 роки тому +1

    Thanks ustand in sha allah

  • @ShaadiyoMohammed-eo8fx
    @ShaadiyoMohammed-eo8fx Рік тому

    Alle haku xafido wallo❤

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 2 роки тому

    Masha Allah amazing talo iyo xigmadba Allaha ku barakeeyo🙏❤️🌹

  • @anifaahmed6683
    @anifaahmed6683 3 роки тому

    Alxmd ustd jazakaAllah kher

  • @hamdahahmed1480
    @hamdahahmed1480 3 роки тому +6

    Halka mel ee aan kaso donto dheerananta ayad tahay, markay nolosha dhibatadida iga niyad jabiso hadafkayga iyo waxa aan rabo runti dhirigalintada energy ayey itahay. Alle abalkaga janatul fardowsa haka dhigo wll

  • @maxameddeeqaxmed6530
    @maxameddeeqaxmed6530 3 роки тому +2

    Ayuub thanks .you are one of the best teacher in the life skills and love ,I like your advice and I will do it. Keep going bro

  • @haniitaqali4362
    @haniitaqali4362 3 роки тому

    Mashalah alle ha ku barkeeyo wll

  • @Jasmine18815
    @Jasmine18815 3 роки тому

    Masha Allah Tabaaraka laah Allah yahfidka

  • @shukriali5152
    @shukriali5152 3 роки тому +1

    Masha Allah thanks wll

  • @farxiyocabdi406
    @farxiyocabdi406 2 роки тому

    Allah ku xafidu wll

  • @nimcofarax4012
    @nimcofarax4012 3 роки тому

    Mashallhh walal waad mhdznthy

  • @ikraminahmowleid8993
    @ikraminahmowleid8993 3 роки тому

    Mnzha Allh wad ku mahadzan thy dhiirigalinta sidaa waqti noogu bixisey 👏👏👏

  • @faadumocaalin1502
    @faadumocaalin1502 2 роки тому

    Aallhaku xafido wll qaali

  • @zaaracadeey6852
    @zaaracadeey6852 3 роки тому

    m.a allha kuxafido

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 роки тому

    Thanks brother

  • @faahinx4241
    @faahinx4241 3 роки тому +2

    Msha allah ustaad jazaakalah ❤️
    Xag diined iyo xag maadi ba waad noo dhistaa jazaa kalaah

  • @hamdaxayaad2245
    @hamdaxayaad2245 3 роки тому +2

    Jazaakallahu khayr ustaad Allaha naga dhigo kuwa guulaysta akhariyo adunnkaba 🤲🏾❤️

  • @Muscabdiini-e6l
    @Muscabdiini-e6l 8 місяців тому

    Shukran Wlllkay

  • @maxamednaasir3001
    @maxamednaasir3001 3 роки тому

    Mansha Allah alle haku xafiido wllkey adun iyo aqiiro

  • @ahzabdaadaxjama2070
    @ahzabdaadaxjama2070 3 роки тому

    Hore u soco Somali badan inay wqx ka faidan Ayaan hubaa

  • @alkaatib3385
    @alkaatib3385 3 роки тому

    Jazaakalaha khayar alahaa kuxifdiyo

  • @munacabdi8787
    @munacabdi8787 3 роки тому +11

    Wcs ayuub waxaa ku jirtaa qalbiyadeena wall jazakalaah

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi9408 3 роки тому

    Mansha Allah Allah hakaa abaal Mariyo waanada iyo macluumaadka aad noo soo gudbiso

  • @mariammahmuud9626
    @mariammahmuud9626 3 роки тому +1

    M. A waad mahadsantahy wll dhirigalintaada alxm illahy ayaa mahd leh waqtigayga firaqa ah inaan ku dawado baraarujin taadah❤✋

  • @khaledidiris5722
    @khaledidiris5722 3 роки тому +1

    Walal aad ban u mahadsan tahey runti ♥️🙏

  • @nawalmohamed8486
    @nawalmohamed8486 3 роки тому

    Mashaa allah illahay qofku doonu xikmad siyaa

  • @nimcomahmuud578
    @nimcomahmuud578 3 роки тому +1

    Masha allah wll alle haka jisai siyo dhirigalintada wa mid ad ianfacaysa

  • @filkaumuanas9684
    @filkaumuanas9684 3 роки тому

    ASC Mashallah Tabarakallah wll Jazakallahu khayra jaza wll Allaha ku xiifdiiyo ,xayakallah

