DIGRIYOW ft SACIID KAMPALA Dhulka Hooyo 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 990

  • @laughoutloud8561
    @laughoutloud8561 6 років тому +86

    frm jabuuti 🇸🇴🇩🇯 soomaalia baladul Aamin Allow ka yeel

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 6 років тому +593

    Inta calanka qaranka qiimeeso like iigu qabta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍

  • @kingmohaz8629
    @kingmohaz8629 6 років тому +732

    Hadii aad somalinimo amin santahay like igu qabo

  • @faizohassan9666
    @faizohassan9666 6 років тому +383

    wwwww dhulka waa barwaqo like igu qabo inta Somaliya jogto😍😍😍😍😍😍😍

  • @kuwiindaahir3108
    @kuwiindaahir3108 6 років тому +24

    ❤❤❤❤❤ sacid ft digriyow saan u sugaaye hdda wan helay dhulkii hoyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤ thnks lbda fanan aan u jeclhy fananinta❤😖

  • @hamdiahmed4269
    @hamdiahmed4269 6 років тому +293

    Balad weyne dhulkeyga hooyo 😍😘💖 inta jecel iyo inta joogtaba like plz 😍😘

    • @Layluush
      @Layluush 6 років тому +12

      Hamdi Ahmed from Bulabarde❤😍 Hiiraan

    • @akramali6408
      @akramali6408 6 років тому +6

      Hamdi Ahmed
      Hiraan cdey love ❤️ aan ku ahay wlhi tolkeyga allow dhowr

    • @odayguure9393
      @odayguure9393 6 років тому +8

      Canbaho bisladiyo
      Babaay&moos
      Kuma barin nafto
      Balad Weyne aad
      We love Balad weyn

    • @mslabkfi9846
      @mslabkfi9846 6 років тому +6

      Hiiraan

    • @abdallajokar8562
      @abdallajokar8562 6 років тому +6

      Hamdi Ahmed Barwaqo baladweyne

  • @abdijunior8945
    @abdijunior8945 6 років тому +33

    Somalida Malaga Helayaa 90% Wadaniyeen ah oo Dhulkooda jecel? Like Me

  • @abdiazizabdullahi8532
    @abdiazizabdullahi8532 6 років тому +162

    LYRICS....
    Markastaba dalkeyga
    Macdan baa kabuuxdo
    Wabiyada burqanaayo
    Iyo durdurka iyo beeraha
    Boqarkaa nasiiyo
    Barar raaxo weeye
    barakee Allahayow×2
    dulkeen waa barwaaqe bashaal wacan u aadne×3
    Boqortooyo kalabila boqortooyo waa
    Geska Africa iyo cirifteeda bari
    Dul batrolka buuxo iyo dinaadooda deer
    Badaha Africana mida ugu deer
    Bariga somalia iyo quruxdeda bilan
    Rabi noogu beere barya naga mudan
    Aan bayansha hadalkoo dalka idin baro
    Baaxada dulkeenana mid mid u abaaro
    Barxadii dalxiiska iyo Xamar sobaro
    Aan bogansho Hargeysana baryo kubanaso
    Habalmarin Kismayana barwaaqada taal
    Cambahoo bislaadiyo Baybay iyo moos
    Kuwabaani naftoo Baladweyne aad
    beerihii Afgooye iyo bilicdeedi sama
    Booqasho u aado bilo iska joog
    Borama iyo Burco iyo barinti Sanag
    Dulkeen waa barwaaqe bashal wacan u aadne×3
    Baro baro hooy baro dulka hooyo
    Baro baro hooy baro soobaro
    Buaale iyo Garisso iyo Bosaso cadey
    Wan idin bariishe barakana hela
    Burihii Daalo iyo Suuro soo arag
    Baxsaney Jabuutay Barbarana arag
    Boodari bartiisa iyo bataalana arag
    Bardeere Jilib banka Jeedaan
    Baran Dahar barigi Nugaal
    boholyow qaado basti baan ahay
    Marka balaheediyo Bardeere iyo Luuq
    Bu'uda Garoowe iyo Buhodle iyo Sowl
    Baay Bakool Baydhabo janaay
    Baraawe iyo Cadoodo iyo Jigjigo iyo Boob
    Banki Cowdwaaq Bartiil iyo Ceel
    Bashaal U aadne soo wada baxa
    Dulkeen waa barwaaqe bashaal wacan u aadne×7.
    Thankas

