LAKI HAJI WACYS IYO FADUMINA HEES WAABARI NIIKO KACSAN SOO DHAWAYNTII LAKI HAJI WACAYS GABADHED 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • PLEASE LIKE AND SHARE / @faizareaction

КОМЕНТАРІ • 93

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 2 роки тому +11

    Hooyo ineysan u nikiso ma jecli mana ku farxsayi (Hooyo iney fican tahay ama tosan tahay ayan ku farxa) ALLE waxan ka barya inay hooyo walba iyo aniguba uu ALLE na tosiyo AMIIN AMIIN AMIIN.

  • @foos81
    @foos81 2 роки тому +25

    Masha allah laki faadumiino aguuriyo gabadha laki habo abtiyaal iyo habo badan oo ku jecel laki weji furan qalbi furan💙👌👍🎁🎁🎁🎁🎁🎁💟

  • @OdasugeFam
    @OdasugeFam 2 роки тому +9

    Wow laki io fadumina wa wata legendary

  • @honeymohamed4142
    @honeymohamed4142 2 роки тому +6

    Ilove rer waberii xafdeyda 🥰🥰🥰

  • @maishacash5668
    @maishacash5668 2 роки тому +6

    Love muqdusho wlahi wa dad qabi fica Somali alle isku daa ❤️❤️

  • @fadumanhujgggjkk4945
    @fadumanhujgggjkk4945 2 роки тому +7

    WAAAAAH WAAAAAH WALEEE WAAWEENKA AYAA ISHELEY Yaaaaaa Salaaaaaaaam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌

  • @bushracadey2319
    @bushracadey2319 2 роки тому +10

    Waxa ka dhacay waa jaclahay fadumiina iyo laki ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-vt5hp4nf7f
      @user-vt5hp4nf7f 8 місяців тому +1

      😂😂😂😂❤❤😢🎉🎉🎉😮😅😊

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 2 роки тому +7

    Woow laki xaaji iyo faadumo miina ciyaar waa dhameeyeen I like them mansha allah ❤❤💯👏👏

  • @sahraabukar1422
    @sahraabukar1422 2 роки тому +14

    Viva reer Waabari ❤️❤️❤️ my home town

  • @updulweli___kroos232
    @updulweli___kroos232 2 роки тому +8

    Viiva waberi ✊🥰🥰✊

  • @abubakarabanour3624
    @abubakarabanour3624 2 роки тому +6

    Vivo waaberi guul always

  • @sacdamuhammad3549
    @sacdamuhammad3549 2 роки тому +5

    Viva Liberia intii reer afisyooni ah kor isku soo qaada nabee😅😅😅😅

  • @user-ds1th5vk1z
    @user-ds1th5vk1z 2 роки тому +5

    Laki iyo faadumiina waan idin jeclahay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir  2 роки тому +1

    PLEASE LIKE AND SHARE ua-cam.com/video/2cvuAppl21A/v-deo.html

  • @user-rl6gr5hb7w
    @user-rl6gr5hb7w Місяць тому

    My 2 favorite queen❤❤❤

  • @nimoabdulle868
    @nimoabdulle868 2 роки тому +2

    Wooow cadi mahan laki haji iyo fadumina mashallah keep going 😍😍😍😍😍

  • @hibomahamoud8989
    @hibomahamoud8989 2 роки тому +4

    Nikiska joojiya rang ba idin agtagan way shiixeen allah ya laga baqo dumar muslim iyo somaliyeed

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb 2 роки тому +3

    Mash Allah tabarika gabadh yar guri khayrqaba Allah ha uga dhigo. laki sodoh bad noqotay Ilahay ha ku asturo.

  • @felisisak
    @felisisak 2 роки тому +2

    Masha alaaha

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 роки тому +4

    ruunta waye waberi wadnahene wayey waberiyan ku koray jeceliya manasha allah waberi ha iga ohiinsinina wedeniynta qaligaayad tihin wa oynaya waberi markan waberi maaqlo aqilinta wedeniy,ta quuruxloshinka dhaman mid ku dhashay iyo mid ku aqliyeyestay waye waa ku dhashay waasan waberi cadey waa degmadi duu ceysaneyd in la dhaqo ayey u bahantahay wa lagu xaaray in laga dhaqa waye waberi wang wadnahiyo qalbigey ku tala xaasuus ree waberi wanagsana ruuntin waye wabeeri waweynka waaye

  • @riyadhaljannah2124
    @riyadhaljannah2124 2 роки тому +2

    Maasha allaah faaiso hbo macaan codka mid waa fadumiini mida kale waa ayo codka waayo heesta sidaan u fahmay laba qof ayaaan isla qadi haysa hadaan qaldaneyn

  • @rahma_daqueen9297
    @rahma_daqueen9297 2 роки тому +9

    Congrats laki Haji daughter 💖 ❤ soon you will be a grandmother inshaallah laki

  • @mahaddahir6833
    @mahaddahir6833 2 роки тому +1

    Hooyo san u bashaleyso iga cilmi badan walahi keep going ila inta aad kaso hanuneyso

  • @curejaabdi3250
    @curejaabdi3250 2 роки тому +1

    Masha Allah waaaweenka waaye waleeee waaniwataaaaa

  • @Nacima_Axmadey
    @Nacima_Axmadey Місяць тому

    Waaberi wa ku dhashay kuso koray

  • @ismailh6518
    @ismailh6518 2 роки тому +2

    Wabari gacan aan utaagey warkeeda waa weynka.