  • @AfffyyAffddy
    @AfffyyAffddy 10 місяців тому

    Masha Allah❤❤

  • @hanijaafuli620
    @hanijaafuli620 3 роки тому

    Maasha allah waxaan ku arkay waqti aan aad ugu baahnaa dhiiri galintada runtii aad ayaan kuugu mahad celinaya

  • @shafieabdullahi3771
    @shafieabdullahi3771 3 роки тому

    Mahadsanid walal ayuub alah ku xafido

  • @ayaanaxmed3251
    @ayaanaxmed3251 3 роки тому

    masha allah ayuub wll illahay cimrigaga hadhereeyo شكرا اخونا جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @mkmuniir767
    @mkmuniir767 3 роки тому

    Masha allah walaal ayub suhayb

  • @RoodaCllaahi-c4i
    @RoodaCllaahi-c4i 2 місяці тому

    Alle haku xiftiyo wllo

  • @hodanahmed6022
    @hodanahmed6022 3 роки тому

    jizakallah khayr wall

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 3 роки тому

    maasha allaah jzklh kheyran ustaad ayub axmed baarakallaah fiikum waxaa mahad iyo shugri mudan allihii raxmaanka oo Muslim naga dhigey iimaanka allaha noo siyaadsho sanad wanaagsan illaahey hanooga dhigo sanad barakeysan oo muslimiinta kugaaraan guul adduun iyo mid aakhiraba yaa arxama raaximiin

  • @queennasracooking8854
    @queennasracooking8854 3 роки тому

    Saxiix wll qaali allaha ku dhowro

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 роки тому

    Masha Allaah waa sax Thanks wll Qali 🥰🥰🥰🙏

  • @munayussuf637
    @munayussuf637 3 роки тому +2

    Aad ayaad u mahadsan tahaye wll alxd anigu wan ku qanacsahaye noloshayda lkin dhibka haysta waa inan wax jogtayen micnaha goan laan inshalla lkin sanadkan isbadal ayan rabaa inan samayo

  • @dekamohmed726
    @dekamohmed726 2 роки тому

    Wall ilahay aqliga haguu siyadiyo

  • @hrlloascwallbluesman9597
    @hrlloascwallbluesman9597 3 роки тому +1

    Mahda sanid wall qali alle haku xifdiyo❤❤❤❤

  • @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش

    جزاك الله خيرًا

  • @IMRAOsman
    @IMRAOsman 6 місяців тому

    Thank you 😊 ❤ my birthday

  • @sihaammaxed8257
    @sihaammaxed8257 3 роки тому

    allah haku barakeyo wll taloyin aad umuhiima bad noloshayda siisay

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 3 роки тому +4

    Masha Allah يا اخي الكريم جزاك الله خيرا ♥️💚💚💚💯🏅🏅🏅🇸🇴

  • @ahlamhasan3528
    @ahlamhasan3528 3 роки тому +1

    Jazakulahi khyr wllal ayuub axmed
    Keep going brother 🙏

  • @samarahmed1093
    @samarahmed1093 3 роки тому +1

    Ninka i qaba baa idhibay malin walba goaan ka qata mana ka tago lkn markan ku dawaday aad ayan u dhiranaday thanks walal

    • @ayaanmaxamed405
      @ayaanmaxamed405 2 роки тому

      Asc Abyo cawa Arkay qoralkadaa is badal ma kugu dhacay

  • @milosharafkamil2300
    @milosharafkamil2300 3 роки тому +1

    Shugran wllkey ajar ilhay ha kaaa siyo

  • @Zainab08437
    @Zainab08437 3 роки тому +4

    Wllky qali aaaad au mahad santahy runti wax yabo badan a ifaideyse alle hakubarakeyo wll qali 🙂

