"Beesha Arab waxaan ugu baaqayaa..."Xil. Raamboo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @samiyamohamed-xk9hc
    @samiyamohamed-xk9hc День тому +1

    guul lab nin kama wada qosliso

  • @FarxanxasanAbdi-i7f
    @FarxanxasanAbdi-i7f День тому

    M..a🎉🎉🎉🎉

  • @GuleedAli-u3e
    @GuleedAli-u3e День тому

    Waad mahadsantay talo wanaagsan ayuu soo jeediyay

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 День тому +1

    Super Awal Arab waa uceedey lakiin Arab waa ka coodeyey Habar Awal lakiin kumey guuleysaan ku Arabe Qiyaameyey Habar Awal e Wadani haalku geeyo inshallah

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 години тому

    aniga horseed baan u codeeyay kastamka beesha uga codeeyay.b/awal arabow khiyaamadii aad kulmiye kusameyseen ayuu illaahay idinla rogay waayo xusbiga wadani ayaad u codeyseen iyo kaah .bal maa horseed iyo wadani u codeysaan hadaad kulmiye qiyaameyseen .kaahba hadhilahaa horseedba soo bixilahaa

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 День тому

    Kuliye darawal ha lagu wareejiyo

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i День тому

    Nio darawal haloodhiibo kulmiye

  • @abdikhaliqbuuni5141
    @abdikhaliqbuuni5141 День тому

    NINKII ILBAXA AHAA SOWKA SAQIIRAY
    WAXA UUN KU ADEEGTA
    NIN ISKII KARTIDIISA
    ISAGOON CID KU TIIRSAN
    ISU TAAGI KARAYNIN
    XILDHIBAANKU SOWKA REERKAYAGII UUN YIDHI

    • @Somaliyoutuper
      @Somaliyoutuper День тому

      XILIBAANKA BEEL IYO MEEEL BAA LAGA SOO DOORTY DALKUNA WAA BEELO IS FAHMEY .

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 День тому

    idinkaa isla hadhay maad meel wada martaan

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret День тому

    Waxa ku shubtay ururkii Kaah markaas ee hala laayo dawaco iyo gunxajis

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa День тому +1

    Dee Laangaab baad u dhuratey Markii horeba ma'ahay inaad Xisbi damac kaa galo. Maadoomo tirodaadu yar tahay. Numbaradaas waa weeyn ka wali meydaan jaro baran.

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 День тому

    Arab amaan siiyaa yusraay ,Nacalaa idinku taal waxaad thiin eeyo is soo uruursaday!

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed День тому +1

    Beenaale munaafaq 1.beesha awal . Waad sheegtee .2 beelaha aad codka ka doonaysay ee aan ku siin ee aad la xisaab ta maysid munaafaq

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 День тому

    intaa waan uga han weynaa ninkan, laakiin hoos ayuu isu dhigay maanta!!

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory День тому

    Baba, u r young boy, don't be jealous of the election results. Don't raise tribes name respect ur membership of Parliament of somaliland 😂😅😢