Waxyaabaha Aan Ka Dhibsadey Kenya & Waxyaabaha Aan Ka Jceleystay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ •

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 Рік тому +52

    Dadka magaca alle ama magaca Nabigeena Mohammed scw liketa kurad sanayo iskadaaya Please 🙏🤗

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 11 місяців тому +2

    "wadanka ay ku noolyihiin Somaalidu" Subxaanallaah. Xitaa waxa la ilowsiiyey in qayb ka mid ah wadankan ay iyaku leeyihiin oo markaa ay odhan karaan " Kenya wadankayaka" Dhulkoodii uma jeedaan in ay xoraystaan, dalkii uu qayb ka noqdayna ma ogola in ay dal ka dhigtaan.

  • @anasali-bt1qx
    @anasali-bt1qx Рік тому +24

    Ramadanka nabad allaha nagu garsiiiyo

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 Рік тому +7

    ❤❤❤❤Maasha allah wiil hooyadi macaan so booqday dhul dheer na oga yimi allah ku xifdiyo wllkey safarkaaga aat ka sheykeysay na waat ku mahad santahay umada hooyo iyo aabe allah kaaga dhigo

  • @badridaahir8103
    @badridaahir8103 10 місяців тому

    Masha Allah Ramadan kariim sxb hoosay Soomalida ugu badan waxay ku noolyihiin Somali state of Ethiopia ama DDSI Marka laga reebo Dalkeena Somalia 🇸🇴 Mahadsanid

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Рік тому +6

    Waan kugu raacsanay
    Afar arimood
    1: Garoonka Diyaaradaha in
    Lacg aan sharci aahayn lau weydiiyo
    Gaar ahaan marka aad ka soo degto.
    2: maqaayadaha inaysan si daacad ah kuugu adeegin iyo inaan laguu keenin wixii aad talbatay
    3: inaan laguu siinin tilmaan dhimaystirin
    Wixii aad weydiiso
    4: inaad mar walba Ka baqayso in lagaa dhaco Boorsada Lacagta iyo Teleefanka
    5: Marka Dukaan wax ka gadaneyso inaan la isasugin sidii loo soo kala horeeyey oo Qof kaa dabeeyey kaa hormarayo.

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 11 місяців тому

    SALAM ALEYKUM BROO WAA KU FIIRSADAA KU DHAGEYSTAA AAD IYO AAD NIN DHALIYARA AHA OO DADAALAAYO TAHAY TALADAN QABSO MARKAA AFRIKA TIMAADO FEEL LIKE AFRICAN MAN DADKA YURUB KA YIMAADO AAD BEY ULA YAABAN DHAQANKA DOWLADHEENA AFRICA. LAAKIN HA ISKA DHIGIN MARKAA AFRICA TAGTO IS KA DHEG QOF AFRICAN AH OO WALIBA LIKE LOCAL BOY THIS BEST SECRET ADVICE AAN KU SIINAA HOPE ONE DAY YOU WILL BE MILLIONER INSHAALAH

  • @143-k1d
    @143-k1d Рік тому +2

    Hosow Waaku Salaamay Brother Intaa Sheegtay Afrika Dhan Eeka Jirtaa, Kenya Weeba Ugu Daran Tahay

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому

    Kenya people perfect I have been living for long time.

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade Рік тому +1

    Ramadanka nabad iyo caafimaad Alle hanugu gaarsiyo🤲

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 Рік тому +1

    Waa sax Kenya 🇰🇪 nairobi masha Allah

  • @MudalibDavidka
    @MudalibDavidka Рік тому +2

    Wll xasan pro waxaan jeclahay in aan noqday qofka uko horeeyo insha allh geep up pro ❤

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Рік тому +1

    Passport Somali 🇸🇴 adaaa wadan laheen wllhi wee ku dhibi lahayeen weena ku cunsuriyen lahayeen.
    Balse European passport inaawadatid ayaaa kubad baaday 🙌

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 11 місяців тому

    Sababta uu ku waydiino qiimaha waxay tahay in kenya qolada canshuurta aay canshuuri karaan wixii alaab electronic ah oo ka badan 500$ ama la mid ah, mar walbo waxa fiican inaad dhahdo qiimo ka hooseeya 500 oo dollar.