    • @jamaladem9945
      @jamaladem9945 6 років тому +3

      abdiaziz abdallaa omg wllo aad u xafidaa mise adaa hasta qoray

    • @abdiazizabdullahi8532
      @abdiazizabdullahi8532 6 років тому +3

      Jamal Adem sxb waan jeclahay heeska. Thanks

    • @Fxkhalifaa
      @Fxkhalifaa 6 років тому

      abdiaziz abdallaa 😍😍😍😣Tnx

    • @abdiazizabdullahi8532
      @abdiazizabdullahi8532 6 років тому +1

      Khaled j k khalifa
      Adigaa mudan sxb

    • @smilegril4327
      @smilegril4327 6 років тому +1

      abdiaziz abdallaa thnkz wll

  • @qaaligabargedo9510
    @qaaligabargedo9510 6 років тому +25

    Dhulkeena waa barwaaqe bashal wacan u adneee axsan heees digriyow fanankakaliya eeen taageero👏👏👏👏❤

  • @mohamedinshaar3857
    @mohamedinshaar3857 6 років тому +163

    From JIGJIGA One Love Somali ❤✌🙏

    • @halimaabdirizak9824
      @halimaabdirizak9824 6 років тому +2

      Mohamed Inshaar one luv ❤✌

    • @Nico.Robin7
      @Nico.Robin7 6 років тому +4

      But isn't Jigjija in Ethopia?? Was it part of the Ogaden territory that's been taken??

    • @daudic1829
      @daudic1829 6 років тому +2

      Mohamed Inshaar oo marka waxad ahayd xabashi

    • @mohammedalmo3alim485
      @mohammedalmo3alim485 6 років тому +4

      Muze esco funny vidoes
      Duqa waxbaa kaa qaldan dhageyso jigjiga waa somalia but xoog lagu heesta waa sida garisa kenya dhulkeeyga xoog baa lgu heesta marka maqal daqiiqada 2:18 markoo dhahayo Digriyoow baro baro dhulkaagii hooyo gaarisa waa uu ku darayaa that is why oure flag 5 star

    • @abdirahmancali5684
      @abdirahmancali5684 6 років тому

      Mohamed Inshaar nice baydhabo janaay

  • @queenmaria2877
    @queenmaria2877 6 років тому +151

    digriyow dhulka hoyo mel kama tagin 💙💙💙

    • @abdiazizrizaldo3428
      @abdiazizrizaldo3428 6 років тому +2

      Queen maria hhhhhhh sxpy aniga aya ciyal dugsi isla aheyn eysan kaa hoosin tariqda

    • @maadoowland5477
      @maadoowland5477 6 років тому +1

      Abdiaziz Abdiaziz Rizaldo1234 sxp maruntaa baa

    • @cabdiraxmaancwlcwl5950
      @cabdiraxmaancwlcwl5950 6 років тому +1

      Queen maria huno aniga ayaa isku xaafada aheen digriyoow

    • @maadoowland5477
      @maadoowland5477 6 років тому +1

      CabdiraxmaanCwl Cwl hhhhh iga waran dawecadihiisa 😊

    • @AhmedAli-po2fs
      @AhmedAli-po2fs 6 років тому

      Queen maria 9

  • @Mohamedsuldaan
    @Mohamedsuldaan 6 років тому +71

    caadi maaha wlhi dhulkeen waa barwaaqe bashaal wacan u aadno inta igu raacsan like me

    • @kpmediapro7118
      @kpmediapro7118 6 років тому

      waaaw digriyoow al fanaan qaaliya dhulka hooyo wa barwaaqo hala so koco hayaay aaway diyaaradiii