  • @apdulfatahyare6669
    @apdulfatahyare6669 2 роки тому

    Thank you

  • @ubahmohamud1192
    @ubahmohamud1192 3 роки тому

    Masha Allh walkey mahadsnid

  • @thorntonheath.croydon.3431
    @thorntonheath.croydon.3431 3 роки тому +1

    MAASHA ALLAAH
    Dee Guusha weey danbeeysaa

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 3 роки тому

    Dhaqtarki naftayda ayadba noqoty waxn ku leyahy wax waliba cules kahesto Allah kuu fudydeyo🤲🤲🤲🏅🏅

  • @raxiimacabdilaahi207
    @raxiimacabdilaahi207 3 роки тому

    Mnsha Allah qalbiga haku barakeeyo wl

  • @muunkhayrmaxamed9083
    @muunkhayrmaxamed9083 3 роки тому

    jisaa alllh khayr walllo alya cisaag

  • @فوزيةخليف-ذ6ظ
    @فوزيةخليف-ذ6ظ 2 роки тому

    Maansha alaah thatkyou mybro

  • @khadraabdi918
    @khadraabdi918 3 роки тому

    جيزاك الله خير

  • @nembaosman7116
    @nembaosman7116 3 роки тому

    Masha Allah tabarig Alx yarabi walhi wax janad ka wangsan on kug misamo duco an ku gu duceyo majirt masha Allah cafimad kan Ale ha ku gu arsag jirojog abidka Allah ha ku xiftiyo Amiin yarabi 🤲❣❣❣💯 wll mac shugran walahi dhiri gelintadu qalbig waa noo nadifisa walahi wll mac Tanks😍😍😍👌

  • @sabaaxcumar5752
    @sabaaxcumar5752 2 роки тому

    Mansha Allah

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 3 роки тому +3

    Jazakallahu kheyran jazaa walaal. May Allah grant you the best in this world and the next 🤲

  • @abdulfatahbasher1459
    @abdulfatahbasher1459 3 роки тому

    30 jir garray waxay garan waayeen 60 jirada siyaasiyinta ee wadanka. Shukran sxb allaha kaa jasaai siiyo Suhayb saajid media

  • @caaishoabdinasir1846
    @caaishoabdinasir1846 3 роки тому

    Masha allah wll mahadsanid 🙏

  • @najiabdirashid1669
    @najiabdirashid1669 3 роки тому +1

    Masha Allha

  • @fartuunmaxamedaadan4120
    @fartuunmaxamedaadan4120 3 роки тому +1

    Thanks wll qli

  • @fatush372
    @fatush372 3 роки тому

    Masha allha allha haku xafido 😘💓

  • @ibraahimadhayib5047
    @ibraahimadhayib5047 3 роки тому

    M.a cilamiga ilahy hakuu siyadsho aad ayad umahadsanthy wll

  • @sumiyaahmet8373
    @sumiyaahmet8373 3 роки тому

    Masha Allah jasaka Allah khair kun jeer.. hadlkaaga wuu natabaabta runti Saaaka ayaan akhrisanyey secret of seccess oo ahyd today is day but today is not tomorrow

  • @ibrahimu.2531
    @ibrahimu.2531 3 роки тому

    Mahadsanid sxb taladaaada wanaagsan.

  • @zakiboys2877
    @zakiboys2877 3 роки тому

    Illhaay ha ku xafidoo runtii noll.sheydaa wx badan ayaaad ka badashy 😘🤗

  • @Umu-muad
    @Umu-muad 3 роки тому

    Maanshaa Allah jasaakaalaa khayr wll

  • @ayanabdi-fg9ms
    @ayanabdi-fg9ms Рік тому

    ayub walal mahadsanid ayub abalaa Kaga hayaa noloshayda waxyaba badan ka badaly adigana sabab u ah abalaa Kaga hayaa wll

  • @hodancumar1471
    @hodancumar1471 3 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك يا اخي 🌹

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 3 роки тому +11

    Asc Ayuub walaal nolashaada cusub nooga soo sheekee, sidaad Amerika timid, sidaad wax ubartay, waxaad kashaqayso. Mahadsanid.

  • @abdirahmaanaddow3557
    @abdirahmaanaddow3557 3 роки тому

    Aad iyo aad waa xaqiiqo jirta weena dhacdaa hupaall

  • @farhiya6357
    @farhiya6357 Рік тому

    Thanks you