Anigu waxaan ku qiyaasi lahaa inaad kasoo jeedo Galmudug ama Puntland. Sikastaba Gabar Soomaaliyeed ayaad tahay. Allaha ku xafido Hafsa bilan qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ManshAllha diiq yartisa an maqlo iyo Ari wallhi ma xasusuto 15 years Allha waxan ka baryay anigo cafimad qabo ina kuso labto thx xabsay aniga runta af somaliga oky ayau i yahay 🥰🥰🥰😍😍👌
Walalo gabar soomaaliyeed ayaa tahay qabiilkaa in la sheego muhiim ha aha horey U soco qisooyinkeena noo wad waad ku mahadsan tahay waqigaada qaaliga ah Allah Waxaan kuu weydiineynaa ajar inow kaa siiyo Adiga iyo anaga oo dhegeestayaalshaada ah mahadsanid Allah ha ku xifdiyo
Asc Sister Hafsa aniga qiyasteyda waxa ka soo jeeda galgadud ama mudug, gobolada dhexe Waayo af Somali wanagsan ayad ku hadasha❤ Masha Allah❤ Xafidullah
Anigu waxaan ku qiyaasi lahaa inaad kasoo jeedo Galmudug ama Puntland. Sikastaba Gabar Soomaaliyeed ayaad tahay. Allaha ku xafido Hafsa bilan qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa dawladeegaan Somalia itoobiya
Okay walal Hafsa Macan scw❤❤❤❤🎉
Ani waxaan u maley in aad ku hadleysid lahjada gobolada dhexe ee somaliya markastana waxaa tahay gabar somaliyed we love u
ManshAllha diiq yartisa an maqlo iyo Ari wallhi ma xasusuto 15 years Allha waxan ka baryay anigo cafimad qabo ina kuso labto thx xabsay aniga runta af somaliga oky ayau i yahay 🥰🥰🥰😍😍👌
Waa tageerahaaga from jabuuti 🇩🇯
Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤🎉😂😂😂
Horey u soco 🎉❤🎉❤🎉❤
Scw scw scw ❤🎉❤🎉
❤🎉
Abayo Maasha Allah waaye xoolaha, namadibaayaan waa Alxamdulillah ❤❤❤
Wcs❤mamo🎉❤
Aniga aya ka kow ah dadka kamaqan wadanka 17 years. Illah nabad haiigu celiyo wadankii Ameen yaa Rabbi 🤲🤲🤲. Thanks xbbti
Aaamin
Anigu 4 sano kaliya ayn kasoo maqanahay
Xafsay waxwalba wankugu rabnaa sharafey codkuna mnshlh weye wuu degenye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
xafsa Ari bad shektee xataa gel dhexdiis nogusoduub Haga maqnaa okaliya mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Habargidir cayr ama saleebaan
😂😂😂😂😂I love animals mashaa Allah. Fresh meat,fresh milk iyo wanaag oodha ayaa kaa agdhow xafsa walal ❤❤❤❤❤
Maanta aniga ayaa ugu horeeya 🎉🎉🎉MaashaAllaah Tabaarakallaah baarakallaahu fiik Hafsa qurux ❤
💯❤️
Sanad wacan huno ,2025 waxaan karajeynaynaa inaad 24saac aad 2 qiso nosogaliso ishallah
Xafso wa re bosaso gadshye qof kale ha weydin ❤❤
Mashallah waa qiso macaan
Aniga lahjadaada iya sheekadi yarantadi ad noga shekaysay waxaan kugu qiyasayaa inaad Reer mudug tahay Hadaladaada qaar ama intooda badan waxaa tahay gabar afsomaaliga sifican utaqaana xitaa hadaad sanada badan ka maqnayd Somalia 🇸🇴 hadana waxad ku hadashaa afsomali faseex ah af Somaliga faseexa ah na waxaa looga hadlaa mudug iya aageeda ❤😂
Qiso 😂😂❤❤😢🦁🦁🦁
MAJEERTEEN TAHAY HUNO
Walalo gabar soomaaliyeed ayaa tahay qabiilkaa in la sheego muhiim ha aha horey
U soco qisooyinkeena noo wad waad ku mahadsan tahay waqigaada qaaliga ah
Allah Waxaan kuu weydiineynaa ajar inow kaa siiyo Adiga iyo anaga oo dhegeestayaalshaada ah mahadsanid
Allah ha ku xifdiyo
Mahadsanid wll qaali aniba qabiil mashegin ee lahjad baan kawadaa
Hafsa Wa Ogaden.
Aniga waxaan ahay reer NFD. Abaayo aad baan u fahma luiqada iyo ereeyada ay isticmalayso kkkkk❤
❤❤❤❤PUNTLAN ISMA QARISO LAAJADOODU
Asc Sister Hafsa aniga qiyasteyda waxa ka soo jeeda galgadud ama mudug, gobolada dhexe
Waayo af Somali wanagsan ayad ku hadasha❤
Masha Allah❤ Xafidullah
Walaayaal qabiilka in laysku garto ayuu Allaah noo sheegay Hafsa waxaan is leeyahay lahjadeeda waa qabiilka Habargidir deegaanada aad umaka aqaano lahjadaha ayaan fahmaa qofkii USA ah iyo qofkii British ah waa lakala garanaayaa lahjadooda ❤
Ariga iyo digaaga aad baan ugu xiiso qabaa runtii 31 sano ayaan ka maqanahay dhulkii hooyo. Illahow igu soo nabad celi.