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 2 роки тому +1

    Viva waabari

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 роки тому +2

    Habro,waashay.

  • @sacdiyabucshir6122
    @sacdiyabucshir6122 2 роки тому +8

    Masha alhaa fadumin iyo laki is heleen maxaa ka filee kkkkk

  • @Abdullahi5186
    @Abdullahi5186 2 роки тому

    Woow ishcala hees laga so shaqeyay👸🎧🎤👸❤️

  • @khadriinamohamedibrahim4729
    @khadriinamohamedibrahim4729 2 роки тому +1

    Wacdaraa ladhigaa wale 🤣😄happy new year

  • @maxmax8338
    @maxmax8338 2 роки тому

    استغفر لله يا ربي

  • @hodanali4440
    @hodanali4440 2 роки тому +2

    Inaanta miya laga guursaday waxa iii fahansiya

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 роки тому +3

    Ma xishooto xeestaa xadaa la soo shir tagtay doqon farax xay tan hadaa ku noqoto doqon taan jareert a oo saan ogaa loo caayey doqon sidii laguu caayey ma iloo wday faaadumiina ay daqon afwayn

    • @caashocali9932
      @caashocali9932 2 роки тому +2

      Farax yaa la dhahaa? Tii jareerta aheed oo guriga Laki ka shaqeen jirtay miyaa oo hadana naagta careka guriga u joogta miyaa......

  • @fartuunali3549
    @fartuunali3549 2 роки тому +1

    Waaberi wanaagasn

  • @asmaabdullahi5525
    @asmaabdullahi5525 2 роки тому +1

    Hambalyo wll 🤩🤩🎉🎉

  • @faraxabuukar1591
    @faraxabuukar1591 2 роки тому +4

    itiii heshey hees leek iisaara

  • @cabdiraxmaan123cabdilahi2
    @cabdiraxmaan123cabdilahi2 2 роки тому +1

    TY

  • @badrbadrdjibouti277
    @badrbadrdjibouti277 2 роки тому +1

    Masha allah lak love .

  • @alinur1481
    @alinur1481 Рік тому

    Waberi wanagsanow walalihi wa is waatan xafadeda an jclahay SARGAADUUDA

  • @kusalinabimuhamedsalalahua5937
    @kusalinabimuhamedsalalahua5937 2 роки тому +3

    Akhas madayoo sodoha ayay niikinaysa at least xishood may garanwayday markan

  • @dheymanerag
    @dheymanerag 2 роки тому +2

    Aroos miya mise soo dhaweyn

  • @shugriabdi4532
    @shugriabdi4532 2 роки тому +7

    Rer xamarku ma xishodan sodoh nikinaysa subxanallah

    • @Nafteedauroon
      @Nafteedauroon 2 роки тому +2

      Xaflada wa mid so dhawayn ah e aroos ma aha.

    • @leylamohamed4624
      @leylamohamed4624 2 роки тому +2

      RERXAMAR WA QABIIL EE DHEH HER MUGDISHO KKKK

  • @Nacima_Axmadey
    @Nacima_Axmadey Місяць тому

    Unishef dukaanka sheylile ay Ooto omaayey

  • @fadumanhujgggjkk4945
    @fadumanhujgggjkk4945 2 роки тому +2

    WOOOOOOOOOOOW😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤

  • @ahmedcalijamac2096
    @ahmedcalijamac2096 Рік тому

    Sagaal saac oo habenimo baan jupa music ka soo bixi jiray lug ilaa baar bulsho subaxdi baan xafadayda tagi jiray waxa xamar galay no studen 1980 xamar baa maraykan uma haajiray jirin waxay ahay caasamad gud haday moodan in markay gud live wada yahiin oo darbiyada america hurdan sory