  • @libanabdi618
    @libanabdi618 6 років тому +50

    Boorama dhulkeyga hooyo inta joogta iyo inta xushmad u haysaba like ta

  • @gureycade7334
    @gureycade7334 6 років тому +8

    Waah waah heesaha heesohoda for me, this is the best song in this year. digriyoow walee waad kabaxsatay somaliweyn waa wada qancisay somali ada ka reesay nice songs from muqdiaho

  • @caliajeeycaliajeey851
    @caliajeeycaliajeey851 6 років тому +78

    Buuhoodle sool dadkii layga beeray digriyo afku kuma go pro 👏👏👏👏💓💔💜💘💘💜💔💕👏👏👏

  • @sadikahmed1427
    @sadikahmed1427 6 років тому +90

    Digriyow wadani Fanaan jira 2018 iyo Hees shidan Sugitan ey nagu dishey Ft.Saciid Kampala Mahadsanidin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴Asxabtana Like-ta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @barotech4015
      @barotech4015 6 років тому

      Porso Wayn Oo Midayda U Eg Uu Wataa Sanadkan Aniga Ka kow ah Dadka Dhulkio Hooyo Qabanaya Ee Yaa Diyaar Ah

  • @xafsoabdirahman9164
    @xafsoabdirahman9164 6 років тому +42

    Hadadad Barwaqada Gedo Bardhera Iyo Luuq😍😍😍 Ila Ogtahy Like Aan Helo

  • @naciimadaryeelchanale4618
    @naciimadaryeelchanale4618 3 роки тому +3

    CAABUDWAAQ Waan u xiisay All dhulka hooyo waan u xiisay Somalia ❤👉❤🇸🇴

  • @612ent7
    @612ent7 6 років тому +12

    Aniga ma dhahayo halkan iyo halkan cidi jecel dhulka Aan ku dhashay o dhan ushegay iyo inta Aan jeclahay lkn waxan leyahay inta somalia ku faanta like igu qabta hes shidan salan sare from Minneapolis

  • @mohadek7197
    @mohadek7197 5 років тому +6

    Baaay bakool baydhabo janaay ❤💯🇸🇴 deegaan kaas qofkii ka soo jeedo Like ha iga xasdin soomali meel kastoo ay joogto alle haku nabad yeelo 👐

    • @richman9183
      @richman9183 5 років тому

      Eelaay wiiq😂😂😂😂

  • @gazudingutale482
    @gazudingutale482 6 років тому +123

    hdaa rer buhodle thy like isaar digriyow lipaax ba thy hdaad xustay dhulki daraawishta

  • @dragneel4541
    @dragneel4541 5 років тому +16

    I love my country 🇸🇴🇸🇴😘 we are the ones who can make Somalia gold agin

  • @faraxfaruuxa5256
    @faraxfaruuxa5256 6 років тому +84

    Bossaso 🙋‍♀️💕💕💕👍👍👍 Inta Bosaso Jacel Like Saara Plz 👏👏

  • @xamseforgas3299
    @xamseforgas3299 6 років тому +23

    Boodhari bartiisiyo
    Batalaale arag
    Berbera my city insha allaah wan ku laaban
    Heestan waxay noqoneysaa heesta sanadka 2018 ugu dawashada badan aniga taa iga qora

    • @mubarikmoumin9880
      @mubarikmoumin9880 6 років тому +1

      Xamse Forgas zxp xamse maxamed muuse hagar my classmet waayo waayo ilaahaw mar isukeen soo celi walaal