Abaayo qaali lahjaddaadu waa. Ogaadeen weeye
Waana ku salamayaa adiga iyo caruurtaada
m. a xafsa waa reer mudug cidii garaneysa garan alle haku xafido wll❤❤❤❤❤❤❤❤
Xafsa quruxeey wll qaali wanba kuraaxeeysaneynaa ilaaheey hakula jiro AAMIIN AAMIIN AAMIIN
reer dhusamareb ama gobalada dhexe ayaad ka so jeeda qiyaastayda baaye qiyaastayda ka waran baaye❤❤❤
Haa🎉
Asc wr wb sanad wanagsan somali maxamed
Asc xafsa bilan waan ku salaamya adiga iyo caruurti iyo xajigab 🎉🎉🎉❤❤❤❤ anigu qolada ku wareertay ayaan ku jira
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mudug puntlan or galgaduud cabudwaaq
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ariga wa u xiisay
Hg lah jadeeda😂 Guriceel meelahaas uma leenaa
Masha alaha manta badiyo ayadiso xasusisay❤
😊❤❤❤
🎉🎉
🎉
❤
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Wllo riyaha iyo waxa qaylinaya waban ku raxaysan lahyn hada maqli lahayn waan uu xisnay coodkaga lahajada wa reer bariii
Waa reer mudug sidaan umalaynayo
Sc jazaa kalaah kheer walleye markaad shields dhamaynaysid na xasuusi liketa adoo Alina magi adkeynaaya waayo badanaa waa la iloowaa inshaa alaah 10000 aad gaari doonta mar dhow
Baris dheer :waxaa soobaxdey reer puntland
Gabadh ciise maxamud iga dheh
Yaaa😂qabiilka noodhig
Jugjiga io nawaxigeda
KAHGAD KULAHAA AFKII SAXDAAHAA BAY KU HADLIN AF CAD KAN MUSUG
Reer gedo
May rer gado sidas uma hadlan
Naylo iyo waxaro ❤❤
Galgaduud gedo %100 😂qabiilka ceeb mahan mareexan tahey
baadiyehee joogtaa byo
Tawqiif hder madama dawldii dhacday ha qabto odeyga io islaanta madaxa ha isgu garaaco
Hadaan qiyaaso ujejejen qabilkaga
waxaad ka soo jeedaa gedo ama buula xaawo
Gobolada dhexe,inkasta oo hadda aan filayo xagaa iyo NFD in aad joogto.
Liketa iyo shareka ubadiya Hafsa way daashay sida ay noo qancineysay ❤
Waxaad kasoo jeedaa Galmudug weliba C/waaq iyo Balanbale
Anigu waxan kugu qiyaasi laha galmudug iyo puntland guud ahaan waxan ku maleya gar ahan mudug ama galguduud
Badland ayan ka so jeeda
Puntlander baad iila egtahay😂👍👍
Waxaa. Ka. Soo. Jeedaa. Galmudug
Ayaan. Kugu. Qiyaasay
Meelkasto oo aad joogto anagaa kurabna
,waxad katahay daarood harti mj waa fikirgeyga cidaa doonto ahow waxad tahay gabadhanadii Somaliyed
A. S. C. H. Bilan. Xagee. Joogtaa. Ma. Galkacyaa ?
Asc
Waxan u malaynayaa Inaad Lahjadaadu tahay Gedo iyo Galgadud la isku daray
AM I RIGHT❓️
Adhiga iyo jawiga ayn kuheystaba wll
Waxaa tahay reer xaaji saleemaan ayaa tahy sax
Dir ama hg
Dirtaa jabtey. LAAJADA PUTLAND WAA LAYAQAAN DH AYAA KUBADAN. GAROONKA CIYAARTA KADA hawiye maaha gabadhu, Ogadeen ka kenya iney u dhaxdey laga yabaa
@@cuntokarin9229
Hortooda ba oo hoog
Afka budlaan maaha
Ree galkacayo
Xafsa waa D5 amba waa Hargidir waa reer mudug , or galguduud😅😅😅. Kasoo jawaab xafsa qiyaastayda.
inte aday wlly muqaladina wad yareysee
Haddee ogaadeen baad tahay
Somali galbeed bad ila thy inaad kasoo jeedo
Aweey haani. Waxaan u malaynaya Ninki haani amu is yiri sheekadaan ka fa’ideyso
Caano noo keen hoy ariga shimbirana digagaga kaalay arg weeye
Galguduud deegaanka habargidir degto
Xafsay waxan layabay camerada duubtay markay gabadhu siineyso caruurta hadyada bal miyey duubto ninkan caruurta afduubanaya
Doqon ayuu aha odeygasi walee cctv di haley badho ma odhan kari wayey garacid uunbu wax ka garanayey
somali galbeed waxbaa kuu gala
Waxaad kuhadashaa reer gobolada dhexe
ASC, Xafsaay mawax dhibaato ah ayaad ku qabtaa comments yara dheer?
Galmudug. Ayaan. Kugu. Qiyaasay
Sababta. Aan. Kuu. I Ri. Isku. Soomali. Ayaan. Nahay Runtii ii. Soo. Jawaab. Macanto
Xafsaay lahjdada waa isku dhex jirtaa lkn reer koonfur bay u badanthy ma gobolada dhexaa kso jeeda
ASC xafsaay reer gobolada dhexe yaad ila tahay, khaastan reer c/waaq iyo galdogob
@@abdullahimohamed7460 aniga xitaa sidaas ayaan qiyaasay isha ayaad ka riday ayaan is leeyahay 🤗
Waxad codkagu yahay reer putland ame nortstam dadka kenya waxayaheega daga
Mudug ayaad ku barbaartay dhulbadan baadse guurguurtay hhhhhhh
Galmudug ayaad kasoo jeedaaa samiyeyyyy
Lahjada reer jabuuti ayaad leedahay
Laajadaadu waa tii putlad,kkk harti asala ayaad tahey laakiin codadka marmar ayaad badashaa lakii qof afsomaliga sifiican ayaad utaqaan.SANAD CUSUB MARWO