FAARAX MURTIILE & FARTUN FARAX KAALAY GACANTA IGA QABO 2019 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

КОМЕНТАРІ • 527

  • @user-qk8iv1nk9b
    @user-qk8iv1nk9b 4 місяці тому +4

    Farah Murtile is a rare gem. Never heard a majestic voice like his

    • @MpalestinoTube
      @MpalestinoTube Місяць тому

      Somali music legend,,,Farax Murtile ✔✔🤝🏿

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 3 роки тому +45

    13/03-2021 still ya dawanaayo wlhi qof aan tariikh somarin ma jiro LKn hada waxaan bartay dulqaadka iyo samirka ❤️💕💕🌸 alx

    • @adenismailsanweyne3370
      @adenismailsanweyne3370 3 роки тому +1

      I am still watching sister this song so good today is date 22/7/2021 ALLAH hakuu siyadiyo dulqadka wado

    • @salmaabdi439
      @salmaabdi439 2 роки тому +5

      And I am watching 16/1/2022. He is absoloutle great singer. Mashallah!

    • @salmaabdi439
      @salmaabdi439 2 роки тому

      Farttuun is also, great singer. 👌

    • @csamedsulux6791
      @csamedsulux6791 2 роки тому

      13/3/2021 maalintii aan yurub soo galay good

    • @FartuunGaacshe
      @FartuunGaacshe Місяць тому

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 5 років тому +42

    Wlhi halkeeda ayay dhigeen heesta mrka hore heesta waxa iska laha Axmed cali cigaal iyo shankaroon nice song..
    Gaban maayo aniguye
    Waan is guursanayna
    Esh cala ..........♡♡♡♡

    • @abdifarahsomali3007
      @abdifarahsomali3007 4 роки тому

      ma iyagoo intaa laa leeg bay Copy wadaan wr de somalidii Murti kuma hadhin!

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 5 років тому +12

    woow halkeeda ayay dhigeen iyo meel cajiib ah faarax murtiile codkiisu waa cajiib

  • @luulxaaji3870
    @luulxaaji3870 4 роки тому +25

    Heestan mar walbo walalky na.dhaafi bn kula dagaali jiray😭lkn maanta ma jirto.qof aan kula dagaalo sorry
    Igu so duceyaa walalky two weeks ayu.moodsa yhy😭😭😭😭😭

  • @rashkarashka3452
    @rashkarashka3452 Рік тому +5

    Walhi I like this song since my childhood UpTo now love 💕 you Farax murtile iyo walalkaa weyn Abukar Mahdi 💕💕💕💕

  • @khalidabdirashid4648
    @khalidabdirashid4648 5 років тому +15

    Best .
    Ahmed ali igal iyo shankaroon
    Murtiile iyo fartuun thanks

  • @robrob6719
    @robrob6719 3 роки тому +9

    Ninka musiga garaacay ilaah gacanta kama jaro

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 2 роки тому +7

    Faarax murtiile wuxuu aad ugu soo baxaya heesihii hore inoo soo wada cusboonaysii dheh wixii hore

  • @bellaelmi6355
    @bellaelmi6355 Рік тому +11

    Hees aan aad ujeclhy xaaladaha aad igu xun uso booqday caaawa 25/5/2023 12:00 habeen jimco ah Anigo ilinta iga socoto😭murugo badan daremayaa farxad la aan qalbigaa igubanaayo wxaan rajenaa wax walbo ineey isbadalaan wxaa jeclhy aan helo illaaahow taas garab igu siii qalbigeyga adaa ogee wax walbo wey qurxonaan donaan😭💔

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY 4 роки тому +31

    War 2020 yaa daawanaya
    Bal gacanta taag🙌🙌 😍
    Waliba adoo sariirtada jooga😂
    #ESG #MAHADSNIT #KHARTOUM