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Рік тому

    Manshallah Nin Hooshiisa Sifiican Uqabsada.

  • @AhmedDheere1-nk1gw
    @AhmedDheere1-nk1gw Рік тому +2

    Nairobi waa somali labad ruunti i like it

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Рік тому

    Waxaas iyo wax kabadan ayaa ka
    Jiro Kenya oo halisteeda leh
    Lakiin adi ma sheegi kartit Cimilada ku soo koob ❤ee horay usoco

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Рік тому +1

    Hossow brother i really wanted to meet u in Nairobi please my brother i will be happy to see u❤❤❤

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r Рік тому +1

    Allah nagu,kulmiyo dhamanten jano❤🤲

  • @nisharashid
    @nisharashid Рік тому +1

    Intat shegtayba wa xaqiiq💯

  • @Mss_saam
    @Mss_saam Рік тому +1

    Hossow legend 🙌 bro

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf Рік тому

    Insh alah mar uun tagi doona kenya

  • @abshircade-sj9ex
    @abshircade-sj9ex Рік тому

    Kenya 🇰🇪have safety in mandhera ❤

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n Рік тому

    Waa Su Aale Yaa ku yir aad waa adiga sidii dux🦟sidaga duul duulayee baga ayeey kugu aheed.

  • @mawliidmaxamed1299
    @mawliidmaxamed1299 Рік тому

    Film sameeye,actor,journalist 🎥 hosow pro legend ❤

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Рік тому

    Habiibi welcome to Kenya

  • @xawom3016
    @xawom3016 11 місяців тому

    Wa mahadsan thay lakin is ilaa,, kenya ma ahan sida aduunka oo kale, sida Oo kale dal markii aa tageyso ogow hadaadan wax akhbar kahaysan gacmo buuxo laguma tago.

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Рік тому

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @ANTAAY_GEMAR
    @ANTAAY_GEMAR Рік тому

    Hello reer neyrobi sabtida soo socdaa yaa mesha kula zxpaaa😊❤

  • @najmadarwesh1654
    @najmadarwesh1654 11 місяців тому

    Karibu kenya once again walalkey 🎉

  • @jamalabdirahman-gy7ii
    @jamalabdirahman-gy7ii Рік тому +1

    Thanks a lot dear brother allow I didn't like to condame my country Kenya. Kenya is mother of East Africa. Otherwise feel free

    • @Feisalyasin12
      @Feisalyasin12 Рік тому +2

      Ilmahan warersan day kenya wadankaga maxa kadige kenya waan kulajogna wana kudalane lkn maahan wadankena kumbafu hii know your country
      Mida kle this guy have talked the truth about kenya

    • @jamalabdirahman-gy7ii
      @jamalabdirahman-gy7ii Рік тому

      @@Feisalyasin12 sorry dear am not from the window like ur. Kenya is my country and am proud to be a kenya.

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    hossow pro my favourate youtuber

  • @GaabsheKoke
    @GaabsheKoke Рік тому

    Barkinta marlabaad hasoo waadan sxb you legend Mr hoosow

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 Рік тому

      Mxa dhib ah o kujira walal barkinta
      Wan jeclaan laha inaan ogado

  • @smallville4109
    @smallville4109 Рік тому

    Bro come to Djibouti you can recording free and don't worry about your phone my country is very peace 😊and welcome bro we waiting you soon inshllh one day,,,and sorry about my english you can untersdant we speak french 😂 bienvenue encore et on attend avec impatience de venir nous voir,, c'est ton pays aussi nous somme tous somaliens ❤❤et je suis un fans depuis 2017 jusqu'à présent tu es mon idoles parce que tu es sage , intelligent, passionné, expérimenté, travailleur, et créative et je jamais arrêt de te suivre depuis tout s'est temps,, bon continuation et en avant et je te souhaite tout le bonheur du monde pour toi et ta famille et tes enfants,, et ca me ferait tres plaisir de te rencontrer un jour inchaallah

  • @MaxamedAli-v8c
    @MaxamedAli-v8c Рік тому

    Waa run adbe uu gacan culusyihin

  • @FarhandhagacadeFarhaan
    @FarhandhagacadeFarhaan Рік тому +1

    Haraka Haraka Hana Baraka

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 Рік тому

    Arintaa daaha Ama gacan culayska, Rwandan ku arkay, waan layaabanaba ANUU, aniga asxabtayda oo somalia iyo somalilandba kawada imanay ayaa layaabanayn arintan, hada anagoon wadano kale arag, waynaga gacan culusyihiin.