    • @xamseforgas3299
      @xamseforgas3299 6 років тому +1

      Mubaarik muumin ayaanle insha allaah zxp hadan la kala dhiman weynu wada joognaa

    • @maimacarrick3503
      @maimacarrick3503 6 років тому +1

      Barbar😂

    • @awsharre3296
      @awsharre3296 6 років тому +1

      Berbera😍

    • @xamseforgas3299
      @xamseforgas3299 6 років тому

      Maima Carrick bar bar mHee waa Berbera 😂

  • @abdirahmnaidid9336
    @abdirahmnaidid9336 6 років тому +36

    Baran iyo dhahar sanaag Somalia dhulkaygi hooyo

  • @sacdiyoabdllahi5466
    @sacdiyoabdllahi5466 6 років тому +15

    Wwwww waa Hees shidan oo aan Ka helay intii jacel dhulka hoyo like ila jogloow

  • @saidmohamed9205
    @saidmohamed9205 6 років тому +15

    Hbenki laduubayey ila hda san u suaye wan daalay ❤❤ finally wee so bxday
    Digriyow Ft saciid kampala ✋✋

  • @abdiazizabdullahi8532
    @abdiazizabdullahi8532 6 років тому +54

    Digriyow fanaan jiro wlh
    Ciiro sxb usheeg digriyow rap-ka anigaa kadaxli doono. Tijaabis oo keli ayaan ubahnahay. Nairobi halaiga sooraadiyo

  • @hoygasport1606
    @hoygasport1606 6 років тому +5

    Woow digriyoow runtii waad istaahishaa boqorka raabka guul sxb sare

  • @lloveeritreacountry9420
    @lloveeritreacountry9420 6 років тому +129

    I Come from Eritrea. I love Somalia music

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm 5 років тому +3

    Waxa lagu jiraa Todobaadki Xoriyada somalida
    Hadaad jeceshahay dhulkaga is muuji ❤😍

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 роки тому +8

    I’m Somaliland I love my country and people 🇸🇴😘🥰

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm 5 років тому +10

    *love* *this* *song* *from* *BOORAMA*

  • @abdiraxiincalibadhan2942
    @abdiraxiincalibadhan2942 6 років тому +67

    Reer Burco ☝👍

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 5 років тому +6

    From Djibouti one love somaliyee 🇩🇯🇸🇴💉

  • @Maanow2020
    @Maanow2020 4 роки тому +1

    Team Baydhabo Jnaay Loveka Haila Dhaafina🙏

  • @SBC-MediaMN
    @SBC-MediaMN 6 років тому +15

    Dhulkeena waa barwaaqo
    Digriyow Caadi ma ahan
    Libaax cod haya Adaa dadka Kashidan #Digriyow Bosaso miyaa Taqanaaa kkk Sujuu baa aheed kkkkkkkkkkkkkk
    Zxpky #Camiramanka #Ciro Hormar wacan zxp

    • @abdullahabibi4561
      @abdullahabibi4561 6 років тому

      GOBSHO FILMS masha allaah digriyow magacega waa zaki ym waxaan rabaa in aan ku soobiiro fanka zxl

  • @anjaliitervedii817
    @anjaliitervedii817 6 років тому +1

    Waaaw💘💘 dhulkena wa barwaqo😍 Digriyow wdani kugu fana alfnan jiro😘 inta Somali jacel like isar👍👍

  • @ahmedkafi8913
    @ahmedkafi8913 6 років тому +23

    Mshallah ciro horay u soco wllky plz pinned me

  • @naciimadaryeelchanale4618
    @naciimadaryeelchanale4618 3 роки тому +1

    Dhulka hooyo waa barwaaqo nolol Qurux baa Taala Allow nabad nooga dhig🇸🇴❤ amiin digriyow cabdi Fannan somaliyed 😍

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia 6 років тому +156

    Digriyow boqorka raapka 👏👏👏

  • @blackqueen204
    @blackqueen204 6 років тому +2

    Digriyow wa wiilka kliya aan Arkay ee qurux bdn wlh mash aallah Abowe fan kuguma taageri lkn you are so beautiful masha allah bro❤️❤️

  • @hanaaali8670
    @hanaaali8670 6 років тому +7

    Soomaaliya in lagu soo saarey aheyd madaama ay heeysta kusocota soomaaliya} 🙋

  • @nimcomohammedjimale8531
    @nimcomohammedjimale8531 6 років тому +1

    😍😍😍waaaw dhulkiiii wa barwaaaaqeee bashal wacan u aadneeeeeeeeee
    Ad iyo aaad uga helay wlhi heesta
    😍😍😍😍😍😍😍noolaada wiilasheeniyoow
    We love our brothers
    ✌❤❤❤❤❤❤❤💓💘