  • @nuurhajji7258
    @nuurhajji7258 5 років тому +32

    inta dawaneso August 2019
    Ee jcl jijibinayo ani cMl 😭💯💓👈

  • @mahadterry5827
    @mahadterry5827 4 роки тому +14

    Sida geenyo uguboo
    Geesi uu rabaystoo
    Geyigoo barwaaqaa
    Naqa goosanaysaad
    Naqa goosanaysaad
    Oon gaajo aragoo
    Galabtii la dawaado
    Waxad tahey gedeeyo
    Waxad guri ku leedahay
    Halbawlaha guntiisiyo
    Wadnaha gaararkiisee
    Yaa Salaam 29/3/2020

  • @yartasomali33
    @yartasomali33 5 років тому +20

    Hodan bey uegtahaya gabartan inta ila argte like ii sara💓🙏

  • @kheyrsheeg8655
    @kheyrsheeg8655 3 роки тому +8

    2020 ayan dhagesan jiray anoo jcl jiq ah. Alxamdullilah wa hogsaday❤

    • @mshalima1164
      @mshalima1164 3 роки тому

      T4⁴4⁴⁴TT
      the4tttttt
      t44444444444444esydd

  • @tahliilmohamuudmohamed6861
    @tahliilmohamuudmohamed6861 5 років тому +16

    Faraax murtile fanaanka fanaanita ugu codka macaan ❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cxakiinibraahim6380
    @cxakiinibraahim6380 2 роки тому +3

    Heestan wxaa ku xasuustaa waqtigay 2010 anoo ciyaal ah oo dhigta primary hana wxa dhigtaa jamacada masha alah waqtigii tagayow salama

  • @cabdiwahaabcusmaanmalaas3744
    @cabdiwahaabcusmaanmalaas3744 17 днів тому

    Farax murtiile wlh waaba fanan sidagan wac kugu sharaxayo waan wata aniga❤❤❤❤

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 5 років тому +33

    Farah Murtiile fanankii ugu fiicnaa abid habar jeclo, Legend,

  • @khadraali20
    @khadraali20 4 роки тому +9

    waaaaaaaw faarax murtiile waa fanaan abwaan jilaa qoraa

  • @ahmedfarah5756
    @ahmedfarah5756 2 роки тому +10

    The most underrated humble Abwan, he always proves wrong to all the doubters.

  • @asadhagiofans2565
    @asadhagiofans2565 2 роки тому +10

    Old is gold waad soo dhaweyseen legends.
    Axmed cali cigaal iyo shankaroon.

  • @Garnajo245
    @Garnajo245 5 років тому +5

    Heesta codka fartun mesha la rabay ayay kentay xitaa codka wey martiile s.kale labdiina keep going

  • @user-uk6gt9gf1u
    @user-uk6gt9gf1u 3 місяці тому +6

    Yaa ila daawanya 2024 hadaad iga dabyso leke isaar😂❤

  • @ybgamechannelsahmed7962
    @ybgamechannelsahmed7962 3 роки тому +5

    Haye 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-rq7zy9uv7y
    @user-rq7zy9uv7y 6 місяців тому +2

    Mashalah❤❤❤🎉

  • @jibrilalimaalim8642
    @jibrilalimaalim8642 4 роки тому +23

    Legend man Farah murtile...
    One day i will meet with him inshaAllah

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 4 роки тому +10

    Ane gacalkeygoow
    aan guri yagleeelnee
    Geeskada ila qabo
    Haye dheh xbbi ❤❤❤🔥🔥🔥🙏 5/3/2020 jwhr Somalia 👏👏

  • @deeqonuur5183
    @deeqonuur5183 Рік тому +2

    9 january 2023 sacaduna ay tahy 23:35 muqdisho cadey waa hwen ay xaladu adagtahe rajo walbana mar bey rumowdaaa mar un gacanta wan qabsan dona qofka aduunka u jclaa💔😭😭