  • @AbdiShire-f6v
    @AbdiShire-f6v 11 місяців тому

    Maxaa igu sheegi weeysey
    Waankucasuumi lahaaaa
    Adigoo kuarkin
    Maabaxdey
    Kenya shacabka
    Waadad maskiin isfahney
    Nugunool midakale
    Waxooda ayeey kaagadaan
    Waxeey kuleeyahiin
    Waad mahadsantahay
    Aygoo kuushaqeeynaa
    Ayeekuleeyahiin
    Waad mahadsantahay

  • @Musam377
    @Musam377 Рік тому +1

    Oldman is here

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 Рік тому

    Nairobi waa magalo aan jeclahay insha allah mar uun wan iman

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim Рік тому

    ماشاء الله

  • @Abdulahehinho211
    @Abdulahehinho211 Рік тому

    SXIB HOWSO PRO SHAATI.FIICAN❤❤

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k Рік тому +1

    Wcs 🤝 Hosow pro

  • @makogullehe5731
    @makogullehe5731 Рік тому

    Come to Djibouti

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Рік тому

    Hosow adban kutagera codkaga sad udegn thy wow🎉

  • @Abdalla-Said
    @Abdalla-Said Рік тому

    Inta aad ka sheegtay Nairobi intuba waa run.😮

  • @Aymo72
    @Aymo72 Рік тому

    Aniga soomaliya can joogay last month, waxa can layaabay wax ugi horeeyay maqaayat kutaalo banaadir pizza shop can Galnay waxaan dalbany pizza 1 sac kabadan aan sugeynay kadib marking dambe intaan xanaaqay aan dhahay waan baxaa waxaa ilasocday dad family ah iyo ilmaha aat aan udhibsady maqaahidooda isbadal ween eyubaahantahy

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 Рік тому

    Hosow wan Kuga raacsanahay dadka Kenyanka wa dad friendly ah Kuwa dowlada ushaqeyana waa lalush jacel yihin

  • @abdulrahmanhassankafi6312
    @abdulrahmanhassankafi6312 11 місяців тому

    Sax walahi Turkiga aaad baaaan u nacay dad fican ma ahan

  • @omarsharifmadowe4100
    @omarsharifmadowe4100 Рік тому

    kenya waba wadan warere hoos pro 😂😂😂😂

  • @Maxamaad
    @Maxamaad Рік тому +2

    1:12 bro Kenya waxy Somalia o kle waligay ma arkin somaalia xuriyada aan ku haysano hadaan nahy bulashada joogto kenya gaar ahaan Nairobi xitaa wadankeena kama heleeno hadaad markle jawiga waku dajinaynaa hadaba kulano😂 lkn nasiib daro kuwa meesha ku cuusb baa magaalka kugu soo dhaweeyey

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Рік тому

      Sax. Mid kale. Dadki. Kenya. Nairobi. 1991 1992 1993.kenya wax ahey sidda hadda qurbaha aan joogno.wey ka fiicneyda Inkasto ani hadda marki igu danbeysey 20. 22.Xitaa dadka kenyaanka ah wax u badan yahiin dadka bulshada fahmayo. Wadan kasto oo fiican. Soomaali haddi laga qabanin. Wey xumeyaan sidda ani aan u arko.

    • @Maxamaad
      @Maxamaad 11 місяців тому

      @@salmaahmed2263 yeah apaayo wlhi xornima taalo Kenya dadka aan aqoonin kenya markaan arkaba flim cabsi cabsi u daaran

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 11 місяців тому

    Wadama Rwanda iyo Uganda isna nooga soo diyaari xog saaxiib.

  • @hdnaj4044
    @hdnaj4044 Рік тому +4

    Wadanka somalida ugu badan ku noolyhiin waa ethiopia maaha kenya ustaad

    • @Carbdi-mc5gq
      @Carbdi-mc5gq Рік тому

      Aqli laawe dhulka Ethiopia xooga nagaga haysto maad siisay Ethiopia kulahaa😢

    • @hdnaj4044
      @hdnaj4044 Рік тому +2

      Maxad ugu doonan wayday haday kaa haysato ?