  • @ikkyyikkyy5520
    @ikkyyikkyy5520 6 років тому +27

    Libaax soo rogaal celiyay.#Digriyoow..
    Hada Snapchat kalasocotay malinkki laduubayay like Saar 😂😂😂😂

  • @mohajaabir7179
    @mohajaabir7179 6 років тому +31

    Digriyiw cabdi salan kal iyo laab ah shaki kuma jiro inaa tahay boqorka raabka guuleyso adiga iyo alfanan saciid kampala 👌👌👌

  • @jookar1143
    @jookar1143 6 років тому +6

    Badhan dhahar buuhoodle soool❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdulwaduudahmed2768
    @abdulwaduudahmed2768 6 років тому

    I m 27 years old and I will never act the way he is acting. thank dad raise me right.

  • @daruurahafilms7728
    @daruurahafilms7728 6 років тому +16

    #Digriyow long life ✌✌✌

  • @abdisalamshiine1174
    @abdisalamshiine1174 3 роки тому +9

    Digriyow 13 years later he is still one of the best rappers in Somali singers what a legend💪💪❤💉

  • @abdikanihajjiabdull859
    @abdikanihajjiabdull859 6 років тому +33

    hestan wnka helay aniga inta igu racsan like ta haiga xsdna cml mmmmmm

  • @eliasmaska7969
    @eliasmaska7969 5 років тому +2

    From DhadhaaB I Love My Homeland 🇸🇴
    BazhaaL U AaadNe Keep Going My Brothers ❤️

  • @salehmohamoudgabad
    @salehmohamoudgabad 6 років тому +8

    Hees shiidan 👌👌 from Djibouti

  • @mohamudjibril4731
    @mohamudjibril4731 6 років тому +13

    Qof reer dhul Uduga ah (PUNTLAND)hadu halkan ku jiro Like ku qabo halkan 🇺🇿 🇺🇿

  • @munomahad9994
    @munomahad9994 5 років тому +6

    Bay iyo bakol baidoa jannay ❤❤❣🙏🙏🙏🙏

  • @suheybajamac1215
    @suheybajamac1215 6 років тому +91

    Rer boosaso 👍☝️

  • @ajhimself7431
    @ajhimself7431 6 років тому +28

    I'm Indian and I love Somali music 🎶 this is nice 😂

    • @CirroFilms
      @CirroFilms  6 років тому +1

      😂😂😂😂 I like your name 😂😂😂😂

    • @abdiabdi3950
      @abdiabdi3950 6 років тому

      😂😂😂 hindi beeeel

    • @harryjames8148
      @harryjames8148 6 років тому +1

      Somali Boy
      I am Canadian mostly i am listening in Somali songs

    • @mahamadmoalim6441
      @mahamadmoalim6441 6 років тому

      Somali Boy hhhhhhh

    • @mrakjunior
      @mrakjunior 6 років тому

      Dabcasar sheekadaas ma keentay

  • @abdisamaddheere9765
    @abdisamaddheere9765 5 років тому

    Kismayo barwaaqada taal😍 Ar inta xabada iska dhaaftaan barwaaqadan iska imaada soomaalaay

  • @adnannor5215
    @adnannor5215 6 років тому +48

    Haduu Dhulka Macdan ka buuxda mad lasoo baxdaan macdanta somaaliyeey hadal wax mataraa hdal badan haan ma buuxiyo inta fikirka illa qabta like si aan hal fikir wngsn iskula wadagno Somalia forever

    • @caadilwadani9282
      @caadilwadani9282 6 років тому

      Adnan Nor Haday Soomalido mid wada thy isku mab'da ay thy oo aan khilaaf dhex yaalin macdanta iyo shidaalka ee ka booxa baaqi baa kasoo hadhi lahaa oo carabtan ku kibrtay nimcadii ilaahay siiyey waynu dhaafi lahayn oo mucaawino iyo gargaar toona noomay kiiniin lkn Soomali iyadoon macdan iyo shidaal toon la soo bixin ayey hishiin la yihiin mxaad u malayn haday taana lasoo bxaan????