  • @jabanemedia
    @jabanemedia 3 роки тому +19

    2021 iyo wixii kasii danbeeya hadad daawanayso like dhac kusii😂🔥

  • @abdirahamanhassan6499
    @abdirahamanhassan6499 Рік тому +2

    Heestaan wayaaya xasuuys aya beri hore Ayan soo xasuusdaaaa

  • @darmaanheis8916
    @darmaanheis8916 5 років тому +17

    Axmed cali cigaal iyo shankaroon waana lagu ciyaaray xaqiiq . Xaal ba la idiinka baahan yahay

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 роки тому +5

    Fanaaniin culus faarax murtiile iyo fartuun farax waa dhigteen meel heestan

  • @mnz2028
    @mnz2028 5 років тому +6

    Legend fann murtiile hesihisa wan jclhy siipo codkiisa Kuhysta

  • @SHAAFICIDIGEED524
    @SHAAFICIDIGEED524 4 роки тому +8

    Farrah murtile I liked pro

  • @suldaankhadar8952
    @suldaankhadar8952 4 роки тому +9

    I,m still watching 1,11,2019 faarax murtiile fanaan qaaliya

  • @ConfusedBarbecue-up5kp
    @ConfusedBarbecue-up5kp 4 місяці тому +2

    Waxan danayaa maalin isniin ah
    22/4/2024 , 11: 38 am
    Waxan ka shaqyanyaa assignment communication two, sophomore accounting 😊🎉😂 from borama

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 5 років тому +21

    Waaw heesahiisa waxanba dhageesta xiiliga danbo markan aniga iyo gariiga iskusoharno jaawiiga daaga wadooyinka aya igu soyaradaan like sar hadad igu racsantahay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +11

    Faanan Culus meesha kamuuqey
    Waakee Waa faarax Murtiile🤴🏾

  • @zlow1891
    @zlow1891 4 роки тому +11

    Intuu kolba hees uu aabahay sameeyay soo qaado ayaanu magaciisa sheegayn heestan iyo
    Qalam jalam aabahay ayaa sameyey ilaaahoow Aabo ku naxariiso

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 3 роки тому +3

    Faarax murtiile waa ku wadanaa

  • @maxamuudfaarax1655
    @maxamuudfaarax1655 4 роки тому +5

    Babababa!!! Barteedii Bay dhigeen

  • @yartasomali33
    @yartasomali33 5 років тому +14

    Www i love this guy ader inolow love ana ahaya ninkan cod mcn mash Allah

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 4 роки тому +4

    Nin aan saaxiibonahay weeye faarax murtiile Alle hadaayo

  • @kadijamohamed9004
    @kadijamohamed9004 3 роки тому +12

    Alla idin mariyee like saara heesta 1'6m views iyo 2.5 like caqli miyaa

    • @zakhero9467
      @zakhero9467 3 роки тому

      Gabadhan timahaa dabolo waa dabii 2 aad

  • @mahadaxmet6797
    @mahadaxmet6797 5 років тому +25

    Gaban maayo aniguye
    waanis guursanaynaa!

  • @D-izzy00
    @D-izzy00 9 днів тому

    Music lagu faro yareestay. Iyo Qaadiro Codkiisa way isku soo baxeen. H.A.S waxaan umalaynaa, inuu heestan Qaadiro u hibeennlahaa.

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 роки тому +7

    wxad guri ku ledahay halbawlaha guntisiyo wadnaha gararkisa❤❤ Farax awiL jma tagrro buxda ku haya ❤❤