  • @Wahiib_Show
    @Wahiib_Show Рік тому +2

    Wadanka Kenya somali badan ku nool yihiin ❌
    Dhul kooda ayey ku nool yihiin somalidu waliba xoog lagaga haysto✅

    • @NagiibAbokor
      @NagiibAbokor Рік тому

      Sodiga Adi Cadeeyay😅

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Рік тому

      Maxaa keenay soomaalidi Ka timid Soomaaliya inay ka jecelyihiin deegaanada Soomaalida Kan Qowmiyadaha Kele?

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Рік тому

      @@batulasmail8261soomaalida oo dhan ayaa somalia iskaleh kana timid ma cid gaara oo somalia ka timaada jirta

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 Рік тому

    Somalia so samey abowe daah hadii ladhoho Somalia ugu darn adigoo sabree ku kenayaan kenya ayaaba naga roon

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Рік тому

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому

    Shacab wanaagsan ❤❤❤❤

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 11 місяців тому

    Mahdzanid

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Рік тому

    Thank tabentada

  • @amalahmed260
    @amalahmed260 Рік тому +1

    kenyan ka waa dad saaid u dagan oo qabow dag dagana ma jecla wax aan sax ahayn kuma shegayan taas somalida ku aragtay umalena

  • @natashanalka18
    @natashanalka18 Рік тому

    Maasha allah allaha ku barakeeyo walal marwalbana farxad kuu rajeynaa insha allah 🌺🥰🎉👍

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 Рік тому

    Hossow xalay silver is garab fadhinay soo dhawow brother

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 11 місяців тому

    Lacag badan baad gacanta ku wadaa kkkk keenyaan iyo hungri

  • @nuunejimcale
    @nuunejimcale Рік тому +2

    Somaliyab waa lasiiya kenyankaba somalida kandahar barteen

  • @samiiraomar7253
    @samiiraomar7253 Рік тому +1

    Wnku tageraa wll form somlilnd

  • @guiledvlogs2996
    @guiledvlogs2996 11 місяців тому

    Come to Somaliland brother

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Рік тому

    Maanta waxan noqday qofkii ugu horeeyay😊🫣

  • @nura6
    @nura6 Рік тому

    Waa mida aan marwaliba ka welwelo

  • @yemenkaboy_wers
    @yemenkaboy_wers Рік тому +1

    🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪❤

  • @RealAbdalla110
    @RealAbdalla110 Рік тому +1

    Walahi dadaha washey jiro aniga kaga marag eehh😂😂😢

  • @didiye7990
    @didiye7990 11 місяців тому

    Mid aad umuhima ka tagte lalushka 😮

  • @FowsiaYusuf
    @FowsiaYusuf 11 місяців тому

    Kenya internet fiican malaha

  • @Jabracabdullahi
    @Jabracabdullahi Рік тому +1

    Kasoohadal Rwanda

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne Рік тому

    Asc😂 THANK U INA KENYA KA HADASHAY SU AAL KALE

  • @rashkaboyahmad7995
    @rashkaboyahmad7995 Рік тому

    saxibow halkaa kunoqo somalida ugu badan waxey kunolyihin ethiopia marka laga yimado somaliya

  • @Ilkacase-102
    @Ilkacase-102 Рік тому

    1. Haraka haraka haina baraka Nairobi lee aragtay Mombasa ku dhiman wali
    2.number two maqayadaha Somalida ugu badan
    3.it depends on qofka aad weydiso
    4.how much haa isku dhihin tan kale qof luuqada swihili ama magalada fahansan wado
    5.correct
    6.sax meleha qaar lama ogolo tan kale kuwa qaar laalush lee raban hda si wanagsan ula hadasho wey ku ogolayanayn

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Рік тому

    Addis ababa ayaan joogo, inta negative ka aad wan ku arkyn ,
    Sixirka aan go nyn
    Dad aan ku fahmi karyn

  • @Yaaska
    @Yaaska Рік тому +1

    UA-camrka Ugu Macquulsan Walaalka Horay Usoco

  • @FARAHTUTORIAL
    @FARAHTUTORIAL Рік тому

    Waxaan kaa diiday kenya raashiin Basil qof ma siin kartid mid la soo reebay war kiisa daa markii iguwar danbeysay 4:17