  • @fardousqalidumar4875
    @fardousqalidumar4875 2 роки тому +1

    Luck gabdheeda miyaa la aroostay misa waa dhalashadeeda 🤔

  • @honeymohamed4142
    @honeymohamed4142 2 роки тому +1

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 2 роки тому +1

    Intee katimid gabadha

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 2 роки тому +2

    Faadumiina miirka soo celi yaaqy laki wa isla adigiiye🤣🤣🤣🤣

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h 2 роки тому +2

    Wasweynki ciyaal camar asal ahaa guruubkeenii ahaa

  • @hafsaahmed7581
    @hafsaahmed7581 2 роки тому +1

    Labadan Fanan Siday Isugu nuurayan Ya Ka Sheke Karo

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 роки тому +1

    Weya oo egtahya laki Isa astuur adiga iyo gabdhadaa

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 2 роки тому +2

    Soo tii la laah qoft way soo cimarsatay fanka waa isk dhaafty lakiy

  • @iishomaxmed2405
    @iishomaxmed2405 2 роки тому +3

    Waa waweeka ais heel xalay Masha allha❤❤❤❤

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 2 роки тому +1

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo

  • @ladiyaxasan1350
    @ladiyaxasan1350 2 роки тому +3

    😂futadan laysa sarsaaryo ma cilmi kaala

  • @hibomahamoud8989
    @hibomahamoud8989 2 роки тому +1

    Laki grandmither iyo sodoh sida miya garbasarta madaxa saar sharaf

  • @hayaatabdimohamed4221
    @hayaatabdimohamed4221 2 роки тому +1

    Jbh

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 2 роки тому +1

    M.a waabari

  • @faizashaceybi
    @faizashaceybi 2 роки тому

    nagahan afkoda iyo dhegahoosa is ma maqllaan

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 2 роки тому +1

    Sodoh niikinaysa qadaad weyn ayaa laga helaa,alow xishodka nagu hanuuni.

    • @nickmic3728
      @nickmic3728 2 роки тому +2

      Qadaadweyn Waa dad daacad ah, waqooyi qarsanaayo EE munafiqiin ah maa moodey EE been been ku nool ictirafka buugta ah.

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 роки тому +1

    Heetsta u duceeya ninkii iskalaahaa u duceeya farax ooore waa nin nasab ah oo boqortooyo a gaala in uu yahay heestaan la or or daysaan waa ninkii sameeyey wuuu idinka nasab San yahow ogaada maxishoodayaal doqoma

    • @caashocali9932
      @caashocali9932 2 роки тому +3

      Najma yaan lagaa fahmin cabaadka 18 comment aa qortay oo qaraar ah. Maxaa waaye dhareerka kaa socdo.

  • @fuaadfuaad5630
    @fuaadfuaad5630 2 роки тому

    Maf

  • @misspamba1
    @misspamba1 2 роки тому

    Inanki gursaneye mee ama arooski me??🤷🏽‍♀️

    • @iqraahmedmahmoud9809
      @iqraahmedmahmoud9809 2 роки тому +2

      Waa soo dhaweyn ee aroos maha

    • @misspamba1
      @misspamba1 2 роки тому

      @@iqraahmedmahmoud9809 haaaaa waan gartey. Oo heedhe baryahan danmbe Ma top cad baa la xidha?

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 роки тому +2

    Ma xishooto farax waa dhali kartaa dadkaan dhan waa kuu sixran yihiin ogow

    • @shanaolli7007
      @shanaolli7007 2 роки тому +3

      Maseeraku haayo wakaa muuqataa🥵

    • @nasteexoabdi2231
      @nasteexoabdi2231 2 роки тому +4

      Farah buufin biyo lagu shubay miyaa Queen Laki quruxleey ka yar hadii aysan ka weynayn waa iska hadashay bacaac maseer baa ku haya sakiin laq naayaa shuubo yahay sixir habarta bisada ah balaqsan farah kaftan la dhaho baa taqaan Queen Laki ma ay gaarto afkaaga uraya ka jeedi boqorad Laki maseer baa ku haya sakiin laq viva queen Laki

    • @nasteexoabdi2231
      @nasteexoabdi2231 2 роки тому +3

      Sixir wixii sheego baa yaqaan maseer baa ku haya sakiin laq naayaa ha cayuumin boqorad Laki iskiifo yahay laxda ah cidey waa iska hadashay bacaac uuf

    • @caashocali9932
      @caashocali9932 2 роки тому +2

      Sixir waxii farac u leh aa yaqaan. Farax iyadaa reer Afgooye u taas. Yaraanta aa sheegeesid, inta lee adiga maku dhaheenoo Farax gabadheeda aa la aroosay. Yaraanta intee taal naag gabadheeda la aroosa, mise naagta laba jir ee ku dhashay. Futadaa ka hadashay ee xaarka cesho naag maseersan aad u egtahay.

    • @user-py7qy9wm7w
      @user-py7qy9wm7w Рік тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 2 роки тому

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 роки тому +1

    Laki tuugo yaaa ku aamino doono

    • @aminamohamed9139
      @aminamohamed9139 2 роки тому +4

      Qeybta qaraarka laki iyo fadumina farxadina jecliyaa