  • @zamiiraahmed4748
    @zamiiraahmed4748 4 роки тому +7

    Allah hacafiyo 🤲🤲

  • @sacdiyobadal3717
    @sacdiyobadal3717 11 місяців тому +2

    Jah waxaasa coda 👑❤️

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 5 років тому +10

    Love ku ahaya hestan

  • @maryanbash7702
    @maryanbash7702 4 роки тому +7

    Mansha Allah farah murtile abwe mcn long life ❤️🙏🙏

  • @inspiretech3864
    @inspiretech3864 5 років тому +7

    Hees xasuus ah ahmed ali cigaal & shankaroon

  • @alizakiosman8521
    @alizakiosman8521 3 роки тому +6

    Woow jeceyl waa Kan

  • @qureshoibrahim9745
    @qureshoibrahim9745 5 років тому +51

    He’s absolutely a good singer👏💞💞💞🥰

  • @shafaalanza1509
    @shafaalanza1509 Рік тому +2

    Cajaa.ib farax murtiile 8 Boqorada gawan😁😁

  • @ahmedabdullahi5138
    @ahmedabdullahi5138 4 роки тому +16

    Murtiile Alle u towbadkeen oo iska jooji Heesaha

  • @qamarsulaymanabdi6586
    @qamarsulaymanabdi6586 3 роки тому +8

    Masha.allaah tabaaraka

  • @TheSamale
    @TheSamale 4 роки тому +12

    OLD IS GOLD. LOVE THE OLD WAYS LET ME TRY IF I WIL FOLLOW THAT YOU GET ME.

  • @khalidmohammedkhalidmohamm5928
    @khalidmohammedkhalidmohamm5928 4 роки тому +9

    Farax murtiile on top😀

  • @galgalokuri520
    @galgalokuri520 4 роки тому +7

    Wow. Nice song

  • @RuunHachisalah
    @RuunHachisalah Місяць тому

    30 July 2024 8:15 daqiiqo dhageysanayaa waa hees aad u mcn 🥰

  • @jerrywillali2300
    @jerrywillali2300 5 років тому +9

    Thankz farah murtiile

  • @zakisancho3273
    @zakisancho3273 Рік тому +1

    Farax wan ku wata

  • @Rukun-cf5pm
    @Rukun-cf5pm 2 місяці тому

    3-Jul-2024 Kampala Ugandan. Qofki sidayda miyi/baadiye kuso Koray baa si fcn u fahmaya erayada.

  • @bashirhared3416
    @bashirhared3416 3 роки тому +11

    Absolutely big abwan I always appriciate

  • @hassanahmedkahin3853
    @hassanahmedkahin3853 Рік тому +3

    intaH daawanysaH 15 /5/2023 iska paxa😄

  • @user-ur8cf8kl4p
    @user-ur8cf8kl4p 2 місяці тому

    Gaban maye wan is gorsaneynaa❤

  • @siciidxirsi5072
    @siciidxirsi5072 5 років тому +10

    nice song farah & fartun::::: like ta wada xagina my dear friends

  • @amaanicade402
    @amaanicade402 5 років тому +10

    Wlhi heesta ma xumeen wey keeneen abular mahdi love u

  • @maariyaargsan5248
    @maariyaargsan5248 5 років тому +8

    Maash AllaH waa inan qurux badan ❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍

  • @MuqtaarmaxamedCaddow
    @MuqtaarmaxamedCaddow 5 місяців тому

    Heestaan waan jeclahay wlh meeshii laga rabay ayeey dhigeen ilove

  • @mahamudubah3811
    @mahamudubah3811 5 років тому +7

    Waynaka amanocaa kena ama naga daya kkkk murtile iyo fartuun afkiina caano lagu qabay🎷🎷🎷🎺🎺🎻🎻🎻🎹🎤

  • @maariyaargsan5248
    @maariyaargsan5248 5 років тому +16

    Faarax murtiile waaaH faanaan cod macan ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ng1py1qw7n
    @user-ng1py1qw7n 2 місяці тому

    2020 ayaan dhageysan jirey anigoo geeljire ah 😅😅aar aduunaa maantana canada iyo Yurub ayaan carar uahay illahey ha ii rumeeye ❤❤ 😂 date 2/7july/2024 yaa ila dhageysanaayo 😂❤❤❤

  • @user-wc7ik8bk7s
    @user-wc7ik8bk7s 4 місяці тому

    Masha allah good iyo quruxeey bdn ❤❤❤ heesii macaan😊

  • @mohamedkhalif9449
    @mohamedkhalif9449 2 роки тому +3

    Fantastic song

  • @xusengk1700
    @xusengk1700 3 роки тому +1

    Wwww. Abwaan. Gacaanta. Lotagay. Murtile. And. Marwo. Qly

  • @ayaanmuuseyuusuf-ov9wo
    @ayaanmuuseyuusuf-ov9wo 9 місяців тому

    Halkeeda ayaad dhigteen walee👌👌🎉 2023/11/30

  • @ibrahimkateloboy3722
    @ibrahimkateloboy3722 Рік тому +6

    Wow wow farax murtile top singer 👏

  • @xman10004
    @xman10004 4 роки тому +6

    Heeskan weykabaxsadeen.. 💯...