  • @Umumaryama
    @Umumaryama Рік тому

    Mahadsanid lkn Afrika goirmey aduunka soogaarayaan Tel ladafaa markaan Arkey waaba Nacay in An leyga dafaa cml aan uga Naxay

  • @NasraQueen-s2o
    @NasraQueen-s2o Рік тому

    Kenya meel maah allow meel kheer Qabta naga kaxaaa

  • @amiinloxos381
    @amiinloxos381 Рік тому +1

    Soomalia marka laga soo tago wadanka ugu badan ay soomali ku nooshahay w Ethiopia

  • @Nomashquul2749
    @Nomashquul2749 Рік тому

    First like ii saar @Hòsow pro

  • @ahmedcarab6939
    @ahmedcarab6939 Рік тому

    Hadii walal an fikirkeyga kudarsado caajisku waa afriko Dhan wa waxa horumarka dib U dhigey dhaman waa iskumid sxb

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    lagend hossow bro

  • @Ahlul-kheyr
    @Ahlul-kheyr Рік тому +1

    Hhh sxp mesha ugu daran waa supermarket yada😂

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому

    Salaan gobeed dumaashi

  • @NawaalOsmaan
    @NawaalOsmaan Рік тому +1

    Wll hosow HDa muqdisho jogtid show noo qaboh saa kuu aragnoh😫😂❤

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva Рік тому +1

      Yaad isku qarxineysa

    • @NawaalOsmaan
      @NawaalOsmaan Рік тому

      @@MusaMunyiva wr bal adi haisqarxin aniga badas kuma jiriyeh

  • @SAM-2004-0
    @SAM-2004-0 Рік тому

    Arrinka daahitaanka mk hadaayey ka dhagaysanaayey cupka ivory Coast waxaa lagudoon siiyey 2dii habeenino intii ciyaarta markay dhamaato lagudoon siin lahaa ayey 2dii habeenimo gaartay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 11 місяців тому

    Dadkaas cuntada Loo aruurinayo ayaa lawareegi doono guryaas ay iskorsaareen

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Рік тому

    Arinkalana anaa kudaraýa oo nagatifa shiirbaadan baakajira suuqa lamalugayankaro shiirkooda maisticmaalaan alaabta shiirka looisyicmaalo😂😂😂

  • @SmilingLemonade-qf8nc
    @SmilingLemonade-qf8nc Рік тому +1

    😂😂😂😂😂 waniga wanban kudashe wana kudale madaremo dibkas 😂😂😂

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 11 місяців тому

    Wlhi taas been maaha hadad soomalida kenya meel ii tilmaan ku tidhaa si sax ah laguma tilmaami maayo 😂😂😂 waxan is idhi jin xaasidaa ku wada jira

  • @Sarreye
    @Sarreye Рік тому

    Frist comment ❤❤

  • @hanulula4001
    @hanulula4001 Рік тому

    Wan u xisay norobi waa nolasheyda dhan inta kusoqatay

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Рік тому

    Moqdisha ka so samee. Something

  • @unknownchannel494
    @unknownchannel494 11 місяців тому

    Sharciga Kenya waxaa uu qabaa in meel walba aad dubatid saxb

  • @MOHA6668
    @MOHA6668 Рік тому

    Qiimaha waa laqabsanay anaga hadii uu ku dhaho 15 wa lagdaa 9 saas ogow

  • @kowsarkiinchannel9969
    @kowsarkiinchannel9969 Рік тому

    Harakaharaka haina'' baraka ey hore u dehen dadkan

  • @SurprisedBamboo-vj8eh
    @SurprisedBamboo-vj8eh Рік тому

    Asc walkeey waan kugu racsanahay anigaa usoo guuray oo dGan hada markaan ku cusbaa waxaa leygu yiri hadaa adeeg rabto waa lawCdaa walgu keni markaan dalbaday saan usugaaye waan dalay ugu dabeeyn waan dagtay oon dontahy kadib adegii ayaan soo qatay waxaa laigu yiri xamali ayaa ku qadayee sug waxaan iri xamli intaan sugayey intaan haigu filanato kadibne anigaa soo xamashay albteydii ayadoo leyla yabanhay 😂