    • @zadiiqhan-rumeye7320
      @zadiiqhan-rumeye7320 6 років тому

      aduuu Mad soMali aHaYn adaba zoo zaaR cid Noozo zarTa La Ne

    • @goodthings3247
      @goodthings3247 6 років тому

      Adnan Nor والله صح كلامك

    • @safahassan8377
      @safahassan8377 6 років тому

      Adnan Nor waxa losobixiwaye so ogow kabacdi hadal 👍

    • @nimcobaashicilmi3817
      @nimcobaashicilmi3817 6 років тому

      Yez bro xaqiiqda kahadashay

  • @aasiyaalfa77
    @aasiyaalfa77 6 років тому

    wiilasheeni tnx 😍😍 nollada

  • @kalgacalgk6235
    @kalgacalgk6235 6 років тому +4

    Sxbke Dk iyo Sacid howsha ha socoto heestan xafaladaha ayay ku shidantahay Top video clip Cirro boqortoyo

    • @CirroFilms
      @CirroFilms  6 років тому +1

      Boqortooyo Kalgacal Salaan sare libaax

  • @abdinasirhussein8085
    @abdinasirhussein8085 6 років тому

    Borama dhulka hooyo i miss You ✌✌✌✌✌👍👍👍👍 nice shot and guter singers horay usocda ✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋ best Songs from awdal borama sln sare wllyalyal wixi ila fikira like ha iidhaafan

  • @Faizaayy
    @Faizaayy 6 років тому +6

    Dhulka Hooyo niman loo xisay😍😍

  • @bellaomar3634
    @bellaomar3634 6 років тому +1

    Dhulkayga somaliyed wn jecelhy wlhi from jibuti somali maxamed allah ikin dayo wan idinku fana wana idin jecelhe ♥♥♥

  • @abdiazizaliabdullahi5580
    @abdiazizaliabdullahi5580 6 років тому +7

    Viva Somalia and hargeisa

  • @Qabiilkeenu.Somali
    @Qabiilkeenu.Somali 5 років тому

    Dhulkeena Barwaaqa waan ka qadsanahay siyaasi xun dartood Somali waa Taajir hade Tuugsadaan dunida because of qabiil ku midoobid dartis.

  • @Apdinzirmohamet
    @Apdinzirmohamet 3 роки тому +3

    Still listen this song 2021😅❤🙄

  • @idirissheegow4783
    @idirissheegow4783 6 років тому +4

    Digriyow wadani waaye
    Ninkii igu raacsan like igu qabta

  • @zadiiqhan-rumeye7320
    @zadiiqhan-rumeye7320 6 років тому +8

    LiKE da Reer HaRgaYza LoVe PuRaN HaLkaY xuDuNtaYdy TaaLaY

  • @zumaiyacabdikadir9093
    @zumaiyacabdikadir9093 5 років тому

    Woow hestan wee IGA gadanthy allow dhulkeena noo barakee😍😍😍

  • @ABEXJR
    @ABEXJR 6 років тому +5

    Digriyow kill it 🙌❤️ his rap is the best

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii1641 6 років тому

    Somaliya waxakaliyoo kadhiman waa nabad & qadamudoobid😥😥illahey hanasiiyo
    Inta iguraacsan like isiiya😗😗❤❤

  • @hamzehamud5839
    @hamzehamud5839 6 років тому +11

    Borama❤️❤️❤️

  • @abdirahimabdullahi3860
    @abdirahimabdullahi3860 6 років тому

    Dhulka inu barwaaqo yhy anaga wa ognahay aduunyada waa ogtahay lkn caqligi lagu soo bixin laha iyo sidaa ugu heshiin laheyn ba leyska rabaa hees kaliya wax tarimeyso fadlan like ii saara hadaa igu raacsan thy