  • @saadaqmohamuudxusenshireth2425
    @saadaqmohamuudxusenshireth2425 5 років тому +3

    Tageraha weyn Farax murtiile Mr rajaa

  • @craxmaansayidfaaraxjeesto8718
    @craxmaansayidfaaraxjeesto8718 4 роки тому +6

    So funny song am supportive of this singer faraha murtile

  • @abdirahmanesmael9958
    @abdirahmanesmael9958 5 років тому +12

    Dadka Heesta Dhaliilayow Bal Idinka Aanu Idin Dhagaysanee Fagaaraha Kaalaya,Kollay Qaar Badani Guryaha Dhexdooda Ayay Fanaaniin Ka Yihiine.

  • @xanaannuur6634
    @xanaannuur6634 5 років тому +5

    Waw hes qatara wan ucodeyy hestan

  • @moqokoricity2908
    @moqokoricity2908 5 років тому +4

    Good job 👏

  • @crisaaqadem5607
    @crisaaqadem5607 2 роки тому +3

    Love you 2021 song 🥰🎵

  • @bashkaabdirizak2180
    @bashkaabdirizak2180 4 роки тому +1

    Hestan markay Soo baxday2019 ilaa hada o lajogo 2020 Kama daalo erayo laxan iyo cod action hesaha somalidoo dhan ayaa sidaan u baahan

    • @abdizakimohamed6022
      @abdizakimohamed6022 4 роки тому

      Heesta 2019 masoobix ee wayjirtay ilaa iyo 70s ee haday copiyeeyeen kuwani

  • @MpalestinoTube
    @MpalestinoTube Місяць тому

    Who agree that Farax Murtile is a somali music legend ✔✔✔✔

  • @karadmohed1633
    @karadmohed1633 Місяць тому

    The best song 🎵 this one

  • @abdikaadirmohamedissa6382
    @abdikaadirmohamedissa6382 Рік тому +2

    Waxaad guri ku lehdahay halbowlaha guntisee wadnaha gaararkisii Aax yaa nasiib u heli karaa i ta wax jecel guulesta

  • @AbdulahiMoalim-qv6pe
    @AbdulahiMoalim-qv6pe Місяць тому

    2021 Qofka dawanaya wansalamaya😊😢

  • @nustexoxaashi3977
    @nustexoxaashi3977 5 років тому +9

    inaba caadi maaha faarax murtiile allaha daayo

  • @nurkishmaalim6356
    @nurkishmaalim6356 3 роки тому +1

    I am still watching 2021

  • @ahmeddaahir7854
    @ahmeddaahir7854 Рік тому +27

    I still watching this video 2023 4 January in Jijiga 📸😂😂

  • @caliabi2620
    @caliabi2620 5 років тому +5

    Heestan sidiii horaba si kasiii macaan ayaa looqaadayaa

  • @Daahirabdiahmed
    @Daahirabdiahmed 3 місяці тому

    Maashalaaah abwaankay❤❤❤

  • @bashiirnour375
    @bashiirnour375 2 роки тому +2

    Waah waah murtile

  • @nasirmuhumed836
    @nasirmuhumed836 5 років тому +3

    Hestan waxa iska laha Ahmed Ali cigal and shankaroon my best song

  • @hoodolakilaki1215
    @hoodolakilaki1215 5 років тому +1

    Wwwww halkedii bay dhigeen nolada 💯👌🏻😍😍