DEGDEG: “Muuse Biixi iyo taliye Dabagale ayaa gurigaygii awood igaga qaaday”Hooyo dhulkeedi..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @MaxamedIbraahim-hw4kj
    @MaxamedIbraahim-hw4kj 2 місяці тому +1

    Waa dulmi habar yar😢

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 2 місяці тому

    Musee must goo

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 2 місяці тому +2

    Hooyo intaa doorashada ka hadhay iska dulqaado

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 місяці тому

    francisku isga Ethiopia ka baahi badan oo Billion ka sameya shirkadaha caymiska ama assurance-ka maraakibta maraya red-sea Djiboutina waligii ka kacayn hadii indha dhiig laga keeno waayo wuxu ka hela 50% budget -ka france hadu Djibouti ka kaco france waa laga qixi oo waa laga tahriibi xagga loogusoo tahriibo reer Djibouti france

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 місяці тому

    Daba gale basaasijirey SNM ayaa hadda police looga dhigey biixi dictatorship

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 місяці тому

    Habrtani 70sano jirka ah dheh muwaadan Somaliyed meeshani dowlad kama jirto waa meel muqayiliin ku marqamaya hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 2 місяці тому

    Xamar kaso cayrama Habartani bari hora la xudhaybe

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 2 місяці тому

    Illahay dadkan iyo dalkan muusee iyo aydiisa haka qabto

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 2 місяці тому

    Jabhada kulmiye iyo cadulaahi. Drawal dacwadaada ugeey bal inaay ninkan ku adeegaya wax kaaga qabtaan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 місяці тому

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel muqayiliin ku bahaloobey hantida shacabka masaakinta biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa somaliland waa burburtey beentii dhamaatey 32sano

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 місяці тому

    Calanka Baluga Qaado meeshani waa shufto shacabka dhiigmiraya tuugo mafio ah biixi Dictatorship inuu Aun Siyaad Barre u basaasijirey SNM