  • @طهرانواطور
    @طهرانواطور 5 років тому +4

    حبيت حبيت الراب والله❤️❤️❤️

  • @miriqxavi9018
    @miriqxavi9018 5 років тому +1

    Hadii reer burco tahy like izar😄😄😄😄

  • @aragzameh7987
    @aragzameh7987 6 років тому +4

    Big love hargaysa

  • @abdiazizmohamed2000
    @abdiazizmohamed2000 6 років тому +1

    Inta igu raacsan dhulkeena inuu barwaaqo yahy like ii saara

  • @mohanalitube7760
    @mohanalitube7760 2 роки тому +3

    Still I'm listening 🎶😌 this song 🎵 dhulkeena waa barwaaqee 🥰🥰💯❤

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Рік тому +1

    Boys Al mareexaaniyah noolada wiilasheena ❤🩸

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 років тому +11

    Ar heesta inabo caadi ma aha👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @fatuushcabdi3051
    @fatuushcabdi3051 4 роки тому

    B/weyn dhulkii aan ku dhashay my home B/weyn alx dhulkeen waan bar waqee bashar wacan u adnee ❣❣🙏

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 років тому +14

    Dhankastaaabo waa 100%

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 роки тому

    Baxsene Djibouti 🇩🇯 my home meshan igu jecalahay dhulka hooyo wa Xamar cadey inan kunolado Allah dhulkena nimcadu talo nabaad nooga dhige 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @ruuxichannel9750
    @ruuxichannel9750 6 років тому +18

    Hada malinta la duubaye snpka djmoha Ali ka fiirsatay like 😅😅😅😅😉

  • @TajirMedia1
    @TajirMedia1 6 років тому

    Waa hees shidan oo caadi ahayn
    Dhulka hooyo
    The only finest Producer in europeans and UK Abdinasir cirro
    Salaan sare libaax
    Waa adrkaa tj oo kula socda Lol

  • @munirlioofficial2341
    @munirlioofficial2341 5 років тому +5

    From somaliland love in somali

  • @omarxaaji1424
    @omarxaaji1424 4 роки тому +2

    From hargeisa-somaliland
    The somali territory is best one
    I hope long peaceful and good governance

  • @Abdivlog
    @Abdivlog 6 років тому +4

    Heesta ugu shidan snapchat ka isbucan 👏👏👏

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 6 років тому +1

    Waxan ahaY qofka 129,400 qofki iga danpeeY0 Respect lik3🖒

  • @ahmedgurey3196
    @ahmedgurey3196 6 років тому +3

    Ya salaaam Digriyow king of rapper
    Lpx keep going✊✊✊👌👍

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 7 місяців тому +1

    Inta 2024 dawanesa like sara😎😂✌

  • @maahirsharif2354
    @maahirsharif2354 5 років тому +4

    Qofka firsanayo 2019 like isii

  • @cabdalla8481
    @cabdalla8481 4 роки тому +1

    Banki Caabudwaaq burtinliyo ceel
    Baashaal u aadnee soo wada baxaa✌✌

  • @theabdi2168
    @theabdi2168 6 років тому +3

    who will continue watching this is video in 2018 ✋

  • @shaficimuse7878
    @shaficimuse7878 4 роки тому

    I from Somaliland, I don't understand how ever I Love Somalia Music

    • @faisaqaadir9921
      @faisaqaadir9921 3 роки тому

      Sxb afsomaliga hakafaanin waa igawaano😁

  • @Gabarboqortoyo12
    @Gabarboqortoyo12 6 років тому +5

    Song of the year
    I like it

  • @aishalovelylovelly1760
    @aishalovelylovelly1760 6 років тому

    wow inta buhodle ku dhalatay like i sara 👏👏

  • @mohamadmahamuud1658
    @mohamadmahamuud1658 6 років тому +3

    Wow heestan wlh meel by i tbsaty
    Cadi mahan 😊😘😘✌️👍👈

  • @khalifmk3052
    @khalifmk3052 3 роки тому +1

    Hadad dawanayso 2021 like 👊